Halyeyga Somaliland maya wallkey nin igama dhimanin Ee waxn ka waday heestaan markaan soo caqliyeestay ayee soo baxday 2009 Markaas ayaan dhihin jiray arooskeyga laga Dara Lkn nin ayaa la igu daray ayaan ka waday oo diyadeydi iima rumoowin Mahadsanid walaal
Inshallah arooskyga ani iyo my love muno mawlid ayan ka shidaya rabi haygu simo from frnce baris
Laba sano kadib maka shiday sxp😅😅
@@zamiirdaacad...3474😂😂😂😂 4 sano kadib ayan arkay allow uu ka shiday
Allow ii rumee riyadaydii heestan ayan ka shidaya arooskayga
Alle hakuu rumeeyo wll
Dhamanteenba wll
@@asmaaxmed5746 azma qurux❤
Heestaan maxaan anoo yar daawan jirey 2012 😂❤❤
Wooooooow, waa hees nin garnayaa garanayo, kii kalena loo sheegimaayo. Cod iyo qurux wax isku darsada, waxa inoogu dambaysay Maanqeed iyo 1970s!
Love this song arooskaygan shidanaya insha allah
xamda cali hhhh ma jinbaa ku aroosayaa
xamda cali abaayo riyadaada rabbe hakuu rumeeyo
Aniga riyadeyda weyn iga halaawdee hadane guurka geeri ay uu ila midyahay wlhi 😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢
Abayo sidaas maxa naftada ugu ciqabesa
Abdihakem Ahmed waa runteey
Wallkey guur dambe niyad umaba haaye 😭😭😭😭😭😭😭😭
سہأظل أكآآبر -حتے أجد-مہن يسہتحق-تۈآضعے Huuno Hadda Malaguguursaday Maakulunsan Adigoo Mahadsan Xishoodkana Yusannakalaqarin
Inshallah mustaqblak dhow waan guursan rabaa markaasaan xaaskayga mustaqblaka marka lasoogalbinayo ayaan ushidi doonaa heestaan
mashllh ilaahey haniskukinsahlo
Maushiday🙈
wa hees mcn maamoyinka allaha idin dhowro amin iyo ubax
Ubah and Amina, waad kusoo baxdeen heestan, Tacabkeyguna muu khasaarin.
Ali Jibril
U r the director
Waxn ku xasuuusta Tvga qaranka ❤
Anoo dugsiley ah ayan habeenkii hestan TV ga kadawan jirey xusuus
Riyadeyda aduun heestaan ayaa ka mid aheyd wlhi arooskeyga in laga shido
Lkn riyadeyda waalidkey ayaa iga qasay hadana guurka geeri ayuu ila midyahay wlhi
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢
Asmo Curada cida Ax Ax ma Xaajigi ayaa ka dhintay abaayo !!
Halyeyga Somaliland maya wallkey nin igama dhimanin
Ee waxn ka waday heestaan markaan soo caqliyeestay ayee soo baxday 2009
Markaas ayaan dhihin jiray arooskeyga laga Dara
Lkn nin ayaa la igu daray ayaan ka waday oo diyadeydi iima rumoowin
Mahadsanid walaal
Asma Curada cida 😰😰😰😰 sory abyo waka xumahy wlhi illahy ha kula garab galo
Gabdhaan dhowr meel comment calool xuma ku arkay abyo ma cafimaad qabta hada
Abaayo Asmo alle haku boga dhayo gabadh akhlaaqbadan oo gob ah ayaad tahay wlhi wllka khaled weeye oo heestan soo bookhday asma mayow kula kulmay marlabaad 😢 alle guur khayr ku leh haku siiyo Ameen
Mashaallaah ubax Fahmo isaaa ayay ka tahayna soomaaliyeey?.
Www 2021🖐❣
Heestan aroosaad Ka maqan jiraa cawaa 2/4/2022 time 3:30mp
Who's watching 2020
Somaliland culture is da best
Fav song
Yaano 😍
Thanks hppti
Beautiful song mashaAllah
amin walaal
I love this:-)
Waa todobadiyeee ........shaash haloo saaro. ii dhameystira please.
halkeey kaga jirtaana heesta intaasi waan ka waayaybe markay intee daqiiqo marayso weeyaan
waa todobadiiyee tagina meynee tolmoon shaash haloo saaree
Wooow
heesta heesaha iga dheh
Nice song.
Waa cajib hestanie
Www nic one good
woow beautiful
Cademahan wankahelay
Barmamij lags daadihin jirey 2006 ilaa 2010 melaha tyga qaranka somaliland ayaan ku xasuustaa oo ku so geli jirey
wwww nce one