Taxanaha: 70ka waxyaabood ee Alle laga magan galay part1 Sh Abdirisak Hashi October 12, 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2022

ความคิดเห็น • 10

  • @naimoismail522
    @naimoismail522 ปีที่แล้ว +2

    اللهمَّ إنِّي أعُوذُ بِكَ مِنْ جَهْدِ الْبَلَاءِ، وَدَرَكِ الشَّقَاءِ، وَسُوءِ الْقَضَاءِ، وَشَمَاتَةِ الْأَعْدَاءِ

    • @istwromar4955
      @istwromar4955 ปีที่แล้ว

      Maashaa allah wll jazakallahu khayr ilaahay waxaadan filayn oo wanaaga hakusiiyo

  • @AdoontiAlle2023
    @AdoontiAlle2023 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah

  • @naimoismail522
    @naimoismail522 ปีที่แล้ว

    Aamiin shiikh jazaakallaahu khayrna Rabbi haku barakeeyo

  • @afnaanjamac5368
    @afnaanjamac5368 ปีที่แล้ว

    Wa duco muhim ah.
    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @dacwadadiinta24media
    @dacwadadiinta24media ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء معلم شيخ عبدالرزاق هاشي نور
    Sheekow America hadiiba Kutubtaan oodhan laha helaayo Alx wxn moodi jiry iny kugu adkaanyso inaad hesho kitaab wlbo ood u baahto mrka Alx

  • @sumaya200
    @sumaya200 ปีที่แล้ว

    Shiikh cabrisaaqoo anoto raadinaaya muxaarado aad leedahy on kujimcaysto ayaan helay pagekaaga waakufarxsany muxadraada waa akhiro iyo aduun markastoon walwalo muxardaan raadiyaa guulayso Dunyawa akhira

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 ปีที่แล้ว +1

    Assalama Caleykum sh Abdirizaq? Soo gaagaabi Daqiiqaddaha insha'Allah si dhagaysigu u fududdaado insha'Allah
    Ereyada iyo Ducooyinka inoo soo qor.

    • @naimoismail522
      @naimoismail522 ปีที่แล้ว

      اللهمَّ إنِّي أعُوذُ بِكَ مِنْ جَهْدِ الْبَلَاءِ، وَدَرَكِ الشَّقَاءِ، وَسُوءِ الْقَضَاءِ، وَشَمَاتَةِ الْأَعْدَاءِ

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 ปีที่แล้ว

    Sheekh ducadaas maku jirtaa xusnil Muslim ka hadii ay ku jirto lambarkeeda ii sheeg adiguu raaliya