Villa Soomaaliya oo dalabkii Gedo ee buundooyinka uga jawaabtay raashin diyaarad la saaray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 91

  • @CabdinuurdibidXasn
    @CabdinuurdibidXasn 2 วันที่ผ่านมา +8

    Sharaf iyo karaamo my brother geylan prf faarax c qaadir

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 2 วันที่ผ่านมา +6

    Hadiiba Reer Godo Ay Xasan sheekh yeelaan waa Dad bilaa Xisaab ah

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 วันที่ผ่านมา +1

      Yaaba yeelaayo oo ka caqli xun

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 2 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia 🇸🇴 allah aya umaqan

  • @Özge_BalaM
    @Özge_BalaM 2 วันที่ผ่านมา +5

    Waligeenba falastiin yar ban ahyn Allow adaan Ku leenahy😊

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf 2 วันที่ผ่านมา +4

      Falastin waa dad sharafleh maha mooriyaan iyo tuugo mana yaqaan blliiqo iyo kufsi.

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf 2 วันที่ผ่านมา

      Sida xassan dhiiqo iyo reerkiisa lagu yaqaan.

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 วันที่ผ่านมา +4

    Fartaag waa nin dhuuni ah aan lahayn hadaf wayn lkn raba In rabu difaacdo kursiga

  • @Khayr73
    @Khayr73 2 วันที่ผ่านมา +3

    Subxaanalaah allow dalkan Badbaadi

  • @HasanaxmedAbdi
    @HasanaxmedAbdi 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ninkan Xasan shiiq warkiisa naga dhaaf 😮

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 วันที่ผ่านมา

    Kooxda xasan sheeq riyo ayeey ku jiraane hurdada haka soo kacaan

  • @MohamedCiise-j5l
    @MohamedCiise-j5l วันที่ผ่านมา

    Kusali nabiga scw

  • @Maxamed-vv8yy
    @Maxamed-vv8yy 2 วันที่ผ่านมา +8

    Xasan Sheekh in la khaarijiyo maahane xal kale ma jirto

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan shiikh geddo waxba Kuma laha kamana talin karro

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa ubaahan raashin golka gedo waa todobo dagmo 6 kamida waxaa mara wabiyaasha soomali uguweyn waa gobol barwaqo ah xasan xaraash qaran waa qaainu wadan

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 วันที่ผ่านมา

    Xassan sheikh
    Dan qaran awal ayaan laga sugayn damaciisa xun ee ku dhisan eexda iyo isku dirka ciidii dhagaysataa waa qof madhan

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 วันที่ผ่านมา

    GurGuurte waa UNC 2025👈

  • @Dacaadmedia
    @Dacaadmedia 2 วันที่ผ่านมา +4

    Qofki ugu horey like saro ban ahaye

  • @Remember1977
    @Remember1977 2 วันที่ผ่านมา +8

    Xasan xaraash cad quudheed ka qaadan mayno, D5 maaha dad bariis lagu hawlgaliyo. Hantidii soomaaliyeed reerkiisa ayuu gacanta u galiyey.

    • @cabdiraxmaancalas9850
      @cabdiraxmaancalas9850 2 วันที่ผ่านมา

      😢😂😅😮😊

    • @Calicabdulahi123
      @Calicabdulahi123 2 วันที่ผ่านมา

      itobia wa cadawa koowad èe Somalia 🇸🇴

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@Calicabdulahi123 itobiya maa ku waalatay 😂🤣😂
      meeshaan xasan shiikh aa bada Somaliya u saxiixay gacantana ka shumiyey bax u soo sheeg

    • @mohamedabubakr-gq6qh
      @mohamedabubakr-gq6qh วันที่ผ่านมา

      Xasan munafaq ayaa ka daran😂​@@Calicabdulahi123

    • @Remember1977
      @Remember1977 วันที่ผ่านมา

      @@Calicabdulahi123
      Waa runta Laakiin ka waran ninka bada iska siinaya isagoo hal xabadna ku ridin? Munaafaq ayaa ka daran gaalka

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan sheekh dalkii ethopia ayuu siiyey
    Maamul gobealeed yadana wuu la dirirayaa si dalk

