Subxaan. Walaahi dumaroow anigu qisadan waxaan ku diirsaday sida ay hooyadu xaqeeda u dhacsatay, waxaana aan ka faa ii day in aynaan is fara madhin hadaynu dumar nahay ama aynu gabawno ama aynu yaraano. Aadbaynu ubadkeena iyo rageenaba u xanaanaynaa laakiin nafteena uma roonin badankeenu.
Ilahaw xafid oo u gargaar oo uu naxariiso hooyo walba oo waayela ama yar oon ka mid nahay inagu kuwa caasi waalidkana soo hade ma hooya lo qudha meesha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ax qalbiga ii xanuunay😢
Subxaanalaah alow khaatumo no hagaaji saa nolalkadib waa Geeri owlaada saalixiin allaha noga dhigo anagna kuwii u samafala waalidkod allaha naga dhigo aamiin 😢
الحمد لله الذي عافانا مم ابتلاهم وفضلنا علي كثير ممن هم تفضيلا
Subhanallah. Allah walid caasi nagama dhigo 🤲
Mashaallah tabarakallah si feecan bay yeeshay
Subxana allah. Illahow caasi hanaga dhigin. Awlaadana Illahow baari nooga dhig ya rabbal calamiin.
Hooyo macan miya geyn kara meel kale hurdo ba iguma so dhacayso allow walid casi ha naga dhigin shukran fatima muna❤️
Aamiin aamiin yaarabi
Qalbi adaga bisinka hooyo fariiday ahayd mashlh
Wcw jasaakalaah qeer habo shukran ❤❤❤❤❤❤
Asc bismilaah mashaallaah alah ku xifidiyo aamiin alah ku caafimaadiyo
Alxamdullilaah wayku sugary hooyadii caawa naarta karaacay
Alahu akbar ala islaanta waa Islam aqli badan Oo go”aan leh
Subxaan. Walaahi dumaroow anigu qisadan waxaan ku diirsaday sida ay hooyadu xaqeeda u dhacsatay, waxaana aan ka faa ii day in aynaan is fara madhin hadaynu dumar nahay ama aynu gabawno ama aynu yaraano. Aadbaynu ubadkeena iyo rageenaba u xanaanaynaa laakiin nafteena uma roonin badankeenu.
Aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤
Muna wan xiisnay🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Allah yahdik
Ilahaw xafid oo u gargaar oo uu naxariiso hooyo walba oo waayela ama yar oon ka mid nahay inagu kuwa caasi waalidkana soo hade ma hooya lo qudha meesha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ax qalbiga ii xanuunay😢
Maashaaallah
Subxanallah 😢😢🤔wlhi wa mid subxanale allow adanu ka magan galaY
Yaa Allaah Yaa kariim hana tusin caasi waalid waxna ha noogu daran
Ilah hadawaan oyaa
Yaa allah 😢😢
Masha allah sister welcome back to see
MashaAllah welcome back dear sister
جزاك الله خيراً يا أم إلياس
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Mashallah
Welcom back sis 🎉🎉🎉
Mansha allahh lakin waa Hooyo farid iyagibay bananka uu turtay Ilahayo awlsda casi hanagag dhugin anaga iyo inti muslin ahba
😭😭😭😭😭
Ax awawgay ayaa carurtisi geeyeen meshaaa 😢😢😢😢
Alle ayaan ka magangelney caasinimo
Subxaanalaah alow khaatumo no hagaaji saa nolalkadib waa Geeri owlaada saalixiin allaha noga dhigo anagna kuwii u samafala waalidkod allaha naga dhigo aamiin 😢
SubhaAllah
Waakuu xiisnee wlal nooso gali qisoyinka
Fariid weeye tilka bitilka
Alaa 😢😢
Subxaanalaah
❤🎉🎉 ❤
😭😭😭😭😭😭😭😭
Aamin yaarabi
Asc walal ❤
Mid Aad dhashay iyo miskale toona lasuma duleeyo haday guursalahaydna way seegtay tacab khasaar
If that was a girl it wasn’t going to be that way
Sheekadan wadba kasoo sheekaysaye wllo
Iska dhaaf lagayabaa waa mid kale waxkasta nagative lagama eego xataa haday so galisay dad cusub jiraa wax kastaa possative laga firiyaa
Asc uqtii qaleel dheh qalal waa cudur raal ahaaw