Khadra Dahir iyo Axmed Cali Cigall

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 169

  • @cabdiqanicumar2990
    @cabdiqanicumar2990 6 ปีที่แล้ว +17

    Axyaaa hees wlhi.heeso waa kuwii hore.kuwa imika caaaac weeyi hhhhh hadad igu racsantahy fadlan like iisaar. cabdiqani from Finland Helsinki.waxan dhagaysanayaa 19.September.2018 anoo shaqada usii socda. Weee weee like iisaara

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa xasuus iyo waayo waayo. WAAN KUGU SAHWIYAYOO MUDO DHEER KU SAADAALINAAYEE, HADAAD SIGATOO SAYMAHOODHAN INUU HALIS KAASAARAY MOWLUHU. WAAN KU SOO SALAAMOO SAREEDAAN FILAAYEE, SIDAAD II OGAYD BAAN U SIDAA JACAYLKEE KAAMANA SUGAAYEE, WAAN KUGU SIDKANAHEE ALLAHAYOW INOO SAHAL, ALLAHAYOW IDIIN SAHAL.
    KHADRA. ADIGAA SASABANIYO KEYMAHA SIN BARAKOLEE SACABADA KA TUMAYEE, HADAAD SOCOTO SAABLEYDA WADNAHA IYO SAMBABADU KU LADANYIHIIN, SAAKA NIN IYO WAAGII SI AY NOQONONA MOOYEE,.........
    Erayadii Dacar iyo naaxyaddii Saalax Qaasim iyo Axmed Cali Cigaal.

  • @cabdiqafaarmuxumed1
    @cabdiqafaarmuxumed1 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax sahlan ma aha in axdiga aad qof ka qaadey sidiis ugaso baxdid walibo adinko nolosha waayeheda adag idinkala g'odoonsheen qofkas waqtiyo adagna idinkala dhex galeen hasa ahaate aanay ku saameyn, wax fudud ma aha runti;💔🖤
    Axmed cali cigal iyo khatra dahir cige AUN.🥺

  • @ayubyano2378
    @ayubyano2378 4 ปีที่แล้ว +3

    Cigal abahii fanka somliyed io khdra dahiir# sidad ii ogeyd ban usidaa jeclke Allow ino sahal🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕❤️💋💗👍🙏

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hees mugweyn Ahmed iyo khadra oo ku raaxeystey.❤

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว +4

    Kuwa heestan dislike saarey aqoon hees Somali uma laha silailada heesaha khadra iyo cigaal Waa ya ugu qaalisan

  • @zakifunujo2235
    @zakifunujo2235 5 ปีที่แล้ว +8

    😥😥😥Wan kuso salaame sareedan filaaye Sidad ii ogeed ban usida jacaylke kamana samraaye ❤❤❤❤Labadi is jecel Allow iskudaa
    Wakhtiga iyo wAyuhu Waa cajiib
    @!!!Sacdiyo Deer?? Nolow intay nooli jirto

  • @axmedhassan6167
    @axmedhassan6167 9 ปีที่แล้ว +7

    raali noqda waxaan ka waday waa riwaayadii biya saratagey waa lasugayaa waxaa sameyeey abwaan dacar laxankuwaa axmed cali cigaal tumista kabankuna waa isla axmed cali cigaal

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 6 ปีที่แล้ว +3

    ASC khadra daahir iyo axmed Cali waad salaamantihii waxaan xasuustay waayo waayo iyo tiyaatarkii gabiley thanks best yusuf jama UK Birmingham

    • @BoqoreHirsi
      @BoqoreHirsi 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaad I xasuusisaay wll aniga oo yar magaaladaa aan aad ka u jecelahay Gabiley waxay aheyd halkii iigu horeysay ee aan khadra iyo cigaal heesahooda ka maqlo walaahi mana iloobo ilaa imika oo ay afartan sano ka soo wareegtay theatre wan galay lkn waan yaraa. Legend sxb xasuuus weeyi Gabiley

