Shirkiga kuyaala kitaabka suufiyada qabuuriyinta ah ee (tafriixul khaadir)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • Sheikh Mustafa cali caanood.

ความคิดเห็น • 129

  • @aburamla209
    @aburamla209 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sh mustafa cali caanood allaha kubarakeeyo waligaa hakadaalin inaad mushrikiinta garaacdo allah baa kuugarab ah insha allah

  • @nuurabshir561
    @nuurabshir561 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah haku so hanuu niyo culumada somaaliyeedna Allah hasoo hanuu niyo wada xaqa ah ilaah baagaranayo culumaan fid nowday iska dhigayo kuwa xaq kuhad laya illaahow naga qabo Aamiin

  • @abdiwali8282
    @abdiwali8282 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheiq Mustafa cali canod Allah kubarakeyo nolashado cadey xaqo allah aya kugula xisa tami Allah

    • @abdiwali8282
      @abdiwali8282 4 ปีที่แล้ว

      Like comments and shere

  • @abuabdulahi844
    @abuabdulahi844 4 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيكم شيخنا الفاضل وأحسن الله اليكم.
    نسأل الله أن يحفظكم وأكثر في الأمة الإسلامية أمثالكم

  • @abdisamadomarabdisamadomar8297
    @abdisamadomarabdisamadomar8297 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah ku xafido sheeq mustaf caanood👍👍💯

  • @abdigaladkasimmohamed9556
    @abdigaladkasimmohamed9556 4 ปีที่แล้ว +3

    Illaah haku hanuuniyo xaalkaaga waayaab

    • @nimcorun1255
      @nimcorun1255 2 ปีที่แล้ว

      Xaqa wlla cdeyna allow kuwas bari ayaa lahay wexey amineen yaa allh jahilsanaa wuxu subxanllh rabigod kuxad gudbeen dulqaad badnaaa Allh

  • @maxamuudsocdaal2199
    @maxamuudsocdaal2199 ปีที่แล้ว

    Walaasha was

  • @ashraffittnes1236
    @ashraffittnes1236 4 ปีที่แล้ว +8

    War aniga hada ka hor masjid ku yaala XAMAR ayaan fooda is darnay mid igu yiri malakul moot baa naf laga soo celiyay waxan ku iri war niyow Allah aayad uu ku sheegay suuratul ancaam ayaa fiican arintan ee ka fiirso (حتى إذا جاء أحدكم الموت توفته رسلنا وهم لا يفرطون Allah wuxu leeyahay malakul moot waxba kama gaabiyo oo wax loo diray ma ka soo gaabiyo

  • @maxamuudaxmed8694
    @maxamuudaxmed8694 4 ปีที่แล้ว +1

    Haye ka warrama Nacallaa ku yaal kitaabkan iyo ciddii aaminsan. Wallahi haddii lagu jihaado dhiigooda waa xalaal mid kasta oo ka mida qubuuriyiinta intii loo caddeeyey waxan.
    Lkn waxaa iga dar-daaran ah in Sida ninkan oo kale loo caddeeyo umadda waxan ay nimankani u akhriyaaan.

    • @omarisak5658
      @omarisak5658 4 ปีที่แล้ว

      Hayeee soo jihaad waxaad kala kulantaa leedahay khawaarij shawaab ah dhiiga islaamka cabtaayeee

  • @AbdinuurAden
    @AbdinuurAden 9 หลายเดือนก่อน

    الله اكبر عز وجل جل جلاله😊😊😊❤❤

  • @yaxyeibrahimxasan1713
    @yaxyeibrahimxasan1713 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekh mustafa waxan wax fican ma ahan allah utobadken

    • @mohamedhassen733
      @mohamedhassen733 3 ปีที่แล้ว

      War ma in dadka shirkiga loo sheegaa wax xun ah alle soomalidu shirki badanaa

  • @AbdislalaaSh.ismaaciil
    @AbdislalaaSh.ismaaciil 5 หลายเดือนก่อน

    Kuwada awooda ilaahay yiraada eeuu adoomihiisa siiyeyey yidhaahda ale makro eekitaabkii manfari dhigay haysta eediitaiibey hadhagaysana imaankumajire e

