NAJMA NASHAAD FEAT ABDIFATAH ALBAKRI - WEHEL OFFICIAL VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 648

  • @Apdale_2
    @Apdale_2 3 ปีที่แล้ว +156

    Najma nashaD iny fanka kabaxDo alle ubaryaY insha allh way ka baxysa

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +35

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam

    • @moha3591
      @moha3591 7 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw ❤❤

    • @FadxaCabdi-k6f
      @FadxaCabdi-k6f 6 หลายเดือนก่อน

      Swc❤❤

    • @munainaMahamed
      @munainaMahamed 24 วันที่ผ่านมา

      Scw❤

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 3 ปีที่แล้ว +118

    Walalaha muslimaadka waxaan idinku baraarujinaya inaan taagerno barnaamjiyada diiniga insha Allah illhy ha idin sahlo muraadwalba aad leedihin o khayr idin ah 🤲🤲.
    FADLAN SOO BOOQO DARUL AKHIRAH WUXU IDIN SOGUDBINAYA MUXADAROYIN DIINI AH KUSO DHOWOW MAHADSANIDIN 🤝🗻🌍🤲👏

  • @sonkeyali8651
    @sonkeyali8651 3 ปีที่แล้ว +53

    Allh Nasoo Hanuuniyo 😢😢Amiin 😢

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 3 ปีที่แล้ว +35

    Najma nashad wlhi hesta ani ina so qadey umalenya wayo qisada ihystaa ka hesteen❤🤦‍♀️ 2022 hesti drnkyga ka hdlysey soo baxdy hora loyiri
    Fanaanku waa warqadi shacabka😘🙏

  • @lakiboy9904
    @lakiboy9904 3 ปีที่แล้ว +130

    Hesta mesha lagu dubay quruxbadnaa m.a somaliland dhul qurux ayan layn ku garayn from somalia

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 3 ปีที่แล้ว +97

    Ereyada 100%
    Laxanka100%
    Musica 100%
    Codadka 100%
    Muuqaalka 100%
    Dhalinyaro wxn idin rajeeyay caafimaad .mustaqbal , iyo frxad nololeed ❤❤🙏

    • @abdiwaasacqorshe7195
      @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +2

      Jigjiga yar mawaxay noqotay casimad kale oo lagu faano.😂😋

    • @hamzehusein5697
      @hamzehusein5697 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiwaasacqorshe7195 😂😂😂😂😂 haa sxp hargeisa ayay dhaaftay

    • @armaanhassan2675
      @armaanhassan2675 3 ปีที่แล้ว +2

      Cadaabta waa loo shaqaystaa waa dhab xaaji kkk

    • @nimcoyaasin9513
      @nimcoyaasin9513 ปีที่แล้ว

      ​@@abdiwaasacqorshe7195😂😂😂😂

  • @nuurdheere
    @nuurdheere 3 ปีที่แล้ว +54

    NAJMA
    Cishqi laba Wadaagtaynu noowacad u yaal meele
    Wakhti bayna kala raray
    Hadaan wehel ahaan layne
    kuma Waaraynana murugadoo
    Waa sanbaa imane
    warsan dhegaha nacabka ugu tuur weedhuu ka cadhoodo
    A.fatah ALBAKRI
    Wadnahayga Inanyahay
    adaa Waabtayoo degaye
    waaxyaha jidhkaygiyo naftaad
    ila wadaagtaaye
    wacyi maanta adagbaa maruun noo waanaag faliye
    Ha wer-werin Walaac yuu ku gelin samirna weel buuxso
    KOORAS
    isku wiirsan maynoo
    dantaan wada jiraynaaye
    kala Waaban maynoo beraan waabaynaa aqale
    Isna Waayi maynoo
    ALLAY noo wakiil ahe
    wax-san filo war khayrliyo samoo Wayne talo saaro
    Najma
    Wejigaaga goortaan arkaa
    Wahabku duulaaye
    waaxyahan ku tabayaan marnaba weecan karahayne
    Adaay kaa walwalyaan sidii wiilyaroon dhalaye
    Iwaraabi weedhaha jacayl wadajir Waa guul
    A.FATAH ALBAKRI
    Waxa dumar asaaga ah qurux waad ka wadataaye
    Waqtigayga ugu badan adaan kugu waraystaaye
    Qalbigaad ku wayntahay ku jecel oo ku weheshada e
    Caashaqu Ha waaree wax-lura aan ka wada dayrno