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 5 ปีที่แล้ว +12

    Maxay ahaayeen ciyaalkaan furuuqdaah
    Oo dislike ta saaray 🤔🤔
    Af somaligu sida Arabic iyo English ka oo kale buu barasho kaa raabaa
    ♥️♥️♥️👍

  • @AhmedGagale
    @AhmedGagale 5 ปีที่แล้ว +2

    Talo ahaan waxaa dhihi lahaa ha la qoro heesahan macnaha xambaarsan fankii macnaha lahaa wuu soo noqon doonaa insha allaah

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +1

    CAJIIB fan IYO sugaan waa kii hore. Bal CUUDKA kabanka sida u UGA sharaminayo cigaal bal ai fiican u dhuux. Khadra daahir cige heesaha AY qaaday kuli waa heersare 2 fanaan alyaacizak top number one singer XAQIIQ

  • @mohamedhusseinabdi5454
    @mohamedhusseinabdi5454 4 ปีที่แล้ว +1

    Hess wa hesihi hore Qarami, Mohamed Abtidoon from Kismayo 14_8_2020.
    #Dahab inolow intay nololi jirto.

  • @salebanomar4603
    @salebanomar4603 4 ปีที่แล้ว +1

    Waqtigii riwayadan hala ii sheego 1980 mise 1978 kolay hargeisa ayaa laga dhigay markii u horaysay wax yar ayaan ka xasuusta biya sara tegay waa la sugayaa

  • @shaaficecishqi8739
    @shaaficecishqi8739 6 ปีที่แล้ว +3

    💘❤💘❤💘❤ kuwan ayaa uqalma duco iyo amaan, qalbigii inuun uu soo laab qaadaayo kalgalku ayuunbaa dareemikara micnaha erayada la is dhaafsanaayo, Thnks sxb adigana magacaan kuu bixiyay waa #haqabtiraa Qaraamiga

  • @abdisomali1051
    @abdisomali1051 8 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waxay ku jirtay riwaayaddii Biyo sare tagay waa la sugayaa. Dacar baa riwaayadda lahaa haddaanan khaldaneyn. Laxanka inuu Cigaal saaray baan filayaa lkn ma hubo.

    • @MrBoqor
      @MrBoqor 8 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Somali waa runtaaa intuba

    • @galaydhmaxamed8602
      @galaydhmaxamed8602 6 ปีที่แล้ว

      woooooooow eesh yaaa qaraami

    • @abdinasirbarre4486
      @abdinasirbarre4486 5 ปีที่แล้ว

      Anigaa ku badalaya oo uu ader ii yahay

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +2

    allahayaw ino sahal Khadra dahir iyo ahmed cigal Laba fanan oo qaliya ayay ahyeb

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 7 ปีที่แล้ว +4

    Heestan laxanku waa "collaboration" waa saalax Qaasim Iyo Cigaal

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 ปีที่แล้ว +4

    Waan raadinayey this somg! Thanks
    "Muda dheer ku sugayeee..
    Legends! khadro iyo Axmed.

  • @bashiirabdi5054
    @bashiirabdi5054 6 ปีที่แล้ว +12

    waligey waan raadi naayey lkn caawaan helay blh
    wey wey u sahalantoo doqon bey sadkeed tahaye nin ragna u samir xasus blh

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii m.a.dacar laxanka a.c.cigaal codka khadra daahir cige iyo cigaal

  • @saidsacad624
    @saidsacad624 7 ปีที่แล้ว +6

    riwayadaa Waxan ku dawaday theatreka hargeisa anigoo Yar ( Waxay tiri Khadri raraab ban dul sarnahay Sara joog ku hadalkiyo San qadhaba ma karate)

  • @abdirashidahmed6458
    @abdirashidahmed6458 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks guy comments wanaagsan baad ka dhiibateen intiina wax fahmaysa, laxanku waa cigaal, riwaayadana dacar baa lahaa waa sidaad u sheegteen

  • @shilmaaleahmed3827
    @shilmaaleahmed3827 6 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa hees my favorite song khadra iyo cigaal