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +1

    Ina lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا

    • @aliabdi9224
      @aliabdi9224 4 ปีที่แล้ว

      Abdiaziz Dahir loxos ilaaheyka cabso

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

    War qofka arko sheikhan ha igu salaamo salaanta islaamka السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Waxan ku bogaadinaya sheikha howsha u haayo allaha la garab galo wan ka walwalsana mushrikeenta somalida e umada baadiyeeyo qof ka digo boqolsoon ayaa u dambeeyay e sheikh mustafa ha wado howsho u wado suufiyada inta badan waa mushrikeen allaha so hanuuniyo

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 4 ปีที่แล้ว

      War ana ha liigu Salaam shaikhan boqol jeer.

  • @amatuLah18-iu2ep
    @amatuLah18-iu2ep หลายเดือนก่อน

    Abti suufiyada SaaS nooga dhici.

  • @Abdikarim3277
    @Abdikarim3277 4 ปีที่แล้ว

    walee sh caanood meel uu ku so ogaaday suufiyada shirkiga uma u qariya

  • @adanxusen-lg2ol
    @adanxusen-lg2ol 5 หลายเดือนก่อน

    Wawareey

  • @saciidumul
    @saciidumul 4 ปีที่แล้ว +1

    Khawarij uma xumid weligin bad islamka galeysin jirten galada ka leexlexan jirteen xadithkan sificn u fiiri bal in tilman ad ku ledahay ya khawarij عن ابي سعيد الخدري رضي الله عنه عَنْ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ: "سَيَكُونُ فِي أُمَّتِي اخْتِلَافٌ وَفُرْقَةٌ قَوْمٌ يُحْسِنُونَ الْقِيلَ وَيُسِيئُونَ الْفِعْلَ يَقْرَءُونَ الْقُرْآنَ لَا يُجَاوِزُ تَرَاقِيَهُمْ يَمْرُقُونَ مِنْ الدِّينِ مُرُوقَ السَّهْمِ مِنْ الرَّمِيَّةِ لَا يَرْجِعُونَ حَتَّى يَرْتَدَّ عَلَى فُوقِهِ هُمْ شَرُّ الْخَلْقِ وَالْخَلِيقَةِ طُوبَى لِمَنْ قَتَلَهُمْ وَقَتَلُوهُ يَدْعُونَ إِلَى كِتَابِ اللَّهِ وَلَيْسُوا مِنْهُ فِي شَيْءٍ مَنْ قَاتَلَهُمْ كَانَ أَوْلَى بِاللَّهِ مِنْهُمْ" قَالُوا يَا رَسُولَ اللَّهِ مَا سِيمَاهُمْ؟ قَالَ: "التَّحْلِيقُ" حديث صحيح رواه احمد وأبو داود والحاكم في المستدرك

  • @hassansheikhmohamed7957
    @hassansheikhmohamed7957 4 ปีที่แล้ว +1

    Takfiiri waaye

    • @zaxnuuniaarkaofficial2575
      @zaxnuuniaarkaofficial2575 4 ปีที่แล้ว

      Oo nin aayada Alle muxadaroyinkiisu ay ku jiraan iyo xadiisyada nabiga csw muxuu takfiir ku yahay takfiir waye ha iskala soo boodin wad mqashay ee adiguna iska dheh wa waxa jaahilnimada kgu daxalaysiisay oo xaqii iyo baadhilkii kala garan la'dahay oo kan cimaamada iyo khamiiska sida dhabta ah u wata iyo kan kale kala saari weyday heedhe is qabo diinta baro arinka suufida hoos ugu dhaadhac

    • @gogovic101
      @gogovic101 3 ปีที่แล้ว

      Wax rabo ha ahaaado......kitaabkan wax ke dhehn....ee la sharaxooyo

    • @mohamedhassen733
      @mohamedhassen733 3 ปีที่แล้ว

      Waxa la fasiraayo hadeysan jirin sheeg.

  • @abdulmohamedmohamed8840
    @abdulmohamedmohamed8840 4 ปีที่แล้ว

    Wadadkan takfir u haystay mshlh mana aha

  • @ishkeyishkey3526
    @ishkeyishkey3526 4 ปีที่แล้ว

    Subxannallah yaran teeda waa dhihi jirin nafcallah bihi

  • @maxamuudaxmed8694
    @maxamuudaxmed8694 4 ปีที่แล้ว +1

    23 page, Tafriixul khaadir.

