Waxaad dhahday rabiyow ii naxariiso waa caqiidada saxda ah inaad Allah barido. Hase ahaatee ninkan qasiidada aqrinayaa isagu Allah wuu ilaabay oo Nabi Muxammed ayuu ka dalbanayaa inuu gacan qabto maalinta aakhiro. Allah waxa uu quraanka ku yidhi CWJ: (( لمن الملك اليوم لله الواحد القهار )) Maalintaas Allah ayuunbaa wax qaban kara
@@talotoosane ha ilaawin in qof walba tiisa la raciyey ee anu ta dadaka masuul ka ahayn Teeda labaad akhiro nabi maxamed saga ino shafeco qadaya qofka uu nabigu gacantisa qabto ee uu rali ka noqdana ilahayba rali ka noqdey marka hawlo aad wax ka aqoon ha galin wllo mid quran garanayad iska dhigaysa hadii nabi muxamed aanu ina gacan qabaneyn ilahay shafecaba kama aqbaleen malaha maba fahansanid shafecada ee tada uun wado inader❤
Wllo heestaba anagaa erayadeeda lehe bal u kaadi. Qasaa’idka Dandaawi wuu qaadaa uun baad maqashee yaa erayada u dhiiba mays weydiisay. Mise fan aan annaga ahayn baa Soomaali ka jirray, ka jirra, kana jirri doonaa, bay jirriyahay kula tahay?
@@qaraamyahan reer faano ereyadeed ledihiin ? Cumar Macalin oo reer Djibouti ahaa ba lehee ma iniga ereya nuucan ah yaqaana sow iniga copy noola taagan ee hadana afsomali ma taqaanin n'a idhaha, idaacadihiina ayuu ka sheegay qasidada kali ah ee cabdi qays u sameeyey ee ma qasidooyinkisaa 300 kabadan baad wax ku leedihiin reer faaruq ? Faanka meel la fadhiista waanu naqaana wax kaste ha odhanina ee hadaad taqaaninn maxaa qasaa ido sida kuwa Djibouti u badan la iniiga waayay wax aad aragteen uumbaad copiyay siin ee maxaad faan afka la dheereeyn anagaa nooma faani kartiin qaylo qaawaney dandawi na maanta horteed iniimuu iman
@@timroyacoub8369 ma ogtahay si fankiina loo gargaaro in abwaano reer waqooyiya laydiin soo diray oo idin barra sida erayada loo curriyo? Djibouti fan ma taqaan kuma odhan ee lkn anagga uun baanay isku kaayo dherrerin karrin. 1940s baan annagu wax wadnay idinna 1977 baadba saaxadda kusoo biirteen. Markaa dadku waa walaalo ‘se la kala suugaanyahansan.
@@qaraamyahan qaylo wayney yara maqal hadaad cid wax barayso afkaad dabeysha ka qarsan laheyde aaway aqligu horta kkkk Cabdi sinimo cadbi qays 2ba ilma mogue Tubeec Amina Abdullahi inay reer Djibouti ahaayeen ooy iyaga oo fanaaniin ah somalia tageen ma ogeyd ? Mise qabyaalad wax aan ahayn ma taqaanid, Edna adan muse biixi batuun intuba inay Djibouti yihiin inta ayna iniga atoore idiin noqon ma ogtahay kuwa niigu aqaliga badan eed afkooda eegtiin inay Djibouti wax ka barteen ay wax ku barteen ma ogtahay sideed adu wax noo bari adigoo noo soo xamaal taga yay awoow ka awoow. Abwaanadii tariikh da galey na dawladdi sharaf ta lahayd ee sumcadda lahayd ee somalia ayaa kor u qaadday magacooda maantaba arag 30 sano kadib mid sameyn weyn leh ee oo jeeska iskii isku faanshay ka soo baxay. Bal haddaad war wax u hayso soo sheeg abwaanada reer woqooyi ee Djibouti loo soo diray ? Anigu tiradooda iyo magacdooda ba waan kuu sheegiye
Dadku nabiga iyo nabi amankaba waxad mooda in rabadanta uun la xasuusto oo markasun fatal la inoga feel at maxa ino diidey in maanta nabiga Mar walba dhageysano wax aan khyr ku jirinba waa dhagysana ee😢😢
Waan oyaaa markaan nebi muhamed sallahu caleehi wasallam.. maqlo yaaa rabi riyo igu tus😭
Ilahay haku rumeeyo
Allahuma aamin
amin
Kulamidba nahey wa qalbi wanagsan abaayo afkaga aman umadiisa haka heleen insha Allah
Ilahow urumee rideeda insha Allah
Rabbiyoow kuwa Nebi muxammed xawdkiisa ka caba ee uu u shafeeco nagayeel anaga iyo waalidkayaga iyo dadka islaam ka ah oo dhan .
