Hoggaamiyaha Suuriya oo halis ugu jira in la khaarajiyo & xog laga helay sirdoonka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 65

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 20 วันที่ผ่านมา +14

    M algolani sharta munafiqinta wey dhagar badan yihiin illahow ka bad baadi amin yaa rabi

  • @FardowsaBarkhadle
    @FardowsaBarkhadle 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay haka badbadiyo dhagarta galada❤

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 18 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay ha bad baadiyo
    Ragii Bashaar Al azad
    Ka cayriyay dalka ziiriya
    Aamiin

  • @aminamohamed2605
    @aminamohamed2605 19 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow jabi cadowga suniyiinta

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 19 วันที่ผ่านมา +3

    Walalayal halo duceeyo waxa ka dambeeya yehuda o adeegdanzo emarari & masarida Allah swt ha jabiyo cadawga Islamka

  • @halimoabdala1146
    @halimoabdala1146 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah dilenunbaa dhintee sheeka galbeedka naga dhaaf wll

  • @JaabirSheekh
    @JaabirSheekh 19 วันที่ผ่านมา +1

    Islaamka Aalah koryeelo baadhil Aalah jabiyo

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 19 วันที่ผ่านมา +4

    Laakiin la soco Taxriir Sirdoon halis ah ayay sameesatay

  • @LILKAM2345
    @LILKAM2345 20 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaaheey shaarkooga aa baaal mariiyoo hoogamiiyahaa siruuya

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 19 วันที่ผ่านมา +1

    Allaaha ka badbaadiyo munaafiqiinta iyo. Sharkoodaba

  • @LuulKhalif
    @LuulKhalif 20 วันที่ผ่านมา +2

    Munaafiqiinta laha ka qabto iinsha alaah

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wishing life, liberty, and happiness for all Syrians.

  • @OmaariDeco
    @OmaariDeco 20 วันที่ผ่านมา +2

    Alle ha bd baadsho

  • @UmuyaasirbaarisXuseen
    @UmuyaasirbaarisXuseen 19 วันที่ผ่านมา +1

    gaylanow magaca iska sax Axmed asharac waaye saan filayo

  • @AbdiBashiir1122
    @AbdiBashiir1122 19 วันที่ผ่านมา +1

    Arintaa walwalbay igalisay alaha xifdiyo hogamiyaha siria

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 20 วันที่ผ่านมา +3

    Illahow ka badbaadi cadawga halyeyga suuriya alle usoo diray jolaani illahow aamiin

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 20 วันที่ผ่านมา +2

    Amar ilaahay waa gaar Laakiin maamulka suuriya
    Shiico way ooga dhamaatay

  • @yusufgarad1933
    @yusufgarad1933 19 วันที่ผ่านมา +2

    Goolaani allaha ka badbaadiyo dhagarta yuhuuda iyo iiraan.

  • @Umuyaasir5434
    @Umuyaasir5434 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wax fcn oo kheyr ah sheeg inta xun ha faafin

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi9707 20 วันที่ผ่านมา +2

    Gaylan midea Masha allah

  • @seed3966
    @seed3966 19 วันที่ผ่านมา +2

    Asc allaah haka qabto munaafiqiinta reer galbeedka iyo carabta 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️

  • @turbshit
    @turbshit 20 วันที่ผ่านมา +1

    allaah ka ilaali sharkooda 🤲🤲🤲🤲

  • @AbdirashiidAlishiikh
    @AbdirashiidAlishiikh 20 วันที่ผ่านมา +2

    Wariye cod Kar ah gaylan midiya

  • @Gladiuspax
    @Gladiuspax 20 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb cidii Alle ugu jeclaa nabiga ka dib oo Islaam oo dhan hogaaminayey waa la gaaday 9 khaliif laga bilaabo Cumar, Cuthmaan, Cali iyo wiilashiisii ​​Xasan iyo Xuseen sii wad.....

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 20 วันที่ผ่านมา +1

    Yuhuuda imaaraadka iyo sirdoonka maraykanka ayey ka suuroobi karaan arimahaasi ama hadhaagii assad

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 20 วันที่ผ่านมา +1

    Intii ilaahay u qadaro wuu noolaan doonaa
    Mana aha inay ka cabsanayaan shiico ah minority

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 20 วันที่ผ่านมา +3

    Waxaan usoo jeedinayaa shacabka sharafta leh ee reer Puntland iyo Soomaaliyaba inay garab istaagaan ciidamada naftood hurayaasha ah dal iyo dibadba, dhiirigelintu waa qayb ka mid ah dagaalka.
    Xaliye from Garoowe.