  • @saadiqsaciid4211
    @saadiqsaciid4211 4 ปีที่แล้ว

    Shiikhoow ilaaheey halkee joogaa

    • @xasanmashaalah6545
      @xasanmashaalah6545 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay khalqiga ayuu kasareya

    • @zaxnuuniaarkaofficial2575
      @zaxnuuniaarkaofficial2575 4 ปีที่แล้ว

      Alle carshiga ayu ka sara maray sw ma aad garan suuratu dhaaha tafsiirkeda akhriso shiikha wa nin cilmi kiisa salimka ah intu Alle fahamsiiyay dadka u sheegaya ee adigu wa maxay dacayadaadan mise aqoon dari aya kaa hayso oo garan maysid halka uu Alle ku sheegay kitabkiisa in uu joogo

  • @hassansheikhmohamed7957
    @hassansheikhmohamed7957 4 ปีที่แล้ว

    Takfiiri waaye sheikhaan muslimiinta ayeyna ku jaheysantahay

    • @yusufahmed1993
      @yusufahmed1993 2 ปีที่แล้ว

      Ma mushrikiinta ayaad so dhaweysataa

    • @hassansheikhmohamed7957
      @hassansheikhmohamed7957 2 ปีที่แล้ว

      Dadka waalan ayaa ku tiring nikaa dii na qof waalan looma dirsado

    • @yusufahmed1993
      @yusufahmed1993 2 ปีที่แล้ว

      @@hassansheikhmohamed7957 suufiyiinta Soomaaliya waa mushrikiin

  • @wanaagmedia6812
    @wanaagmedia6812 4 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @huseinmohumed5470
    @huseinmohumed5470 3 ปีที่แล้ว +1

    waxanuu qu raafaada dadka haku welina ilaahay ka xishooda suufiya

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 ปีที่แล้ว

      Ma fahmin warkaaga? Ma waxaan in ay kutubtooda ku qoran yihiin baad diidan tahay?

  • @ishkeyishkey3526
    @ishkeyishkey3526 4 ปีที่แล้ว

    Allah ku xafido waxad ka hadashay ruta

  • @xasanmashaalah6545
    @xasanmashaalah6545 4 ปีที่แล้ว

    Sh musdhafa Cali caanood xafidahu alah dacwada wad aad ayan kutagera lkn kulama jogo

  • @xasanmashaalah6545
    @xasanmashaalah6545 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan laaa shekh cadeya xaqa sida adiga iyo sh xasaan xusen lkn dacwada wada ilahay ayan idin baryahaya inuu idin dhowro if iyo aakhiro

  • @shakhrixasan3670
    @shakhrixasan3670 3 ปีที่แล้ว

    Xaqa in la sheegaaa dhimasto miyA walhi tawxidka in lsheegaa ma yiqaan takfiiri iyo wahaabiya iyo salafiyiin balse sheekhn cida aflagatysaa ma wacna wayo u jedadiisu ma ah in waxkale lasheego ilaaa tawxiidka ma aheee waxaan odhAn laa hadii layidhi waxaa alee aya dhahy iyo rasuulka wax wahabiyo tiri miyAa wahi suufuyo warkiin ma xadee xaqiiqi iyo majasiyuun haku wareegine wrkiina cadeeya suufuyo
    Sh mustafe sidaa xaqa u wanAji waligaa hana labn eee waaa inoo sidaaaaa

  • @maryamadirie6983
    @maryamadirie6983 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 4 ปีที่แล้ว

      War heedhee shiikh mustafe awal xagee kujiri jirtay markii dadka lacagta dhaga dhameeyay

  • @mahakaakamahskaaka23
    @mahakaakamahskaaka23 2 ปีที่แล้ว

    Khaain waynaday

  • @ziyaafcarteofficial5911
    @ziyaafcarteofficial5911 4 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا اهلا مومنين

  • @cabdiqaadirsaleebaan9858
    @cabdiqaadirsaleebaan9858 3 ปีที่แล้ว

    subxaanallah

  • @abdislow2913
    @abdislow2913 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadka kuu duceynaya baan layaabay waa kuwa aan wax ku dhaamin oo kugu cilmi ah.

