WAR DEG DEGA:GAROOWE ARIN NAXDINLEH KADHACDAY|BUUHOODLE CIIDAMO HADA LAGADIRAY|JABHADII OO HADA TIMI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @farxiyaApdi409
    @farxiyaApdi409 หลายเดือนก่อน

    Subxaana llaah illaahyoow noo naxariiso yaa allaah yaa huu

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo ssc somaliya allaah idiin xafiido cadawga daarood ismaciil allaah idiin jabiyo insha allllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 หลายเดือนก่อน +6

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend, DALXA Iyo BAHDA SCTV, JUMCA MUBARAK , Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴🇸🇴

  • @casiloGedi
    @casiloGedi หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow dadka muslimiinta ah xaqa tus muslm muslim dilay waa xaalad adag

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

      Aaamiiiiiin
      Umada wanaagsan waxaa ku hoos nool qaar xun o cabtooy ah o qabyaaladiste ah o kala dila umada islaamka ah alloow shark ooya naga qabo aaaamiiiiiin

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j หลายเดือนก่อน

    maashaaallaah guuuuuul ssc forces inshaaallaah.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

    ALLOOW KALA QABOOJI HARTI IYO ISAAQ AAAMIIIIN YAA ALLAAH
    WAAR HARTIYOOW SABIRKS BADIYA IDINKO DHULKINA DAAFACANAYA OCALANKINA TAAGANAYA

  • @cabdirashiiddheghaye1641
    @cabdirashiiddheghaye1641 หลายเดือนก่อน +2

    Laakiin wariye warka naxdinta leh
    Ee garoowe ka dhacay nooma sheegin maxay ahayd

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n หลายเดือนก่อน

    Mushahar xagee loga dooni qaadhan intu wadi

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

    Waaa run meduaha cabtooy ubadan iyo wuxu alle nacay kuwo aan lahayn camalkale muslim isku dir

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g หลายเดือนก่อน +3

    Gudoomiyaha gobolka Nugaal weeye ee maaha Garoowe.
    Waxaa sareeya gudoomiyaha gobolka.

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb หลายเดือนก่อน +3

    Was. Saxan. Saxan kugud❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Waxas waxa ceeb in beelwenta Ogaden and majerteen lagu xiririyo ciyaal wax makasto ah o an dhaqan iyo xishood midna laheyn cid ay matalan maleh brother

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน +1

    Dhalinyaradu waa wallaalo
    Laakiin Sayidka yaan lacaynin
    Walhy mj ahay
    Mj badan arkay o SAYIDKA caynaaya sayidku muu ahayn qabiil mujaahid ayu ahaa daarrrood weyne
    Maxaa laga rabaa marxuumka gaalada lajahaaday

  • @XaajiMaxamedcabdi-pc7po
    @XaajiMaxamedcabdi-pc7po หลายเดือนก่อน

    DAWLADA BUTLAND HADHIHIN WLL

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน +1

    M.A ALAAH CIIDANKA ALE HABAD BAADIO AAAMIIIIN
    HA OOGAAN SALAADA HAKU DADAALAAN DAHARADA IYO SALIGA XABIIBKENA MUXAMED SCW WAAD. GULAYSANAYSAN INSHAA ALLAAH
    XAQAA SAREYNAYA
    KAFOGAADA DAROGADA NOCYADEDA KALA DUWAN MEL WALBO IDIN AH FADHIISIN KA DHIGA MAQAAM LAGU XUSO ALAAH ❤❤❤❤

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 หลายเดือนก่อน

    Walee ceeb waxaan ahayn loogama dhicin iyo inay is maata dooxaan waana ku dheceen dabinkii munaafiqiintu larabtay reer puntland weliba kadareen tii hore mid kaxun waana gunimo akh

  • @BikaabFarah
    @BikaabFarah หลายเดือนก่อน

  • @XaajiMaxamedcabdi-pc7po
    @XaajiMaxamedcabdi-pc7po หลายเดือนก่อน

    MAAMUL GOBALEEDKA BUTLAND DHEH

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t หลายเดือนก่อน

    Aaad iyo aad waa ceeb dadku waa walaalo wixii khalad dhacana halasoco waxdsnbana yeey dhivin

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 หลายเดือนก่อน

    Asc. Walaakiis naga dhaaf breakin news. Af Somali ku soo qor sababtoo ah dadka ku daawaneyo waa somali sidaas darteed af Somaliga waa in aan xoojino si caruurteena somaliya ku nool ay af Somaliga inay faanan

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 หลายเดือนก่อน

    Waar joga dulbahante balay ddin wadata waxaad moden inaad ka guulesaten muuse bixii ee ilaah baidiin hiiliyay ee hadaad kiibirteen jab baaa isiin Dan baayiin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue หลายเดือนก่อน

    Dagaal iyo qabiil wax dhaafsiisan majiraan waa suuq ay dad gaari lacag ku sameeyaan

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaro ma soo wahine naago aya soo wacey.

