Buuraha cal- madow, inta badan waa gobolka sanaag, in yar baa gobolka bari ka ah sida galgala. Shabaabku waxey ku jiraan buraha cal madoow madaxdooduna waa reerka meesha u badan warsangali dubeys, atam ayaa keenay, dhanka cal miskaad waxaa jooga daacish, waxaa keena oo madax ka ah Ali saleebaan
Guul. Iyo Gobanimo Puntland
Jaamac Galad Waa Nin runta aan kabaqin Masha,Allah Guulayso.
Maashaa Allah Tabaarak Allah Allaha Wayn ha guuleyo Ciidmadeena Xaq u Dirirka ah. Aamiin 🤲🇸🇱🇸🇴
Guulaysta All Somali People Allahu Akbar
Guul cidanka puntland 💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤ meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏
GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO ❤❤❤❤
Wcs Jaamac galad iyo guuleed yare
Waadku mahadsan tihiin warkiina hufan❤
VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤
KU MAHADSANIDIN 🙏🙏🙏 FALANQAYN TIINA HUFAN EE XIISAHA BADAN❤❤❤❤
Mudane jaamac galad mahadsanid
Guuleysta jamac gallan🥰🥰🥰🥰🥰 iyo guuled🥰🥰🥰🥰🥰waxaa tAhiin xabibul malaayin
Jamac galad Awliyo alle❤❤
Reer puntland wa dad dawladnimada yaqan guulaysta
Guul ciidanka difaca dowlada puntland guuleysta
Thanks, waxaa lka soo baxdeen waajibkii idin saarnaa
Guul gobonim
Asc jaamac galad walee waa libaax siyaasadeed
Jaamac galad dal jire hiil wanagsan puntland
Yaaa
Hawgalka duufaan lama dhahee hilaac baa la dhahaa wll
Ar bowayaal wad mahadsantihin mowliid iyo jaamac halganka qeyb bakatihin dhulku waa dhulkiinii
Amiin amiin insha alaah
Man sha alah
Guul Punt Land Dacish iyo Shabab Dhameya InshaAllah
❤❤❤
Asc walaaheen waa runtii inshaa alaaha putlaan way guulasanee insha alaah ajaanibtaan waa laga guusnayaa
Jaamacaw adiga waxba kuma yeeleen lkn kaayar ee ku agfadhiyah waan dilayaa
Asc
DAACISH IYO SHABAAB MIYAANAY ISKU MID AHAYN???
Walaahi waa runtaa jamac galadow Xasan dhiiqo Asagaa ka darkness Daacish😂😂😂😂 😂😂
Kkk cagta marisay
Kkkk punland oo qaadatay taladii jamac galad in la xadido xogta ciidanka dameero la isticmaalo guuleysta punland
Maya sxb imaaraadka ayaa lasoo hadlay oo kuyuri qari arabteena meeydadkooda ii Africa ka ku dhaanteenayo
Raga xilliga adag ba lakala bartaa, jaamac iyo guuleed meel wayn bay kasoo muuqdeen
War buurahaa golis lama yiraahdo ee waxaa layiraahdaa calmiskaad oo aah wixii ka jifaa laamiga dhanka bari golis na waa galbeedka
🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Buuruhu waa dhufays rabbaani ah,waana meeshii sayidka markii diyaaradda lagu duqeeyay uu u cararay oo kaga dhuuntay diyaaradii.intii ka hartay ciidankiisii halkaasay kubadbaadeen.
@@fartuunisse1045 sax .. suratul kahfi ayaa kaa kaashifeyso midaas..
اذ رأي الفتية الي الكهف..ً......
Jama galad iyo guleedalfa . Asc
DAACISH IYO SHABAAB COL MAAHA EE KU NOQDA.
Channels dulmi diid ,nadaara, kow somalia media,british somali media waligoo khaawijta iyi daacishta lagula jiro waligood kama halin Dani lacagaan sameesaneena waa qaylinayet Dulmi diid kasoo hadla nimankaas youtubelayda
Waxaan maqli jirey dhiigu biyo maaha cajiib dagaal afka ah ayeey ku jiraan wiilashaan hayaay
Buuraha cal- madow, inta badan waa gobolka sanaag, in yar baa gobolka bari ka ah sida galgala. Shabaabku waxey ku jiraan buraha cal madoow madaxdooduna waa reerka meesha u badan warsangali dubeys, atam ayaa keenay, dhanka cal miskaad waxaa jooga daacish, waxaa keena oo madax ka ah Ali saleebaan
WAR NINKAAN QABYAALAD BADANAAA HASAN SHEK WA HAWIYE MAKU HEESATA
XASAN WUXUU RABAA PL SSC JL IN DAACISH QABSATO OO DALKA SIDAAS KU HAYSTO..!!
Darood iyo Kablalax iskaleh Darood ayaa iska leh
Cal miskeed baa la iraahdaa sxb
Guuleed waxaa lagaa sugi innaad goobaha ciidamada ku sugan yihiin booqato, Jamac na wararka usoo tebiso...Bari waa meeshi Awoowe Daarood kasoo degey ee hala booqdo.
Ethiopia ayaa tiri oromadeena ayaa lagukacayaa ee qariya
Kani bahdis bu u hiilayaa Faqi bahdii kama jano tago
KUWAA ISKA DHIGAYA KALUUMAYSATO AMA BEERALEY AMA XOOLO RAACATO EE AAD AAD IYO AAD HALOO HUBIYO..!!!
Sax
Bal eeg jiicboor yaa isku dagaalay qabyaalad waa diinta soomaalida.
Fooda waa galiwaayeen ciidanka puntland argagaxisadii daacish faanka iska daayee gala dagaalka
Kkkk
Waxaan intey iidoorka u soo gudbinayeen ayagu xageey jireen buntland melaha baladu ka soo gali karan why ciidamo loo dhigi waayay
Xaaaroodka mj oil Waa la xasuuuuqay dhaman murtadini waa la nafewwyay! Dhawana Waxa la qarxinaya oo camaliyaaad istishahadi ah laga fulinya garooowe iyo meelo kala Duway!
it only happens in Somalia that some can commit such serious crimes and still get away with it

🎉❤❤
❤❤❤❤