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i วันที่ผ่านมา

    Waa sidi nin haafeen dirsaday kabacdinee lo keny hal xapo oo busked dhiiiq 😅😅😅

  • @StrikeK0122
    @StrikeK0122 วันที่ผ่านมา

    Diidnay xasaan dhiiqo warkiisa hadaan nahay reer gedo waxaan leenahay ha iscasilo oo ha dhaco mashaan unukaaleh mataalo ee ninkasta tuuladiisa ha ilaadhado

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah วันที่ผ่านมา

    XASSAN SHEEKH GEDO MA YAQAANO MANA OGA 1000KM OO WABIGA JUBBA AH INUU GEDO MARO OO AYSAN U BAAHNAY. BARIIS QURMAY LAAKIIN AY U BAAHAN YIHIIN WIXII AY DALBADAAN DADKA REER GEDO OO KALIYA❤

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 วันที่ผ่านมา

    Wadaa jayna laga soo wada aaaaa
    Rabiyow magantaa mareexaan xassan shiiq raashinka uu soo diray maxay ku falaayaan may gubaan oo lacagaha uu ku ciyaarayo dhahaan naga sii qaybteenii buundooyinkaan ku dhisaneynaa hadii kale na dhaaf

  • @CabdinuurdibidXasn
    @CabdinuurdibidXasn 2 วันที่ผ่านมา

    Dadka gedo waxaan ugu baqayaa inaan lo ogalanin xasan dhiiqo iyo qowleysadisa inaad bun igu dhimin

  • @ayanali4976
    @ayanali4976 2 วันที่ผ่านมา

    Akhas reerkeyga maxa ku dhacay war sheeq waa cadow iska dhacsha u celiya

  • @MaxamedAxmed-t9s
    @MaxamedAxmed-t9s 2 วันที่ผ่านมา

    Wa wax laga xishoodo in shacabka somaliyeed eee udhiban dawlad laan in lasaaro culays dano khaas ah lagaleeyahay

  • @shariifcadow853
    @shariifcadow853 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan ma wuxuu keenay inuu dhaho tareen baan Ka soo kaxayn shiinaha
    Waa sida jinkii dhahay kalaabtaan waan qaadi waayay mid kle Hala igu daro

  • @Remember1977
    @Remember1977 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xasan xaraash wuxuu doonayaa in cunaqabatayn dhaqaale ku qabsado D5.
    Tuuga halayska celiyo. Saamiqaybsiga D5 maaha kiish bariisah

    • @fagley7195
      @fagley7195 วันที่ผ่านมา

      Adi siyasaad maxa ka taqana farmajo wa imanaya ahmed dhuxul farmajo lama shaqaynaya kula tahay adi😂😂😂

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 วันที่ผ่านมา

    Dhiiggiina Cidla haku bixinnina Soomaali Soomaali dilay Xiisa uma qabno

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 2 วันที่ผ่านมา

    Asc Gaylen

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 2 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    aleylahen xasan sheekh wuu ugabyay reer gedo karbaash xalaala igadheh

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 วันที่ผ่านมา

      xasan shiikh wuxuu u gabyay oo welibana dabada haraanti uga soo dhuftay deni Zanzibar oo malaayiin doolar xamar ugu geeyey oo kursiga Farmajo uga gadeen codkana siiyey😂🤣🤣 Reer Gado shilin ugama bixin xasan sheykh ayagaana u gabyaayo damtoodana waxay ku jirtana way og yihiin

  • @adenali6060
    @adenali6060 2 วันที่ผ่านมา

    XUDUDEED DALKA WAA MUQADAS INAY CXDS 🎖️🪖🇸🇴 SO DAGAN WAA GUUL 🇸🇴 SOMALIA 🇸🇴 GOBALO QABIIL ,SHABAB, AMISON MA SUGI KARAN

    • @Mohamed23197
      @Mohamed23197 2 วันที่ผ่านมา +1

      Siyada Xamar taala Waa Muufo Muufo.

