very nice, i never knew that somali have beautiful songs like this. it is absolute fab. thank you for introducing us to the beautiful somali music. thanks for sharing.
wiilkan iyo gabadhan waa ubaxeena ilahay hanoo dayee somali hada waxay ka nooshahay waa fananiinta ilahayow somali isku keen waxan maqli jiray fanan la amano oo lagu fano hadana waxan aragnaa in la cayayo for my side i love u guys
caadi maahan heestaan wa ay iga sidataa wlh siiba gabadhaan gabadhaan gabdhaha nuucaan ah wadanka waa ay kuyaryihiine waxaan umaleynaa waxey waa galgaduud ama mudug lol akhayaarey yaan si kale loo fahmin waxaan sheegay waxa mac quul ahe
naagtu ninkibay baro dheratay dumarooow ma sana xishoodki loga taagay illahayo naso hade,,,,,,,,,,,,,,,,, sidakale she is good fudedka mahe......am not been hater
cabdi diini cod debecsan oo degan ayuu leeyahay si qurux badana heesta wuu uqadayaa lakiin gabadhan qaylada kulul maxay ahayd ??inay si naxariisi ku jirto u qaado ayay hayd heesta dagaal bay tani ku jirtaaba. i hate dumarka dhegaha ku dilaaciya kkk
Waa heesta kaliya ee aan ugu jeclahay heesaha talan taaliga ah ee soomaalidda. Kaaga darane quruxda hodan iyo jilitaankeeda heesta ayaaba ah wax aan la siisan karin.
very nice, i never knew that somali have beautiful songs like this. it is absolute fab. thank you for introducing us to the beautiful somali music.
thanks for sharing.
wooooooooooow dhalxash hees ah, noolaada labadiinuba insha allah
siduu ii gabraarsaday
dooqa gaadadeydiyo
kamma guuro laabtee
Asal erayo 👌👌👌👌
wiilkan iyo gabadhan waa ubaxeena ilahay hanoo dayee somali hada waxay ka nooshahay waa fananiinta ilahayow somali isku keen waxan maqli jiray fanan la amano oo lagu fano hadana waxan aragnaa in la cayayo for my side i love u guys
waah waah xasuus danbe iyo atleast hidihii iyo dhqaanki o an aragno1 waa hees macaan masha allah!
mansha allah waa laba fanaan oo hidihi kor u qadey qurux waaba isu qalman isha baxarka alow idin dhawr
heesta wa maraysaa
keep up habaryar and wilkowba
ilahay haa ina cafiyo
Woww hodan cadey wanku xiisay qali from nairobi nolow
2020☺️☺️☺️✌🏻🔥❤️
Nice song axan cabdi diini iyo hodan cilmi fananin iga dheh
dadka somalida ayaa aduunka ugu cunsirisan waar dadkan ad cayaysaanwaa walalihiin qabiil waa waxa qarankeeni dumiyay ee daaya waa dad inala dhashay
ganunac iyo gooha, gacashada darada qawani wayey gogosha.... kali sana
inantan wa khatar hodan Abdirahman dheere ayay u egtahyba😍😍😍
Absolutely timeless piece of art
mansha Allah aad bay u cod mcanthy waaba LA dhacay
dhankastaba way ka dhameestirantahy
Waar waaxay dubaabadani! weyse cod macaantahay. ya salaam.
hodan cabdi cilmi lakiin sxbow fanaanad sidaas ha ula dhaqmin codkeedu halaasiga alle ugu deeqay ayey nagu maweelinaysaa
Who’s watching 20/21😳😍😍
waah waah waxanbaa hees ah
walaal ha caayina hablaha soomalidu waa hablaha ugu qaalisan hablaha aduunka lakiin waxa aan garaneyn kan caayaya mana geeyaan caay waxa aay mudan yahiin amaan iyo qiiman aan xad lahaayn noolaada dhaamntiin
dad jiran baa tihiine fanaaninta cayda ka daaya hadey dhulbahante tahay sow ma wadato quruxdii dhulbahante lagu yiqiin ma arag fananad dhulbahante oo foolxun car shega idinku saado ale haw naxariste,ifraax aragsan iyo ayaan taleex,ayaan toromso,siciido shiino,iyo fananad kale oo hada aanan xasuusan magaceeda aad bay u wada qurxoon yihin waloo dhashaa bahasha waxay ku darsadeen adaabta iyo dagananshaha gidigoodba.
