When i listen to this, it reminds me well of my childhood days. My uncle who is deceased now used to listen it after 9 in the evening. Yaaaac.... xaasus walahi.
Qasiisadaan 1991 ayaan bartay waxaa ku soo galijiray cashirka tafsiirka ee Radio jabuuti oo walaalkay iyo hooyaday dhagaysan jirtay 9:00pm xiliga bbc ilaa 10:00pm alla aad ayaan u jeclaa allow kuu naxariiso
My dad and I used to listen this qasiida my childhood. It was the best memories at my younger age. We used to listed around 9pm, BBC. Ale ha unaxariisto Sheekha qaaday qasiidan 😢
Dadka meesha jooga da' yaraa, mise anaa qawm hore ka jooga, 2006/7 dii kulahaa!!! 1990s kii ayaay xasuus noo tahay, iyo Tafsiirka 9ka ka hor iyo ka dib @ Radio Djibouti!!! Xasuus nus qarni ku dhaw!! Alxamdulilaah. Allaha u naxariisto Yaa Rabbi!
My deceased aunt used to listen to this Qasiido and It strikes my heart 😭 May Allah rest her soul in Jannah . The day is a friday 2/12/2022 in a place far a way from home, seperated from my kids . Yaa Allah 😭🙏
Xasuus hore 2005 ayaan awoowgay fiidkii tafsiirka la dhagatsan jiray markaas oo uu qasiidadan ku soo gali jiray Alle labadoodaba ha u naxariisto. inaga iyo iyagana janada ha inagu kulmiyo.................now 30/3/2024 (20 Ramadan..sabti 9:46)
2004 anigo mudug somalia joogaa Radio Djabouti ka dhageysa jiray waxaa filaayaa inay 7da fiidnimo idacadaas soo gali jirtay hadana qaldaneyn aad ba u jeclahay runtii
Markay sanadu ahayd 2005 ayaan ku dhagaysan jiray deegaanka carro_tuulka oo ku yaala galbeedka magaalada gabiley, Waxaana uu ka soo horeyn jiray tafsiirkii sh.cabdilahi nuux. Alla ha u naxaristo dhmn inta nool iyo intii dhimatayba.
Aad ayaan u jeclaa qasiidadan Wakhtiga ay soo gali jirtay waxay ahayd marka laygu dhaho Adhiga soo xaree Alle ha u naxariisto abahay ayaa gogol guriga hortiisa ah ku caweyn jiray ayaa radio-yihiisa markay ka soo gasho ku soo carari jiray si aan u dhagaysto Xasuus😢
Mar aan ku qiyaasayo 2009 ama 2010 bay ahayd miyiga hooyaday iyo aabahay baan ladhagaysan jiray kadib markaan ariga iyo geelaba kala xarayno BBC da bay kaso gali jirtay kahor iyo kadibba tafsiirka Quran ka Runtii waa xasus igu dheer familkayga kuso xasusta Allaha ii sahlo la kulankooda🤲 Allaha unaxariisto sheekhaas
Subxanallah wixi ugu horeyay ay dhagahaygu maqlan qasiidadan ayay ahayd 2005 Cajalad ka dhagaysan jiray xiliga makhribka iyo cisha, Allahu akber hadana waa 2023😭 Ramadan kariim
Ramadan mubarak wllo
BBC baa habeenka jumcaha soo dayn jirtay 2005 xasuus
2024😂 Ramadan mubaarak
When i listen to this, it reminds me well of my childhood days. My uncle who is deceased now used to listen it after 9 in the evening. Yaaaac.... xaasus walahi.
Qasiisadaan 1991 ayaan bartay waxaa ku soo galijiray cashirka tafsiirka ee Radio jabuuti oo walaalkay iyo hooyaday dhagaysan jirtay 9:00pm xiliga bbc ilaa 10:00pm alla aad ayaan u jeclaa allow kuu naxariiso
Anigoo caruur ah baan dhagaysan jiray.
