DAGALKII SOOMALIDA & KIKUYADA OO MESHI UGU XUMEYD GAARAY, DHULKA GATA DHISTA UGU DAMBEYN ANAGA ISKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC allahu Akbar waa walalakey waxu shegay qabika daya ee labo gacamo aya biyo loga dharga somaliyey Allah xafido malkasta ee jogan Somalida Guul insha Allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 หลายเดือนก่อน +6

    Adeer Kiinya Shacabka Ayaa Lagu joogaa ee Si fiican dadka Ula dhaqma..Ugu Dambeyn Kiinyaanku Waa Shacab ((GOB)) Ah...thanks.

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 2 หลายเดือนก่อน

      They can't shut up.our somali people .ayaa adoow nimadaa beera

  • @habdihassan4960
    @habdihassan4960 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah run sheek walaal badi Daqiiqadah

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 2 หลายเดือนก่อน +5

    maxamed hadii runta laga hadlo somali dhan hal qofood oo kenya maku ganacagso karo wala dilaa malin cad ama wa la dhaca ee umadan hala dhaafo aqli malahidiin hanugu so jedin

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkale ayay dalkooda u dhisayaan somalidu xaqiiqdu waa >taas

  • @adanabdullahi8104
    @adanabdullahi8104 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyayasha Somaliyed hadafena kacaanadha qabilka lahorsethayo Baraha bulshath walakayal

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll somali dhib ayaa haasta somali waa afrika dhibkana isma aqoon sina i love africa

  • @AhmedFarah-l6i
    @AhmedFarah-l6i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida meel aay usocoto malaha gobolada ugu waaweyn ayeey kenya ku leeyihiin dhulka iyo gobada kenya waxa laga soo doorta somali badan oo barlamaanka ku jirto marka dalka kenya soomaali baa wax ku leh oo qeeybta ugu weyn ku leh cid aan Marti uga nahay dalkaan kenya majirto

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg 2 หลายเดือนก่อน +1

    lkn aniga ninka dhahaayey somaliyey shaqadiina wata waxad rabrtaan sameeya gurigaad rabtaan gata" wuu innoo goodinayaye gtadii caadiga ahayd ma'aha' far ayaa ku godan hadalkiisa 🤔🤔🤔

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi3163 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaan weey iska ciyaareysaa

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน

      Haa waligeed baa su,aalaha noocaas la weydiin jiray ayaan hore baan arki jiray

  • @nasrahassan2131
    @nasrahassan2131 2 หลายเดือนก่อน

    Wadan aydnaan lahayn marka saas udhisteen maxaa sugaysaanàan dalkiina ku caasideen soomaliyeey

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 หลายเดือนก่อน

    Wadankiina aada oo dhisa

  • @Fartundegan7011
    @Fartundegan7011 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan saas wey iskaga hadashaa africa china ayey ku taal bey dhaheysey mar dhaxdaas

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax aan waxba ahayn adigu wax ha ka raadin.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน

    Kenya Hayeska Soo Saarto qadaad
    Weyenta Cagdheerta Mooryanka
    Xaaraan iyo Wixii laga Xasan
    Soomaali Baa Fooqoyo laga dhistay

  • @Fartundegan7011
    @Fartundegan7011 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka aad la degan tihiin iskala heshiiya wadankooda loogu imaaday ixtiraam haloola dhaqmo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warka badan iyo tororokta joojiya
    Soomaali wax ka xun ma jirto awalan Dalkoodi ayey ku heshiin wayeen
    meeshi ay tagaan dhaqan xumo iyo jaahilnimo ayey la tagaan