Aamin
Amiin
Nabi amaankaan sameeyn Gooni ah igu yeeshe allow addun & aakhiro
Ii Naxariiso Rabow😢😢😢😢😢
Waxaad dhahday rabiyow ii naxariiso waa caqiidada saxda ah inaad Allah barido.
Hase ahaatee ninkan qasiidada aqrinayaa isagu Allah wuu ilaabay oo Nabi Muxammed ayuu ka dalbanayaa inuu gacan qabto maalinta aakhiro.
Allah waxa uu quraanka ku yidhi CWJ: (( لمن الملك اليوم لله الواحد القهار ))
Maalintaas Allah ayuunbaa wax qaban kara
@@talotoosane ha ilaawin in qof walba tiisa la raciyey ee anu ta dadaka masuul ka ahayn
Teeda labaad akhiro nabi maxamed saga ino shafeco qadaya qofka uu nabigu gacantisa qabto ee uu rali ka noqdana ilahayba rali ka noqdey marka hawlo aad wax ka aqoon ha galin wllo mid quran garanayad iska dhigaysa hadii nabi muxamed aanu ina gacan qabaneyn ilahay shafecaba kama aqbaleen malaha maba fahansanid shafecada ee tada uun wado inader❤
@@MariaAbdisalansheik اللهم هل بلّغتُ🤍
I love you Nabigii Alllow scw❤❤❤❤❤
❤
Wllhi oo wllhi eh markaan maqlo saliga Nabigeenii suubanaa NNKH
Illhy haynagu simo Ramadaan wxaa inooga hadhey 34 maalin oo kliya
Qof waloo muslim ah oo xanuunsan Rabi SWT cafimad taama ha siiyo Qof walboo dhibataysana illhy faraj ka qeyr badan hawgu badalo qof waloo muraad lehna muraadkison macsiyo lahayn illhy SWT midigta haka siiyo inteena caafimaad qabtana illhy SWT haynoo soyaadiyo hana inagu simo bishaa barakeysan ee RamadaaN
40 qof ducadooda waa maqbula wllayal ii duceeya muraad ban leyahaye inuu illhy ii fududeeyo idinkana Rabi SWT muraadkiinoon macsiyo lahayn midigta haydinka siiyo
Alle sida jeceshahay haku yeelo adna wll😊🤲
Aaamin Aaamin Yaaa Allah
Geedi weeye aduun been maha .