🎉🎉❤❤❤ mashallah
@@channelfivesomalitv6978 ❤🙏🙏🙏🙏
Qasidadan kaligey iney xusus itahay baan umalenjiray lkn wxan ogaday in dad badan ee xusus utahay 🥰
Xasuus yaraantydii 😭🥺 hooyadey mcn ba dhagaysan jirtay 6 sano Ma arkin hooyadey ilaahow ii fudude amuuraha😭❤️
Amiiin wll ilaahay ha isu kiin keeno adiga iyo hooyo idinkoo nabada
Insha Allah wad arkeysaa Cafimad iyo cimri Allah ha idin siiyo 🙏
My dad and I used to listen this qasiida my childhood. It was the best memories at my younger age. We used to listed around 9pm, BBC. Ale ha unaxariisto Sheekha qaaday qasiidan 😢
Aamin
Remembrance walahi.When I was 5 years old my father used to listen after BBC news of 9:00 p.m
Wallahi xasuus waan ilmeeyey xasuustayadii baa dib u noqoty anoo yar wllhi 😭😭😭😭😭😭😭😭
amba zxp wlhi xasuus 2011 ayaan xasuusty
Waan Jeclahay Qasiidadaan Aabahay baa Dhageysan jiray ❤
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Maasha allaa caawa oo jumcaa ayan dhagaysanaayaa waxaan ku baratay hooyaday iyo aabahay ayaa dhagaysan jiray 2003 caawa oo jumcaa 8/8/2024 hargaysaa ayan ku dhagaysanayaa ilahay ha u naxariisto sheekh xuseen cali wali ilaahay ayuu ahaa oo nabiga jecel ilahay maca nabiga ha ka yeelo iyo dhamaanteenba
Cajiib
Ilahay ha ku naxariisto sheekh qasaidkan wn xasuusta Anigo yar ayaan la dhageysan jiray Aabahay mcn waxana laga soo deyn jiray radio 📻 Djibouti 🇩🇯
Sax wlhi 2005 habeenki jimcaha
Magaciisa ii sheega qofka qaadaya?
maasha allah radio djbuuri ayaan ka dhegaysan jiray 9 fiidnimo sando badan ayaa ka soo wareegay 2006
Aniguna wll 2001 ila 2014 intaas ayan aad u dhagaysan jiray waxanay soo gali jirtay Tafsiirka kadib marku sida uga baxo idaacada xusuus dheer 😭😭😭😭😭
Kula mid ba ahay
Xasuuus hore scw scw scw
Allahu ma aamiiin
It reminds me my father who left in my childhood 😢
May good Reward him and all our Muslim brothers and Sisters Janatul Fardowsa
Aaabo illahay hakuu naxiisto. Runtii waan xasuustaa qasiidadaan . markay soo gasho radio ha ayaan ciyaar u dhuubanjiray illeen tafsiirkiibaa kuxigeye. Aabo mclm ayuu ahaa 2015 ayaan waayay aragiisiii😢
Dadka meesha jooga da' yaraa, mise anaa qawm hore ka jooga, 2006/7 dii kulahaa!!!
1990s kii ayaay xasuus noo tahay, iyo Tafsiirka 9ka ka hor iyo ka dib @ Radio Djibouti!!! Xasuus nus qarni ku dhaw!! Alxamdulilaah. Allaha u naxariisto Yaa Rabbi!
Mash allah walahi waa xasuus qaali ah walal hadaadba 35sano kadib dhagaysanaysid lakin goormay soobaxday qasaidkani
laa,ilaaha ilalaah Yaa rabaL caalamiin noodanbidhaaF qasiidadan qalbiga aYeY daawo uthY wllhi allah subxaanahuu waTacaalaa ha,unaxariisto shiikhii Hussein Ali allah hakugu casuumo janooYinkiisa
My deceased brother used to listen since my childhood may Allah have mercy on him 😢
Anigoo caruur ah ayaan aabahey ladhageeysan jiray magaalada Wajeer Kenya. Radio Djibouti MaashaaALLAH
Waa qasiidada ugu fiican een abid dhagaystay, Allaha sheekhan allaha ka-jasaa-siiyo.
ax ax ax Xusuus dheer oo qaaliya iyo jabuuti 😭😭😭😭😭
My deceased aunt used to listen to this Qasiido and It strikes my heart 😭
May Allah rest her soul in Jannah .
