Heesihii hore waxad maqshay iyado la leeyahy qariimi Heesaha saxda ee la yidhahdo Waa kuwaan 1958- 1968 Meelaha weye Waxaan igu badana Maxamed axmed kuluc aun Siduu u qadi jiray Ma garanyo waxan ku sifiiyo Waxaanu aha ka ugu wacan Alle ha u naxariisto qabrigana u nuure
Laxankan raxeye maha wll waxa la yidhahdaa kalah ama banadiri full respect
Waa raaxeete banaadiri ah.
Kabanka macaan waa ustaad saalax qaasim
Laxankani maaha raaxeeye burcaawi ee waa banaadiri weeye
Magool #1 somali singers
Allaah Rabulcaalamiin ha ku naxariisto
Waxa daran se
Mid dool Ku yimoo
Kaa duulay
Sidii dabaaylaha
Legaa.abayo.mirgaanka
Heesta magaceed
Laxankaan waa banaadiri.😊
Heesihii hore waxad maqshay iyado la leeyahy qariimi
Heesaha saxda ee la yidhahdo
Waa kuwaan
1958- 1968
Meelaha weye
Waxaan igu badana
Maxamed axmed kuluc aun
Siduu u qadi jiray
Ma garanyo waxan ku sifiiyo
Waxaanu aha ka ugu wacan
Alle ha u naxariisto qabrigana u nuure
Waxan filayaa inaay tahay 94 heelo tusaale raaxeeye riftoon,hayaan,rakaad,qiiro,qoomamo, iskushuban iyo kuwo kale oo badan waxana badankooda curiyay abdilahi qarshe
Erayada ugu badan ee lagu qaado waxa leh ismaciil cagaf iyo sulub cumar oo ah abwanka erayadan imika magool qaadayso leh
Ala maraqaanaka heestaan wey eesaxada
Banadiri weye laxankani
Kabanka waa Goobe