Subxanllh wlhi run wye dad baadiya uga darn sidey u aaminan watukda ey kudhahyaan hebalow dhafa hadi ladhoho adi shalay lee dhalatay aamus lagu dhaha subxanllh diinta na dhextaalo
Haa kitaabka iy sunda na dhexyalaa hdey raba hadidan su Allh na amray sheegen xaqa waa xaq jazakllh shekh mustaf caanod allh kuxafido qofki xaqa cadeeya ayaa wllkey muslim ah allh iyo nabi muxamad aya adecena
Sheekh diin yaqaan aw iska dhigaa waa lawada fahmay inaw shabaab yahay walaalkis aa xataa janaraal ah oo dawlada la shaqeeyo ee mar horaa la xiri lahaay
Jibagale alxamdulilah allaah ayaa mahad o dhan u sugnaatay ka bad baadiyay jidka jahanamo rebi subxanahu watacala ha hadeeyo inta lunsan e suufiyada ah 😰😰
Jaylaani aad la soo booday jaylaani ma sanam la caabudaa ? Mase waa wali la siyaarto? Umada ha waalin ee hadaad kaligaa muslim tahay orod is qarxi ama wadan kale raadso Somalia suufi leh sxb
@@jaamackaasimkaasim7696 weli siyaarto hadhihin qabri loo dawaaf tego o la caabudo ayu suufida u yahay ka har nimanka alle qeyrkii caabuda mise waxaad mooda in la joogo xiligii umada diin looga dhigi jiray kitaabka baybalka gaalada ka daran e munaaqibka
Sxp adiga waxaa loo joogin meesha hakeenin wahaabiyo haku soo ganban ee cadee waxaa lashaeegaayo soo quraafad ma ahan teeda kale qof aan alle aheen oo cilmu qaybka of miyaa jiraa sxp rag iska dhicis Isla dhaaf wax baro
Jahahligu waa sidaan oo kale waryaa sowkaad dawa raadsato eed leedahay dawadii wadan hebelbaan ku bogsadey miyaad ku gaalowday taas xageed gaalnimadan ka keentay
سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان 😭😭جزك الله خيراجنة الفردؤس شيخ مصطف
Shiikh wad ku mahadsantahay cadeynta qaladka Kuwa qaldamay jazaaka allah
Jazaka Allah Kheyran sheekh
Ilahy qeer badan ha ku siiyo sheikh mustaf
Jazaa Kalahu Khayral Jazaa Shekh Cali Caanood
وكذالك نفصل الأيات ولتستبين سبيل المجرمين
Maasha .Allaah
Mansah Allah shikh waxad cadeysay xaqaa alahaa kuxifdiyoo insah Allah tabaraka raxman
shiikh mustafa alle haku xafido insha allaah waxad ku socota wadada saxda ah
Allahuma Aamiin ya rabi
Mushrikiiinta soomaaliyeed dib ha isugu noqdaan.
Subxanllh wlhi run wye dad baadiya uga darn sidey u aaminan watukda ey kudhahyaan hebalow dhafa hadi ladhoho adi shalay lee dhalatay aamus lagu dhaha subxanllh diinta na dhextaalo
Masha allaah jazakalah mustafa allahu ku xifdiyo
Maasha Allah walalkey Allah kula jiro
Acuudubilaah mina shaydaani rajiim
Allahu Akbar , sheekh caanood Allah haku barakeeyo, dadkan meel fog bay gaareen lkn sidaad u cadeyneyso hadii loogu cadeen lahaa way garan lahaayeen
As sheekhow alaa haku xafido
سبحان الله
War waxaas wixi aaminsan oo ku qanacsan waxaa xaqiiqa ah inuusan Hinduus ka sokeynin
Subxaan llaah
I swear by Allah.
Masha alah ilahow noxafid Shiaq Mustafa cali canood
Anigu nin xaqdoon ah baan Ku moodi jiray laakiin markaad sh muuse cadana gaalaysay ,
Umul ganawaynana aad unasteexeysay baan xariga kaa jartay
Oo MA Qabiil kaga shiekh-ga 😂
Ascwrb jzkhayran .Khayrka aad waddo
Sheekhow kawaran hadii shirweyne isu dhimrin iyo isa sixid loo sameeyo suufiya iyo salfiya.
Musharikiinta waxaa ciwaado ugafilan qur aanka Allah iyo sunada nabi maxamed scw ee Allah ha utobakeenaa
Sax Faadumo nura
Haa kitaabka iy sunda na dhexyalaa hdey raba hadidan su Allh na amray sheegen xaqa waa xaq jazakllh shekh mustaf caanod allh kuxafido qofki xaqa cadeeya ayaa wllkey muslim ah allh iyo nabi muxamad aya adecena
Waa wax lagu qoslo hadaladaas walaahi,ciyaalka xitaa ma yelayaan waxaas.