The day is a friday 2/12/2022 in a place far a way from home, seperated from my kids . Yaa Allah 😭🙏
Xasuus gaar ah ayaan dareemay runtii markaan ka dhageysan jiray radiya iyo tafziirkii sheekh cadulahi nuux alle u naxariistee🤲
Allah unaharisto cheik houssein
Wallah digriskaan xasuus dheer ayuu ixasuusiye ❤️
2005 -2006 baan ka roodh awoowgay lahaa Alle ha u naxaristee ka dhagaysan jiray
Caawa oo tahay Sannadka 2024 ramadaan 27 dhagaysanayaa
LAA iLLAAHA ILLALAAH MUHAMMAD RASUULULLAAH qasidadan qalbigay qoysaa runti😢
Xasuus wlhi Rikoodh baa abahay kadhagaysan jiray fiidkii 2011 alaah laa ilaaha ilalaaah😥😥😥😥😥😥😥
Xasuus anoo yar baan xasuustaa eedadey radio ey laheyd baan ka dhageysn jirey 2006 xasuus 😭😭😭
Yac xasuus bay igalisay qasiidadaan ilmanimadaydi ayaan dhagaysan jiray rabow kuu naxariiso sheikh xuseen cali
Ciyaalnimadaydii Baan soo xasuustaa markaan maqlo xiisa gooniya buu ii leeyahay masha alah waa tawxiidkii oo afsomaliya
Naxariistii jano illahay haka warabiye wa erayadii abwankii wayna ibrahim gadhle
walidintena aya kamaqli jirnay kuligeen ilahay janatul firdaws hanagu wada kulmiyee .
❤❤❤
Wllhi qasiid Qalbiga dabanayo oo xasuus ah❤❤❤❤❤❤
Laa ilaaha ilaahaa eesh calaa qasiido marki kowaad ee an dhagaysato waxay ahayd 1994 xasuus dheer 29 yrs ago
Allah haka Abal mariyo Janatul fardawsa haku geeyo wlhi wan oyay
Walahay anoo yar 2003 ayaa
Yaranteydii ayn xasuustey hussien iyo eryadii gadhle alle haku naxaristo 😭😭🤲🏼
Xasuus hore 2005 ayaan awoowgay fiidkii tafsiirka la dhagatsan jiray markaas oo uu qasiidadan ku soo gali jiray Alle labadoodaba ha u naxariisto. inaga iyo iyagana janada ha inagu kulmiyo.................now 30/3/2024 (20 Ramadan..sabti 9:46)
2004 anigo mudug somalia joogaa Radio Djabouti ka dhageysa jiray waxaa filaayaa inay 7da fiidnimo idacadaas soo gali jirtay hadana qaldaneyn aad ba u jeclahay runtii
Ax xasuus wllhi radio Djibouti anooyar tafsiirka idaacada aabahay ka dhagaysanjiray
isku xasuusamhy wlh😭😭😭
Beenta daa
Àbahay baa tafsiirja dgagaysan jiray
Wlhy tabtaas ayaan ahay anoo yar ayaan raido djabutivka dhegysan jiray
Anoon dawlad qudha aqoonban aqaany qasiisadadan Macal sheekh dirir man aqoon
Markay sanadu ahayd 2005 ayaan ku dhagaysan jiray deegaanka carro_tuulka oo ku yaala galbeedka magaalada gabiley, Waxaana uu ka soo horeyn jiray tafsiirkii sh.cabdilahi nuux.
Alla ha u naxaristo dhmn inta nool iyo intii dhimatayba.
Allah haw naxariisto shiikh xuseen Cali walhy anigoo yar marwalba hooyo la dhagaysan jiray
Allah aramon cheik houssein ali scw scw scw
Xusuus 2006 Radio Jabuuti bay kasoo gali jirtay tafsiirka kadib aabahay baa dhagaysan jiray waayo waayo iyo waqti lasoo maray.