  • @najmashiine8573
    @najmashiine8573 4 ปีที่แล้ว +2

    dad aan taageero Ahmed iyo Khadro

  • @arbemuhani9040
    @arbemuhani9040 6 ปีที่แล้ว +2

    Maxad cali cigaal iyo khadra Dahir wllhy heestn waa ruun

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 7 ปีที่แล้ว +3

    xasuuus xalaawatul laws heestan waa hees aad u macaan oo xasuus ku leh gayiga somaliyeed. SIDAAD II OGEYDBAAN U SIDAA JACEYLKEE KAAAMANA SAMRAAYEE.. MIRO AAD U MACAA.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 5 ปีที่แล้ว +6

    Biyo sare tagey waa la sugayaa waxaan fiirsaday 1982 axsan Ruwaayad waana markay shilka gaari gashay khadro lugtana wax ka gareen oo uu isbitaalka kusoo booqanayo cigaal heestaan 💗💗
    Maantana youtube ayan ka dhegaysaanaa aduun ahaaa 2019 jun 8

  • @anasaxmed5764
    @anasaxmed5764 5 ปีที่แล้ว +2

    hadaad socoto socotoo saab layda wadnaha iyo muxubadoo ku ladan yehee
    heestan kama daalo xasuus igu qali 2008

  • @abdimohamedcilmi8646
    @abdimohamedcilmi8646 8 ปีที่แล้ว +12

    War heesaha hala Qoro dhallinyaradu si ay u fahmaan

  • @husksabdhu31
    @husksabdhu31 7 ปีที่แล้ว +10

    Ya salaam! "wan kugu sahwinayoo ku saadilinayoo mudo dheer ku sugayee--hadaad sigatay sigatoo kaymo oodan iyo halis kaa saaray mawluhu---#sidaad ii ogayd baan u sidaa jacaylkii kaamana samraayee--waan kugu sidkanahe allahayow inoo Sahal" RIWAYADII "Biyo Saratagay"by Maxamed Adan Dacar

  • @ManLikeSoSa
    @ManLikeSoSa 4 ปีที่แล้ว +2

    “Big track”Big up big up from south east London 🙌🏽👏🏽👊🏾✌🏽

    • @bentonmaverick9897
      @bentonmaverick9897 3 ปีที่แล้ว

      i guess im asking the wrong place but does anybody know a way to get back into an Instagram account??
      I somehow forgot my account password. I appreciate any assistance you can give me!

    • @royalanson1440
      @royalanson1440 3 ปีที่แล้ว

      @Benton Maverick instablaster =)

  • @ahmedabdikadir1109
    @ahmedabdikadir1109 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dhagaysanayo 2018 like saar

  • @aliahmed867
    @aliahmed867 4 ปีที่แล้ว +2

    Farah Cigal old skool from south London, friends with mo ali and Fanax

  • @beabdirahman4815
    @beabdirahman4815 6 ปีที่แล้ว +2

    Please Heestan Lyrics keedoo dhamaystiran Yaa Isoodhiga???

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 8 ปีที่แล้ว +3

    heesaha noocan oo kale ah lagama xiiso jabao runtiii WAANA JECLAHAY ....AMARKA ILAAHEY......WAA CLASSIC....YSLAAM
    WAA ...ORGANIC....