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 หลายเดือนก่อน

    haa waa aqli yaradooda soomaalida abiy ba ku diraya somalida jogta kenya asagiina intuu itopian HIVqaba shacbkiisii ugu urayey uso diray somaliya si loo laayo shacabka soomaaliyeed kadibna ciidan kugu soo amray iney kugu toogtaan gurigaagii taasey taagantahay maanta anakaana naga dhasheen kuwa la gaaleysiiyay ee dibada ka yimide lepianada ah iney ku qaribaan shacabka somaliyeed qabiil si aan u burburno qof walba asagoo qabiilkiisa lagu aqoonsanayo waa in dalka loo kacaa difaaca dalkeenu waa muqadis qabilkuna wa magacaaga wayo abaha ba ku abtirsaneysa dhibna kama taagna na gaarsiinaya in letsku dilo ee waa leysku gargaarayaa dalkana cadowgaa lagaga celinayaa ❤GUUUL IYO MIDNIMO AOMALIYA MEEL KASTAA WAA INAN KA TAAGNAA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴KAA AH CALANKENA WAYO WA DHULKEENA AABO IYO HOOYO CADOEGA MEESHIISA WA IN LA QABSADAA DIBNA LOOGU CELIN ABID SIDU JIGJIGA U HEYSTAY 50sano anaguna laba qarni wa inan ka heysanaa 5gobol intan kuweniina kaso ceshano kenya iyo itopiya ❤

    • @samirr546
      @samirr546 2 หลายเดือนก่อน

      In la hadlo waa sahlantahay in wax la qabtaa waa culustahay!!!
      Wax aan ka shaqaynay oo qasaarihiisana aynu ognahay ayeynu ku baaba'nay 4.5 waa qaybsiga dawlada marka lays qabsadana shicibkii baa isku madha oo ciil iyo gocasho uun ku jira maxaa fursad dahab ah somalidu dayacday!!!!
      Qayaalada iyo horumarka qabiilka iyo laandhere nimada ha ka caajisina!!!

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamed doqonow keyanka maxa ka yaala somalia
    Somaliada kenya dhul dad ayay haysata
    Marka somaaliga waa
    Kenyan
    Lkn kenyanka mahan somali

  • @warrior_566
    @warrior_566 2 หลายเดือนก่อน

    Waxay u haysataa qofkii Muslim ah inuu yahay carab
    Suudan xitaa waxay ku dhahaan carab baad tihiin
    Aftican matihiin

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qoomiyadihii irobiya bay nagu direen Oroma, saarnaayeen haddana kikuyo waa Mashruucii oo xagaas loo leexiyay ayakaa loo dan lahaa hadday Sarta qaybtooda udaayaan oo sheer lagalaa maxaa dhib ku jirta

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 2 หลายเดือนก่อน

    Walahii garisaa looga bahnaa inay Somali ay dhisto, midkale Somali kiniyati ayey hoostagnayeen, imika Se way ka Xorobayaan oo Somali kiniyati ayada u Sareyneysa Waana Min Ayaatii, Somalidii Soo gashay marku wadankoodu burburay way u dhamatay ,wayna u qurxiyeen, ka tibna waa lagala waregayaaa,!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 2 หลายเดือนก่อน

    Egypt ,libya iyo Morocco qarada afrika kuyalan o wa carab hadana afrikan ma shegtan o wa qaarad lawada dego dad kala dimo iyo dhaqan duwan dadka maha ine qasban ineshegtan afrikanimada qasab mah

  • @hafidmohamed862
    @hafidmohamed862 2 หลายเดือนก่อน

    Kicin yadkawada dalka Kenya
    Ah kawar qab okey sawa

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 2 หลายเดือนก่อน

    War hooy hantida waxii lagu difacii lahaa diyaatsada
    Ha aaminnna adoomeyda

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida wadan dadoow ayey dhisayaan waxaasna waa maalmo kikuyo ayaa dhici doonta

  • @naimoh3796
    @naimoh3796 2 หลายเดือนก่อน

    Kanaya dhuul ka ugaween somali baleh dhulaken raban agana nama raban kanaya waa dada la isku kenkenay edaba hayeshan

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 2 หลายเดือนก่อน

    Somalida waxay tussen Kiki iyo wax walba inay daciif yihiin lacag jacayl yihiin maxaad ku haysaan keenya
    Somaliya waxa la ogyahay inay qibrad buuxda u leeyihiin ganacsiga

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 หลายเดือนก่อน

    Kenyatigu waku tajiren gaajo aheyen91 92 until now musigo kidhogo ubixiyen somlda

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 2 หลายเดือนก่อน

      Adigaba qaxooti gaajeesan baad eheed kenya waad ku degtey kuna gaajo baxdey. Laakiin jisaar baadtahay aan abaalkii loo galey aqoon.

