DEG DEG Ciidankii Jubalnd oo Raaskamboni la wareegay & Ciidankii DFSoo kenya u galay, Dagaal Toos

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 99

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobanimo jubaland
    , insha Allah 🙏✌️🦁🦁💪💪

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel หลายเดือนก่อน +3

    Guul guul jubaland insh allah❤❤❤💪

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 หลายเดือนก่อน +4

    Guul Jubaland ya Allah

  • @AadanBashir
    @AadanBashir หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuul guuuuul guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉jubold

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o หลายเดือนก่อน +1

    GUUL D5 Viva JUBALAND Moryanta hala so afjaro

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 หลายเดือนก่อน +2

    Guul Guul Guul Jubbaland iyo sayid Axmed.

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 หลายเดือนก่อน +1

    Guul jubilant ssc butlan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤d5. Guul iyo gobanimo love d5 guul

  • @mohamedibrahimmuhumed762
    @mohamedibrahimmuhumed762 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuuuulllllllll jubaland state

  • @awolababiyaa4652
    @awolababiyaa4652 หลายเดือนก่อน

    Victory 4 jubaland! I suport jubland fromo oromoo

  • @BatuloHashi-h5u
    @BatuloHashi-h5u หลายเดือนก่อน

    Guul guul jubalaan insha alaah waad guulay sanay saan❤❤❤❤

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Guul guul ❤❤❤❤

  • @jawahirshurie9181
    @jawahirshurie9181 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul🎉

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 หลายเดือนก่อน

    Guul jubland 💪💪🔥🔥🔥🔥❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏💪💪👍👍👍

  • @AishaAbdalla-r6d
    @AishaAbdalla-r6d หลายเดือนก่อน

    Masha alaah hambalyo guul guul guul jubaland

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 หลายเดือนก่อน +1

    Guulaysta guulaysta geesiyada juba land❤

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 หลายเดือนก่อน

    Viva jubland geesiyada

  • @AbdifataaxAdan-f5p
    @AbdifataaxAdan-f5p หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 หลายเดือนก่อน

    Guul jubaland

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 หลายเดือนก่อน

    Guul guul guul guul guul guul💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @MuscabCade-d7x
    @MuscabCade-d7x หลายเดือนก่อน

    Guul jubballand😢🎉

  • @nahwaabdalla9330
    @nahwaabdalla9330 หลายเดือนก่อน

    Guul CXD soomalia

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 หลายเดือนก่อน

    Absolutely waa nasiibdaro iyo guul daro in ayislaynayan wiilal somaliyed, absolutely waxaana kamasuulah xasan sheik iyo xamse marxuum absolutely 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan dhiiqo isagoon dabal aqonin bubagalay😂😂😂😂

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi หลายเดือนก่อน +1

    Guul jubaland iyo gobanimo

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa หลายเดือนก่อน +1

    Waa ayaan daro in 2 wiil oo Soomaaliyeed dhiigoodu isku daato, waxaana Masuuliyadaa qaadaya Villa Somalia oo Jubaland kusoo duushey

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน

    Maaxaa kudhumay jubaland dowlad walba isugusoo qawisa jubaland war reer jubalandnow dowladba oo somaliya ha aaminina dowladdhexe wa cadowgiin butland 🤔🤔🤔🤔

  • @shaqahmed
    @shaqahmed หลายเดือนก่อน +1

    aragtay maxat oran maiesha wah Gakatari Hamas iyo falasten kowanso

  • @AaminamaxamuudCabdi-u8o
    @AaminamaxamuudCabdi-u8o หลายเดือนก่อน

    Guuul

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan Gurguurte iyo horgal Xamse waxay rabeen way heleen

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน +1

    Jubaland guuuuuul maansha Allhaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hurrekoje2146
    @hurrekoje2146 หลายเดือนก่อน

    Sheekh wiilasha madmadow Somali ma aha miyaa 😂waa iga qoslisay

  • @saidaliabdiyow4793
    @saidaliabdiyow4793 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxey ilata tahay in aay Dowlada ka adkaato Axmed hadii aay ka adkan weyso waxa sugaya Maamulada kale Lfta Gareen. Iyo Qor Qor ayagana sida Axmed ayey ku sameyn doonan Dowlada Somalia.

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 หลายเดือนก่อน

    Waad la soo.daahdey warka magaalada saakaa.la.qabsadey😂😂😂😂😂

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 หลายเดือนก่อน

    Dagaalkii waa dhamaadsye mooryaane Xabaaqote Xasane qabiilaysete mooryaane waa laqaramsadaye Wax baa baalaha igayaacaye Raskabooni

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 หลายเดือนก่อน

    Alla maadiigaa afkaan kuu haadlaayaa huuno sorry laabaadan maali soo taa is waaleeysay😂😂😂😂😂😂😂

  • @yasinkhalid5506
    @yasinkhalid5506 หลายเดือนก่อน

    This will be known as the time when the media lost all credibility.

