I LOVE ALL MY SOMALI PEOPLE WITHOUT LOOKING FOR WHICH PART OF SOMALIA YOU COME FROM! THOUSANDS OF YEARS OF HISTORY FLOW THROUGH OUR VEINS & NO ONE CAN PREVENT THE SUNSHINE FROM REACHING US!! We must write our own stories & be there for each other!! BLOOD IN BLOOD OUT SOMALI TO DEATH!!🇸🇴🇸🇴 Thank You Muktaar for Showing the beautiful part of Somalia!!
maashaa Allah dhul alle waaa na siiyay ka faa,ideeysigii aa naga maqan, dhulkaan qudaarta iyo miraha Alle uuguu deeqay lkn dadkiisa ka hayaameen Allow isku keen duub oo na guuleey
This is the typical hardworking, aspiring, creative Mukhtar I have known, I am proud of you Saxib and keep the good work , you're bringing the untold positive side of the motherland. God bless. Regards, Abdikadir Gelle
Insha allah waa in aan tagaa meelahan oo kale inkastonan hore ukala baran dalka hadana niyada ayay igaga jirtaa meelo badan in aan tago oo anan arag wanan u xiisay dhulka soomaliyed garahan hrgysa
walal dadka aan u dhalan Calmadow ma usoo dalkiis tagi karaan wayo waa meel qurux badan una wanaagsan ilmaha qurbaha ku dhashay la baro meelo san u qurux badan fadlan in aan wax badan ka ogaado aa rabaa
Masha Allah Maama, si hufan oo kooban lehna waddaniyad fiican ayaad wax noogu sheegtay. Dal waxaa dhisa oo horey u mariya waa dhallinyaradiisa. Maama, hadalkaadu aad iyo aad ayuu ii danqay iina taabtay. Dalkeena dihan ee udgoon Allaha noo soo jeediyo saan u difaacan lahayn iyo saan u tabcan lahayn, hadalkaadu meel ayaan ku qortay ee mahadsanid.
Waar mukhtar ina abti marka labaad oo aad tageyso calmadow inform me please wallah it's beautiful mashaa Allah ina dawano bes ma'ahan wa in aan hospitals and educational needs dadka ka cawino
I LOVE ALL MY SOMALI PEOPLE WITHOUT LOOKING FOR WHICH PART OF SOMALIA YOU COME FROM! THOUSANDS OF YEARS OF HISTORY FLOW THROUGH OUR VEINS & NO ONE CAN PREVENT THE SUNSHINE FROM REACHING US!!
We must write our own stories & be there for each other!!
BLOOD IN BLOOD OUT SOMALI TO DEATH!!🇸🇴🇸🇴
Thank You Muktaar for Showing the beautiful part of Somalia!!
Adaa mudan walaal qaali ah noolow (y)
Abdulahi hirsi
Mukhtar Nuur what's the intro song ?
One love ❤❤💪
meshan somali wanagsan oo qalbi fican baa dagan aaniga aqaano mansha Allah illahow uu barake dulkodaa. iyo somali oodhan barakey
Ameen dhamaan dhulka soomaalida ALLAH ha barakeeyo
deegaanka dadkii dhashay waa inay ukacaan sidii jid wanaasan oo laami ah loogu samayn lahaa hay,ado iyo dawladaba ayagaa u soo horseedi karee deegaanku qubajoig buuleeyahay dad ladan oo wax haystay leeyihiin aaway kaalintoodii reer abtigay maxaa ku dhacay dhulka sidaana maxaa loo dayacay aadbaan ugu xumaaday dhulka quruxdiisa iyo duruufa hortaagan markaan arko
deegaanka dadkii dhashay waa inay ukacaan sidii jid wanaasan oo laami ah loogu samayn lahaa hay,ado iyo dawladaba ayagaa u soo horseedi karee deegaanku qubajoig buuleeyahay dad ladan oo wax haystay leeyihiin aaway kaalintoodii reer abtigay maxaa ku dhacay dhulka sidaana maxaa loo dayacay aadbaan ugu xumaaday dhulka quruxdiisa iyo duruufa hortaagan markaan arko
I love this video! Hopefully I can visit Almadow on my next trip to the motherland. Keep the lovely and inspiring videos coming! Ma Shaa Allah
Walaal Thank you so much :)
Ayaan Ali almadow waa gobolkee walaalo. Masha'Allah?
Nadir Yusuf Waa gobalka Sanaag walaale.