  • @arbemuhani9040
    @arbemuhani9040 6 ปีที่แล้ว +4

    yaa salam dahab alle haku xafido khadra

  • @moogeyareofficial679
    @moogeyareofficial679 5 ปีที่แล้ว +3

    Wn kuGu SidkanaHee AllaHayow inoo SaHaL❤❤❤💋💋

  • @axmedcismaan6497
    @axmedcismaan6497 4 ปีที่แล้ว +1

    Saaka nin waagii si ay noqona mooyee" tani maaha heese waa hees iyo badh

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 8 ปีที่แล้ว +2

    fananin waa kuwan miraha murtida laxanka cododka musika yaaasalaaaaam

    • @aliabdi8536
      @aliabdi8536 8 ปีที่แล้ว

      l like so much former songs

  • @KayseKayse-zv2zb
    @KayseKayse-zv2zb 9 ปีที่แล้ว +1

    axmed cali cigaal iyo khadra daahir

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 7 ปีที่แล้ว +1

    Legend, guitar's killer.. ya salaam

    • @guureguurre338
      @guureguurre338 5 ปีที่แล้ว +1

      I agreed with u: I mostly listing the sound of the guitar than the moledy words

  • @munirmassawa2548
    @munirmassawa2548 8 ปีที่แล้ว +2

    waah waah axmed ali cigaal khadra daahir cige. ogaanka fanka

  • @abdiyare9987
    @abdiyare9987 6 ปีที่แล้ว

    Wxa ibarey heestan sxbkey anigoo ay iga wareersan tahay suxulafaad jilciso aniga bashiir cabdi axmed
    Waan ku salaamo saredaad filaaye

  • @bashirabdi3723
    @bashirabdi3723 4 ปีที่แล้ว

    Heestan nin sxbkey ah ayaa I baray anoo laamo barad ah anoo waxba heynin ayaan Guur hawoodey heestan ayuu ii shidi jirey markan is balansano Waa iska aduun xiligii. Adkaa hada waan ka baxay sxbkey jilciso na sidoo kale ayaan u rajeynayaa

  • @cabdiwalimaxamuud3876
    @cabdiwalimaxamuud3876 10 ปีที่แล้ว +13

    wey inoo sahalo noqon donbay sadkeedtahay nin ragna wow samir aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah tolow ma leheli karaa laba u dhigma cigaal iyo khadra qarnigeenan

    • @osmanhussein3551
      @osmanhussein3551 8 ปีที่แล้ว

      eshcalaa hees waxaasaa hees lagaa yiraahdaa ama waa la iska aamusaa.

    • @farahmalin1963
      @farahmalin1963 6 ปีที่แล้ว +2

      Dadkii iyo Dalkii waa israaceen siyaad bare ayaa habaar inoogadhintay

    • @abdirizakabdi4872
      @abdirizakabdi4872 4 ปีที่แล้ว

      Hana ka yaabin in la helo qarnigan waxaa socda 275

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 8 ปีที่แล้ว +23

    laxanka: salaax qaasim
    erayada: mr dacar
    luuqda: Jaalleyaal cigaal & khadra.
    horaa loo yiri fari fool ma dhaqdo,,,midnimadu maamuuskaasey leedahe kuwa dadka iyo dalka kala goynayow doodiinu waa dayowde dsdkiina dhinac kasoo raaca.
    Ha noolaato soomaaliyi silic kastoy qabto.

    • @mujaahidlibaax7185
      @mujaahidlibaax7185 7 ปีที่แล้ว +3

      SXB SIYAASAD SIYAADAD AYAA LAGAA URINAYAA EE MAAD INAGA DAYSID HADALKA DUUR XULKA AH......

    • @IsmailIsmail-on3pb
      @IsmailIsmail-on3pb 7 ปีที่แล้ว +1

      WAARIMEYSIDE WANAAG
      Nacnacle kuwii intaa iyo inta ka badan ba lahaa ee midnimadii dhimatay na lahaa aas aaskeedaa uf yidhi ee koonfur waa kab xun iyo xaarkeed waana laysku tuuraa waana laysku tuuray

    • @kediyemedia6353
      @kediyemedia6353 5 ปีที่แล้ว

      Taasi waa mid aan dhacayne Maalin riyoodka Iska yaree

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 5 ปีที่แล้ว

      Hadaan idinku khasabnay minimadii somaliyeed hadda dhiig inaad u hurtabaa ka horysa ee calaacalka dhaafa ee diyaar ma u tahay inaad weydo boqol kun oo wiil

  • @MrBoqor
    @MrBoqor 8 ปีที่แล้ว

    saymo oo dan iyo halis best song i like it man egaal and the one with tje lubi

  • @abdirahmanfarah1568
    @abdirahmanfarah1568 9 ปีที่แล้ว

    laxanku Waa Saalax qaasim erayada waxaa iska leh Maxamed Aadan Dacar.Macalin Cigaal Iyo Khadra ayaa ku luuqaynaya!