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 3 ปีที่แล้ว +13

    Najma codkaga aad iyo aad o uu ficanyahay…. 🎶 🎤 👏 Gabarta ugu cod macan 🔥

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi7 3 ปีที่แล้ว +42

    Wale wiilkan ka helayba shaxshaxdisa ❤️ Abdifatax

    • @xafsafaysal5444
      @xafsafaysal5444 3 ปีที่แล้ว +1

      Fanan hayskaba ahate edaba ka muqato

    • @CiiseAbdiwahid
      @CiiseAbdiwahid ปีที่แล้ว

      Happy ha Ku MaQaSho😂😂

  • @KACDOONKA_SHACABKA
    @KACDOONKA_SHACABKA 3 ปีที่แล้ว +143

    NAJMA NASHAAD ANOTHER LEVEL❤❤

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER 3 ปีที่แล้ว +154

    Wlhi Bilahi Hdaan Aqriyo Commetigan Like Ban Ku Saraa 👍

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 3 ปีที่แล้ว +135

    Najma Nashaad Another level 2022 is the best one ❤🎵☝

  • @maxameddeekh4623
    @maxameddeekh4623 3 ปีที่แล้ว +14

    Hada lais xaqirayniin
    Fanka somali waqal wstudio
    Meel Bay kaso sartay 🥰

  • @siadabdulahi2822
    @siadabdulahi2822 2 ปีที่แล้ว +9

    Ismuujiya inatay qisada heestu ka tarjumaysow xaaladay kujiraan heestan waxaad mooda ereryada inay aniga qof igu qaaliya inay na taabatay xaqqiq qofkii ila mida halkan kasoo muuqo hees iyo badh walahay 💚⚪️❤️

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 3 ปีที่แล้ว +17

    Najma Nashaad Nalka Fanka Somaliyeed ❤
    Laxankii Khaalid Kaamil🔥

    • @hamz233
      @hamz233 3 ปีที่แล้ว +1

      Laxanka Waan dareemay inuu nin culus leeyahay wiilka gobolka raga 🔥

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 3 ปีที่แล้ว +17

    Aduunka khadar waqal iyo asxaptiisa dheernahay quruxda 💚💬❤💯

  • @asmaabdullahi5525
    @asmaabdullahi5525 3 ปีที่แล้ว +14

    Allah nasoo wada hanuunyo 🤲🤲🤲🤲🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼

  • @haykal8052
    @haykal8052 3 ปีที่แล้ว +11

    Najmo najaD MARKII Aad Hees soo Qaadaba mid maa soo Caan Saari RapTaa see waayE YaQeE ma Na Waallii RapTaa macnTo🤩💯

  • @Zeynking25
    @Zeynking25 3 ปีที่แล้ว +39

    Magaca Najma markan Maqlo Naag aan iska Jeclaa Bari Oo WaaLatey Ban so Xasusta Tolow Ma Ayada 🤣😂. KEEP GOING WALASHEY 😍😍

    • @umalkhayraadam9230
      @umalkhayraadam9230 3 ปีที่แล้ว +4

      Nin walan baad tahay wle😂😂

    • @Zeynking25
      @Zeynking25 3 ปีที่แล้ว +2

      @@umalkhayraadam9230 waxasi wa iska kaftan

    • @najmaismail9485
      @najmaismail9485 3 ปีที่แล้ว +2

      Hayay 😱warya magaca nogada ciyarta xuuxow🦍🦍🐒

    • @seynabmohamud2016
      @seynabmohamud2016 2 ปีที่แล้ว

      Waraayaa adaawalan

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 3 ปีที่แล้ว +6

    Maanta uun bay hees macaan soo qaaday waxa dhadhanka uyeelay waa laxankii khaalid kaamil gacaytaha fanka casriga ah

