Qiso murugo badan, Aaya iyo Dulmigi Xaaski Aabeheed 💔😱 Part 2 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 8 หลายเดือนก่อน +14

    Wallaahi qisadaan waan ka ooyey..waxaan saacad walba u duceeyaa Aabahay macaane sabaantoo ah hooyaday markay dhimatay anagoo yar yar wuu diiday inuu guursado oo ay na dhibaateyso xaaska uu guursadaa.Rabiyow dulmi ayaan kaa magan galnay

    • @hashimabdi8366
      @hashimabdi8366 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aabo waligii ma guursan miyaa

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@hashimabdi8366 Anagaa u guurinay markaan kornay oo dad waaweyan noqonay

    • @Hodaneey
      @Hodaneey 8 หลายเดือนก่อน +1

      Rabi ha ka badbadiyo jidhka abihiin siduu idinku diiday edo idin disha oo idin ciisha walal hooyana rabi ha u naxariisto

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@Hodaneey Aaamiin abaayo macnto ...Jizaakillaah Khayer .Adina intaa waaliday ugu duceysay Waalidiintaa iyo adiba Allaha siiyo

    • @khadramohamud9184
      @khadramohamud9184 8 หลายเดือนก่อน

      @@hashimabdi8366 Walaal Aabo markaan kornay .anagaa u guurinay 5 walaalo ah oo wiilal iyo gabdhaba iskugu jira waan helay Allxamdulillaah

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 8 หลายเดือนก่อน +4

    Subxana Allah, xaasisanaa dadka qaarkiisa!!!.Armaan kaseexan waayaa caawa qeybta sedexaad? Fatima muna Ilaahay hakuu soo fududeeyo lasoo dhaqso Inshaa Allah.

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 8 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanalah ilahow dulmiga naga qabo

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah allow naxariista hanaga qaadin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน +3

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maskin 😭 😭 😭 walahi qiso calol badan SubxanaAllah

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 8 หลายเดือนก่อน

    Illahayow aanan wax xasdin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna waan kusalaamay inbadan

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn Allha nonaxariiso ya Rabi

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 8 หลายเดือนก่อน +1

    SubhaAllah dulmi

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 8 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭💔💔 islaanta rabi ba ka jari doona ciqaabta ay marisay inanta yar 😭😭😭

  • @NadifaMohamed-yn9mj
    @NadifaMohamed-yn9mj 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla xanuun badanaa

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 8 หลายเดือนก่อน +1

    allow anan cidna dulmin anogana anlaydulmin😢😢😢

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah xasbuna allah

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 8 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 8 หลายเดือนก่อน +6

    May ka qabtan waxan Walal ah isku shegayo may ka celiyan ilen wa nago waa weene 😢Bisinka 😢

    • @fatimahodey
      @fatimahodey 8 หลายเดือนก่อน

      Subxanallaah wa waxaan layaabanahy

  • @anababdihirsi1471
    @anababdihirsi1471 8 หลายเดือนก่อน

    Naagahan Walaalayaal isku sheegaya mey caawiyan carabta waa dad xun

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 8 หลายเดือนก่อน

    Haa waa tan part two

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 8 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah maxey ayaga ucawiwayen hablahan madama ey ayaga fahmayen dhibatada intas la eg ilen waba dad waweyne

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮oohintaa naga dhameysay 😢😢😢😢😢

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asaalam Aleikum fatuma muna. ❤❤❤

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 8 หลายเดือนก่อน

    Qisadan waxay shabahdaa mid isoo martay anigoo yar oo agoona aya lay keenay adeerkay halkaa waxa iiga bilaab matay ciqaab aniga iyo 3 caruura uu adeer adhay oo hooyadood la dilay dhibka waxa noo waysanaayay waxay ahayd aayo uu adeer qabay Ilaa hadana laba ka mida ayaa dhibkii ku jira alle ha ka saare

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 8 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyallah wanicmal wakiil

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 8 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 8 หลายเดือนก่อน +3

    Aabuhu ‘Aabe fiican ma’Ahayn ?
    Siduu waxaas oo dhan u ‘ogaan -
    Waayey , Tan ka Sheekaynaysa-
    Qof wayn bay Ahayd may hooyadood la hadlaan oo Xaqa u -
    Sheegaan!!?

  • @MmMm-jp8yu
    @MmMm-jp8yu 8 หลายเดือนก่อน

    حسبي الله ونعم الوكيل 😢😢

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 8 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭

  • @amalyusuf2021
    @amalyusuf2021 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @HaniBeautifulAustraliangirl
    @HaniBeautifulAustraliangirl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah waligay ma arag dulmigan OOkale

  • @IfraaxIfraax-j8n
    @IfraaxIfraax-j8n 8 หลายเดือนก่อน

    Salmaad ax😢

  • @amaal951
    @amaal951 8 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭😭

  • @salmaabdi3611
    @salmaabdi3611 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢Subxnlh

  • @fardowsaIsmail
    @fardowsaIsmail 8 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