ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Muqal Naxdin leh Qisadii Xayaat waa Gabar habaran Caruurna madhaleyso .Waa sidoo hadalka udhigay 😲😲🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sharaf iyo asturnan kulaha San miyey sharaf kuledahey subxanalah

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 หลายเดือนก่อน +8

    adaaba ciyaal suuq ah xagy ka asturanthy naagtan isluxayso

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hijab iyo music sharfmiya subhanalah

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 หลายเดือนก่อน +5

    Sharaf maleh nagtan. Iswalaqaysa ee aan xishoon

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan ruux been sheegaya Uma eka lkn wax walba Alle ayaa og

  • @fadumonur7564
    @fadumonur7564 2 หลายเดือนก่อน +2

    She is good person and look at your your

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xijaabaw xaal qaado

  • @user-dp1cf5re6b
    @user-dp1cf5re6b 2 หลายเดือนก่อน +2

    Odagan gabadho baadan ayuu cayey, mana aha markii u haraysay uu u hadlo sidan iyo sika badan. Xaqa Allah tuso.aamin.

  • @user-mh2nh1er3f
    @user-mh2nh1er3f 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkan xogta gabadha buu hayaa marka maxaad ku eedaynaysaa mida kale niikada iyo music miyaa asturnaan ah

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sidaan uma aqaan aqlaaq iyo asturnaan

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xijaabka weey xiran tahay lakin qaab sawirkeeda waanloo jeeda, xijaabka waa uu ku sawiran yahay. Hada ka hor na nin hori u qabey ayey iyagoo xalaal isku eh ayey video iska duubtey ayey baraha bulshada soo dhigtey, gabar fiican ayey ila ekeet lakin baraha bulshada waa lagu waashaa.

  • @harun7450
    @harun7450 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naag naasaha luxeeysa in la caayo soow iyada iskama keenin Awoowe😅

  • @abdayomohamed9896
    @abdayomohamed9896 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa runtii gabar an 30 sano garin ee 5 nin sofuren 😮😮 macqul maaha in shanta ninba ay ayaka qaldanayen

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qof aan wax dhalin habaar miya 🤔 SUBXAANALLAAH

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 2 หลายเดือนก่อน +1

    Niyow gabadha maba aqaanee ninkaan maxuu kafaaiidi qisada uu kahadlaayo haduu run sheegaayo gabadha ama ninka guursanaayo muu lahadlo bulshada maxaa kaquseeya nin odayna ueg. Rabbi ayaa haya ubadka iyoo mustaqbalkaba

  • @saidilmi927
    @saidilmi927 2 หลายเดือนก่อน +2

    War iga tag tan waa qaxbo social media ha ayado la folaayo ayaa la wareejinayo war uma heysid

  • @InnocentBlockGame-ee1hk
    @InnocentBlockGame-ee1hk 2 หลายเดือนก่อน +3

    yaab nin warsheegayo 2024 ugu imow

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan fili indhaha wax ba kama aragtid way qaawan tahy acudubillah

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wilkan wa marki labad on arko
    asaga oo dad sharfan ceb uu raadi haay sida Nuuradin ki el iyo Xayat.

  • @zamzamdeganchannel557
    @zamzamdeganchannel557 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nin walan way kan gabadha waxa ceba malahaa wa xasisnimo kaliyaaaa

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 2 หลายเดือนก่อน

    War wayn buu xaajigu hayaa eed maleh eyadana. Alle hasoo hadèyo

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga ma maseer ayaa ku haya . Maxaa ku daba dhigay . Yaa ku yidhi ka hadal

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin Kaan Buuraan Gabadha Wee Diiday Saas Oo U Xanaaqsan Yahay Iska Fahma

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa kakalay

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shariifka wax badan buu og yahey

  • @khadrajama6756
    @khadrajama6756 2 หลายเดือนก่อน +1

    waban layaba inantan 🙀subxanallah

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 หลายเดือนก่อน

    Whatever she is, illahay wuxu yiri ninki Hal ceeb astuura. 1000 ceeb bu u astuuri. Marka adigu Maxaad aqhiro la teegi. Maxaad ogu mashquuli oo dambigeeda oga aroorsaani. Dadkiina waad dambagiisey. Subxanallah.