Yaa rasuull Allah Muhammad Peace be upon him ❤❤❤❤❤❤
Ramadan kareem 🌙 11,03,2024. ilaahay baa mahad leh inasoo gaadhsiiyay nabad qab iyo cimri dheer ha inoogu dhameeyo Ameen
AamiN
ramadan 2024 allow cafimad qab nagu gaadhsii acmashana naga aqbal amin amin
Aamin😊
Amine
Wll cafimd mku gadhay
Masha Allah sheekh dandaawi. Oo aan kawada tirsanahy shirkada korontada ee jabuuti aad iyo aad ayaan kusoo salaamaya Ramadan karim
Amaanta rasuulka scw 😭😢❤
Inta Rasuulka jecel, ana Allah dartiis baan idiin jeclahay❤
Ilaahay maalin uunbaad itusi doontaa nabiga scw Adna maalin baa ku arkidoona insha Allah ❤❤❤❤❤❤
Allaw maca nabiga scw naga dhig aniga inta jecelba aamiin aamin
Hadi aad dhaagaynays 2024 like ii saar 😢😢
Please 🙏
2025
@@gaagaa1-h5d00000000000000000000000000000000000000000000000
Ramadan kariim somaliweyn 💙❤️💚
Masha Allah Nabigenaa Udgoon SCW SCW SCW Allahayow macisaa nagaa yeel Amiin Amiin . Dandawi Allah haa kuu xafidoo
Maasha alaah dhamaan ilaahay janada ilaahay hanuukulansiiyo. Aamiin aamiin
Baryada , gargaar dalbashada ilaahay ayaa gaar la ah , alle haydin xifdiyo dhamantiin wlalayaal❤❤
Maalinta qiyaamuu yiri aduun maaha
TAAS WAA BEEN EE DIINTA SI DHAB AH U BARO, NABIGA JANNO AYAA LA WEEDIISTAY
@@Akhfashtubeillaahey kabaq jano illaahey baa laweeydiista asagaa baxsha nabiga waa adoon rabi abuurtay
Dandanwi wuuu soo istadhay gadhiga baryahan wuu hurdeeeee ya rasuullahi
Masha Allh sheekh Dandaawi Cimri dheer iyo Caafimad Ayaan Kuu Rajaynayaa
Allahumma salli wasallim calaa sayidnaa mohammed ❤
Subxaan Allah waar sharki badan baa ku jira qasiiidainta ilaahay baa wax badabadeya gacma la huus dhigta
Nabiga kusaliya صلىالله عليه وسلم
Illaahow ramadaanka caafimat nagu gaadhsi
Nabiigii Allooow Waan ku jecalahay Wallaahi ilaahay mar uun riyo ha igu kaa Tuso 😢😢😢
Inta sacada nabi amanka ila dhakeysaneysa love sara ❤❤❤
No Gurmo Allow Na Gacan qabo😭🤲🤲
Scw sheekha qaasidooyin cusub Aya looga fadhiyaa mahdsanid
وَلَا تَدْعُ مِن دُونِ ٱللَّهِ مَا لَا يَنفَعُكَ وَلَا يَضُرُّكَ ۖ فَإِن فَعَلْتَ فَإِنَّكَ إِذًا مِّنَ ٱلظَّٰلِمِينَ (يونس - 106)
عربى - التفسير الميسر : ولا تَدْعُ -أيها الرسول- من دون الله شيئًا من الأوثان والأصنام؛
Ayada wa sax shikhane sanam uma wacan e gargarihiisa buu uwacday.
Ha iska jawaabin intaad Khamiis soo xidhato, adigoon waxaad ka hadlayso si buuxda u garanayn.
@@abul-fadliilahay aya noo gargarikaraya
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Allaahuma masali wasalim wabaarig calayhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللَّهُم صلِّ وسلم على نبينا مُحمد ﷺ
Scw scw ilahow suubanaha maciisa naga dhig
Walee dandaawi🎙 baa ka ga wanaagsan kii yaraa ee qasiidadan isku raray ee sida xun ugu luuqaynaayey yaa rasuululaahi qudbiyadi 🎧 😎
Haaye laakin inay muusiga ka daayan ayey ahayd
Nabi amaankan wax badan oo khalad Ah ba ku jiraa ninkan waa inu dib iskaga saxa qaasidadan
@@ugbaadkeyse2824 haa wan arkay dhowr meelod ayuu badalay
@@hanadabokor9117 waxba dhibi meyso music 🎶 kaliyah hadadan udhageysan.