Wlhi aad ayan uu oyey haddi aad qurbo joog tahay Ma ila qabta dhibkas 😭😭😭😭
bro qeer allah kusiiyo sida wadankeena iyo dhaqankeena noo bareysid thnk u bro
+Hanafi cade Ameen walaal 🙌🏼
Sanaag 💙 12sano kahor aya igu danbeysay walahy this is beautiful thanks for showing us different parts of somalia 🇸🇴 may Allah reward you for This
MashaAllah ala qurux badanaa dhulkeeno🥰🇸🇴❤️👌👍 Allah haxifdiyo dalkeena iyo dadkeenaba🤲🙏 amazing
maashaa Allah dhul alle waaa na siiyay ka faa,ideeysigii aa naga maqan, dhulkaan qudaarta iyo miraha Alle uuguu deeqay lkn dadkiisa ka hayaameen Allow isku keen duub oo na guuleey
This is the typical hardworking, aspiring, creative Mukhtar I have known, I am proud of you Saxib and keep the good work , you're bringing the untold positive side of the motherland. God bless.
Regards,
Abdikadir Gelle
Salaan sare walaal qaali ah A.Gelle
Masha,allah hooyo somaliyeed good advice
sanaag dhulkayga hooyo illaahaw barakeey Amiin yaa rabbi
Insha allah waa in aan tagaa meelahan oo kale inkastonan hore ukala baran dalka hadana niyada ayay igaga jirtaa meelo badan in aan tago oo anan arag wanan u xiisay dhulka soomaliyed garahan hrgysa
walaal Mukhtaar si qurux badan ayaad filmadaada u samaeysaa aad baad u mahadsan tahay aqoonta wadankeena aad na siisay
Amazing beautiful part of Somalia woow!
This very nice bro
Masha'Allah walahi wuu i taabtay vlog gani how beautiful our country is Calmadow Sanaag nimca fadhida alle hano dhowro Thanks Mukhtar walalo 🙏🏾❤
Ameen Ameen indr mcn Allah ha ku xafido
Reeruhu dheelo qurxanaa 🙌💙🇸🇴
almadow waa inaa dalxiis o tagaa insha allah
masha allh sanaag gobolka ugu quruxda badan
mahadsanid mukhtar
Dhulkeena oo dhan ayaa qurux badan balse ayaan darro nahaysata meel kalaan u jeednaa ee Allah hanafahamsiiyo. Adigaa mudan walaal.
masha allah qurux nimco alle na siuyey balse dadku aysannogayn insha allah soo wantagayaa......mukhtar mahadsanid in badan ...
anuu waxan u jiraa Caalmadow in ku siman 900km hadana ma maqal.
Soomaali maxay kala irdhowday !!!!
masha alah wad kasta wadankena Wey yalaan ee alaaw natusi oo noo qurxi wadankena oo dalka shesheyay oo canad iyo bahdil alaaw noga gargaar
maashaa Allah mukhtar nuur another great video. ..well done
maasha allah dhulkeena dhulgaara malahan sifiican baan ugu riyaaqnay manaadirtan quruxda badan .mahadsanid walaalken "mukhtar nuur.👌👌🌸💮
Masha Allah it's so awesome and amazing place calmadow sanag Somalia thank you so much mokhtar nuur keep going 🙏👏❤☝
beautiful walahi alxamdulilaah Walahi nabad iyo baraare bro.
Masha Allah mirci calmadow
Masha Allah alle dhul qurxoona udgon badnaa
insha alah waxn rajaynya inaaan tago meeeshash barwaaqadaaaa
Really, really enjoyed the last part of the video. Would love to visit that place and learn more about our people. Thanks for uploading.
please why can't you not do more vlogg
Mukhtar Nur aad iyo aad baad u mahadsantahay walaal jazakallah Kheyr howl wanaagsan bad qabatay.
Dhulkeenu waa qani laakin kheyraadku wuxuu u bahanyahay in lasoo saaro inta aan midowno oo jifo iyo qurun oo dhan meel iska dhigno.