  • @mohamedfuube
    @mohamedfuube หลายเดือนก่อน

    jaajuus

  • @abdinurmuse6147
    @abdinurmuse6147 หลายเดือนก่อน

    Aaway warkii nattinatt lahaa

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j หลายเดือนก่อน

    gadhweyn weyn wey kibirsantahay muuse shaani ayey u shaqaynayaan laakiin wey ka shallaayi doonaan gadhweyn.

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 หลายเดือนก่อน

    Iimaanlaawoow dhegayso talada gudoomiyahz

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 หลายเดือนก่อน

    Maxaad ninka mareexaan madhibaan ugu sheegtey oo hadana aad u tiri 1000 doolar ayaa la siiyey 600 doolar ayaa la siiyey garaad jaamac Garaad ismaaciil wuxuu yiri ninkaan waa nin mareexaan ah

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 หลายเดือนก่อน

    Wcs wr wb

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน +1

    iidooro waa hasha geela cunta ee cabaada dilika soo iyaga mabilaabin raga lalaaya waxay leeyihiin raga lalaaye garxejisi sanaaga inta kadegetan waa layaqaane colaada ku baaqaden waa cida caano kaga daatan naalaye Axamed waa kuwii baada idinkaga qadi jireye ceeregabo dhexedeeda ee idin culijireye gooroma raga waxa iska celiya noqoten😏

  • @SadiiqAbduwali
    @SadiiqAbduwali หลายเดือนก่อน

    😢😊

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 หลายเดือนก่อน

    Wakhalad waan gacan bira lagu qabto tuug dadka isku diraya

  • @qorshoabdullhi910
    @qorshoabdullhi910 หลายเดือนก่อน

    Beenaale naftaada ha soo
    Healing
    Waa halkaad ku dhimanlahayd

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 หลายเดือนก่อน

    Hurti waxeey sugayaan in ta laga gumeeysto ka dib yiraahda odoyaasha nabada ha loo yeero si gumeeysiga la idinku kordhiyo ileen waa ina adeerkiin oo aad nabad ka sugeeysaan gumeeysi idinku bedela

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 หลายเดือนก่อน

    Yutubarada qaarbaa ehlu naariin ah waayo wax ilaahy usan raali ka.ahsyn bey 24 saac kujiraan goormey toobad keenayaan

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo gudoomiyuba waad qaldantihii nikankaan waxay ubartee inay wiil majeerteen maalin wal dilaan tan looga Hari maayo. Sanad kii hore wiil reer biciidyahan ah bay dileen hadana waa Ciise maxamuud tan waa laysku baran

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 หลายเดือนก่อน

    Kaasina wuxuu ahaa wariyhii jaahilka ahaa oo beentiisii laba rogaya

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc หลายเดือนก่อน

    Kani muxuu la ooyayaa oo dibinta la cunayaa. Caasimada labad kkkkkk

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Fidmana laga shaqaynmaayo ee waa laga heshiin wixii dhaca naxdintaad noo sheegtayse maxay tahay

  • @hibaq123
    @hibaq123 หลายเดือนก่อน

    Fudeed

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 หลายเดือนก่อน

    Faan weynaa

  • @NimcaanRodri
    @NimcaanRodri หลายเดือนก่อน

    Yibir baad tahay ee salaan ciidankaaga yibir,,,,,

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm หลายเดือนก่อน

    Yaa uga siiya hada dagal kasho balan qad ma haysaid wa lagu diri kamana wa wax dhicikara dhafto jooji

  • @SamsamO-lb7hc
    @SamsamO-lb7hc หลายเดือนก่อน

    Mee warkii naxdinta lahaa.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +1

    waad fiicantahaye ee sida loo hadlo baro war anigu waan kaayaabanahay bal xagee loo macasalameyay war horta ma jin batahay mise xumaan ba kugu jirta

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    war kan wuxuu shegoh boqolkibah laboh waa fayus radin waa igu sawir

  • @munacabdi3746
    @munacabdi3746 หลายเดือนก่อน

    Waar ma daarood mise cidkale xabadii isaaq waalooxiisay walee idinkama dheere ha degdegina

  • @ConfusedFlamingos-vf5ib
    @ConfusedFlamingos-vf5ib หลายเดือนก่อน

    Beenaale