Qaabkaan u xaree CHEVENING Scholarship A _ Z.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Our New Website: somalischo.com/
    Telegram group: t.me/SomScho. t.me/+MKi2aNh-...
    PLZ subscribe and like our channel
    You can also follow me on social media
    📸 Instagram - / yusuf_shire.. .
    🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
    🔵 facebook - / yuusuf99​
    CAMERA GEAR
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    Affiliate links
    📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
    📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
    📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
    ▶️ My FAALLOBUUG Playlist
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    DISCLAIMER
    This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
    However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
    Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

ความคิดเห็น • 92

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wll ma master uunba mise degree uu leeyhy

    • @yusufshire
      @yusufshire  10 หลายเดือนก่อน

      Master un

  • @Birdia423
    @Birdia423 8 วันที่ผ่านมา

    Refrencka qofka inoo uk joogo mey ku xirantahy mise thnks wll

  • @Afka_nool
    @Afka_nool 11 หลายเดือนก่อน +2

    scholarshipkan ma waxa loogu tala gly only dadka udergraduate degree ga dhameeyey

    • @yusufshire
      @yusufshire  11 หลายเดือนก่อน

      Haa

  • @mmadam
    @mmadam 14 วันที่ผ่านมา

    yusuf sxb wad mahadsan tahay sideen offer ugu dalban kara jamacadaha n rabo inan apply gareyo rajo intee la eg ayan ku qaba ina ka helo caqbalad tankle wajid miya inan offer ku sameeyo jamacaha

  • @hkazkar7349
    @hkazkar7349 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad submit to chevening hda dhaho ma jiresa fursad kle ee wx uga badalo xogteda mise wan badali kara inta uu furan yahy applicationka

    • @yusufshire
      @yusufshire  11 หลายเดือนก่อน

      Qaybta documents ka lagu gurayo uun baa wax lagu shubi kara inta kale way xirin 7 bisha

    • @hkazkar7349
      @hkazkar7349 11 หลายเดือนก่อน

      Ustad wan garaty tusale hda qeybta kowad education background wa galshe iyo work experience ga mrka submit ayan dhahy kas sida ayu ku dhamdy soma ahn

  • @mohamedbulshaawi4668
    @mohamedbulshaawi4668 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp jaamacad weli magaarin from 4 baan ahaymarkaa ma xaraysan karaa scholarship

  • @Captain_Magudbe
    @Captain_Magudbe หลายเดือนก่อน

    ustaad kuwa sample-ka ah ee google gelin karaaa essays-ka

  • @cayniahmad2743
    @cayniahmad2743 2 หลายเดือนก่อน

    Waqtigee laxareyaa wll yacni bilahee

  • @nomadmarketing680
    @nomadmarketing680 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Document aad ku xareynaysid yaga oo Hardcopy ah baa laga rabaa Interview sidaa Shahaadada Jaamacada, Reference Letterska iyo English Test.
    Mahadsanid

  • @mahadyusuf5640
    @mahadyusuf5640 ปีที่แล้ว +2

    Aadbaa kaaga mahad celinaa
    Mr Yusuf
    Waxaa ku weydinaa condition ka iyo unconditional Ee jamacadaha sidee ku oganaa shuruudaha ey jamacadaha rabaan.

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว +1

      Jamacada website keeda ayaad xogta dhan ka helin

  • @we252-ei8jy
    @we252-ei8jy ปีที่แล้ว +1

    asc ustad yusuf shire applicationka cheavining waxuu nawadeiinayaah INTERVIEW LOCATION SUAASHAA MAKA TAGI KARAA?

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      May wad ka jawabin

  • @abdirahmanmohamed4117
    @abdirahmanmohamed4117 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Brother for sharing such an informative video with us . Keep up the great work

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      You welcome and pls share and spread the video

  • @YpTuto
    @YpTuto ปีที่แล้ว +2

    hadii ay macbultahaye majiran fursadokaley ay so bandhigaan dowladaha luqada fransiska ku hadlo idaa " suisse , belgique , france , canada "

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว +1

      Haa way jiran waan so dhigin dhawan insha allh

    • @YpTuto
      @YpTuto ปีที่แล้ว

      @@yusufshire maxadsanid wll 🙏

    • @ubeshwarsame980
      @ubeshwarsame980 ปีที่แล้ว

      qaabke lo raadsada course ga wll mhadsanid

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox ปีที่แล้ว

      @@ubeshwarsame980 waa inaad google-ka baadhaa

  • @mohamedkobra2305
    @mohamedkobra2305 ปีที่แล้ว +1

    Wlla suaal ayan qaba chevining gormay ku shegayn inad heshay deeqdan jamacada se iyadan gormay ku qabalayan

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Interview gu waa bishi 3 aad. Jawabta finalka ahna waa June.

  • @drsmariam4748
    @drsmariam4748 ปีที่แล้ว +1

    Ustad suall baan ku weydiinaya adoo raliya CGPA jmcda waa 93/110 marka meeqey udhikmata GPA ahan ii sheeg walla

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Sxb google ka geli website you badelaya jira

  • @AhmedMohamedAdan-v3y
    @AhmedMohamedAdan-v3y ปีที่แล้ว +2

    You are always eager to share golden opportunities around the world with us. Thanks, Ustaad, for the unforgettable efforts you put in for your people. Keep up the good work!

  • @AishaMustaphe
    @AishaMustaphe 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad rankigu waa mxy

    • @yusufshire
      @yusufshire  10 หลายเดือนก่อน

      Kala saraynta say ukala horeeyaan

    • @AishaMustaphe
      @AishaMustaphe 10 หลายเดือนก่อน

      @@yusufshire haa sax shukran

  • @feisal4866
    @feisal4866 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc yusuf, documentska shahadadii dugsiga sare maku dari karaa?
    Ama short courseska aan ka qaatay internetka certificatekoda.
    Mahdsanid wll

    • @yusufshire
      @yusufshire  11 หลายเดือนก่อน

      Muhim maahan lkn cv gaaga ku xus

  • @shaaficibile6672
    @shaaficibile6672 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Mahadsanid wax badan oo xog ayaan ka helay muuqaalkan. Su'aalo ayaan rabaa inaan ku weydiiyo adiga oo mahadsan.
    1- Qeybta Dukumentiis-k, Meeqo Dukumenti ayaa la iga rabaa?.
    2- CV miyaa la iga rabaa?
    3- Reference iyo recomendation maxay ku kala duwan yihiin?.
    Ugu dambeyn dukumentis-ka ma isku xiraya, tusaale shaahada, transcript-ga, Shahaadooyinka kale, mase hal hal ayaan u galinayaa?.

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว +1

      Ada mudan documents ka ilaa 15 ba u badan lkn so koob cv kuma cadavin la rabo lkn mid fcn hada hayso wad gudbin karta. Reference Iyo recommendation ma farqo uma dhexeeyo.

  • @abdimajiidjirde
    @abdimajiidjirde ปีที่แล้ว +2

    انا اول شخص واخر شخص ❤

  • @shuaibali5437
    @shuaibali5437 11 หลายเดือนก่อน

    sxb waxan ku sualaya sadaxda jmacad e an dortay miya badali karaa ilen sadaxdaba maba ku jirto somalia eligible umahan

    • @yusufshire
      @yusufshire  11 หลายเดือนก่อน +1

      Wad badeli karta hada interview ga uso gudubtid ado mid kale ka haystaa aqbalaad

  • @ridwanmohamedadare2701
    @ridwanmohamedadare2701 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb aad u mahadsantahy, jaamacaduhu lakin waxay rabaan IELTS AMA TOEFEL

    • @yusufshire
      @yusufshire  11 หลายเดือนก่อน

      Haa wll

  • @mohamedali-ip5sx
    @mohamedali-ip5sx ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waad mahadsantahay suaal lakiin ducoments wakhtiga danbe lagaa rabo sida.warqada aqbalada jamacda iyo kuwa waxbarashada. Sidee hadhow portal's u gelin karaa hadaan iminka submit dhaho.

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Portal ka qaybihi hore eed dirty uun baa xirmaha meesha warqadaha la gelinayo waa ay furnaan

  • @DrAsmaa-l2u
    @DrAsmaa-l2u ปีที่แล้ว +1

    Qolyaha Somaliland jooga linkiga Somalia ayay ka galayaan lkn marka registration ka qaybta Country/territory of residence ma isla Somalia ayaa la dooranyaa mise Somaliland oo iyaduna ku jirta ayaan doorna?

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Hadi Somaliland ku muqato Doro

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +2

    Ka faa'iideysi wacan saaxibayaal

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Thanks si share garee fadlan

  • @drsmariam4748
    @drsmariam4748 ปีที่แล้ว +1

    Ustad awey linkiga marka

  • @abdiwahabfarhan8523
    @abdiwahabfarhan8523 11 หลายเดือนก่อน +1

    Bro - anigu waxan ka qatay master kaygii - Ethiopia oo an scholarship ka helay marka ma galin kara waxa dhib ah maygu kenaysaa -

    • @yusufshire
      @yusufshire  11 หลายเดือนก่อน

      Waa gelin kartaa waa caadi

  • @abdalletech3927
    @abdalletech3927 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad ayaad umahadsantay 🎉 lkn ustad hadii aanan reference haysan maxaa xal ah oo lagu codsankaraa

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Reference wa inaad keenta waa qodob waajib ah

  • @kaare6194
    @kaare6194 ปีที่แล้ว +1

    ustaad aad baa u mahadsantahay, waxaa rabay inaan ku waydiiyo conditional iyo unconditional inaan labadaba chevinning usoo gudbiyo ma qasabaa mise waa kolba mida jaamacada aan ka helo?
    mahadsanid ustaad!!!!

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      May ugu danbayj unconditional baa lagaa rabaa

  • @YpTuto
    @YpTuto ปีที่แล้ว +1

    Wll youssouf waxaan ahaye arday heer djibouti aad baan u jeclahay fursadahad nalawadagtid allah haa ku abalmariyo

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo thanks si share garee

  • @feisal4866
    @feisal4866 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxan ku waydinaya 2 reference ma ayaga xarenaya mise ada kaso qadaya reference letterska kadib gmailkaga ka xarenya..

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว +1

      Adaa kaso qadanaya cidi ku qortay kadibna systemka Ku upload garaynaya

  • @AhmedMohamed-wx2nz
    @AhmedMohamed-wx2nz ปีที่แล้ว +1

    Fees
    England 18400 GBP for Year 1
    Northern Ireland 18400 GBP for Year 1
    Scotland 18400 GBP for Year 1
    Wales 18400 GBP for Year 1
    Channel Islands 18400 GBP for Year 1
    EU 31100 GBP for Year 1
    International 31100 GBP for Year 1 iyaku waxay yidhaheen 22000 wixii ka badan adaa isku qaba, international kuna waa ka badan yahay marwalba koorsooyinka oo dhan, chevening miyuu ka duwan yahay walal.

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Kuliyadaha badi kama badna 22000 wad eegi karta jmacadaha

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox ปีที่แล้ว

      miyaanad deeqda doonayn "unconditional Letter-ka" hel kadibna kadibna gaaladan chevening baa qabta hadduu ilaahay kaaga qoray

  • @abdifitahmuhudin9421
    @abdifitahmuhudin9421 ปีที่แล้ว +1

    Yusuf zxp telegtamka igusoodar waan ubahnahy groupkaas

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      scholarships for Somalis ku qor waad helin

  • @NaturalEnvironment224
    @NaturalEnvironment224 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waxaan kaa Codsanayaa inaad noo soo Gudbiso Jamacadaha aan Shuruuudaha Nagu xidhayn sida ITLS

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว +1

      Wan baarin mase badna

  • @mohamedmohamuudali8297
    @mohamedmohamuudali8297 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad
    Waad mahadsantahay
    Waan daawaday lkn dhinaca english waxa lagaaga baahan yahay baa war ka jiraa IELTS dadka badan kooda maheeystaan ee maxaa xal noqon kara

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Hada lagaagama baahna jmcda oaga yaaba taasna waqti wa haysata waad diyaarin karta

  • @safaacadey8080
    @safaacadey8080 ปีที่แล้ว +1

    Wlal yusuf aad iyo aad umahadsanthy ilaah kheyr haku badalo
    Wlal anigo Jmcadaha xarayn chevening ma xarayn karaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Haa wllo jamacadaha waxad xarayn karta sanadka cusub ila 7 aad ugu danbayn

  • @AbdullahiAli-l2e
    @AbdullahiAli-l2e ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay inbadan waxaan kuweydiinaa jaamacadda aan doortay sigooni ah miyaan apply udhahaa oo intan radiyo ama doorashada aan kadoortay scholarship ayaa igu filan mahadsanid wll

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Jamacadaha si gooni ah baad u raadin

  • @user-xe5cp2th9q
    @user-xe5cp2th9q ปีที่แล้ว +1

    thanks bro

  • @ubeshwarsame980
    @ubeshwarsame980 ปีที่แล้ว +1

    jamacada an ku waydinayn TOEFL ama IELTS ma jiran

  • @safaacadey8080
    @safaacadey8080 ปีที่แล้ว +1

    Wlal ma igu caawi kartaa ietl course

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว +1

      Instagram ama gacebook msg iiga soo qor

  • @AliibrahimHassan-g4n
    @AliibrahimHassan-g4n ปีที่แล้ว +1

    Walal qaali inta kaala soo xariiraa plz

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Social media yusuf shire

  • @ubeshwarsame980
    @ubeshwarsame980 ปีที่แล้ว +1

    documentiga hada looma bahna wll

  • @ubeshwarsame980
    @ubeshwarsame980 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll sample essays nala wadag

    • @yusufshire
      @yusufshire  ปีที่แล้ว

      Telegramka ayaan so dhigay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +1

    Thank you mahadsanid

  • @cagtahaaji3058
    @cagtahaaji3058 ปีที่แล้ว +1

    Guul insha allah rageynaa