  • @AbdiKedep
    @AbdiKedep 20 วันที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 20 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay Haka badbaadiyo cadowga

  • @manaansalwaofficial9941
    @manaansalwaofficial9941 20 วันที่ผ่านมา +1

    Insha Allah. Kariim. Xasan. Munafaq. Xilka. Waa. Laga. Qadayaa. Waxaana. Diyaarah. Moshin. Degdeg ah. Oo. Dhaman. Holahan. Shacabka. Somaliweyn. Looga. Tuurayo. Xasan. Shiekh. Oo. Galaxy. Qayaano. Qaran

    • @aliguleed6748
      @aliguleed6748 20 วันที่ผ่านมา

      Xasan cid waxkaqaadikarta majirto qarow iyo been ayaad iska dhaadhiciseen

    • @maahir376
      @maahir376 19 วันที่ผ่านมา

      Siyasada somalia waa HIV aids 😂😢 wallhi aniga madhagaysto khayali weeyye

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 19 วันที่ผ่านมา

    Mantaba yehuda waxuushta ah waxay dilen mayor tulada hadka queintera & wiilasha Mujahideenta ah

  • @YusraAbdulkadir-g4z
    @YusraAbdulkadir-g4z 20 วันที่ผ่านมา +1

    Islaamki wuu jabay anaga Somalia 🇸🇴 xata waa ku jirnaa dad badan aan dareensanen 😢😢😢😢

    • @AbdallaMohamed-q1j
      @AbdallaMohamed-q1j 20 วันที่ผ่านมา

      Ila soo xidhiidh yusra 🎉

    • @MaxamuudDaahir-lq1ff
      @MaxamuudDaahir-lq1ff 19 วันที่ผ่านมา +1

      😅😅😅 majabin islaamka laakiin anagaa fahamsaneen xaqiiqada

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 19 วันที่ผ่านมา

    Laaca aragtaye laaga ma ogtahay.

  • @Gucumaale
    @Gucumaale 20 วันที่ผ่านมา +1

    Maamulka cusub ee reer syria wixii dhib soo gaara waxaa ka dambeeya emarateska waayo kuwa ugu diidmada badan waa iyaga kuwa qixiyey ama qarinaya dambiilayaashii asad waa iyaga kuwa wali hortaayan htf goolaani waa iyaga oo waliba yuhuudda wakiil ka ah

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 20 วันที่ผ่านมา

    Awalba jaajuus yahuudbuu ahaa eyga

  • @MucaadE
    @MucaadE 20 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂Ninkaan waa mujrim,Yhuudi weeye

    • @maahir376
      @maahir376 19 วันที่ผ่านมา +1

      Khamenei Lugaha kaleef yaa shiici

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 19 วันที่ผ่านมา

    Sheekooyinkaa sare ha u qaadina,probagandhaha ku wajahan hogaamiyayaasha,muslimka xaq ku dirirka ka Ah,ha soo xiganina,kuwa Aanay Anficin xaalada suuriya,falastiin Qasa,ha soo gudbinina,Cida neceb Arimama Qasa falastiin,isbedelka socda idinku ha noqonina Cajalado Ay iyagu ka dhex hadlayaan,warkiinu ma Aha war,(Allah)mooyee Cid kale wax ma yeeli karto,,ha soo gudbinina xogta Cadowga sare haw Qaadina waxay iyagu yidhaahdaan,ma,Aha war waxaad soo gudbinaysaan,laakiin waxaad soo gudbinaysaan,kuwa doonaya inay dilaan,idaacadahooda,hadhow markay sidii u dhacdona waanagii hore u sheegnay Ayay odhanayaan idinkuna intii Ay idin fareen Ayaad ka daba odhanaysaan,joojiya,wararka daCiifnimada Ah intaydaan soo gudbin,Caqli yeesha?