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว +7

    Najma nashaad gabadh qalbi fiican oo fananinta oo dhan wada qiimaysa oo aan is wayinin hore u soco

  • @ilwaadsiciid9174
    @ilwaadsiciid9174 3 ปีที่แล้ว +10

    WarSaN DhaGaHa NacaBka uguTuur weedhu ka CadhooDo..😎 heeS waY dhaaFtaY🔥

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 3 ปีที่แล้ว +24

    Heesta another Level waye ❤️💯
    Even background kasii daran KEEP NASHAAD MY FA👏👏👏

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 3 ปีที่แล้ว +102

    Another level 👍 💯
    Behind 🎬 scenes 100%
    Editing 100%
    Music 🎶 100 %
    Voice 100 %
    Layaab amazing 🔥🔥💯👍❤❤

  • @muhyadinabdi
    @muhyadinabdi 3 ปีที่แล้ว +5

    Najma Nashad hadaYna jiri lahaYn Ninkan Lama aQonsadeen🤣👈
    Najma nashad Keep going❤💪

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 3 ปีที่แล้ว +23

    The queen is back 🔥🔥🔥

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 3 ปีที่แล้ว +7

    Another level najma nashad iyo Abdifatah
    Wajikaga marka arrka wahabku duula 🥰🥰😅

  • @bashkaasensio4176
    @bashkaasensio4176 3 ปีที่แล้ว +6

    Najma nashaad gabar soo baxday another level🤙💯

  • @Salmo-tr7hk
    @Salmo-tr7hk 6 หลายเดือนก่อน +2

    Heystaan waxaan dhaageeysan jiray markee soo paxeeysay sxpkeey i bare waxaan la sheekeysan jiray wiil farhad yasin la dhashay walaalkiis ka yar ahaaa markuu Hassan sheekh wadanka la wareegay xukunka ayuu dalka ka tagay iyo shaqadiiisiiipa saas u kala fogaanay markuu maalmuu baxaaye ayaa heestaan wada dhageysan jirnay ilaa hada waan dhageeystaaa aniga 😭😭😭😭😭

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 3 ปีที่แล้ว +27

    What a song 🎵 WeheL ❤
    Another level editing Khadar waqal 🔥
    NAJMA NAZHAAD FIRE 🔥

  • @yuusufchanel3541
    @yuusufchanel3541 ปีที่แล้ว +5

    Marakaw hppi aroos kadib hadad dawatay like ta hayla dhafin

  • @liipaanziztohmustaffe5994
    @liipaanziztohmustaffe5994 3 ปีที่แล้ว +5

    NAJMA NASHAD allow xsakaYga noqotaa🥰🤲🤲

  • @nasrocumar2508
    @nasrocumar2508 3 ปีที่แล้ว +3

    Wwww eriyadaa aad ayee isaameyeen waa hees top ah 😘😘😘🤗🤗

  • @hassandesigner2802
    @hassandesigner2802 3 ปีที่แล้ว +10

    BerBera CaasimaDa 2023 🥰🤞🏿❤

    • @sayidcalimawliid
      @sayidcalimawliid 4 หลายเดือนก่อน

      sayidmawliid 😮😢🎉😂❤❤❤❤the

  • @nabiihaabdilahi
    @nabiihaabdilahi 3 ปีที่แล้ว +8

    Isna waayi maynoo alaa inoo wakiil ahee
    Best song 2022

  • @mohamedomer3483
    @mohamedomer3483 3 ปีที่แล้ว +6

    Isna waayi mayno allaa inuu wakiilee 😭
    Inte sideeyda single ah alle aya inu maqan

  • @hassankkk824
    @hassankkk824 3 ปีที่แล้ว +9

    Najma Nashaad Another level 🥰🥰😍😍😍

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaaasalam erayada bashir sacad ee qiimaha badan iyo laxankii khaalid kaamil junuudii fanka halkaa ka wada sxbyaal