  • @mohamedhussein917
    @mohamedhussein917 10 ปีที่แล้ว +2

    Waa heees aad u mcn heestani

  • @saedabdinssaer9191
    @saedabdinssaer9191 ปีที่แล้ว

    Mid ka kamid ah heesaha foolaadka u ah heesaha talantaaliga ah ee fanka soomaaliyeed

  • @abdikaficadawe3519
    @abdikaficadawe3519 5 ปีที่แล้ว +2

    wankuso salamo saredan filayee waah waah waxasa ka hesa

  • @najmudiinibnuhussein2624
    @najmudiinibnuhussein2624 8 ปีที่แล้ว +4

    waaaaaaaah waaaaah

  • @mustafebarkedbarked4838
    @mustafebarkedbarked4838 8 ปีที่แล้ว +1

    ax ax xasuus qaaali khadra dahir iyo cigaal ax yaa qaraami

  • @waadimedia3904
    @waadimedia3904 8 ปีที่แล้ว

    its good song and legends somalis

    • @mohamedhusseinfarah7517
      @mohamedhusseinfarah7517 7 ปีที่แล้ว +1

      MIMOH Bashiir maad Somali ku qorto waxaad sheegaysid

    • @abdibashe567
      @abdibashe567 5 ปีที่แล้ว

      Caleeg caleeg riwaayadii biyo sare tagay was la sugayaa. Abwaan Mohamed adan dacar.
      Adi Adi gaa sasabaniyo kaymaha sifoorka sacabadaa la tumayee.

  • @faaraxkhaatumaw8879
    @faaraxkhaatumaw8879 8 ปีที่แล้ว +1

    xusuus iguqaliyay nice song

  • @abdifatahsuleiman573
    @abdifatahsuleiman573 5 ปีที่แล้ว +1

    heestan san uuradinayey waan saaka iyo niin ito wagii si ay noqon

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi5279 5 ปีที่แล้ว +2

    The love 🐦 ♥️💘

  • @hindaali5817
    @hindaali5817 8 ปีที่แล้ว +2

    waaaw caadi maahan ala yaa ciska murti waa tii hore biyo satagay waa la sugin

  • @AdnanAli-xq4ho
    @AdnanAli-xq4ho 10 ปีที่แล้ว +1

    wawwwwww hasuus Qiima badan

  • @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345
    @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345 5 ปีที่แล้ว

    very beautiful diamond couple xifaal iyo qadro dahir

  • @rafiiqjama2421
    @rafiiqjama2421 7 หลายเดือนก่อน

    Yaa daawanaya 2024

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 9 ปีที่แล้ว

    waaaf caleeeeeeeeeeek ahmad and khadra waa dhagaystaa

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 8 ปีที่แล้ว +4

    ax yaaaa heees

  • @hussen753
    @hussen753 11 ปีที่แล้ว +3

    Aad baad u mahadsantahay Farah waa heeso qaraami ah oo xikmad ku salaysan
    Hadaad heli kartid waxaad soo gelisaaheestii cigaal iyo khadro ee ahayd “Geediga hayaankuba
    Goor gaaban adigoo
    Guri waayay laga baxay,
    Iyo oodaad gurataba
    Gabbalkiina kuu dhacay.
    Dhirtaba geed aan la jarin
    Iyo ogoow lama garaacaan
    Gu’i waaye inuu jiro,

    • @LibanLS
      @LibanLS 9 ปีที่แล้ว

      mansha alah best axmed iyo khadra

    • @mohamedabdikheir369
      @mohamedabdikheir369 8 ปีที่แล้ว

      heesta hussein salah dalbaday meel makusheegteen asxaabtay ana waan doon doonayaye