  • @NMFOHMRS
    @NMFOHMRS 2 วันที่ผ่านมา

    Geylan ka so hadal Dacish ta Somallikand tagerto wagi Gaas Ila Deni Puntkand

  • @bullaalehaji2226
    @bullaalehaji2226 2 วันที่ผ่านมา

    Reer Gedo isgoys mustaqbalkooda go'aamin doona ayay taagan dariiqa ay doortaan ayaynu arki

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn วันที่ผ่านมา

    Xasaan gurgurte naceyb darood ba dilaay marexaan hadaay kayelaan taas wadaad aan damiir laheyn oo ilawsho dhow

  • @najlaafamily
    @najlaafamily 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc YAA IGA HOREEYAY ANIGA

  • @aymanxcabdi756
    @aymanxcabdi756 2 วันที่ผ่านมา

    Hoos usoco koley comment raadis baa tahay sidaad comment u akhrin hadaad waxbarashada u akhrin lahayd waa horaan aduunka la tartami lahed😁😁

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o วันที่ผ่านมา +1

    Aby Ahmed - Noble peace prize (Wuxu ku mutaystay In uu ka TANASULAY BADI ETHIOPIA 🇪🇹
    HASSAN DHOQO WUXU Bixiyey BADI Somalia 🇸🇴 sidas darteda NOBEL PEACE PRIZE 🏆 madam uu TANASULAY

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 2 วันที่ผ่านมา

    Adeer majirto
    Dawlad somaliyed
    Wax la dhoho

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan in uusan fiyooben waxaa kaaga daliil ah shlay asagoo gacanta ku hayo gado ayuu faramaajo naceeb uga raray ciidamii awooda lahaa ee somaliyeed kuwaas si qorsho xuma loogu laayey furamaha alshaab

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkan wa washay ee wakhti yu idnka dilin wax wanagsan ma sheego , mana yaqan waxu ka hadlayo wana nin qabil dadaray

  • @IkraanAbdulahi-g4z
    @IkraanAbdulahi-g4z 2 วันที่ผ่านมา

    MD xasan waa diide\doone

  • @Mofamisa77
    @Mofamisa77 วันที่ผ่านมา

    WAXAA OO DHAN WAA QASHIIN XASSAN iyo AHMED WAA TUUGaan ALlah ka baqeeyn, DUCUFO AH,SOOMAAli HADEY SIDAN KU SOCOTO ALLAH DUUL KALE AYUU KU BADALI ILLEEN DIIDE ALLAH INEY KA BAQAAN oo WALAALOOBAAN MUSLIIMIIN DHABA NOQDAAN ,WAA DUUL WADA WAALAN OO IS OGEEYN

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 2 วันที่ผ่านมา

    Waxba yeysan cabadka ka dhaman ader😂

    • @hassanmohamedmohamud8448
      @hassanmohamedmohamud8448 วันที่ผ่านมา

      Nacalad kugu dhacday dhuusa weeyne maxaad runta kudiidi alle ku cadaabye

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    War nimanyahow waxan ogaaday daarood dadka dhiman ee doqomada ah ba loo doorta horta harti iyo mareexan ba ugu liita ee xamar fadhiya ee arintas wax halaga medelo

  • @Mahamedmuktar-h4w
    @Mahamedmuktar-h4w วันที่ผ่านมา

    Qabyaladii kuqaday kuma dhegto

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 วันที่ผ่านมา

    😂 raashin haday rabaan webiga juba maleyga hakalasobaxaan miraha beerahana ha cuneen 😂 waryaada ree gedo maraashin dhacay oo sumeysan ayuu xassan howtal hamag idinku dayey war waxa laad kaladaala 🤗

  • @NaasirXaamud
    @NaasirXaamud 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ku qoslayaa
    Dawlada fadaraaliga ah

  • @MN-rh1vy
    @MN-rh1vy 2 วันที่ผ่านมา

    Kan yaa dowlada ka qabta, ma dhageysto sababto ah wuxuu u dhaqmaa dabadhilf mashruuc kusooqaatey soomaaliye, lkn waan sugeynaa bari madaxweynaha uu taageeri doono ayaan su geynaa hadiiba la iska yeelo,

    • @DeeqMaxamed-s5t
      @DeeqMaxamed-s5t วันที่ผ่านมา

      Yaa dgagayso kubdhahay ayga gurgurte ah yaa dabadhilif ah iyo jareertiisa hawiye

  • @abdirisacksalat3424
    @abdirisacksalat3424 วันที่ผ่านมา +1

    Benale copy oo wararka copying aya tahay

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 วันที่ผ่านมา

    Alla maxaa rer gado lagu sugey magicii mareexaan dhulka ayey lagaleen hadaan nahay mareexaan rer mudug kuwaan rer gado ayaa sharafta nooga ciyaarey waligood sidaas bey ahaan walaahi 😂😂 ciilka caawo ihaayo inaan magaca mareexaan waa inaan u deeynaa marna axmed madoowe u kawa naageey marna xasan unaageeya
    War neeshaas ragga majooga walaahi waa inaan rer mudug udiraan 😂😂