    • @zaxnuuniaarkaofficial2575
      @zaxnuuniaarkaofficial2575 4 ปีที่แล้ว

      Abdi slow oo hdaanan lo ducayn khayr Alle haku siiyo la odhan ma wxa lo duceyn lahaa madaxweynaha mareykanka ama qoloda dadka baadiyaysa adiguba adigo lunsan hdii qof kaa hor iman lahaa oo aad weydiin lahayd wado hebel ama guri hebel wa xagee dbeeto lagu sheegi lahaa wad u duceeyi lahayd suufiyiintu kitaabka la akhrinayo wa kan ay dadka jaahiliinta ah ku baadiyeyen miyu kula saxan yahay in ay suufiyo sida u hadasho heedhe aayar

    • @imranhassan7148
      @imranhassan7148 4 ปีที่แล้ว

      waa kuwa uu 2020 Baray sida Alle loo caabudo uu Toowxiidka u qabtay.

    • @mahamudmuseyusuf3406
      @mahamudmuseyusuf3406 3 ปีที่แล้ว

      Shiikhu xaq buu sheegayaa

  • @muna2260
    @muna2260 3 ปีที่แล้ว +1

    Wahaabi warkiisa marabo

  • @wanaagmedia6812
    @wanaagmedia6812 4 ปีที่แล้ว

    guul ayaan kuu rajeenaya

  • @qudusborte8990
    @qudusborte8990 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah

  • @farxanfarta4087
    @farxanfarta4087 4 ปีที่แล้ว

    Allaha hanuuniyo

  • @mahamudmuseyusuf3406
    @mahamudmuseyusuf3406 3 ปีที่แล้ว

    Ilahaw xaqa suufiyada iyo somaliba waa faji.