@@ugbaadkeyse2824 maxa kamid ah
waW MASSHA ALLAH QASAYID AN SAYID UJECLAHAY
Ii Gurmoo nabow na gacan qabo❤🥺🤲
Nabi allow wan ku jeclhy❤😭
Ninba Goor Uu ogeyn ka Goosanaye
Maalintaa Go'ee Ii Gurmo Nabow😭
Scw🥰
Ilahay aya wax ku qaban karaa malinkaas iyo markaastaba
Markaa ilahay gargar waydiso
@@mohazat5009alle ba wax ino qaban kara sax lkn Nebi muxamed scw wu ku shafecad qada iyado mel la harsan la'ayhy😢
@@ifraaxcabdullahi4519 qasidadan wa shirki cad oo madmadow laheyn
Allhahu Masali calaa sayidinaa muxamed
I'm Djiboutian this is a big shuurki prophet Mohamed cant help you the day of Resurrection but Only you good deeds and ALLAH SWT
Nabi amankan ugu jecelahay nabi aman oo dhan
❤❤
MashaAllah sheekh cimri dheer oo cibaado leh
Illahy kuwi laylatu khdrka la kulmo ha inagadhigo aaaaamiiiiiiin
Masha Allah Vive Yonis moussa reer abtiyahay, Dandawi cadowga u nolow bonne chance salama. Reer uqdadland " Somaliland" qasayid yada nodaya💪💪
Wllo heestaba anagaa erayadeeda lehe bal u kaadi. Qasaa’idka Dandaawi wuu qaadaa uun baad maqashee yaa erayada u dhiiba mays weydiisay. Mise fan aan annaga ahayn baa Soomaali ka jirray, ka jirra, kana jirri doonaa, bay jirriyahay kula tahay?
@@qaraamyahan lol cale en l air
@@qaraamyahan reer faano ereyadeed ledihiin ? Cumar Macalin oo reer Djibouti ahaa ba lehee ma iniga ereya nuucan ah yaqaana sow iniga copy noola taagan ee hadana afsomali ma taqaanin n'a idhaha, idaacadihiina ayuu ka sheegay qasidada kali ah ee cabdi qays u sameeyey ee ma qasidooyinkisaa 300 kabadan baad wax ku leedihiin reer faaruq ? Faanka meel la fadhiista waanu naqaana wax kaste ha odhanina ee hadaad taqaaninn maxaa qasaa ido sida kuwa Djibouti u badan la iniiga waayay wax aad aragteen uumbaad copiyay siin ee maxaad faan afka la dheereeyn anagaa nooma faani kartiin qaylo qaawaney dandawi na maanta horteed iniimuu iman
@@timroyacoub8369 ma ogtahay si fankiina loo gargaaro in abwaano reer waqooyiya laydiin soo diray oo idin barra sida erayada loo curriyo? Djibouti fan ma taqaan kuma odhan ee lkn anagga uun baanay isku kaayo dherrerin karrin. 1940s baan annagu wax wadnay idinna 1977 baadba saaxadda kusoo biirteen. Markaa dadku waa walaalo ‘se la kala suugaanyahansan.
@@qaraamyahan qaylo wayney yara maqal hadaad cid wax barayso afkaad dabeysha ka qarsan laheyde aaway aqligu horta kkkk Cabdi sinimo cadbi qays 2ba ilma mogue Tubeec Amina Abdullahi inay reer Djibouti ahaayeen ooy iyaga oo fanaaniin ah somalia tageen ma ogeyd ? Mise qabyaalad wax aan ahayn ma taqaanid, Edna adan muse biixi batuun intuba inay Djibouti yihiin inta ayna iniga atoore idiin noqon ma ogtahay kuwa niigu aqaliga badan eed afkooda eegtiin inay Djibouti wax ka barteen ay wax ku barteen ma ogtahay sideed adu wax noo bari adigoo noo soo xamaal taga yay awoow ka awoow. Abwaanadii tariikh da galey na dawladdi sharaf ta lahayd ee sumcadda lahayd ee somalia ayaa kor u qaadday magacooda maantaba arag 30 sano kadib mid sameyn weyn leh ee oo jeeska iskii isku faanshay ka soo baxay.