  • @CabdilaahiSamatar
    @CabdilaahiSamatar หลายเดือนก่อน

    Ha lacsilo dawladda

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน

    Xasanxayawaan waxaan renegades yaqaan in uu u diro bay ahayd

  • @FatumaHussein-v3s
    @FatumaHussein-v3s หลายเดือนก่อน

    Wariya caden ken sxb

  • @NasteexMaxamed-u1f
    @NasteexMaxamed-u1f หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobo nimo jubaland

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 หลายเดือนก่อน

    Nimanka xamar kayimid maxaa raaskanboni kaga soo horeyey ma iyagaa dago?

  • @IbrahimJahuur
    @IbrahimJahuur หลายเดือนก่อน

    Waxaas waxba kana jiraan aniga ayaa hada jooga garoonka

  • @SaciidxasanIbraahin
    @SaciidxasanIbraahin หลายเดือนก่อน

    Waa nassib daro dagaalka kasocdo raskambooni wan kaxumahay

  • @QaaliMaxamed-k5q
    @QaaliMaxamed-k5q หลายเดือนก่อน

    Waan kaxumahay Ciidankii dalka Cadowga kadifiiCilahaa
    ayagii la isku jebiyo
    Wey OO wey mamaanta IYO Ciidan isdila ban ubeehneyn
    Xasan IYO xamse xabaalaha haloodiro OO tiirka halageeyo

  • @SheikhHussein-wx6or
    @SheikhHussein-wx6or หลายเดือนก่อน

    Afkaga..kusheg

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p หลายเดือนก่อน

    Waxaa kamasuulaah wiilasha layesku dhameeyey xamse marxuun iyo xasantuug wiilasha layeskudhameeyay aduunka ka mar qaati ah

  • @abdullahiali7658
    @abdullahiali7658 หลายเดือนก่อน

    diyaaradihii dawladda jl ayaa lawareegtay miyaa bal naga daba gee warkaa sax ahaan shihiisa waa diyaaradihii lalawareegay ayaan u fahmay

  • @calicadenuur4419
    @calicadenuur4419 หลายเดือนก่อน

    Rogaal Celia ma jiree lagu kala calaf qaad

  • @SiyatMohamed-w5w
    @SiyatMohamed-w5w หลายเดือนก่อน

    Hasan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @WELOVEFANANIINTA
    @WELOVEFANANIINTA หลายเดือนก่อน

    Raysalwasaaraha ka danbeeya qorshahaan lagu laayay askartaa somaaliyeed waxkale muusan Rabin wuxuu rabay in la qararamsanaayo askarta dowlada haduu geeyo raaskambooni wuuna ugu talagalay in la qararmsado oo hubkaa ay askartu wadato u gacan galo Axmed madoobe hoostaa laga wadasocday.

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 หลายเดือนก่อน

    Away waxa Uu kusii daad guraynayay
    Imaaanka beel xassan sheeq.

  • @hashiali689
    @hashiali689 หลายเดือนก่อน

    Caqliga fuuntada ah xassan dhiiqo iyo xamse xoolo waan arkayey talaxumadoda taladodii aya so uraysa maxad awalba ka filanaysay Aduunyo xaalka bayey xududa kenya nin jabay oo firxad ah aya gala wana waxan inbadan ka digaynay wiilal somaliyeed inaan mnta la isku dilin loose diro cadowga umada iyo mesha loga bahan yahay xaqdaro weligeed ma gulaysan umad nabada in dagaal lagu qaado waa Caqliga xasan iyo xamse dhexfadhiiste iska baxay safiinatul saxraa ka xaabi intaas ayad lamadax dhuubnayde Rag wllo waxuu ku dhamo hora lowaayey Naftada inaad heen iyo khiyaali usheegto waa talada dadka Caqliga hoseeyo waan ka xumahay wiilal somaliyeed bilaa micne inay ku dhintan denbigana xassan iyo xamse aya iskaleh aakhiro iyo aduunkaba

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 หลายเดือนก่อน

    Caydiid baa qabsan Kari wayey jubaland asagoon hawiye udbahodi sita wada

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 หลายเดือนก่อน

    Horaan kugu soo qorey meesha lagu Dagalamayo ma aha MASAGA WAA.CIIDAN DOWLADED MA AHEEN EE WAXEEY AHEED WAXEEY AHAYEN DHALINYARO LA SOO KHALDEY.HASAAN DHIIQO AYAA MASULIYADA QADAYA.HADABA HALKUU KU QABANAYA dorasho iyo Cod iyo qof.beenta shacabka ha laga daayo

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g หลายเดือนก่อน

    Soo idinkii dowlada ahaa ee la idiin fadhin la aa

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน

    Beennaale haddii garoonkii lahaysto diyaaraduhu xagay kadegi weligay nin kaa beennaalaysan ma arag beennaalle😊😊

  • @ABDIYARE-e7h
    @ABDIYARE-e7h หลายเดือนก่อน

    Wll iska dhaaaf warkaas raaskamboni aniga ayaaa hada ka imid wll

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน

    Xamsa waa in uu xilka ka qaadaa.