  • @imranhassan7148
    @imranhassan7148 4 ปีที่แล้ว +1

    Haduu Somaliya Diin u wado ama Suufi kasoo hor jeedo maxaa intii Somaliya eey qasneed loo waayay Suufi haduu weerar Ku yahaysa Suufi shalay iyo maanta ma imaanin, Malaha Afkhaanistaan ayuu tababar u jiray Ninkaan Qofkasta oo Ciidan wax ka yaqaana Ninkaan qaabkiisa waa qaab Militry Si fiican u fiiriya Ninkaan Hal mar Bud Soo yiri ujeedo kale ayuu leeyahay, Waa Amiir Alshabaab oo is qarinaayo Sahan ayeey usoo dirsadeen iyo inuu is tijaabiyo inuu shacab heli karo iyo in kale Halaga digtoonaado Ninkaan Waa Wahaabi+Shabaab raba inuu Firqo diimeed Cusub abaabulo, Qaraxyada iyo dhibka umada ka nasatay ayaa dhib Ku ah wuxuu rabaa inuu Caruurta iyo wax magaradada waji cusub uu shabaab uugu gacan galiyo asagoo Ku mar marsiyoonaa ama Ku tashkiilinaayo Qabuuriyiin aan LA jihaadeeynaa, Filinkii shabaab Gaalo aan LA jihaadeeynaa Ciyaalka Madarasadaha uugu aruursan jireen ayaa dhamaaday wuxuu rabaa kaarto cusub oo ah inlala Jihaadaayo Firqo Diimeed uu hadda abaabulaayo uu u bixiyay Qabuuriyiin, Taasuu rabaa inuu markale Caruurta iyo wax magarada Ku Halaago uu shabaab gacanta u galiyo, waabiyo, Shabaab kuligood Muqaabaraadka Israaiil ayeey hoostagaan bal car I tusa wahaabi ama Ninkaan oo ka hadlaayo Dhibka Israaiil falastiin Ku heeyso Bal itus asagoo ka hadlaayo Muslimiinta Rohinga oo Myanmar Gaalada ku xasuuqay Bal itusa Muslimiinta India oo Kashmir maalmahaan gaalada Ku leeyneeyso asagoo ka hadlaayo, Bal i tus asagoo ka hadlaayo Shacabka Somaliyed oo Shabaabka maalin kasta qarax iyo Qaloowga ku laanyaan.
    Shabaab iyo Wahaabiyo Siyaasadooda Kama Mid ahan Ineey Gaal Muslim laayay ka hadlaan ama Muslimiin Alshabaab iyo Daacish leeysay Xitaa Allaha u naxariisto ma dhahaayaan Siyaasada Israaiil u dajisay ayaa ah ineey Dagaal diimeed ka abuuraan wadamada islaamka ama Dood ama shaki ka galiyaan diinta islaamka iyo ineey Gaaleeysiiyaan Qofkasta oo eey ku tabayaan inuu ka Cilmi badanyahay, ama aan iyaga ka mid eheyn, Bal si Fiican udhageeyso Aayadihii Mushrikiinta iyo Gaalda ku soo Degay ayuu u Daliishanaaya Dad Muslimiin ah, Wahaabiyo iyo Alshaab Diinta Dariishadda ayeey ka soo Galeen Dadkii Ab ka Ab Diinta Somaliaya Soo Gaarsiiyay ineey Gaaleeysiiyaan, ayeey Rabaan iyagoo soo Xifdiyay Aayado yar yar oo Siminaar lagu soo siiyay Wahaabi ama Alshabaab laba shiiq ku abtirsada arki meeysid oo la dhahaayo sh, hebal Sh, hebal, taas ayaana Cadeeyneeyso Shabaab iyo Wahaabiyo Takfiir iyo Qawaarij ineeysan eheeynin Dad Diinta u ahal ah kuligoood Suulinta Diinta iyo Dabar Gooynta Muslimiinta ayeey Yahuuda kala shaqeeyaan . Cidii aan iyaga taageersaneena waxeey u yaqaaniin Murtadiin
    Nin Alle iyo diintiisa jecel waxaan u aqoonsaneeynaa Markuu Dhibka Shabaab iyo Daacish Dhulka Muslimiinta ku hayaan iyo Xasuuqa eey ka wadaan somaliay iyo Xasuuqa Israaiil ku heeyso Falastiin ama Qudbadahiisa kusoo daaro Qofka Muslimka ah dhiigiisa waaka xaaraan inuu Qof Muslim kale daadiyo, Maalin Dhaweed Gaari 25qof Saarantahay ayeey Miino u dhigeen shabaabka Afgooye iyo Muqdisho inta u dhexeeysa Car ha dhoho Xitaa Dadkaas Dhiigooda Xaq Daro ayaa lagu daadiyay gacan ka xaq daran ayaa dhibaateeysay Allaha u naxariisto. Markaas Shiiq Nadiif ah oo Alle iyo Diintiisa iyo Dadkiisa jecel ayaan u aqoonsaneeynaa waana garab istaageeynaa lkn Gacan Muslimiinta aan Ku jafaa gacana Alle Halaga Cabsadooy aan dhahaa Cid kaayeeleeyso maleh. Din Mashruuc laga dhigto Waa tan Dalka bur burisay waana waxaad Caruur Somaliyeed Miino uugu xir xirteen Qof Sujuudsan oo Salaad ku jirana aad ku dhax disheen masaajidka, Ninkaan Madarasadaha uu Furaayo ka ilaashadaa Caruurtiina oo ha iska geeynina hadii kale waxaa kuusoo yeeri doonta Canugaaga Masaajidka ayuu isku qarxiyay wuxuu ahaa Mujaahid uu amiir u ahaa Mustaf canood oo ka tirsanaa Xarakada mujaahidiinta Al shabaab

    • @cumarkhadar8827
      @cumarkhadar8827 4 ปีที่แล้ว

      Nio adiga laftaada ayaa koox dufaacaya ee haddii wx uu sheegay at jiraan miyaad adi ku adkaysanaysa

