Maxaa dhacaya haddii aad qof Block ka saarto Facebook iyo Messenger? Ogow qodobbadan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Imisa qof ayaa ku jirta liiska Block-gaaga Facebookga ama Messengerka?
    Muuqaalkan, waxa uu Axmed idin kula wadaagi doonaa qodobbo ku saabsan waxyaabaha dhici doona haddii aad qof Block ka saarto Facebook iyo Messenger.
    La wadaag saaxiibbadaada haddii aad ka faa'iddo.
    #iM252

ความคิดเห็น • 13

  • @MohamettRastaofficial
    @MohamettRastaofficial 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thank ustaad❤🎉

  • @magicmunasar7087
    @magicmunasar7087 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thnks bro

  • @SADAAM-Ak
    @SADAAM-Ak 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guys kanaalkan kor aan uqaadno❤

  • @Maxamed-Salad-Gurey
    @Maxamed-Salad-Gurey 5 หลายเดือนก่อน

    Lknse Markii Hore Qofka aad Fariimaha Is Dhaafsataani Woow Ogaan Karay In Block La Saaray Iyo in Kale

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 5 หลายเดือนก่อน

    Miyuu ku jiraa , What's up-ku ,

  • @nimadaahir834
    @nimadaahir834 5 หลายเดือนก่อน

    de halga saro wa baxse😂😂

  • @asadyarebisle2053
    @asadyarebisle2053 5 หลายเดือนก่อน

    Awey ninkii lahaa maqaayadan😅

  • @HIndaIsmael
    @HIndaIsmael 5 หลายเดือนก่อน

    hada maxaad noo sheegtayna war meeshu ninkii hore bay ku fiicanyd ee u celi

  • @garastv1126
    @garastv1126 5 หลายเดือนก่อน

    maxaa sheegtey oo faa,ido ah

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 5 หลายเดือนก่อน +1

    maxad noo sheegtay iminka ama wax qiimo leh sheeg ama iska aamu

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar 5 หลายเดือนก่อน +2

      Sida inaad afeyeen inoo tahay camal uhadashay Yaa kuu idmay shaqadaas ?
      Hadaadan Rabin muuqaalkaan waad ka gudbikartaa ma ahan inaad comanti noocaan ah soo qortaa hadii ay jirto inaad kaxuntahay ninkaan fagaaca ah iska ooy waliga gaarimeysid cuqdada aad uheysona ladhimo

    • @seeraarbmchannel5623
      @seeraarbmchannel5623 5 หลายเดือนก่อน

      @@Joseph_abukar adigu ma fataal bad tahay