Sheekh Kenyaawi OO Maanta Kumanaan Qof kula Hadlay Garoonka Koonis.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 326

  • @abdilahick2041
    @abdilahick2041 5 ปีที่แล้ว +97

    M.sha Allah hadad ku faraxday like ila gadh

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 5 ปีที่แล้ว +36

    Mnsha allh allahu Akbar ilahaY KheYr ha ku siiyo aaamiin AamiiN Like Ila Dhac plz plz 👍👍

  • @xidigabaaraan
    @xidigabaaraan 5 ปีที่แล้ว +9

    mash Allah Sheq Alle ha Ku Xafido Umada Rer Muqdisho Kheyrka Jecelyihin bey Mujiyiin allaha idinku Hanunsho Wadada Saxda Dhaman Xaqa alle hana Fahansiyo

  • @Betterview7
    @Betterview7 5 ปีที่แล้ว +42

    waxaan aad ugu faraxsanahay in ay dadkaygu markale ii xaqiijiyeen inay khayrka ka jecelyihiin mukarka. cajiiib cajiiib

    • @sacidocabdi5650
      @sacidocabdi5650 5 ปีที่แล้ว +1

      Cajib yalah ilahow noxafit culumafena ono xafit dalkena

  • @haajiraabdale62
    @haajiraabdale62 5 ปีที่แล้ว +20

    Maansha Allaah sheeq kenyaawi ilaaw noo daa oo noo ilaali oo nabad ku soo celi

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 5 ปีที่แล้ว +41

    Mansha allh reer xamarka awal dhaqan xumo ayn ku caayi jiray lkn maanta kadib waa inan ka qoomama meeya caydi aan cayay....mansha allh inad diinta ku horeysan ayd cadeyseen

    • @haislidinwaligaa2125
      @haislidinwaligaa2125 5 ปีที่แล้ว +3

      Thanks

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allah alx walal Allah kaa saaray fikradii xumeyd oo aad ka qabtay magaalo dhan dadkiisa iney xumaayeen waana kugu faraxsanahay ina ka soo celiyey fikradii aad ka qabtay walalahaa hadii aan wax qalad ama aad dhibsatay hadalkega ika raali ahow walal.

    • @mohamedabdisayid4962
      @mohamedabdisayid4962 5 ปีที่แล้ว +1

      Runtii aad baan ugu faraxsanhy madama aad ogaatay iin aad qaldantahay in aad dadka xakunto inta aadan ogan ka hor waa laga ficnaa

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 5 ปีที่แล้ว +2

      @@Zizouu94 markaan arko showyada muqdisho lagu qabto siday dumarku isku qaawiyan iyo waliba dhaqan xumida Mesha taal....ayay caloshu igu xanuuni jirtay

    • @qurbaawis642
      @qurbaawis642 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdisayid4962 markad cid xukumayso wad aragto ayuunbad ku xulumi....Ani awal Nadiira nayruus iyo Shaadiya sharaf ayuunban dhaqan xumidooda arkaayay lkn manta wax ka duwan ayn arkayaa waana Alle mahadii

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha alaah biyo xitaa macabayo wuu haraaday allow umadan ugargaar oo sheeqeena noo xifdi

    • @warrenjones6793
      @warrenjones6793 5 ปีที่แล้ว

      Mansha allah shekh cimriga rabi haku. Siyadiyo amiin

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala9307 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha ALLAH sheikh keynyaawi YAXFIDULLAH ALLE haka abaal mariyo qeyrka

  • @waamokistaa25
    @waamokistaa25 5 ปีที่แล้ว +11

    ASC dhamaantiin WAA DARIIQII LAGU BADBAADAYAY. SOOMAALIYA WAA INOO DHISMAYSAA HADII LAYS CAFIYO SIIBA CAASIDA OO DULMI FARRA BADANI KA DHACAY. JISAAKA ALLAHU KHAYR SHEEKH KENYATI.AAMIIN

  • @Mariish9331
    @Mariish9331 5 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah Aabe kenyawi Sharaf iyo Cafimad igu nolow😘😘❤️❤️💋🤞

  • @foos7330
    @foos7330 5 ปีที่แล้ว +20

    Asc sheeq jazaükum laahu qeyr maashaalah ilaahey haku xifdiyo waxa qoraxda u istaagtay waa ilaahey dartis iyo jaceylka dalkaaga iyo dadkaba

  • @hamdiabdullhiali8020
    @hamdiabdullhiali8020 5 ปีที่แล้ว +14

    Wllhi waan ilmeyay ma ahan wax laga amuso sheekh keynyawi allah ku xafido today am happy walhi wallhi am feeling good day wllhi

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 5 ปีที่แล้ว +3

      Hamdi Abdullhi Ali, ilaahay haku barakeeyo walaashay. Balanteenu waa is cafin iyo qabyaalad la’aan. Aanna kula kaftamee Somali sebenkan haween bay leedahaye rag malaha ilaahay dumarkeena ha barakeeyo gob weeye gabdhaha Somaliyeed!