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 19 วันที่ผ่านมา

    Carabta suniyintu wadad xun admodo inaysanba xalal ahayn bariga dhexe rsfaafka ugubadan iyagakujira iyo dhibatada bulsho ahan dal ana dawlad ahana bahdilka uguwayn adunka iyagalogaysta hadan marki narsiyar ogobonimo alle siiyo wasidan iyo waxba lakharajinaya uf uf

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 19 วันที่ผ่านมา

    Hadicidi khaarajinayso golaniga syriya cidasiwaa israiil shakikumajiro waxayna kadagalamaysa in turkigu xududeda yimid halki bilo kahor ukawalacsana damacyada israil iyo inay syriya qabsato xududaha turkiga timado midna ogow waxay rafka kusiqadanaysa sisiga masar iyadohadilafashilmo kadhigaysa arin 2dal iskakashaden si iskumida abnigoda qusaysa

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n 19 วันที่ผ่านมา

    Sheekooyinkaa sare ha u qaadina,probagandhaha ku wajahan hogaamiyayaasha,muslimka xaq ku dirirka ka Ah,ha soo xiganina,kuwa Aanay Anficin xaalada suuriya,falastiin Qasa,ha soo gudbinina,Cida neceb Arimama Qasa falastiin,isbedelka socda idinku ha noqonina Cajalado Ay iyagu ka dhex hadlayaan,warkiinu ma Aha war,(Allah)mooyee Cid kale wax ma yeeli karto,,ha soo gudbinina xogta Cadowga

  • @Cadimukhtarisxaag
    @Cadimukhtarisxaag 18 วันที่ผ่านมา

    Munaadiqiinta Ale hakaqabto

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 17 วันที่ผ่านมา

    WAXA DILKA UGA BAQAYAA, MASAR, ISRAEL IYO EMAARAATKA XITAA SACUUDIGA...

  • @Umuyaasir5434
    @Umuyaasir5434 19 วันที่ผ่านมา

    Illaahow adigu xifdi adigaa awoode gaalo iyo munaafiqiin ma fariisanayaan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 19 วันที่ผ่านมา

    Sucuudiga oo arji uu ku tuugayo Afghanistan iyo Syria la fashiliyey oo uu leeyahay na badbaadiya gabdho reer boqor ah iyo dahabna qaata. Ceebeey u imaaw daalimiinta.

  • @abdirisacksalat3424
    @abdirisacksalat3424 19 วันที่ผ่านมา

    Waxad kahadleyso waa benta Ben alla hakadigo

  • @Cadimukhtarisxaag
    @Cadimukhtarisxaag 18 วันที่ผ่านมา

    Alow cadowga kaqabo

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 20 วันที่ผ่านมา

    Goolani wa nin dayacan sidii mursi iyo Imran khan ma jecli sitaasinta damiimka uf

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 19 วันที่ผ่านมา

    Kani hala kharaajiyo kolay khayr kamaso socdo marba haduu heshiis la galay maraykan iyo israel

  • @AbdisalanYusufshkalif
    @AbdisalanYusufshkalif 20 วันที่ผ่านมา

    In ladilo waa guul islamka
    Ninkan cid uuyahay
    Ama udhashey wx badan ayaa kaa qarson
    Nin kan waa basaski ugu weynaa ee usha qasheynayay
    Reer galbeedka
    Mana ah a Muslim wax baa kaa qarsoon

  • @Mahdihoussein-h7w
    @Mahdihoussein-h7w 20 วันที่ผ่านมา

    Gaylan media warbahinta loogu kalsonida badan yahay wariiye ruug caadaya

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 19 วันที่ผ่านมา

    Walee turki dhibaato mooye waxkale uma faa,idayn

  • @SakariyeHaanbuge
    @SakariyeHaanbuge 20 วันที่ผ่านมา

    Rug cadaa sare maxaad uhaysaaa deee adeer Gacaliye

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 19 วันที่ผ่านมา

    Faarah bro i don't trust that dude ninkas asagaba ka shakisanahay

  • @MaxamedJaceelow-j3e
    @MaxamedJaceelow-j3e 20 วันที่ผ่านมา

    Hada safarada amar maalin walba fariim been ah Bay so saran iyaka kadanbeyana

  • @MaxamedJaceelow-j3e
    @MaxamedJaceelow-j3e 20 วันที่ผ่านมา

    Rer galbeedka kawaalooyo cabsi cabsi waaye iyaka dhan been Bay kuso jiidanayan