FAAIIDADA AVOCADOS EE CAAFIMAAD 🥑 HEALTH BENEFITS OF AVOCADOS...HARGEISA | Asiya's tv show

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • Faaiidada caafimaad ee avocados 🥑 ku leeyahay, health benefits of avocados, igala daawo Asiya's tv show iyo Hargeisa. #somali
    SUBSCRIBE / asiya'stvshow
    Facebook page / arzalimassagecenter
    Twitter / tvasiya
    Instagram / asiyas_tv_sh

ความคิดเห็น • 41

  • @mumtaazjama579
    @mumtaazjama579 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Tabaarakaalaaah wallo Asiya hore usoco, waad noo faaiideysay jazakilahu khayr..

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +2

      Shukran mumtaaz wllo qalbiga ❤ayaa kusalaamay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nanaabdul3104
    @nanaabdul3104 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah wll waa maclumaad wanaagsan jazakillahu kheyr wll waan jeclaan laha inad nala wadaagto sidad ugu samaysato quraac ahaanta

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran xbbti insha Allah waan idinla soo wadaagi 🌹💯🙏❤

  • @sahraa.rahman405
    @sahraa.rahman405 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wad mahadsantahay

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walasheya Allah ku xifidiyo manashallah

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Khadija kuligeenba aamiin qaali 🙏❤💖🌹💯

  • @adypicasso3063
    @adypicasso3063 ปีที่แล้ว +1

    wllo assiya wax cana ah maxn isticmala macan ayn leyahye

  • @tamaamabdaziz8332
    @tamaamabdaziz8332 2 ปีที่แล้ว +2

    jazakallh walashay

  • @amaalahmed9734
    @amaalahmed9734 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah walaalo hore usoco noosoo badi video yada

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Amal shukran xbbti insha Allah waan soo dadaali 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @saynabxaji3832
    @saynabxaji3832 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah hbo mcn ❤️💋

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Habo iska warran? Xaaladda? ❤🙏💯🌹

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว +2

    Walashaay mafahmin qofka afkadhada aynaay uficnaayn xanunkaa afsomali igusheeg jzk qayer

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +2

      Afokadhada waxa ku badan feetamiinka la yidhaahdo bootaasiyom markaa dadka feetamiinkaas aan qaadan karin yaanay cunin weeyaan.

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah MashaAllah ilahaay hakudaayo jzk qayer

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran xbbti 🙏 🙏❤❤❤❤❤

  • @marwoahmad3528
    @marwoahmad3528 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah keep gonig sis

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks a lot Marwo 🙏 💓 💗 💕 ❤ ☺ 🙏

    • @AhmedadanAli
      @AhmedadanAli ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay wax badan baan kaa faaiday
      Chlostrol bab qabay
      Waanu iga baxay
      Runa waad ka sheegtay
      Mahadsanid in badan wl

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah wll guulayso

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran xbbti 🙏♥❤

  • @kiimhabi213
    @kiimhabi213 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxn qaba beer subag dufanka iska ilaaliya

  • @kawtharyussuf7632
    @kawtharyussuf7632 2 ปีที่แล้ว +2

    MshAllah 👍🏼

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran kawthar wllo and welcome 🙏❤🌹💯🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @xamseshipiin7370
    @xamseshipiin7370 ปีที่แล้ว +2

    Guuleyso Habo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  ปีที่แล้ว +1

      Shukran habo 🥰🙏🌹

  • @muminoali5582
    @muminoali5582 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaal magaca aad sheegtay oo aan avokaadhaha. Aan isticmaali Karin bal af somaali ku fasir kelmadaas

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Wcs wllo, waa dadka vitamin ka potassium la yidhaahdo jidhkoodu aanu kaydsan karin oo wuu sii daaya

  • @sahraa.rahman405
    @sahraa.rahman405 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qasail buu u eeg yahay xabibti hadan cano lagu darin

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  3 หลายเดือนก่อน +1

      Kolayba sanadkii hal mar in la isa shaybaadho way fiican tahay

  • @ifraaxaxmed7278
    @ifraaxaxmed7278 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxaa layga qalayxameetimacunikaraa

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  ปีที่แล้ว +1

      Kolayba xbbti dhakhtarkaaga kala tasho wixi aad cuni kartid waayo dadku isku xaalado maaha.

  • @fadumocumar7387
    @fadumocumar7387 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaal asiya mahad sanid

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Cafwan xbbti adaa mudan qaali ❤

  • @khaalidyuusufkhalid4256
    @khaalidyuusufkhalid4256 2 ปีที่แล้ว +2

    Lafta avokado u shidan sifiicana u kariya talo gynekologi gmy macalin

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa run taasi mar ayaan rabaa si gaar ah inasn uuga soo hadlo insha Allah 🙏

  • @sundushajji
    @sundushajji ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @sahraa.rahman405
    @sahraa.rahman405 4 หลายเดือนก่อน +1

    Scm