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 หลายเดือนก่อน

    Marka asaga qisadaan yaa udirsaday mayadaa tiri dhib aa iheysta ee icaawi maxaa kagalay masagaa isku raba maseer saan ugelaa waa yaab

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 หลายเดือนก่อน +1

    NINYAHOW ADIGAABA QURAAN SAAR U BAAHAN AMA DR XABEEB LAGUU GEEYO NINKAAS ADIGAA KASII XUN OO WAX SAX AH INUU SHEEGAYO CML SII FAAFINAYA DADKANA KULEH SII FAAFIYA NIMANKIINA YTBARADA AH EE DHAQAN XUMADA SII FAAFIYA UMADA ALLAHA IDINKA QABTO SII FAAFINMAYO KUNA FIIRSANMAYEE SHARTIINA ILA DHAAFA

  • @user-cv8th6vc6u
    @user-cv8th6vc6u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax kale Maso gudbisid miyaa adiii

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ka har gabadha hadii lagu naco ma ceetamee

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tan hadeey sharaf leedahay adigaaba sharaf leheen.

  • @user-gx7bp3cu5q
    @user-gx7bp3cu5q 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka ilahay haku mashquulina think oo kaliya karaacda waxay thy ayadee afacee ilahay wuxuu yiri adoonkayga ii nabad gali asigaa qof walba hor istagayp maalintaas ayuu qof wLbo sugaysaa marka iska daaya dambiga ale halaga baqo

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 2 หลายเดือนก่อน

    Miyad illahay ka cabsatiit.,

  • @foozia426
    @foozia426 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 หลายเดือนก่อน

    Shariifow warxuma halka dhigtey gabadha maskinta muxu Ka rabaa iyada utaala wanaag iyo xumaanteda anfacesa maxa ka galey gabadha

  • @gundhigamediashow1632
    @gundhigamediashow1632 2 หลายเดือนก่อน

    Asaga Yaa usheegay inee ninkii horey u furay ee been ka sheegtay sheeko walan😂😂

  • @fadumonur7564
    @fadumonur7564 2 หลายเดือนก่อน +1

    No of your business it's her life and

    • @husseinmahamed4154
      @husseinmahamed4154 2 หลายเดือนก่อน

      What kind of English is this?😂😂😂

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 2 หลายเดือนก่อน

    Laba siil may qabtaa naagtaas

  • @najma649
    @najma649 2 หลายเดือนก่อน

    gabadha ninkay doonto ayey guursan kartaa ee nin yahow gabadha ha jaa ifayn ee ka xishoo

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu 2 หลายเดือนก่อน

    Waxas walan hadalkisa hasoqadan asa har qaba

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naagta nasaheda sidaas uruxaysa maficantahay mase adigu waxaad tahay nimanka you tube ka kaqisha naagaha dabadoda iyo horadadoda liite intaas kufilantahay miyaad tahay mase nin qaniisiin qabiil kudafacayana waa la arkay ee makasbaatahay 😡🤮🤮🤮🤮

  • @aydarusmahamed8312
    @aydarusmahamed8312 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa shariir maxa geliyay mowduucaan gabartaan waxaan filaa in uu waalahum yahay

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e 2 หลายเดือนก่อน

    Shariif wa nin weyn o mel u jogo garaney nin muxu ka raba gabadha yarta ah interment ayey dadka u so gudbiyan hadey is gursadan maxa ku jaban balbentisa arka maxa ogeysiyey afaaraha reerka war shaqo o shaqo yelo gabdhaha yar & reraha ka dhex bax ada madhaleysah ma ALLE SWT ayad uga elrgeysay ada havar qabo

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 2 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga warka sheegaya maxaad u la baxdey caaish magac naag ayaad ka dhigatey magacaada w

    • @lulali6059
      @lulali6059 2 หลายเดือนก่อน

      Soo lagama yaabo in ay gabdhiisa tahay caaisha ama xaaskiisa.

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 2 หลายเดือนก่อน

      @@lulali6059nagtisa waaye

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ninweyn oo maran,
    Ilaahey ceebtaada ma,asturo haddii aad ubareertay waxaas oo been ah.
    Haddii aad xanuunsan tahayna allah ku caafiyo shartaadana ummadda allah kaaqabto.
    Inta gabadha qoraalada ku maageysana sakiin laqa.