Sida Cumrada loo guto Q:4aad. Dawaafka iyo Axkaamtiisa? Sh Abdirisak Hashi Dec 23, 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2022

ความคิดเห็น • 23

  • @libanmohamed9434
    @libanmohamed9434 5 หลายเดือนก่อน

    asalaamu alaikum sh abdirisak, Q 5 aad fadlan noogu soo dar, YUTUBE CHANNEL kuma jiro. jazaaka allaah khayr.

  • @safiyaomaromar6644
    @safiyaomaromar6644 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh waxaan waayay qeybtii 5aad intee ka helaa jzklh kh

  • @DucaaleAli-zm4pd
    @DucaaleAli-zm4pd 6 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ala ha kaa abaal mariyo

  • @amalabdullahi8949
    @amalabdullahi8949 6 หลายเดือนก่อน

    Sh afsoomali maku duceesan karaa qeyr allaha kusiiyo

  • @aminaa1540
    @aminaa1540 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheir sheikh Masha allah

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 5 หลายเดือนก่อน

    shiiq darsiga 5aad ma haayno ee haddii aad inoo soo galin katid inoo soo gali😊

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خىرا شىخ عبدرزاق.

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabaaraka shiikh

  • @faizamoalin9618
    @faizamoalin9618 ปีที่แล้ว

    Sh aaway darsiga shanaad ee cumrada? Gabdhaha waxyaabaha loo diiday inee sameeyaan ku soo dar sheekh jazaakallahu kheyr

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

    SHEEKH KHAYR ALE HA KUSIYO EE QAYBTI 5AAD MANAGA ILOOWDAY??

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

    MANSHA ALAAH SHARXAD FUDUD OO KOOBAN.

  • @habiboahmed7079
    @habiboahmed7079 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh dhibkeyga rabay ina kushegto xage kalasoxarira

  • @shukriarraye8243
    @shukriarraye8243 10 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا Hadal yare iyo Faaido badan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @naciimoxasan5731
    @naciimoxasan5731 ปีที่แล้ว

    40

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 ปีที่แล้ว

    Casharka shanad wanu sugayna shekhow allah haka abalamariyo

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 ปีที่แล้ว

    Asc waxaa kaasugeeynaa qaybtii dumarka waqtiga aysan ixraam sameeyn karin. Jazakalah khair

    • @Dahirsowda
      @Dahirsowda ปีที่แล้ว

      Wllshey qofta dumarka way xiran cumrada iyo xajkaba waxa kaliya aysan samayn karin waa inay dawaafto sifiican udhagayso sheekha insha’allah ilaahay haku barakeeyo

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 ปีที่แล้ว

    Jazakalah khair sheekh. Ma nooga faaiideeyn kartaa sida qof loogu cumreeyo markaa cumrada steps keeda dhameesid? Jazakalah khair

    • @Masago2025
      @Masago2025 ปีที่แล้ว

      Marabtaa in waalid kaa lagaaga cumreeyo?

    • @kikiki1189
      @kikiki1189 ปีที่แล้ว

      @@Masago2025 may alxamdulilah waaridkeey weey noolyihiin weeyna caafimaad qabaan.

    • @Masago2025
      @Masago2025 ปีที่แล้ว

      @@kikiki1189 alxmd allaha kuu dhaafo inshalah iso duceey bisha danbe u socdaa in layga waco

    • @kikiki1189
      @kikiki1189 ปีที่แล้ว +1

      @@Masago2025 Allah subxanahu watacalaa nabad hakugu geeyo iyo cumra maqbuula aamiin yaa rabb!

  • @Masago2025
    @Masago2025 ปีที่แล้ว

    MUCJISADA RAQAM 7 QURAANKA WAA 7 JALAAD,, FATAXA WAA 7 AAYAD,,, WEEK WAA 7 MALAIN,,ASHAHADKA WA 7 KELMO,,AWLADA NABI MOHAMED SCW WAA 7,,, SAMADA,, WA 7 DHULKA WA 7,, SANAABIIL 7,,WAXA LAGA SUJUDA 7 XUBNOD,,ADAMAHA 7 MARXALO AYU SO MARAA,, LAFAHA MADAXA KUJURO WA 7,, JAMARADK WA 7,, SACYI,MARWA WAA 7 DAWAFKA WA 7 SURADAHA KI BILAWDO TASBIIX WA 7 ,, BADAHA WA 7 CARUURTA MUGEY GAARAAN 7 AA SA
    LAADA LA.AMRAA