  • @abdulahiali6803
    @abdulahiali6803 3 ปีที่แล้ว +10

    Duubista💯
    Adam lagezy💯🎹
    Another level✔

  • @Khalid_Apdirisaaq
    @Khalid_Apdirisaaq 3 ปีที่แล้ว +4

    Laxanka khaalid kaamil kaalay arag another level wlhy

  • @muwahibmukhtaar1469
    @muwahibmukhtaar1469 3 ปีที่แล้ว +3

    Macha allah waqal waa layaabay
    Ninka hargusa shitaa
    Gacan dahable khadar waqal
    ✌✌✌✌✌❤

  • @islaam964
    @islaam964 3 ปีที่แล้ว +12

    Another level
    Wlashy najma nashaad❤
    Qaraabo hayla dhaafina liketa❤

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 3 ปีที่แล้ว +8

    WaQal studio the best music video producer in horn of Africa

  • @sahraisse6100
    @sahraisse6100 3 ปีที่แล้ว +2

    Wersan dhagaha nacabka uga tuur
    Weedh uu ka cadhoodo wow🥰
    Queen Nashaad the one and only 👸💯

  • @siciidokay.5447
    @siciidokay.5447 3 ปีที่แล้ว +3

    Jennifer Lopez ta Somlida Najma Nashad Jir oo joog Walaashey. ❤❤❤
    Waqal team Big respect 🙏 🙏

  • @mudezabdullahi2018
    @mudezabdullahi2018 2 ปีที่แล้ว +2

    Najmo nashad
    Nag dumarka wax deer
    Keep going 💪 ✨
    Boqorada fanka

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว +7

    Another level best song layaab layaab🙏👇🤩

  • @ubaxcabdulqadir1588
    @ubaxcabdulqadir1588 2 ปีที่แล้ว +3

    Najmo hess shidan waaye wlle emotionally 🥺

  • @kaltunmahamud3501
    @kaltunmahamud3501 3 ปีที่แล้ว +3

    Isna waayi maynoo
    Alla inoo wakiil ahee 😓🥰

  • @abdikarimkadiye2060
    @abdikarimkadiye2060 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow 👏👏👏 another level khadar waqal najma n nice 👍 keep going

  • @jamacabdi6236
    @jamacabdi6236 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees waakhti laa galiyaa caadi maaha walhy👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🤩😻

  • @farhia.Mohamed
    @farhia.Mohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooygii fanka for a reason 🔥

  • @guureeye8459
    @guureeye8459 3 ปีที่แล้ว +5

    Erayada bashiir sacaad
    Laxanka khaalid kaamil
    Codkadka najmo nashaad iyo cfitaax
    Woow another level

  • @AhmedMustafa-nn6oy
    @AhmedMustafa-nn6oy ปีที่แล้ว +6

    🇸🇩I do not understand, but I love this song, I am from Sudan

  • @filsanabdilahi1342
    @filsanabdilahi1342 3 ปีที่แล้ว +4

    Wax kle heesta fananiinta iyo duubita iyo meeshaba 💯💯💯

  • @hoodoahmed4545
    @hoodoahmed4545 ปีที่แล้ว

    Qalbigaad ku weyn thy ku jecel
    Oo ku weheshadaye😢❤ Mr X❤

  • @najaheenakaran1691
    @najaheenakaran1691 3 ปีที่แล้ว +5

    Inanta kaliya ee qurux io cod isku darsaty 💯💞

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow wiilka cod baaa u hoydey 👌👌👌

  • @mohammedibrahim-hs2cc
    @mohammedibrahim-hs2cc ปีที่แล้ว

    Najma nashaad and abdi fatah albakri haa haa haa ayan uhaya heesta ereyada iyo sidey isugu dhacaysa i cajabiyey aniga ❤❤❤

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani 3 ปีที่แล้ว +4

    AL BAKRI IYO NASHAAD WAALA YAABAY 🎶🎶WAQAL

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 3 ปีที่แล้ว +30

    WOW TWO LAGENDS Najma Nashaad ft AbdifitaH Albakri another level but they sing❤🥰
    Voice=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Melody=💯
    Vidoe=💯
    Edinting=💯
    The one and only lagend khadar waqal keep on brother📸📸📸📸📸📸📸📸📸❤🥰💪

