Xogta Shirka Ahmed Madobe Deni & Lafta Gareen, Imaradka oo dhabarka Xijiyay Xasan sh, Mucaaradka oo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 24

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guuuuul

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul madaxweynaha sharcigaa ee juballand axmed madoobe guul iyo gobonimo dastuurka dalka awalba adaa ilaslin jiray

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa soo baxeysa in dagaalka Darood iyo Hawiye uusan dhamaan. Dadakaan waa kuwa is wada gaadaya.
    Qaar kamid ah Reer puntiland wexay leeyihiin Shabaabka, Daacish iyo Idoorba waxa nooga daran Xasan Shiikh.
    Waxa lagu faraxsan yahay kenya iyo Etoobiya...
    Taariikh ayaa qormeysa..marqaati halaga noqdo.

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qaranimo Somaaliya..
    Runtii cid waxa lagu eedeyn karo majirto.
    Kala doorashada waxa jira waxaa leh.
    Dowladaha kenya iyo Etoobiya..
    Dani, Madoobe iwm waxaa lagu amaanayaa in jawaasiis u yihiin etoobiya iyo kenya imaraad..waa intaasi.
    Waxa laga laga faani jaray ayaa maanta lagu faanaa.
    Shariifow, shakuurow xamar xabad ka bilaaba..

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiiq waa in dalkaan lagaqabta soomasliyeey banaanbax weyn oo kadhca Muqdisho oo looga soo horjredo xasan shiiq wa inaan muujinaaa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AHMAD MADOOBE GUUL❤
    PUNTLAND GUUL❤ INTA NECEB DULMIGA DAMULJADIID GUUL❤

  • @johnhennery5780
    @johnhennery5780 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂
    Xassan Raaskambooni ayuu kusoo afjarmay

  • @cabdullahiyuusuf3181
    @cabdullahiyuusuf3181 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    nin soori qaaday wuu ka liitaa nin seefi qaaday

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sifiican baan utaageerA axmed iyo garavkkisa

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan shekh waa gudoomiyaha gobolka banadir meel kale uu xukumo ma jirto muxuu sameyn karaa Kenya iyo ithiopia Somalia inay dowlad ka jirto ma aaminsana cadeyn waxa u ah hab dhaqankooda xasan munaafaq asaga ayaa halkas dhigay dowlada Somalia xasan mooriyaan dowladi loo dhiibay wuxuu ka dhigtay dukaan uu asaga leeyahay xasan munaafaq waxba gacantiisa kuma jiraan waa xaqiiqda xasan munaafaq shaqada uu hayo dhul boob hantida qaranka uu boobo tuugsiga caalamka ee dan uma hayo umada somaliyed waa xaqiiqda

  • @DahirAngar
    @DahirAngar 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia waxaay ku socota sida loo baabiyay dalka Sudan, taasoo ah dowlada Imaraadka ay ka dambeeyso burbuurinta dowladnimada Somalia.

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul madaxwaynaha Jubbaland Ahmed Mahmed Islam (Madoobe)

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    LAFTAGAREENE OO WASHMAN KA XASAN TUUG AH CID AAMINAYSAA OO SIR SIINAYSAA MA JIRTO😂

  • @alabaamadi8460
    @alabaamadi8460 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ...... LAFTA GAREEN, SHAXDA WAA FAHAM SAN YAHAY...... DADKIISA KA BADAN. LABADA KALE, QOF & COD RABAA....

  • @sakiyaresakiyare4600
    @sakiyaresakiyare4600 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxweyne xasan sheesh ha is casino maa d'asma awoodii ka dhamaatay

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan yuu mooday ahmed ma oga miyaa nin u dhashay ama ka dhashay qaramo badan ilaa xumaan iyo Yemen Saudi dubai

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War hawiye away faataa bakhdii iyo kibirkii ma qabiil hawiye ladhaho ayaa daarood udawladayn wali waad khaldamaysan xasan gacmaha waad qaban waydeen xamar unukaale xamar waa laga tashan

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldan. Hadu. X. Culusow. Dadka. Umadaxda. Uyahau. Iskuwadi. Laha. Tanumadhacden. Arxelojojinmayo. Tasxanunka. Badan. Bayledahay

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan damaciisa
    Ayaa dhib ugufilan.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    X. Culusow. Waxa. Udonayay. Isaga. Iyo. Danbaloshe indarod. Iyohawiye. Laiskudhufto. Balse. Siyasinta. 2belod. Ayadiday.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    X. Culisow. Wainmaxkamadlasara. Hantida. Ubobay. Iyobelaha. Uiskudiray

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BROBAGAANDO😂. ILO LAGU KALSOONYAHAY WAA BEEN😂

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenlow meeqa qaadatay beentaan aad sheegi