Calmadow geelayaagah jooogah inzha Allah bisha 9 tagayaah from cerigaboh walipah dalxiizayaazhanah zoo dhawaynaynaah
One Blood....Somali,
maansha allah allaha idiin barakeeyo dadkeeygoow
mashallh beautiful landscape wa dalka Somalia meesha kaliya oo kheyradku ka buuxo Mareykan iyo western oo dhan usoo socdaan somaliyey qurbo dambe ha ku fekerina inaa soo aadan 2020 shidaalka ayaa soo baxaya waa la inoo shaqo donan wadani axya wadani baanu noqon
Allah ha xafido dalkeena
@@MukhtarNuur 2020 dawanaya alx
waa dhul hodon laakiin dad iyo dawlad ayuu u baahan yahay jidad wanaagsan hadii loo samayn lahaa dhaqaala badan ayaa kasoo bixilahaa
Masha Allah waa ninkii mukhtaar waanba yaabanaa xaguu ka dhacay asaga iyo mataankiisii cabdulcaziiz waan is waydiinayay Alle nagama kiin qaado aameen, almadowna waxaan ugu maah maahayaa,Aduun Calmadoow ka joog Aakhirana Jana fardawsa ka joog:) Halyeey mukhtaar horay u soco ilaahayna hakula jiro
Ameen walaashay qaalida ah Allah ha ku xafido :)
sxp mukhtaar Nuur mar kaliya afgooye iyo jilib iyo jamaame video Noga keen
sxb jilib iyo jamaame matagi karaan wali wax hesto cidii
mnsha ally wllo mukhtaar thnkz inbdan maxamedna waan slaaanay Alle ha idin sharfo
masha Allah dear brother
I’m disbelief how beautiful and peaceful out country is, but yet we not value and appreciate.
Thank you for share video
My homeland Calmadaw Mountains Sanaag region
yaaa salaaam
Kkkkk habartii waa qudhuntee,qaada qaada!!!!!
mashallah dhul quruxbadan weeye calmadow
mukhtar nuur did you stop vloging? people waiting.. you did something great. thanx bro.
Thanks Mukhtar. You never disappoint!
Mukhtar nuur aawi lamadya waterfall
Asc walaa su al ku eeydina gobalke waaye ama koon fur ama waqooyi waxaan Raba inaan barto wadenkeyga madama aana aad u aqoonin mahad sanit 😍
Amino_yarey wllo mcn waxee ku yaalaan gobolka sanaag, wuqooyi galbeed Cal madow waxee waxyar u jirtaa magaalada laaqoray buurtaan waa buur aad u qurux badan oo markeeda hore loo dalxiis tagi jiray.Buurta dhirirkeeda waxee u dhaxeesaa 700 ilaa 800 oo mitar.waxay buurtan dhereran tahay ilaaceergaabo ilaa meel udhow xuduuda gobolka bari wadnkiina waaye dib halugu soo laabto mahdsanid wllo
MD Mohamed Abdinor ❤️
walal dadka aan u dhalan Calmadow ma usoo dalkiis tagi karaan wayo waa meel qurux badan una wanaagsan ilmaha qurbaha ku dhashay la baro meelo san u qurux badan fadlan in aan wax badan ka ogaado aa rabaa
jasmin Salad haa wllo dalxiis waad ku imaan kartaa weliba Somalia oo dhan waadku dalxiisi kartaa
Walaal Soomaali waxba isuma diido kaliya ninkii dhibaato kuwada ayey la diriraan Soomaali waa dad ehel isjecel asal ahaan weliba dadka ugu fiican waa dadka reer miyiga ah. Allah soomaali ha fahamasiiyo.
Mahadsanid mukhtaar bro horay usoco
mahadsanid my angel (for the baby girl) wa mahadsantahay adna wallkey a lot
msha allh waaa dul aad u qurxoon I will visit one time insha allh
msha allh waaa dul aad u qurxoon I will visit one time insha allh
mash Allah, beautiful country I really love .🌹🌹🌹🌹🌹🌹
maasha Allah
dadaalkiina kawada meeshaa walaalo
Mukhtaar Nuur the legand
sanaag wam kugu sugynaa Badhan ayan kugi sugayna nin dhaxal gal ah ayad tahy nolow
Very exciting
walee dhul allaa ku manaystay Somalia
Qurux badanaa mansha Allah
Mashable Allah, illahey ha xifdiyo dhulkeen . I want to help my people and live there in the near future inshaa Allah. Jazak Allah kheyran.
Can you like do a video, were you are traveling with boat and show us some island near mogadishu?
Norges Kjente no island near 2 mogadishu
Ikar Ade but what about these small ones with tower?
Norges Kjente you wanna visit somalia?