    • @majdisaber3406
      @majdisaber3406 7 ปีที่แล้ว

      mohamed abdi

    • @husseinsalahabdi380
      @husseinsalahabdi380 7 ปีที่แล้ว

      hussein salah wan ku salaamay sami

    • @suleimanali462
      @suleimanali462 6 ปีที่แล้ว

      Way inoo sahal noqon doqon bey sadkeed tahaye

  • @qeyselmi1384
    @qeyselmi1384 8 ปีที่แล้ว +1

    kani waa c/qeys beel daajiye heestani waa hees riyo igu leh

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 7 ปีที่แล้ว +1

    Jaalleyaasha ama asxaabta madashey igu caawiya adinkoo mahadsan, inaad soo qortaan:
    Mu'alifka heesta ruwaayadan?
    Taariikhdeeda?! iyo Mulaxamkeeda?
    Mahadsanidiin.

    • @joonbulle8688
      @joonbulle8688 6 ปีที่แล้ว

      WAARIMEYSIDE WANAAG m a dacar lsxnka cigaal

    • @barkhadcas8763
      @barkhadcas8763 5 ปีที่แล้ว

      Ruwayada wxaa la odhanjirey biyo sare tagay waa lasugayaa wxaalahaa maxamed adan dacar
      Badanaba abwanadu heesaha ruwaydaha ku jira wayisku darsanjiree heesta wxaay ka mid ahayd laba heesod uu maxamed cumar huseen huryo duray isgalaftigiisu wxka matalayey sxb

  • @samafala
    @samafala 5 ปีที่แล้ว

    Waan kugu sidkanahee alahayow inoo sahal. Amiin

  • @guledbashir5862
    @guledbashir5862 7 ปีที่แล้ว +1

    Biyo sare tagay waa la sugayaa

  • @saynubabdulahi8220
    @saynubabdulahi8220 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaasaallaam wayo wayo xasuus

  • @mariyafarah1783
    @mariyafarah1783 8 ปีที่แล้ว +1

    waaaaw caadi maaha heestan eeeshcalaaaaa

  • @abdulqadirabdi4713
    @abdulqadirabdi4713 10 ปีที่แล้ว +3

    Wow

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 11 หลายเดือนก่อน

    Amiin ❤❤

  • @bashiirguuleed6011
    @bashiirguuleed6011 6 ปีที่แล้ว

    Asc mudane caaqil waa rueaayadii biyo sare tagay waa la sugayaa waayo waayo ayaan ku xasuustaa

  • @sahnunmohamedsaid9708
    @sahnunmohamedsaid9708 3 ปีที่แล้ว

    old is gold

  • @nurjama5238
    @nurjama5238 5 ปีที่แล้ว +2

    Well done

  • @impactafrica7250
    @impactafrica7250 7 ปีที่แล้ว +1

    saaka nin iyo waagii si ay noqonba mooyee

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 9 ปีที่แล้ว +1

    wash waaah

  • @abdisamednur8696
    @abdisamednur8696 9 ปีที่แล้ว +1

    caadi maha qadra daahir waayo waayo

  • @mustafeindhomsf246
    @mustafeindhomsf246 8 ปีที่แล้ว +1

    wahwahwahwahwahwahwahw eesh calaa erayo

  • @ismailyusuf1011
    @ismailyusuf1011 6 ปีที่แล้ว +1

    kaymaha sifaarka leh

    • @axmedcismaan6497
      @axmedcismaan6497 4 ปีที่แล้ว

      Waa maxay sifaarku tolow waxaan filayaaaa ani inuu yahay geed cawseed iduhu daqaan

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 11 หลายเดือนก่อน

    Adeer ❤

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 11 หลายเดือนก่อน

    Waaaw❤

  • @runsheegmediaa5990
    @runsheegmediaa5990 7 ปีที่แล้ว +1

    waah waah qarami

  • @fawziqoblex9195
    @fawziqoblex9195 9 ปีที่แล้ว +2

    Khadra daahir cige iyo axmed ali egal labo jacayl dhab ah uu ka dhexeyay bay ahaayen.lkn calafkaa kala waday heesahooda maaha wax la jilaayo waa dhab allahayoow inoo sahal