Qasiidadaan xasuus ayee i tahay ayeeyadeey ayaa dhageysan jirtay subixii markaa dugsi quraanka aadaa i daran jirtay 💯💯
Masha Allh wxn aad u dhagaystaa una jeclahay unadhagaystaa radio jabuuti viva Djibouti
Aad ayaan u jeclaa qasiidadan
Wakhtiga ay soo gali jirtay waxay ahayd marka laygu dhaho Adhiga soo xaree
Alle ha u naxariisto abahay ayaa gogol guriga hortiisa ah ku caweyn jiray ayaa radio-yihiisa markay ka soo gasho ku soo carari jiray si aan u dhagaysto
Xasuus😢
Alla xasuus qurux badan walal ilahay ha unaxariisto aabe
Maansha alla ilaahay janadii fardawsa kuwa ka caba naga yeel.yaa rabil calamiin .ilaahayow khayrka na waafaji
masha allah waa u garaadaystay xusuus run run run
Waxan xasuustaa anoo 8 sano jir 2006 ama 2005 marka hoyaday naseexiso bay soogali saa anoo dhagysanya baan habynwalba ku gam'i jiray hada waxaan ku nolahy south africa mglo ladhaho cape Town, anigoo 24 jir ah ,xsuus ahaan laga bilaabo caawa markaan seexanyo baan daaranya say ilmonimadydii iyo hoyaday iyo walaalhy isoo xasuusiso
xasuus
@@Shafie-Mohamed-Osman haa sxp
Xusuus hore waxay laga soo dayn jiray radio jabuuti tafsiirkii sh cabdilahi nuux aadbaan uxasuustaa 2004
Mashaallah Mashaallah allaha u naxariisto wadaadkaan ala maxaan jclhy laba amaankaan Mashaallah been maha nafta waa amaano qabri iyo abaaraar sugee 😭😭
Alxmdlh waan helay Sanada ka dib codkiii aan jeclaaaaa
Yaa allah unaxariiso shiikhan iyo intakalee muslimkaaba 2002 Ban dib uxasusanaya aabahay ayaa dhagaysan jiray anigoo ilmo bisa ah
Mar aan ku qiyaasayo 2009 ama 2010 bay ahayd miyiga hooyaday iyo aabahay baan ladhagaysan jiray kadib markaan ariga iyo geelaba kala xarayno BBC da bay kaso gali jirtay kahor iyo kadibba tafsiirka Quran ka
Runtii waa xasus igu dheer familkayga kuso xasusta Allaha ii sahlo la kulankooda🤲
Allaha unaxariisto sheekhaas
Amiin😢
2005 baan aniguna bbc ka dhagaysan jirnay habeenka jumcaha wllky rikoodh uu leeyahay aduun xasuus
Xasuuus
Radio Jabuuti Ramadaan ayadda oo ay tahay Jawigu degan yahay Mudug degmadda Hobyo Magaaladda Wisil 2001 xasuuus yaaa allaaaaaaaaaaaaah
Amarka illahy markaan rabo inuu qalbigaygu qoyoh qasiidadan ayaan dhagystaa 😥😥
see uqoyasa waba music ku jirabe
Caruurnimadii baan xasuustii iyo tuuladii aan ku dhashay oo idaacadaha ay aad uga bixi jirtay.
Xuxuus wlhy anigoo yar ayaan raido jabuti ka dhegaysn jiray
Aax xasuus iga ilmaysiisay waayo dhagayga waxay maqlaan qasiidadan baa kow ka ahayd 1989 anoo yar oo qaxoonti ku ah xeryahii qaxootiga bariga ethiopia wakhtigaa ku yaalay, oday AHU jaar ahaynbaa teedhadiisa ku dhagaysan jiray Radio jabouti oo wakhtigaa casharka tafsiirku kusoo galijiray kagana bixijiray, seexo waa laygu taagwaayi jiray jeeroon dhagaysto, xili 9-10ka cawaysnimo ayuu soo gali jiray, sheekhan haduu noolyahay cimriga allah ha ubarakeeyo hadii uu dhintay ilahay dambi dhaaf hasiiyo janooyinkiisana haku arsaaqo, iil, xisaab, aakhiro iyo waxa layska rabo isagaa ibaray qasaaidkan dhexdooda.