Masha Allah Maama, si hufan oo kooban lehna waddaniyad fiican ayaad wax noogu sheegtay. Dal waxaa dhisa oo horey u mariya waa dhallinyaradiisa. Maama, hadalkaadu aad iyo aad ayuu ii danqay iina taabtay. Dalkeena dihan ee udgoon Allaha noo soo jeediyo saan u difaacan lahayn iyo saan u tabcan lahayn, hadalkaadu meel ayaan ku qortay ee mahadsanid.
qurux badan meesheed tagtay brother maasha Allah. ha ku xiftyo adiga iyo team. kaga salam😍
Ameen walaal Sidoo kale ALLE ha ku dhowro
Asc waxaan doonayaa inaan abuuro sharkad dalxiis oo aad u tayo saraysa oo askar gaar ah oo amni ah aan u sameeyo iyo gawaadhi tayo saro leh isha alah wixii igu raacsan repley isoo gala
masha Allah walaalkiis JazakaLLah
muktar it would be great if you had a map and showed where you were in Somalia...to map your journey. subbed and your channel is a goldmine ♡
ninkaasi ma cawaraa
maansha alah gobonimo beertaada beero gaajo ka a fog eedo dhulkaan joogno waa dhulkayaga kiinana alaha inigu nabad yeelo
Waar mukhtar ina abti marka labaad oo aad tageyso calmadow inform me please wallah it's beautiful mashaa Allah ina dawano bes ma'ahan wa in aan hospitals and educational needs dadka ka cawino
Masha allaah Mukhtar Garabkaaga ilaahay hagalo
thanks muqtaar zxb
visit seylac especially sacadadiin island it is very breathyaking with beauty full scenaries
mansha allah mukhtaar group thanks
Masha'Allah. Waa dhul qurux badan. Meehsani waa gobolkee?
+Nadir Yusuf Sanaag, Somalia
good point
Haddii aanan soo noqon dhulkaygow ALLOW KU DHOOR🇸🇴😢
Mashaallah dalkaygi hoyo
mashallah 👌👍👍👏👏💖💜
Caadi maha ciyarta mukhtaar nuur inaad ciyaarta ka qayb gashay ahayd lool salamulaah bro waad nagu rajisay vloga
HAdee yaa iga duubi lahaaa masuul lol Shib iska dheh
waxaan la yaabay dadka inankan ku leh meel hebla maxaad u tgi weyday? war dadyahow dadaalkaan waxaa ku baxa waqti qarajaad iyo tamar. qofku awoodiisa ayuu wax ku qabanayaa.fadlan iyo amran kala barta. mukhtar waa mahadsantahay walaal.
hahahaa walaal adaa mudan inbadan.
Thank u very much for sharing with us 🙏👌
Been waiting forever 😍
almadow is way better than mareeykan.
wan mahadsan tahay #myvlogarkeena wax kale aa sugeenaa hore usoco gobolka magacisana soqor👍👍👏👏👏👏💘
CALMADOW - SANAAG -SOMALIA
ماشاء الله
thank you muqtarnuur sxb vedioga anigoo kumacaansanaya ayuu igu dhamaaday hadaan kuceshto dhoorjeer xita inan kadhargaya uma maleynayi sxb
Ku raaxeyso saxib lana wadaag asxaabta
Somalia❤️🇸🇴
Mashallah Alle haynoo barakeeyo
waited for 3weeks watching all your other vlogs. Thanks bro
Warsangeli dhulkasu haystaa anu dhisanayn calmadow
Mukhtar Walaalow mano fasiri kartaa nimankaan waxee akhirinaayan kolba Somali ma ahane? Inee qalaadayaan ayaan arkaa kolba. Halna kama fahmin walaahi.
Mansha Allaah Warsangeri❤️💯🐎💪
Mashallah
Masha Allah mukhtar you are such an inspiration person walaalo. and your brother is handsome Masha Allah
#armahamediigeeya 😂😂😂
Manshaallahaa shaqo wacan
Dabaylahacafimadka
Daryel iyo daganansho
Dalkayga maxa udiday
Anon taydaba daryelayn
Nin ay tish cishay maxan
Maxan dawadisa radshay.
فيديو أكثر من روعه ... شكراً عمي مختار 🌹
تسسسلم عميي
اخيرا نزلت انتظارك بفارغ الصبر ياشيخ 😂😂
الله يجزاك خير ويبارك في الأرض الحبيبة أرض الصومال
somalia anoo yar ba igu danbaysay walahi anoon aqoon dalkayga ban hadana waxan siisto aan jiran jecliyaa dadkayga iyo dalkayga illahw no bara kay
My sxb waan ku tabnaa
Mukhtar Nuur Ciyaarta at 16:12 What are they saying?