    • @abdikhalif1719
      @abdikhalif1719 8 ปีที่แล้ว +1

      Way ba is guursadeeen sxb

    • @abdikhalif1719
      @abdikhalif1719 8 ปีที่แล้ว

      Malaha waadan la socon

    • @libanjama5545
      @libanjama5545 7 ปีที่แล้ว +2

      Fawzi Qoblex sxb weey isguursadeen waliba dhowr caruura beey isu dhaleen

  • @ninayee1869
    @ninayee1869 5 ปีที่แล้ว

    30.10.19🎵🎵🎵🎧🎤

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 6 ปีที่แล้ว +1

    Illaahey jaceykiina wa idiinba sahley oo 5 caruura baad isu dhasheene ayaankiina nasiib buu leeyahay qofkii hela qof ay is jecelyahiin ani kaan guursadaba wa ku anan jacayl badan u haynin

    • @cmcqabiirsports8760
      @cmcqabiirsports8760 6 ปีที่แล้ว

      Rahma Abdullahi wax walbo way isbadali samir abaayo

    • @abdullahihersi3692
      @abdullahihersi3692 6 ปีที่แล้ว

      Aniganna jacaylka i qabtaa waxa uu noqdaa mid kuwo kale iyana jecel. Marka Xanuun lee ka qaadaa aan

    • @dahirnlr3430
      @dahirnlr3430 5 ปีที่แล้ว

      Waligaa ma aragtay jacayl lugaynaya oo timo xiiran

    • @dahirnlr3430
      @dahirnlr3430 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed cigal ma jecla in wax laga waydiiyo khadro iyo jacaylkii dhexmaray minneapolis baan wada joognaa.laakin waa nin qabi fiican

    • @mustafanur7363
      @mustafanur7363 4 ปีที่แล้ว

      Heestan qiimo gaar ah ayay inoo leedahay fan ahaan, waayo tayadeeda ayaasaraysa.

  • @hassanabdulle4823
    @hassanabdulle4823 9 ปีที่แล้ว

    Nice song

  • @oumalodowaa839
    @oumalodowaa839 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus garaa ayeey igu ledaaahy hestaani maba ilawikaro 17sano kaa hor

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 10 หลายเดือนก่อน

    Adeer

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 11 หลายเดือนก่อน

    Sax ❤😂😊

  • @s.o.msoldier5197
    @s.o.msoldier5197 8 ปีที่แล้ว +3

    heestan waku raxaystaa

  • @biibaayeproductions1345
    @biibaayeproductions1345 4 ปีที่แล้ว

    biya sara tagay waa lasugayaa

  • @nasrinismailaydiid9798
    @nasrinismailaydiid9798 9 ปีที่แล้ว +1

    Eshcalaa

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 11 หลายเดือนก่อน

    Sax❤

  • @maxamedyare5948
    @maxamedyare5948 7 ปีที่แล้ว

    👍👍👈🙋

  • @Ayub-Abdirizak
    @Ayub-Abdirizak 6 ปีที่แล้ว

    Ilma adeerayaalow hiistii ahayd
    sidii labo walaalaa
    Wal qashooda guri qura
    Wanan loogu wada qalay
    Wadaadadu quraankiyo
    Tahliil wada waraabeen
    War heestaas meel.hala iigu sheego ilma adeerayaalow

    • @gobaad13
      @gobaad13 5 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/kxYDqvpUp4o/w-d-xo.html

  • @xasancawaale3826
    @xasancawaale3826 7 ปีที่แล้ว

    Ereyadii Cabdi qays riwaayadii jihaad iyo jacayl.soona baxday 77kii.heesihii ruwaayada ku jiray waxaan ka xasuustaa heesto bal cibaaradaa sheeg.

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 5 ปีที่แล้ว +1

    Bal heesahan iyo Waxa hada
    Lagu heeso isku eega mmmmmmmm

    • @mohamedelmi8104
      @mohamedelmi8104 4 ปีที่แล้ว +1

      Masul waxa hada lagu heeso ha dhihin qeylada hada nalagu wareriyey dheh

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Elmi been taa Maaha

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 11 หลายเดือนก่อน

    Hi❤❤