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 2 วันที่ผ่านมา

    Gedo dadkedu wax jiro ahayn , sidaan gurgurte ugumu bashalen, marna axmed madoobe ma hoos geyeyn marna kahoos baxa muu oraahden

  • @maxamedcabdi9900
    @maxamedcabdi9900 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    reer gedo xasan sheekh wuu iska arkooday oo duleystay wuu kusaxsanyahay wayo reer gedo wa dad duloobay oo calooshod ushaqeystayashu kubadanyihin

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 วันที่ผ่านมา

      naa ada Dulooday oo quruntay afka uraayo kala bax Reer Gado, xasan shiikh dadka uu dulaystay waa dani Zanzibar oo malaayiin doolar xamar ugu geeyey oo kursigii Farmajo ugu codeeyey, ka bacdina dabada haraanti looga soo dhuftay iyo qalbi madoobe oo xamza loo adeegsaday

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 วันที่ผ่านมา

    War ninyahow waad bahdilantahaye yaa kusoodirsaday 90 dagaal cey xaqirid qeelo dhaan iyo qabyaalad miya ku jireysa ilaa intee wadi kartaa ninkaan xasan doorasho asagu kusoobaxayo ayuu sameysan 5 sano oo cusub aya u bisile side rabtaa huuuno😀😀😀😀

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer gedo hadey caqli leeyihiin yaa na wiilashioda rag siyaasad isku haya aaney ku gablamin, Xasan dantiisa yuusan idinku daneysan maanta si ay ilmihiina ugu isticmaasho hojoogeyaal…

  • @yuusufmaxamedxasan409
    @yuusufmaxamedxasan409 2 วันที่ผ่านมา

    Hada waxun maadan sheegin geylanow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    waxa duliga ah wa nimanka daarood ee dowlada kujira dadkoda in loo lagu dulmiyo mooye wax kale maqabtan horta xamse wa neef macaaac leh

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 วันที่ผ่านมา

    Damerka xun ma la dilo xasan xaskisa

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan dhiiqo raashinkii intuu bakaraha ka gado uu hoteelada ku dhisan jiray asaga iyo ciyaalka shabeelaha dhexe kasoo bililiqada doonta ee raashinka magaca somaliya ku yimada bakaraha Intay ka gataan hoteelada ku dhista hada garbaharey may lix juuni lasoo aadeen......

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 2 วันที่ผ่านมา

    Yaab wa ku washay juba land danaha kale oo wadanka u bahanyahay codka u shegayo mu goballadisa ka bilabo kan ilahay ha naga so garo yahu bundada muxu dhisiwayay allow alle

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan Maskax Adaygnimaa loo cadaabi 😏

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse วันที่ผ่านมา

    Waxan karabno malaha gurgurte iyo dowladiisa reer Gedo dhib waa is yaqanan fartaag yaa waxka dhagaysanayo he's shameless piece of xaar

  • @King.kong911
    @King.kong911 2 วันที่ผ่านมา

    1

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 2 วันที่ผ่านมา

    Reer gado hadaysan waalayn raashin musqul ku danbay naya ku dagmi maayaan xassan munafaq iyo fartaagna Aamini maayaan

  • @Deeq_official
    @Deeq_official วันที่ผ่านมา

    Bal adiga 24 hours xasan shiiq ku dhagan Tahay inkaar qabtaaa

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan waa madaxweyne ka wanaagsan madaxdii dalka soo martay
    Siyaad barre. 100 kun dilay
    C/llaahu yuusuf 50 kun dilay
    Farmaajo 5000 dilay

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 2 วันที่ผ่านมา

      Mooryaantii usc ka soo billow 1991 oo guryihii Muslimka iyo xoolihii waddanka xataa fiilooyinkii korontada iyo tuubooyinkii biyiha sidii aboor u fiiqday 33 sano meeqa maalaayiin ay dhiigooda qabaan yaaba xisaabi karo

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 2 วันที่ผ่านมา

    Waxan wuxu ku hadlo maqal laxda ah

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 วันที่ผ่านมา

    Hortu nin cuqdad qabo weriye manoqon karaa sow gedo kamid maaha dalka