    • @abdimohamed3878
      @abdimohamed3878 5 ปีที่แล้ว

      Masha alah ilahow kuxifdi

    • @abdimohamed3878
      @abdimohamed3878 5 ปีที่แล้ว

      Qof kasato wana cafiyay cafisaka waa muhim an iscafino somaliyo

    • @hamdiabdullhiali8020
      @hamdiabdullhiali8020 5 ปีที่แล้ว

      @@yusufelmi9121 Aameen pro adna allah ku xafido is cafintu waa mihiim anna maalintii jimcaha aheyd ayaanba qofkasta oo dambi iga galay ama aan kagalay cafiyay wliba allah dartiis
      Midkle bentada mahan sanadkan gabdhaha waalaga yaban yahay allah soo hanuuniyo dhamantood

    • @dalmarcade3149
      @dalmarcade3149 5 ปีที่แล้ว +1

      Hamdi Abdullhi Ali manshalah Allah nawadaa caffiyoo inshaalah

  • @baselinecafe1954
    @baselinecafe1954 5 ปีที่แล้ว +18

    Allow kuxafid sh. Mohammed kenyawi

  • @ahmedmursal1927
    @ahmedmursal1927 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaha farxad aye ii tahay
    Inna qeb ka ah dadki halkan isugu imaday
    Sheikh adiganaha ajaran iyo xasanad allaha ku siyo

  • @rukiyamuse7332
    @rukiyamuse7332 5 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah ilaahey haidiin siyaadsho nabada aad manta kuwadafadhidaan kuwa sharta wado oo malin walbo maatada xasuuqana ilaahey hasohanuuniyo

  • @maariyaismaildhashisomalil5417
    @maariyaismaildhashisomalil5417 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allh xafidulah shiikh ❤❤❤❤ allow naga dhig kuwa janada ku kulma dhamanten

  • @almassamin3605
    @almassamin3605 5 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah magalada muqdisho jeceel ey dintaa jecelyihin ayey mujiyeen runtii Allow colaada nawaad iyo Raxmad ugubadal Nintada wey usobexene Rabiyow adigaa awoodleh

  • @xuseencaydiidjaamac4287
    @xuseencaydiidjaamac4287 5 ปีที่แล้ว +18

    Mansha Allah sh kenyaawi

  • @amirascuisine
    @amirascuisine 5 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa Allah sheqena Allah hakuxifdio

  • @farxadxaji7491
    @farxadxaji7491 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaaah shiikh aad ayuu mahadsanyahy
    Jazaaahullaaahu khayr

  • @hanibashirabdirahman5333
    @hanibashirabdirahman5333 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah mashallah mashallah culumda waa iney wadnka ka fikiriran shikhna waa inay Ku daydan qof walba wadanka xil ba ka saran somalaay ha lis cafiyo wadankenana cadowga aan ka difacno

  • @nafisanafisa7273
    @nafisanafisa7273 5 ปีที่แล้ว +9

    Mashaa Allah illaahey haku xidiyo adun iyo aakhira

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 5 ปีที่แล้ว +25

    mashaallh aamiiin aamiin yaarabi😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
    @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah nolow sheekh kenyawi indr

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +14

    Arintaan waxaa loo baahnaa mar hore culumada haka qeeyb qaateena Mashallah

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 ปีที่แล้ว +2

      Walal waa runtaada Allah maanta ayuu qadray inuu shiikh meesha ka hadlo wax walbo waa qadar Allah walal ika raali ahow hadalkega hadii aad qalad u fahantay walal shukran.

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 5 ปีที่แล้ว +17

    Aloow umada walaalaha ah isu soo dhawee aloow cadawgooda ka qabo aloow islaamka cizi sii Aloow sharaf sii rabiyoow

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 5 ปีที่แล้ว +3

      Mohamed Allaahuma Aamiin Wllo
      Yaa Xayu Yaa Qayuum yaa Raxmaan yaa Raxiim Allow No Aqbal Ducada Adiga Awooda lehe Aamiin

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 ปีที่แล้ว +2

      Allahumaa Aamiin aamiin aamiin walal shukran

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi4333 5 ปีที่แล้ว +9

    Allah ku xafido shekh kenyawi

  • @caaishocuud7136
    @caaishocuud7136 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ilaahoow u danbi dhaaf inta khayrka jecel

  • @saida2003
    @saida2003 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah mahadsanid sheek allaha kubarakeeyo