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@sucdiosman8337dhiilo jareerta guska uduqda thy eyahey adi xtaa jareerka Somali lee utahay ogaw nacasyahey

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@sucdiosman8337jareer mxaa kugalay adiga qof Somali cayneyside sinjidaada wasee

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 2 หลายเดือนก่อน

    ASC MAXAMED RUWAANDA SOMAALI BADAN GANACSI KU LEH AAD BAA LO IXTIRAAMA QOF KU LAHADLAAYO MALEH DAGANAASHA RUWAADA WA LUGUSIINA

    • @Fartundegan7011
      @Fartundegan7011 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 hadana reer guuraaye Ruwanda maa unrartey ood soo sahmisey Somali guuraa

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 2 หลายเดือนก่อน

    SOOMALI IYADAA LAGA WAAYEY MIDOOBA, WARQABIIL HORUMAR MALEH EE MIDNIMO IYO SOMALIWEYN SOO CELSHA WAA DIIDEEN SOO MAAHINO, HALGANKII AWOOWAYASHIINA SOO CELSHA, MEELKASTO HALEYDINKU CUNO, WAA MIRIHII AAD FALATEEN DHULKIINA HOOYO ILAASHADA WARCADAWGII QARSOONAA IYO KII MUUQDAA IDINKU SOOBAXAY

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 2 หลายเดือนก่อน

      Somali halke ku halgantay??😂😂

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 2 หลายเดือนก่อน

    Somali saqajaan dadka ka lexda wadankooda ayaa jogtaan edeb yesha

    • @FuadAbdi-qu7vf
      @FuadAbdi-qu7vf 2 หลายเดือนก่อน

      We have our leaders in the politics of kenya .. somali kenyan .... 😅

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 2 หลายเดือนก่อน

    Wacal Hadalkisa Waad Ledahay

  • @sirkaal
    @sirkaal 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saxib Charity Kenyan ma ahan waa gabadh tiktoker oo Nigerian ah oo Africa dhamaan aad uu difacda, jawabaheeda dhaan ayaa iska saas ah, waa comedian oo sarcasm ka aad uugu dheereysa Qarada Africa waxaay ka difaacda dadka sualaha stupid ka Africa ku saabsan ka weydinaayo baraha bulshada. Video gaan waa hore ayu ahaa, markaay leehaday Somalia is not in Africa its in South Korea, waa sarcasm waa ku xumeynta kuwa sualaaha stupidka weydiyay. Wallahi badhaas Charity qofki yaqaano ayaa yaqaana, waa gabadh aad iyo aad sharaf uu mudan, Kenyana ma ahan waa nigerian, magaceeda google ku search gare, fadlan waxaad husanin dadka haa uso gubinin. Waa taqaana Somalideena waa seef la bood, adiga sharaf baan ku xayaa waaci gelinta communiga uu heysid, fadlan seef la bood haa noqonin waxaad ka hadleysid iska soo baadh oo research ku samey. Waad mahadsantahay.

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 2 หลายเดือนก่อน

    Qolmaa iibsatay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน

    Qudhun iyo midab Takoor baye latagaan dal aanay lahayen

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      Adi maleh dalka Marka 😂😂😂

  • @yussufhaji460
    @yussufhaji460 หลายเดือนก่อน

    Wrong information, Somalis has no fight with kikuyus. The population of Somalis will increase drastically. Somalis are here to stay.

  • @HaniHassan-j5c
    @HaniHassan-j5c 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida hadii run lohad lo waxaa kadhaqan fiican kiyaanka maxaa yeelay waxaa naf lahayn baad buun buuninaysaan

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      Somali isku sheeg faqda yarey

  • @ahmedadan1741
    @ahmedadan1741 2 หลายเดือนก่อน

    Wardadka inagiibaa kicineynee dadka cadaaya naceebka aadkubeereysaan

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 หลายเดือนก่อน

    Mayaqaaniin waa lawada shaqaystaa Dalkoodii Daroogaa Lacag.looga dhamaystay malaayiin baa.laga.aruursadaa

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 หลายเดือนก่อน

    Somali waxa la gudbon iney mesha is kaga so cararan inteyna naftena qatar gelin,wa iga talo