who is watching 2017
me
Queen ameada wakhtidher kadib caawan helay
Me
Me
Queen ameada. Me
I LOVE YOU HODAN CALI CILMI
Waaaaaaaw hees iga dheh
waaaaaaaaaaw cadi maahan heestan gabdha hesta qadaysa ayan dageera lkin ninka ma tageero
wlhi waxan xasuustay 2009 kii tariikh
Bashar Abshir waaruntaaa anigaaba xasuustay 2009 heestan oo shidan oo meelkasta laga dhagaysto yaasalaaam
Aad waagii memory lagu soo shuban jiray moobilada yar yar aanu beer salaax iyo fb toona aan LA hayn wagaas bay noloshu shidneed
yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeees fantastic
2/8/2020
Yaa ila dawanaya
who is watching 2018?🤔😎
caadi maahan heestaan wa ay iga sidataa wlh siiba gabadhaan gabadhaan gabdhaha nuucaan ah wadanka waa ay kuyaryihiine waxaan umaleynaa waxey waa galgaduud ama mudug lol akhayaarey yaan si kale loo fahmin waxaan sheegay waxa mac quul ahe
Abdi Yare 💕👌💯💯💯💯💕💕❤️❤️😘😘
@Sacad11 ina adeer mahadsanid jawaabtaada horey ayaa loo yiri gabdhaha mudug waa geenyo wacanoo geestii aadka eegtaba guulle uuku deeqoo aan gaarsin lagu arag kkkk
Love this song
Ich guck zwei tausend 2018
Galgaceylkan Gaamuray Garba duubka ii Xiray...Gami Wayay Jiifkee...
Waa maxay suitka
waaw nice song
mnsh allh inantani waa dahab
codka iyo actionkay bixinayso
very nice song
2017😍😍
Kkkkk
tnks sxp axsan hees aadban u jeclahay
@qoslaay
walal wa taan la yaabanahay anba
shaqo laa ana haysaa wlhi dadka caytamayaa
Dhankastoo la'eegaba waa dhamaystir buuxoo ma dhantaalna inantuye dhabankeeda nuurka leh,Timaheeda dhuxusha ah,Ilkaheeda dhayda ah,dhakafaartay Dunidii. Ma dhal Awliyaadbaa mise dhankaas Galmudug baa lagu dhalay Xariirtaan? KKKK
Tallow hodan cilmi wayada lama arag xageee aɗay
Keyf Karshe
iyado islaan noqotay ayan daa2aday malin dhoweyd kk
CABDICASIIS FARXAAN TECHNOLOGY kenya may jogtaa wlaal
Keyf Karshe
umalynaya wl
ma hup lkn
waa tiptop
dad is jecel ayaa laga sheekaynay ee waa maxaay qabiilka ad sheegeysaan qofka jeceyla haayo meeshaan wax ha ku qaro qabiil waa kaan soomaali dhameeyay
Die singen ist sehr nett mag ich
naagtu ninkibay baro dheratay dumarooow ma sana xishoodki loga taagay illahayo naso hade,,,,,,,,,,,,,,,,, sidakale she is good fudedka mahe......am not been hater
Comments kagu wuxu aha 9 years ago but how about today.😅😅cid asturan ma jirto maanta inanta heesaysaba dhaanta.