    • @najahmahamed6282
      @najahmahamed6282 2 ปีที่แล้ว

      Aaaaoaaaa afvjjaaaaa as see aaA Is not the named recipients computer science from Dr Chazmin and a AASoovvSb 4484%. 8500

    • @najahmahamed6282
      @najahmahamed6282 2 ปีที่แล้ว

      SaaAwlzYwAd

    • @bahjaabdikani224
      @bahjaabdikani224 ปีที่แล้ว

      12345678

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 3 ปีที่แล้ว +9

    Cishqi laba wadaagta nahoo wacad u yaal meele✌
    wakhti baa ina kala rarey hadan wehel ahaan layne👫
    Wakhtigayga ugu badan adan kugu wareystaaye❤
    kuma warayno murugadoo waasan baa imaane 🥰
    2022/1/14 Friday Dhamaantiin farxad igu noolada ❤👏

    • @amranahmed4971
      @amranahmed4971 3 ปีที่แล้ว

      Ax maalintaas wlhi maalin madow bay noo ahayd 14kii bishan bisadayadi baa naga dhimatay

    • @asmiitaaragsan5536
      @asmiitaaragsan5536 3 ปีที่แล้ว

      @@amranahmed4971 waan ka xumahy sister

    • @amalhajji7575
      @amalhajji7575 2 ปีที่แล้ว

      Cajiib

    • @asmiitaaragsan5536
      @asmiitaaragsan5536 2 ปีที่แล้ว

      @@amalhajji7575 sbb huuno

  • @rashidadan8274
    @rashidadan8274 3 ปีที่แล้ว +9

    DJ ADAMS, brother your Music hits different 👌 💯 🎶 🔥

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 3 ปีที่แล้ว +6

    Najma nashaad another level 2022 is the pest one ❤🔥

  • @zaki5128
    @zaki5128 3 ปีที่แล้ว +2

    Music 🎶🎹🎸🎹💯 Dj Adam wx kle weye

  • @arezona4291
    @arezona4291 3 ปีที่แล้ว +11

    What abackground amazing 😍#khadar #waqal on five🔥

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 3 ปีที่แล้ว +17

    Another level 💯💯🔥 lyrics💯💯🔥 voices💯💯🔥music🎶🎹💯🎻🎼🔥 editing 💯💯melody💯💯🔥 laayab iyo vocal recorder 🎙🔥💯 waqalstudio amazing🔥🔥💯🎶📸

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going waqal wstudio 1 The best 👌

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 3 ปีที่แล้ว +11

    Another level
    Laxanka 💯
    Music 🎵 💯
    Camera 💯
    Codadka 💯
    Keep going waqal 😊🥰

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +4

    The queen is back with a #new boy.😋😋😋

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 3 ปีที่แล้ว +5

    Best beat maker in somalia DJ ADAM this is fire best beat

  • @SayidkaSaydka-gw5gv
    @SayidkaSaydka-gw5gv ปีที่แล้ว +1

    100,k paan dhgaystay heestan another level

  • @miskicabdi2772
    @miskicabdi2772 2 ปีที่แล้ว +1

    Wacyi maanta adag baa mar uun noo wanaag faliye
    Ha warwarin walaac yuu ku galin samirna weel buuxso
    19/3/2022 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️😭😭😭😭

  • @aidarouselabe23
    @aidarouselabe23 3 ปีที่แล้ว +20

    What a Song! Najma & Albakri MUCH LOVE

  • @mahmoudabdikariem9909
    @mahmoudabdikariem9909 3 ปีที่แล้ว +4

    Najma nashaad boqorada Fanka 😉🥰👸

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +4

    Al Bakry another level ❤❤

  • @Autumn-g8h
    @Autumn-g8h 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow, Ninkaan waa shidanyahay. Najmana caadi ma ahan.

  • @dumarkaabaabdi986
    @dumarkaabaabdi986 2 ปีที่แล้ว

    Waqti beyna kala rarey
    Hadaan wehel ahaan lahayne
    Kuma warenoo murug
    Waa san baa imane....