ilaahayoow unaxariiso wacdi dhaxalgaluu nooga tageye
ShiQ xusen Ali ilahay haku naxariisto Allah hagumarti Qaado janafardawso Aclaaaaa
Ax xasuus hore waxn ka dhaysan jirey idacda aabahy anoo yar waxy ahyd ban filayaa 206 alxamdulilaah ilaahy baa mahad leh ilaa intaa cafimad i siiyey iyo walidinteyda oo isoo barbaariyey hooyiyo aabo alle igamadiin qaado
Xasuus waayo waayo waan qaasidadaan ugu jecla abid
Xasuus yaranti radio 📻 abahay haysan jiray ka dhagaysan jiray
Illahy ha u naxariisto xusen cali.wa qasido micno wayn xanbarsan 2004_2007 ayan xasusta radio jabuti
Anigoo caruur ah baan maqlijire
2006
Maantana waa
28/3/2023
Maalin ramaadku maraayo 6 bari
Ilaahoow cimri dheer nasiii
hadana wa dhamaad
Hal sano kadip 2024 Ramadan oo 6 maraysa ane reply kuso galaya
Maansha allaah illaahay xaadaada cadaabkii ha ka dhowro
Jigjiga Wakhtiga ramadaanta magaladan dhan baa mel walba laga shiidi jiray qasaidkan gaar ahan abahay baa radio jabuuti ka dhagaysan jiray 2006 dii
Meeshan joogayna waxY ahayd galaadi gobolka dollo somali galbeed
😭xasuus ano yar maqli jirey
waxan so xasustay hoyaday macan ilahow ku naxariso waxan jeclahy xiligas inay ahyd 2006 mise 5ki😢
Allh wllhi xasuus ayeeyday illhy cimriga hau barekeeye ayaan la dhagayzan jiray ano yar 2007 ax yaa xasuus wllhi waa ilmeeyey 😭😭😭😭😭
i love this nasheed
I remember 2005-2006 idaacada jabuuuti
Aamiin rabbi haw naxariisto 😭😭😭😭🤲
Xasuusti Radio jabuuti waagi aan aduunka ku cusbaa
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo aamin
Xusuuus hore ayy i xasuuusisay iyo waatigii yaraadta
Allah yarhamo cheik Houssein Ali
Macalin bashir ayaa dhagesan jiray Walh xasuus 2006 iyo 2007
Anigo yar
Waan ka heli jiray qasaaidkan markaan yaraa alaha u naxariisto
Rabiyo janatul fardawsa ka waraabi
allh u naxariisto abahy ban la dhagaysan jiray 2008
Qasiido aan Yaraanteyda dhageysan jirey
It is the most sounding good qasiido
Xasuus waayo waayo taariikhda markay ahayd ama sanadu markay ahayd 2011 ayaan ku dhagaysan jiray miiga Togdheer meel la dhaho Buuhoodle yare wakhtigaa abaar xun baa jirtay waxaana ila dhagaysan jiray hooyo farxiya iyo walaaladay kala ah ayaan raxma mahad iyo caydaruus Xasan Alle how naxariistee waxa uu aduunka ka tagay maalin Jimce ah galin danbe markay taariikhdu ahayd 2020 27 3 waxaanu ku dhintay meel meeshii u dhow OO la dhaho gaatama lkn intii kale way noolyihiin inkastoo aan ka Soo fogaaday anigu lkn waxaan rajaynayaa inaan anigoo nabad qaba iyo iyagoo nabad qaba aanu is aragno caawoo ay taariikhda tahay 24 2 2022 habeen Khamiis ah ku dhagaysanayaa mogdisho
90:00 habeenimo markuu tafsiirka ka baxo ayuu radio jabuuti kasoo galijiray aabahay ayaa tafsiirka ku taxnaa
Cajiib
Xusuus hore
Alla 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢
صلى الله عليه وسلم
Wlhi waxaan ka dhagzanjiray ilaacadii jabuuti 2000
2020 wlhi yaraa markaan qaybzanaa 2007
Axaxaaxxaxa Xasuus wlhi
Mashallah. Xasuus dheer
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
Wlhi xasuus ayay igu leeday qasiidadani anoo yar ayaan radio Djibouti ka dhegaysan jiray 2009
Mansha Allah Wlhi waa xasus
Xusuus radio jabuuti 2007/2006
Waa waayo anoo yar ka dhagaysano jiray radio Djibouti waa waa cabsan jiray 9:00 habeenimo
xasus ayay igu ledahay qasidadan 206 ayan ka dhageysan jirey radiyihi abahey gobolka shabelle subanbalal