kolay wa hees lkn kuwakale ee macnolanta ah waydhanta
Wagar😞😞
Ani waxaan fahmi waayay dadka inta eey youtube ka soo galaan dad iska aflagaadeeynaayo qof aanan kugaraneeyn ama aadan garaneeyn caaydiisa maxeey kugu kordhinee oona nacasnimo eheeyn qofka youtube dadka kacaayo waa dadka markii lasoo hor istaago u sacabtumo waa xaqiiqo
Esh calaa hees hodan and cabdi diini
2018 am hiya
Wuuw naag dhulbahntaa oo foolxun lam arg ee fanaand ha caayinin qashin baa tihiin aan aqoon xurmd dumrk waxy doontoh ha a haato maxaab u cayaysaan
Sulekhoss Ibrahim naagtan mahan dhulbahante wa hawiye waliba habar gidir anagaa darisa
Sahra Ahmed mxn ka aqaan kuw dhahy waa dhulbhnte
@@sahraahmed2916 wllo hada meeday fanka miyey ka baxday 2008 baa iigu danbaysee
Hoda cilmi
ka daaya fannaaniida qabyaalada fannaaniinta qabiil malaha qabiil qabiil waa kán na nabaabi,iyay oo meel cidlo na dhigay oo na kala ququbay oo kumeeystaha noo dhiibay oo aan hadda iku imaan la,nahay marka fannaan qabiil malaha caaygana kadaaya xushmad ayeey idinka mudanyihiin meelkasto oo ay joogaanba.
2017
me
Abahaa maxan dhahaa war nagtu quruxbadnaa, waa wixii qoriga, gaala iyo fardaha laga bixin jiray waayyyyy loolz
M. Harun hhhhhhhhhhh wlle wxan layaba somalida qar xage ku xirxiran yihin tan kuwa cadigaa weye kuwo bureqaa aya buxaa
@@kafiakaka6471 waa run wlhi way buuxaan abaayo
waw waw waw
cod cajiiba c/ diini & gabadhu way kala daranyihin
ish cala heeeeeee cjb
caqli xume miyaanay hablo kula dhalan cawaan maxaad naag ka caayay, dhamaan daroodka ayaa sidaas wada ah adna cid kale ma tihid naaguhuun bay ku foogan yihiin, akhas
Gabadha fananada ahi waa Darood
@@daariqahmed8297 hodan cilmi,
daarood miyey noqotay?,
iyadoo habargidir ah baan ogaaye.
Tolow Somali qabiil qabiil maxay kasorebi wllyaal fanan qabiil malaha eee iska daaya qab yalada Cabdi diini iyo Hodan waa labo fanan oo wllo ah eeeee
Who's else watching in 2017
My
Soki qaysba gowracay laylana godka u riday ,boodhari godonshooooooo
Boga iyo wadnaha jaray ............
Heey
somalilandderboys sxb halqof ayaa waxsameesay ee qabiildhan maxaad u caynaysaa uqdadda iskadhaal sxb somalibaanahay waxii dhacay hadaanan hilmaamin hormar makaareeno
tolow mx kudacay gawadan hada lama arko
Fardosa Rashid fanka wey ka toobad keentay walaal
oo hada waa hooyo
wwwwwwwwww ish calaa hees
somalida cay aa kasoo hartay hees ajnabi ah fiirsa damcay koo aaaba afsoomaali ku caytamaayo micnaha heesta xitaa ma fahansano yaaab
anaga dhan ayuu na gilgilay
@carabonly
I heard she is dhulbahante not that matters.
waaaaaw
samana1fromsomalia
she is H/Gidir (Sacad)
@@goodman440 hhhh miskiin waa dhulbahante gabadhu lahjadas miyey hawiye leeyihiin
Raga sanadkani jooga maxey dumar dhaadhaajiyeey. Akhas lagu lahaa Rag jiljilacsan maxey somali ka buuxan'!!!!!!!!
kkkk
Me
me
cabdi diini cod debecsan oo degan ayuu leeyahay si qurux badana heesta wuu uqadayaa lakiin gabadhan qaylada kulul maxay ahayd ??inay si naxariisi ku jirto u qaado ayay hayd heesta dagaal bay tani ku jirtaaba. i hate dumarka dhegaha ku dilaaciya kkk
2018