  • @soumeyaamoudawaleh4025
    @soumeyaamoudawaleh4025 2 ปีที่แล้ว +2

    100%❤👍Another level najma nashaad iyo abdifatah albakari

  • @abdisalanlewandoskeofficia5330
    @abdisalanlewandoskeofficia5330 2 ปีที่แล้ว +5

    Heesta macaankega waxa kadanbeeyey DJ Adam Another level music

  • @shamacinolosha3694
    @shamacinolosha3694 2 ปีที่แล้ว +1

    Iwaraabi weedhaha jacayl
    Wadajir waa guuule💜

  • @zhaafinhochannel4215
    @zhaafinhochannel4215 2 ปีที่แล้ว +1

    two legand keep going ✊👊 Najma dhoola Cadeynta in Ka hesha 👌🎹🎸

  • @koronto947
    @koronto947 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waa another level 💯❤❤

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxano GaaLadu wxY Tiraahdah onther Level ❤👑

  • @faysaljama5835
    @faysaljama5835 3 ปีที่แล้ว +1

    War hortu heesta waxabaa khadan waliba abwaanka waxay hadaan guri yagleey ee aan iska war hayno lakin waqal watageeraa de najmana waa iyar codfiican lakiin heestaan waxay kudoortay idaa og lakiin khallad wuu jiraa meesha lugu duubay masha allaa

  • @muxuboqasinjamac8893
    @muxuboqasinjamac8893 3 ปีที่แล้ว +4

    najma nashaad fanaanada sanadka kep going ❤❤❤❤

  • @abdirahmanbulshaawi1
    @abdirahmanbulshaawi1 3 ปีที่แล้ว +4

    Najma nashaad waa ku wataa my sister queen keep going

  • @TheWacan
    @TheWacan 3 ปีที่แล้ว +5

    Yaa Halaa Yaa Axla Naas🥰😇😚🤗 you are guys so cute with best action 🎬 ilahow dhulka no barakee quruxda dhulkeena wax kale.

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 ปีที่แล้ว +1

    waqal studio best east africa music channel
    najma nashad the one and the only s/land superstar girls keept going

  • @caydaruzmustafe2276
    @caydaruzmustafe2276 2 ปีที่แล้ว +1

    laxanka khaalid kaamil 🔥
    Dj Adam🔥
    waqal studio🔥
    najma najaad v Abdifatah🔥

  • @dekaabdi8214
    @dekaabdi8214 3 ปีที่แล้ว +2

    another level Najma nashaad♥️🤘

  • @dmohamed
    @dmohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    Fanaankaan caadi maaha codkiisa iyo hibadiisa, mustaqbal faneed buu leeyahay

  • @wadajirchanel8780
    @wadajirchanel8780 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestani waa hees Laga Soo shaqeeyey laba legendna wey is Heleen wax ka sii shidan ban ka filaynaa

  • @hamsexadaari644
    @hamsexadaari644 3 ปีที่แล้ว +2

    Najma nashaad inta Ila aragta inay nagaha wax dheertahay liketa haysku muujiya 😁✌️🙏

  • @Xmuudi68
    @Xmuudi68 3 ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio another one best video wad ka baxzaten 🔥

  • @abdimoh
    @abdimoh 3 ปีที่แล้ว +4

    waar heesta warkeeda isiiya illaa xalay waan kuso celceshanayaa uune illaahaw hanakala rarin ee nasoo ururi🤣❤️

  • @camirqanciye3942
    @camirqanciye3942 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaar waaa heestii kaliyeen dawado ee aan ka helayba

  • @waaniyetube9439
    @waaniyetube9439 3 ปีที่แล้ว +9

    Creativity is the most important to become leadership

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 3 ปีที่แล้ว

    Dj aadam ya u jeeda wlhi waxpa lagama qaban karo
    Lamana xaqiri karo waqal packroundka iga gadan laxana hadalkiisa da alfanaan khaalid kaamil fanki o qofa alle haku daayo likta hayla dhaafina