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e หลายเดือนก่อน

    BENTAA WAAYE ORMO BADAN AYAA LA QABQABTEY

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 หลายเดือนก่อน

    Ninkii dhoof kuyimidbay geridu dhibta

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    Waa beenta warieye.

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g หลายเดือนก่อน

    Uqiilbixi garoonkii hadii laga haysto xagay iska soo ababuli

  • @FaadumOsmaan
    @FaadumOsmaan หลายเดือนก่อน

    Ciidamada hassan waa dhalintii tiktok isku duubi jiray

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu หลายเดือนก่อน

    War hawshaas way dhamaatee been kale soo raadi

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    Waa beenta warieye
    dagaalka ha socdo waan la ogaan doona bil ka dib aan ogaano.

  • @CabdiReemagaal-li5xf
    @CabdiReemagaal-li5xf หลายเดือนก่อน

    Sax miyaa

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Hassan munaafaq qabuure faagte isaga shabab ah o masuul ka ah wixi halkas ka dhacay runti

  • @XasnoNasir
    @XasnoNasir หลายเดือนก่อน

    KK. OROMO WEEY WASHERN UF

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน

    Ciidankii shalay diyaaradaha lagu gurayey yaa hadda soo celinayo taas soo ma aha calool xumo.

  • @BisharoKhaliif-h1g
    @BisharoKhaliif-h1g หลายเดือนก่อน

    sorry

  • @AbdifitaxAbdifitax-w6r
    @AbdifitaxAbdifitax-w6r หลายเดือนก่อน

    Ala khasaarayeey wayna ila khasaaree labadii. Xoolo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน

    Dalkii intuu dagaal galiyey iyadoo uu isku laayey wiilashii soomaaliyeed buu u dhuunta aby axmed si uu baddii ubixiyo haddaba ma jiraa. Baarlamaanbadnaadin kara Waa arin murugo leh.

  • @abdibare5825
    @abdibare5825 หลายเดือนก่อน

    Amxaar amxaar dhalay

  • @XasancabdulahiKurtun
    @XasancabdulahiKurtun หลายเดือนก่อน

    Isgadhsiint waalafasaxay

  • @nahwaabdalla9330
    @nahwaabdalla9330 หลายเดือนก่อน

    Wixi jubaland dagalkeda tagero wa argagixiso
    Dadka been ta kala kortag amxaaryohow

  • @SurprisedDalmatian-es3xo
    @SurprisedDalmatian-es3xo หลายเดือนก่อน

    War isku xishoo

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน

    Warkaabu been buu u egyahay waanna beentaa 😊😅😅😅😅

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      Wa run nin xaqdaro ku dagalamaya oo kursi u dagalamaaya oo guulaysta mad aragtey xasan dhiiqo wuu jabi

  • @ABDIYARE-e7h
    @ABDIYARE-e7h หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq hadad rabto isoo waydii

  • @Hasanabdulahi123
    @Hasanabdulahi123 หลายเดือนก่อน

    Booto ogaden😂

  • @Kamaldahir
    @Kamaldahir หลายเดือนก่อน +1

    Beenloow unsubscribed aa tahay

    • @CiwanQuran
      @CiwanQuran หลายเดือนก่อน

      War ani xitaa waan ku raacy nio😂😂

  • @SurprisedDalmatian-es3xo
    @SurprisedDalmatian-es3xo หลายเดือนก่อน

    Beenaale meeqaa ku qaadatay intaas

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g หลายเดือนก่อน

    Wax dagaal ah oo socdo majiro

  • @CabdiwaliBulaale
    @CabdiwaliBulaale หลายเดือนก่อน

    Dsis

  • @abdibare5825
    @abdibare5825 หลายเดือนก่อน

    Waryaa beenta jooji

  • @MaxamedJawaan-n7q
    @MaxamedJawaan-n7q หลายเดือนก่อน

    Oromo oo wariye noqdey umaxumid

    • @june6206
      @june6206 หลายเดือนก่อน

      Hawiya oromo manta iga Saran xasan dhiiqo wuu jabi bahane kilns nin hawiye tuuga dhigay umada daadiyey

  • @AxmedXusseen
    @AxmedXusseen หลายเดือนก่อน

    Dhawacyadii aad dheegeysa
    Y sidee xamar lagu geeyay wariye beenaale ah ayaad tahay

  • @Abdi-l1n
    @Abdi-l1n หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @AhmednurYahye
    @AhmednurYahye หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobonimo...

  • @abdullahiali7658
    @abdullahiali7658 หลายเดือนก่อน +1

    diyaaradihii dawladda jl ayaa lawareegtay miyaa bal naga daba gee warkaa sax ahaan shihiisa waa diyaaradihii lalawareegay ayaan u fahmay