    • @imranhassan7148
      @imranhassan7148 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cumarkhadar8827 Ninkaan waxuu wado hadeeysan Mashruuc eheeyn Dhiiga Muslimiinta in Xaq Daro lagu daadiyo waa Xaraanlee Asagoo leh Afkiisa ka keen.haduusan shabaab eheeyn ama u shaqeeynin hadda ayuu Mashruuc iyo Firqo diimeed Cusub abuuri rabaa si soomaali isku leeyso Dhiig Cusb in la daadiyo ayuu wadaa. Teeeda kale waa nin ku qanacsan Dhibka shabaab umadda ku heeyso haduu Dar Alle Qabo uu Alle Dardiis u hadlaayo Maxaa loo waayay asagoo leh Dadka Masaajida lagu dilaayo iyo Qaraxyada hala joojiyo Maxaan Difaacay Ninkaan Waa iska Cadahay inuu Mashruuc Wato Suufi Shalay iyo Maaanta Ma imaanin Intuu jiri Jiray Teeda kale Ilaaheey Hala Caabduo 2020 Miyuu Somalida asaga soo Gaarsiinaa Soomaalida 2020 ka hor Allah Ma aqoonin Miyaa? Adiga hadda ka mid tahay Dadka uu baraayo sida Alle loo caabudo 2020 adiga eey kuu taalaa ANiga Muslinimada waaku dhashay, Diintii Mashruuc eey kadhigteen shabaab iyo inta Taageerta

  • @farmajotaageer7925
    @farmajotaageer7925 4 ปีที่แล้ว

    Wadaada kale waxay kaleex-leexanaayeen ayuu gacmaha galiyay SAAS layskarabaa
    Wixii saxa waa inaa banaanka TOOS loosoo dhigaa__

  • @zeitunhersi8672
    @zeitunhersi8672 3 ปีที่แล้ว

    Subxanka suufiyasha waa jaahiliin aan diin heysan acuudka

  • @abdisalanabdi2751
    @abdisalanabdi2751 4 ปีที่แล้ว

    Mushrikiinta wa in lagadigtonado
    Dadkana logadigo

  • @lahiyealidalmar3566
    @lahiyealidalmar3566 4 ปีที่แล้ว

    Ilaah wuxu igu ogyahay cibra qadasho kana ani iigu filan jahli hadii la arki jiray ani wa arkay ...cajiiiib war ninkana madadu wax usheega

  • @hodannyasenn2978
    @hodannyasenn2978 4 ปีที่แล้ว

    Duluq weysarad waa firkiisii ninkani. Bal eega goomamka ,gadhka jaqafsan,iyo caloosha. Imnu taymiya wuxuu awliyada waliba markaydhintaan

    • @gogovic101
      @gogovic101 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk waxa lga hadloya maba fahmin miyaa ne...ninkaan kitaabka beenta loo fasiroyaaaa...

  • @hassansheikhmohamed7957
    @hassansheikhmohamed7957 4 ปีที่แล้ว

    Gaalada ma ahan jihaadka waa muslimiinta markii latakfiiriyo

  • @ahmedabdullahi8636
    @ahmedabdullahi8636 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @mohadaud2887
    @mohadaud2887 4 ปีที่แล้ว +2

    Wahabiyada waxaa bilaaway Jews yuhuuda haaliiska jiro

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

    Soomow haduu yiri munaaqib aya laga tagay umada waxu ugu yeeraya shirki iyo jahanamo rebi hanaga qabto sharta iyo shirkiga suufiyada

  • @nuurcadenuurcade7157
    @nuurcadenuurcade7157 3 ปีที่แล้ว

    Yaajahil makaramatul owliyaa aa shaki kaga jira dinta hadaa aqon ulahanlahed sidan maoran lahed kaga daran dad muslim ah adledahay galo yajahil hadey camada shiq nimo sheganayaan layaab somalaha

    • @naajaxofficialchannel125
      @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay maad ku kalsoonaan waydeen markad awliyo u yeedhanaysaan.. awliyo qayb ma oga, awlaadna ma bixiso awoodna ma leh..

  • @ahmedabdullahi8636
    @ahmedabdullahi8636 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @mohadaud2887
    @mohadaud2887 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtii...towxiidka uu dadka ugu yeerayo waa kii khawarijta....ruux kasta waa gaal....gaalnimadha LA sahlanaa.....jaahil daga waaweyn

  • @lahiyealidalmar3566
    @lahiyealidalmar3566 4 ปีที่แล้ว

    Jahliga ninkaan intu gaaray waxa kasii daran dadka an fahmi karin o asagaas ba sii amina o jahligo kuhadlayo cilmi masa wax sax umaleyo ... Somali wa udhamatay kuwano kale inta e wax kadhagesanayan