Dadka Jaahiliintu ah aan arkayo in uu sheekh Cali uu qaldanyahay wax ha barteen xaqana ilahy ha tuso
Wlhi qosl ayan ku dhamysty.
Wxas ma rag waaweyn ayaaa Akhrista?
Hhh Haa
Allah hanugu haniiniyo wadada xaqa (nuuekiisa)
بالله عليكم هل في الناس بهذا الوقاحة معتقدون
Kitaabka takfiirka waa lagu gaaloobayaa
Axiista dib ugulaabo asaabta ayey kadhacday
Illaahow shirkika ka reeb Dadka laga qalday Towxiidka Samaawigaa
Suufiyo in ay mushrakiin yahii waa wax jira
Sheekh diin yaqaan aw iska dhigaa waa lawada fahmay inaw shabaab yahay walaalkis aa xataa janaraal ah oo dawlada la shaqeeyo ee mar horaa la xiri lahaay
Adiga khuraafaatka uu ninkan sheegay ma aam8nsantahay mise? Shabaab iyo fatuud meel noo dhige
Asc
Wsrwahahabiyo yaswaxbarsy yasa usheikha wayaabe waabacaamiye yshuu
Wahaabi micnaha qofka xaqa cadeeyo miya u taqaan allaha kuso hanuuniyo suufiyo in ay mushrikiin yihiin shaki kuma jiro 😰😰
Suufi diintooda uweys waaye anagana diintii nani Maxamed la yimi baa wadana
Waxaan la yaabay Kitaabka laguma sheegin miyaa bun iyo canbuulo, sh uwees ma buneesan jirin miyaa!
😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
Heedhe dadka dhintay ka xishoo
Shiikhaan suufiyada miyuu soo maray? Nacaybka
uu u qabo ayaan ka dareemayaa.
1996, timo-weyn ayaan ahaa 2000-2006 suufi ayaan ahaa. Hadda axlmdulilahi salafi ayaan ahay.
Da'daydu waa 31 raggaas wallaahi waa mushrikiin.
Soo cadee waxa ay ku yihiin ????
Mataqaan mushrikiin macnaheeda???? Waxaa layraa 1 gaal 2 diiday ilaah 3 doortay inuu caabuddo sanam qof saas ah maku aragtay Somalia?????
@@jaamackaasimkaasim7696 haa jaylaani iyo aweys ayay caabudan
Jibagale alxamdulilah allaah ayaa mahad o dhan u sugnaatay ka bad baadiyay jidka jahanamo rebi subxanahu watacala ha hadeeyo inta lunsan e suufiyada ah 😰😰
Jaylaani aad la soo booday jaylaani ma sanam la caabudaa ? Mase waa wali la siyaarto? Umada ha waalin ee hadaad kaligaa muslim tahay orod is qarxi ama wadan kale raadso Somalia suufi leh sxb
@@jaamackaasimkaasim7696 weli siyaarto hadhihin qabri loo dawaaf tego o la caabudo ayu suufida u yahay ka har nimanka alle qeyrkii caabuda mise waxaad mooda in la joogo xiligii umada diin looga dhigi jiray kitaabka baybalka gaalada ka daran e munaaqibka
Sheekh sheegte caanood argagixiso ayaad tahay waa in lagu xidho
Kan illahay hasoo hanuuniyo wax kale uma awoodeee
Sheekha Xaq buu ku socdaa
Hhhhhhh hhhhhhhhhh waa dhinty wlhi saan u qoslye
Wlhi shirki kujiraan dadka
Wahaabiyada waligood karaama Kama dhicin marka qaraar baa idinka haya sh uways karaamadkiisa,
Awliyo wax kamataqaanide muda ha halaajin
Ahlu shirki idinkaa ah nin ina cabdi wahaab shiikh ka dhigty diin mahaysataane wax barta naxwaha iyo balaaqada sarfiga
Sxp adiga waxaa loo joogin meesha hakeenin wahaabiyo haku soo ganban ee cadee waxaa lashaeegaayo soo quraafad ma ahan teeda kale qof aan alle aheen oo cilmu qaybka of miyaa jiraa sxp rag iska dhicis Isla dhaaf wax baro
Kkkkkkkkkkk cajiiib
khawarij aya tahay dhig yacab kuma casha dadka somaliyed
O shirkiga suufiyada miyaa diidan tahay in umada loo cadeeyo 🤔🤔
Jahil
Jahahligu waa sidaan oo kale waryaa sowkaad dawa raadsato eed leedahay dawadii wadan hebelbaan ku bogsadey miyaad ku gaalowday taas xageed gaalnimadan ka keentay
War kan anaa aqaan iska daaya waa fidnaysanyahay inkaar aa ku dhacday
@@mohamedosman4677 jaahil baa tahy
Asc