  • @HassanAb-hx6cj
    @HassanAb-hx6cj 2 หลายเดือนก่อน

    So go ahead and build your business in nfd or somlia keyna is good people but they're roped from thier government to stay on power divid and rules 😂😂

  • @AbdirahmaanAllhajj
    @AbdirahmaanAllhajj 2 หลายเดือนก่อน

    Xafada islii in lagu tilmamo muqdisho yrey waa bahdil xatee celasha biyaha Ankee in lala barbadh dhigaa waa bahdil kadhan ah umada somaliyed muqdisho waa gobal kamid ah gobalada somaliyed isliina waa xaafad kamid ah xadaha kamakuji Marka leysma barbadh dhigi karayo adeer

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 หลายเดือนก่อน

    Sidii hindida waa öooga saaray baa idinkana idonkana idin sugaysa maad dhusataab dhukiunii

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somali ilaa sidii Ruwanda baangad lagu jarjaro wadan shisheeye dhaafi maayaan war wadankiina dhista oo qaraxa ka daaya oo tuugada iyo xatooyo xoolo dadweyne daaya oo madax jebinta daaya Kenya ma lihidiin edeb darada dadka kala taga allihiin baad u maal geshaneysaan uf

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      Pangaada adi lee Laga bilawaa nacasyahey ma Chinese ismoda aqli hashaqeyo doqonyahy

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r 2 หลายเดือนก่อน

      @@JacfarNur Doqon nacasa OO uraya qurmuun weyn nacala tula caleyk dhiso dalkaga dal islaameen ha isku kooleyne fatal yohow allcohilca inta baangad lagula dhaco baa futadana lagaa mari keleb yohow aqli lix saaca daanyer yohow foosha xun uf

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      @@zeinab-o6r Ya wajigaada mufada ii arko qumayo jareerta guska ujaqdo markasa dad folxumo kutilmame adiga jareer inu kucaafinayo miye kulatahay shuklabayahey wakudhaama dadkeygan dinaac kasoocda lkise adiga shuklabay eeh jareer xuuna shwadooda io dawadooda leefitankeda kugu ogahay weceesha dhubeeysan 🤣🤣🤣

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 2 หลายเดือนก่อน

      @@zeinab-o6r qof dadkeeda cadow oga baryeeso iney jarjaran ma aqli mesha kuyalo dhadhaanyhy orod isdhug ado nool waji kabyahey jareerta hore io gadal kadhuubeyan 🤣🤣

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r 2 หลายเดือนก่อน

      @@JacfarNur hhhhhhhh
      Dhiley yohow HIVGa ku qurmey oo qowmuluudka nacalaa Iska kaa dhaley adaa waxa kaa qaylisinaya ood isugu dhejin dal aadan lahayn adoonta futada ku caseysey hoyadadii istijo la,anta ahayd wase qasiis yohow dhareerka oo foosha xun Doofaar yohow inta lagu fuulo baa lagu jarjari keleb yohow jacfaro diric soo xiro laba labuuf yohow jeeb gadalkaa ooooooooooc dhimo oo Ceeb reeb qasiis yohow

  • @samirr546
    @samirr546 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii aad hada kuukuuyo iyo momali dagaalkooda ka sheekaysay
    Marka gudaha somaliya la joogana maxaa somalida qabaail is dirirsan ka dhigay!!!!
    Gudaha somaliya marka la joogo hadii somali uun la ahaan lahaa maa
    Maxaa bi i lahaa!!!

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 หลายเดือนก่อน

    Bal may Dadkooda Dhistaan faan beena duli Gaarisa may kaliya dhisaan

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 2 หลายเดือนก่อน

    Fudeydka iyo jaahilnimada joojiya Somaliyey oo edeb kujooga dadka guryahoda wa ceeb speed ka dad idinka Mac quulsan baa barqo lagabax shay ee tartiibjooga

  • @ahmedadan1741
    @ahmedadan1741 2 หลายเดือนก่อน

    War dadka hanudirina

  • @smartydelebe2147
    @smartydelebe2147 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kindly will you stop this propaganda, Kikuyus and somalis have been working together since time immemorial, secondly the TikTok ain't Kenyan she's Nigerian so watch what you preach here