  • @qamanmusdaffarah715
    @qamanmusdaffarah715 4 ปีที่แล้ว

    xaq sheeg igadheh suufiyo waa mushrikiin wayna dhamaadeen hada

  • @abdiwahaabshiekh6288
    @abdiwahaabshiekh6288 3 ปีที่แล้ว +1

    Nacas sidaa u fool xuntaha a u waalantahay

  • @cabdiqanimaxamed2266
    @cabdiqanimaxamed2266 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta aniga xlkagu ima cada ma al shabab tahy horta

    • @xasanmashaalah6545
      @xasanmashaalah6545 4 ปีที่แล้ว

      Waxad lasogalyso shekh firi ilahay haku qabto

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure9184 3 ปีที่แล้ว

    dadbaa waxan rumaysan la' aniga wax ka daranaby iigu sheekeeyaan suufiyaddu 1🤣🤣🤣

  • @calijinicalijini7226
    @calijinicalijini7226 4 ปีที่แล้ว

    Majiro waxaad aqrineeysid

  • @abdirahmanmahamed892
    @abdirahmanmahamed892 4 ปีที่แล้ว

    War shiikhow dadka mushrikiinta qubuuriyiinta waxa meesha ku haha wa murtadiina xukunka dejista shareeccada diidan ee kuwaas ladaagaal waan iyaaga iskategaan

  • @farxanfarta4087
    @farxanfarta4087 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @hassansheikhmohamed7957
    @hassansheikhmohamed7957 4 ปีที่แล้ว +2

    Takfiiri wahaabi ah

  • @viddicdesparrow3417
    @viddicdesparrow3417 3 ปีที่แล้ว

    Sufii waa wrong

  • @qeeraatfilms9267
    @qeeraatfilms9267 4 ปีที่แล้ว

    waa mushrikiin cat

  • @xasanbileali9216
    @xasanbileali9216 4 ปีที่แล้ว

    shqow adiga shirkul qubur uun bad taqana ninki shirkiyo dhan kabari noqdayne takfir ayad utaqana sey wax kayihin shirkul tashric nimanki bari bari kanoqday maxey kaga fakan la yihin od u aflaga deyne bal isheg

  • @hodannyasenn2978
    @hodannyasenn2978 4 ปีที่แล้ว

    Adeer inalllaaha kulishay'an qadiir miyaad beenin

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

      😆😆😆😆😆😆 Suuufiyadu funny weeye macbuudka Suufiya iska difaaca Muctasimada siyaasiyinta Somaliyed oo dhan idinkay idinla jiraan lkn SHIICO inaga ilaalsha Walaalayal
      Suuufiyo vs Muctasima

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว

    🤣😂😂😆😆😆 walaahay Qosol iguma harin Suufiyada comment xanaaq kaliya
    Sufiya vs Muctasima anigu dhex dhexaad baa ka ahay

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 3 ปีที่แล้ว

    Sheydaan been badan

  • @guuleedyusuf377
    @guuleedyusuf377 3 ปีที่แล้ว

    Waar ninkan magacii ilmaadeerayaal

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

    Kuwa aaminsan quraafadkan mushrikeen ka weyn kuma noola koonka marka shiicada iyo mulxidiinta laga reebo

  • @qudusborte8990
    @qudusborte8990 4 ปีที่แล้ว

    Qubuuriyinn wa bidca dalaala

  • @eidabduselam4876
    @eidabduselam4876 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan salafiyiinta yaanan laysku dhadha jinin nin kani waa alshabaab

    • @zaxnuuniaarkaofficial2575
      @zaxnuuniaarkaofficial2575 4 ปีที่แล้ว

      Al shabaab weye wa wixii mareykanka idaacad somaliya uga furay waardiyo askar uu u sameystay alshabaab wye kii diin sheegaba al shabaab qudheeda xaqa ayay cadaysa suufi qbuur caabud way neceb tahay ee wll xaqa dhinac ka raac shiikha xaq ayu ku hadlaya Alle ka baqo

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

      Xaq shabaab ka sugi maayo xaqna ma yaqaanin ee alaha kaa qabto umada waad cadaysatay inaad tahay alshabaab

  • @sacdiyomacalindaahir2293
    @sacdiyomacalindaahir2293 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah