Xogta Safarka Farmajo Moqdisho,Garowe & Sool, S/Land oo ku kacday Abiye, ItobiyaOo TPLF & Amhara oo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @shamsomaxamuud-f1y
    @shamsomaxamuud-f1y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fromajo is the best of all may Allah protect him.

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow 2 หลายเดือนก่อน

    1 Shariif

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa in lagula xisaabtamaa iskumilankii cadowga iyo mida ookala aqoowaayay

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 2 หลายเดือนก่อน

    C.raxman Abdishakuur halagubadalo wayo waan soo aragney farmaajo iyo sheekh shsriif

  • @AbdiGarre
    @AbdiGarre 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh Sharif ayey u badantahay madaxweynaha imaan doono haddi RABBI idmo inshaALLAH

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 หลายเดือนก่อน +6

    ANIGA QABYAALAD MA AQAANO WADANKA SOMALIA WAXAA HOGAAMIN KARA FARMAAJO

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdiraxman C'Shakur Imaraad ayuu xidhidhi laleeyahay ma rabo

  • @nuurdahirali8437
    @nuurdahirali8437 2 หลายเดือนก่อน

    Shariif Ayaa mudan

  • @RuqiyoCabdi-k1h
    @RuqiyoCabdi-k1h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa dalka hogsamjnkara farmaajo

  • @iali8540
    @iali8540 2 หลายเดือนก่อน +1

    FARMAAJO WAA DOQON GACAN KU DHIIGLE AH.

  • @mohamedabukar3128
    @mohamedabukar3128 2 หลายเดือนก่อน +3

    1. Faramaajo 2sh. Shariif3.cabdishakuur

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masaxweyne cusub oo dhalin yaro ah

  • @CumarDeeq-t1g
    @CumarDeeq-t1g 2 หลายเดือนก่อน

    Sh.sharif ayaa ku haboon.

  • @Ahmedkabal
    @Ahmedkabal 2 หลายเดือนก่อน

    Sherif 1

  • @axmedgambol-ty1jy
    @axmedgambol-ty1jy 2 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 หลายเดือนก่อน +1

    ANIGA WAXAAN QABAA DAROD IYO HAWIYE IN LAGA TAGO MARKAN JAREERNA LOO CODEEYO

  • @XuseenwaliSuudi
    @XuseenwaliSuudi 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh.shariif.hadii.ale.laga.baqayo

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 หลายเดือนก่อน

    Laba Dastuur >>> micnaha waa laba Dowladood.

  • @AlinuurXusai
    @AlinuurXusai 2 หลายเดือนก่อน +3

    Fatmaajo

  • @mohamedabdulqadir5574
    @mohamedabdulqadir5574 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga ma ihi qabiilada ay 3dexdaan kasoojeedaan laakiin rayigeyga farmaajo

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 2 หลายเดือนก่อน +3

    M/Cabdullahi Farmaajo

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 หลายเดือนก่อน

    Asc, waxaa mudan sheekh shariif oo dalka badbaadin Kara,ok

  • @CumarDeeq-t1g
    @CumarDeeq-t1g 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh sharing ayaa mudan boqolkiba bowol

  • @issakmahad2676
    @issakmahad2676 2 หลายเดือนก่อน +2

    Farmajo ayaan la dha-
    csannahay hab hogga-
    amintiisa. Sidaa awged
    Dalkan & dadkan rabbi
    ha badbaadiyo, Farmajana
    sabab ha uga dhigo
    waa Sudan yahaye,
    ilaahayow Farmajo
    Guuleysto, insha'allah.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน

    C B B LOOMA BAAHNA WAANAN KA KORNEY

  • @sayidahmedsharif3402
    @sayidahmedsharif3402 2 หลายเดือนก่อน +4

    FARMAAJO

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh Shariif
    1 kumeelgaadh buu kasaaray
    Somaliya
    2 dooradho buu dal Ka kuqabatay
    Markii oogu horeeyaday
    Aadan cade dooradha dii uuqabtay
    Ee cadi Rasshiid ooga guu leestay daba deed
    Waa madax weeynihii labaad
    Ee dooradho xura oo looga guuleestay
    Aadan cade dabadii dalka ku qabay iskana wateejiyay xilka
    Allshabaab Ka qureeyay xamar iyo gobalafa udhaw
    3 hantidii umadana wuu ka dhoorsaday
    Wax guriya malahan
    Lacag ma heeysto
    Wuxuuna ahaa madax weeyne
    Iska ilaalshay hantidii umada
    Nabadoin buu ahaa
    Cidkastana wuu la fadhiisan jiray taba shadoodana wuu ka qan cinjiray
    Ma soo koobi karo Shariif wax qabad kii sii.

  • @XasanKhaliif-d9y
    @XasanKhaliif-d9y 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdi Raxmaan

  • @abdiraxmaanabshir648
    @abdiraxmaanabshir648 2 หลายเดือนก่อน

    meher ka weeyne xasan culuzoow madhergge madhergge

  • @HASSANAli-yk2ef
    @HASSANAli-yk2ef 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Kula qaba in sldn aysan sugin WiFi Ka soo baxs wada hadalka socda

  • @farxaanhoussein9704
    @farxaanhoussein9704 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo.. Xafidahu allaah

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Suldaanka TV
    Waxa Aniga ilaquman
    In Farmaajo uu badalo xasan Sheikh
    Markuu Xilkuisu dhamaado Xasan Sheikh waayo Farmaajo daacad.
    Mahadsanid.

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 หลายเดือนก่อน

    Deni lama hadlaayo Xasan

  • @dahirhassan468
    @dahirhassan468 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo man of state

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 2 หลายเดือนก่อน

    Ninbaawaxuuyiri geelii ugutuntay midaan iraahdo waaducoqabto kuma arag

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 2 หลายเดือนก่อน

    lax haday kaa cararto iyo haday kuu soo noqoto un waa laxdeedii kkkk

  • @amooamongus
    @amooamongus 2 หลายเดือนก่อน

    Asc qof laamidah maajiir xasan waa the best of them all🎉

  • @IdrissDabal
    @IdrissDabal 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo iya baadbatinkara Allahkasookow

  • @alisuja3894
    @alisuja3894 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan 1 Hassan 2

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mr farmaajo

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo markalle

  • @Bakaaley
    @Bakaaley 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo mudan in lagu wareejiyo

  • @SmilingArchaeology-do9hn
    @SmilingArchaeology-do9hn 2 หลายเดือนก่อน +1

    farmajo

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 2 หลายเดือนก่อน

    Haa. Waan. Idinla qabaa. Anoo. Ka soo jeeda s land g togdheer. Waayo. Muuse. Sugista. Heshiiska. Soomaaliya itopia. Waxa. Udhaanta. Inuu. Ka noqdo heshiiskaa. Maadaama aby. Axmed. Uu. U jeedadiisu. Ahayduun. Sland. Muftaaxa. Kula. Gorgortamayo. Soomaaliya. Balse. Aanu. Muuse. Sharciyad ahaan. Ugu kalsoonayn

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 2 หลายเดือนก่อน

    Horta farmaajo xasuuqii umada Xamar kunool oodhibane u.ahaa qaraxyada iyo dalalka qorsheeysan

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 2 หลายเดือนก่อน

    Suldanka.beenta

  • @MahadMohamed-j3n
    @MahadMohamed-j3n 2 หลายเดือนก่อน

    Ita shektay mamudno wax qabatkota waa soargnay waa dad baxan wadaka kashaqestan cid wadka ushaqeso majirto waa tugo kuli

  • @NuurMaxamed-xj4yz
    @NuurMaxamed-xj4yz 2 หลายเดือนก่อน +2

    dalka maanta waxaa badbaadin kara dalka ilaajbaa badnaado leh laakiin waxaa dalkan waxka qabankara farmaajo

  • @Jamahersi-h7g
    @Jamahersi-h7g 2 หลายเดือนก่อน

    Midnaba

  • @mustafeadaoud3283
    @mustafeadaoud3283 2 หลายเดือนก่อน +1

    M A famaajo yaa baadaain kara dalka

  • @housseinali6471
    @housseinali6471 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan.qabaa.anigu.inuu.bad.baadinkaro.farmaajo

  • @LiibanAhmadmahamadibahim
    @LiibanAhmadmahamadibahim 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheikh ayaa uuqalma

  • @prosl11
    @prosl11 2 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland guul isaaq, cadowga haa jabo

  • @cabdicawale4413
    @cabdicawale4413 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo dalkaaraba dadkaaraba alaa raba

  • @CabdilaahiAxmed-z1u
    @CabdilaahiAxmed-z1u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Doorashada soosocota waxaan dooranaynaa mr farmaajo

  • @queennuura1072
    @queennuura1072 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa mudan famaajo is weydiin malahan

  • @AbdiHm-r4p
    @AbdiHm-r4p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiekh shariif iyo farmaajo maanta dalka waxba kama aha. Xiligoodii wuu dhamaaday. Dibna loo dooran maayo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo iyo.shariif labaduba waa madax fiican tuugana ma aha

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo miyaaa waxlaladhigo miyaaa jira

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 2 หลายเดือนก่อน

    Haddii aan nahay beesha Mareexaan Farmaayo waxaan kula talineeynaa ha u tartamin mar dambe Kursi Muqdisho yaala, haddii aad u tartanta oo aad Kursigaa heshana, Soomaaliya u diyaari in aay hesho Caasimad aay dowladi ku shaqeyn karto. From Gedo

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk farmaajo iyo shiikh shariif waxaa laga rabaa inay ka hadlaan 2da cadow ee jiritaanka iyo midnimada ummadda soomaaliyeed cadowga ku ah ( 1- Itoobiya 2- shabaab), Mahadsanid mowqifkooda ha cadeeyeen dowlada iyo shacabka na ha is dhinac taageen.

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 หลายเดือนก่อน

    Deni ayaa ugu khibrad badan. Puntland soo maareeyey 6 sano ugu danbeeysay.

  • @Gobanimo-p5e
    @Gobanimo-p5e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ŵaxaan odhanlaa dalka in laguna wareejiyo hàdii ay suurakal tahay farmaajo.second shiikh shariif

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 2 หลายเดือนก่อน

    Faqashay way idindhamatay.

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 2 หลายเดือนก่อน

    Sadexda qof oo aadsheegtay ma astaahilaan in tuulo loodhiibo midna qof kawanaagsan Hassan Sheekh alle hakeeno inta aan aragnay asagaa ufiican uguna waxtarsan

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    waxaa qad weyn aheyd markuu qoorqoor farmaajow ciidan iyo hub iisoo dir uu farmaajana u dirray reer mudug oo wada rabey dagaaladaan is daba socdana ma dhaceen habargidir kaan xasan adeegsanayo ma dhacadeen oo uu waliba dagaal aan dhamaaneyn galiyey haduu hada ogaadey wey fiican tahay

  • @YurupAbdirazaq
    @YurupAbdirazaq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madeaxweene farmaajo waa hogaamiye unaxaya dadka dalka diinta😂

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo sowma.aha kii hubeeyey oo mushaarka uqorey mushaarka alshabaab midakale halmaalin farmaajo lamadagaalin alshabaab hhhhh maqabiilbaa lagu raacayaa farmaajo ileen waxba maqabane

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheikh wax dhaamo malaha hadan qabiil meel iska dhigo

  • @MohamedAhmed-wk3dw
    @MohamedAhmed-wk3dw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo

  • @Jamahersi-h7g
    @Jamahersi-h7g 2 หลายเดือนก่อน

    Midnaba

  • @شمسمحمد-ث3ش
    @شمسمحمد-ث3ش 2 หลายเดือนก่อน +1

    farmajo