Bal haddaad war wax u hayso soo sheeg abwaanada reer woqooyi ee Djibouti loo soo diray ? Anigu tiradooda iyo magacdooda ba waan kuu sheegiye
Scw scw scw ramadan kareeem
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
Yaa rabi nabi Muhammed riyo igu tus😴😭😭 adeerkay sheekh danadawi jannada gee iyo anagaba
Aamin
Ramdaan kariim ❤❤
Inta soon tay salaada oogtay iisaara like ta
Allow Ramdaanka cafimad Nagu Gaarsi Acmaasha wangsan Naga AQbaL.❤🙏
ii Guurmow nebow ii gacan qaabo 😢
Allaylehe tii hore tana ka macaan
Ramadaan kariim Salalahu calayhi wasalm❤️
❤️اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
7 0:13 0:14 0:15 0:15
Masha Allaha ilahay haku barakeyo scw scw
Sallahu caleyhi wasallam 🥰🥰😍😍
Mnshaa 'Allah ♥ tabarakalah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ALLAAHU AKBAR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
LAFKAKADAA
Inshalaaaah ramdaaaan 2025❤
Salalaahu calayhi wasalam❤❤
Mncho alllaH scw ♥️♥️♥️
Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤
Masha alla dandaawi ljn
Màsha allaah tabaarka sheikh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
aniga ❤❤❤❤❤😢😢😢😢nabigu scw scw scw waa go ayga
Caleyhi salaatu wasalaam❤
Thiss nabi aman❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
Her sare dandawi 🇩🇯♥️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash Allah ❤😢
Nabi mohamed scw❤
It is so amazing, mashallah thank you, Sheikh and Aamiin Aamiin 🙏❤️❤️👑👑
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Maasha Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HJGFDSHJSFC
😍😍😍😍😍😍😍😍KKKK
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😅❤
Hoojhhbhjjkj
sssssss@@fathimamohamed6194
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Manto ay thy 12/3/2024 00 ah malintii labad Ee La soman yhy Ramadan muprk dhamn umada musliminta❤🎉
Adaa Gowd Buro !
Maaha
Waa "adaa Gowracoo"
allah akbar🥰🥰
ilahay kacabsads shirkiga iska dhaafa shuuba idin dhashee sufiyeey
Amaanta nabiga iyo muusigada Kala dheereey wasaqyahow
Mashallah tabarigalh ❤❤❤
Thuriféraires
❤🎉🎉🎉
ALLH AK BAR
جذ لنا بالنور والمدد اللهم صلي وسلم عليه
Kama Daalayo qasiidani Jazakallah Shikh Dandaawi.
Yaa rasuululaaahi
Dadku nabiga iyo nabi amankaba waxad mooda in rabadanta uun la xasuusto oo markasun fatal la inoga feel at maxa ino diidey in maanta nabiga Mar walba dhageysano wax aan khyr ku jirinba waa dhagysana ee😢😢
❤❤❤الهم صل وسلم وبارك عليه
Marwan ilkacaze
Mzha allah durtabah ramadan to rMadN ❤
Mansh.alh
Lkn kapanka baa mamnuuc ah waa khald
اللهم صل علي نبينا محمد❤
Scw scw scw scw scw
Apriil 15/4/2023 ramadaan mubarak❤❤
Alle haku dhawro IFKA. AKHIRONA JANNAUL FARDOOS. Insha Allah
I am from hararge this neshida iam very love I hope you new neshid insha allah❤❤❤❤
nabow na gacan qabo😭😭🤲🤲salalahu calayhi wa salam
2024 allow wax wacan baan kaabirinay (scw)
ﷺ
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
ثهبتف
J@@ShamsaDayax
Mshlh Mshlh xabiibikan jecley niyow nogar gaar
Allow no gaar gaar deh wlal inad rasulka scw Alle la bar bar dintid wa shirki ad ween
CSW❤CSW🎉CSW❤CSW💚CSW❤CSW💯CSW❤CSW🌹CSW❤CSW💚CSW❤CSW🤍CSW❤CSW🟩CSW⬜️CSW 💯CSW🌹CSW❤CSW🤍CSW❤ AAMIIN AAMIIN YAARBI🤲🏻🤲🏻🤲🏻😊