  • @ahmedibrahim3144
    @ahmedibrahim3144 5 ปีที่แล้ว +11

    MashaAllah Alla dalkena nawad noga digo Mel kafican majirte

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 5 ปีที่แล้ว +3

    اللهم انصر الاسلام والمسلمين في كل مكان امين يارب العالمين وصلوا على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 5 ปีที่แล้ว

      Momdox Hassan اللهم أمين اللهم أمين اللهم أمين اخيي

  • @ayuubbaremohamed8452
    @ayuubbaremohamed8452 5 ปีที่แล้ว +6

    cafiyay soomali dhan ana i cafiya😔❤

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 5 ปีที่แล้ว +1

      Waan ku cafiyay 👍💙

    • @Rashka26
      @Rashka26 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah
      Wan ku cafiyey

  • @xurmotv760
    @xurmotv760 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh waxan ku farxay dadkeeni in ay qayrka usoo xaadireen alx

  • @iftiinchannel6947
    @iftiinchannel6947 5 ปีที่แล้ว

    Mnsh allha Waad nuurysaa sheekh kenyaawi waad ku mahad santahay in aan ku Arko rabaa sheekh kenyaawi ilahay ha ku daayo cimrigaga ha dheerado sheekh

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxan kawada jannada firdowso allah nugula kulmiyo sheikhena mashallah

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 5 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah sh maxamad kinyaawi jzkq ilaahay hakaa Abaal mariyo xasanaadkaad umadeena ugu baaqday wlh waan LA ooyay markuu ooyay 👍

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 ปีที่แล้ว +3

    Wadaad xer ah oo caalim åh baa dhalay sheekh israahim hooyadii wadaad baay aheed Kenya baa kudhimatay

  • @sadiahussein8710
    @sadiahussein8710 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah alhu agabara

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh walahi waa wax aad loogu farxo allah diinta iyo jacaylkeeda qalbigeena ha ku beero alhamdullilah
    sheeky keenyaawi jasakallah sheykhuna❤🌷

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allh mashaa Allh
    ALLAHA barakeeyo umada muslimka
    Sheikh kanyawi Allaha cimriga kuu dheereeyo 💓

  • @mohamedamiin1018
    @mohamedamiin1018 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah may Allah make us these who understand and but in action what our sheikh is breaching us. May Allah reward his him. Ameen ya Allah.

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 5 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaaah sheikha allaha noo daayo

    • @leyloyare6154
      @leyloyare6154 5 ปีที่แล้ว

      masha,Allah shiikhkinyaawi

  • @shirkaddabiyaha4018
    @shirkaddabiyaha4018 5 ปีที่แล้ว +2

    Guul Reer Muqdisho

  • @maryanmash1689
    @maryanmash1689 5 ปีที่แล้ว +5

    Mashllh ilahow noo kaa daa sheikh kenyawi waxan rajenaya culimada kala iney soboqdan dhulkooda hooyo wadamada kale ba weyadane

  • @qummanqalanjo4570
    @qummanqalanjo4570 5 ปีที่แล้ว +12

    Alaahu akbar cafi walaalkaa

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah sheeq kenyawi ajar iyo xasanad allha kaasiiyo aamiin

  • @najma8198
    @najma8198 5 ปีที่แล้ว +7

    mashalllah aamiin yaa lllaha

  • @somalilbcshow7656
    @somalilbcshow7656 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allahu akbar akbar please wallyaal is cafiya yarbi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @عزيزةاحمد-ز5ح
    @عزيزةاحمد-ز5ح 5 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Tabaarallah, Jazaakallahu kheer Sheikh Kenyawi.. Qofwalboow Cafis aya igatahay.

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 5 ปีที่แล้ว +1

    Alahu akbar muqdisho haday nuuraysaa, wayneeya musheekhda iyagaa wax khayr ah noord sheegayee

  • @kunisahassan826
    @kunisahassan826 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ilhey ajar iyo casanad ha kaa siyo jisakumullah qeyr wll

  • @umucaaisha5790
    @umucaaisha5790 5 ปีที่แล้ว +1

    jazaakumullahu qer shiikh allah kuxifdiyo

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 5 ปีที่แล้ว +1

    like taan waxa laga helo mafahmine maa ley fahansiiyo waa hadii Somaalinimo jirto .

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 5 ปีที่แล้ว +5

    Alahu akbar ilaahow umadaada somaaliyeed qalbigooda is jecleesii oo ilaahay dartii kuwii isku jeclaada ka yeel yaaaaa rabi

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle7922 5 ปีที่แล้ว

    Sh keeenyaawi waaan kusalaaamayaaa insha alaaah waxad kamidnoqontootaaa dadka taariikhdu wanaaaga ku xusi doonto waxaaanad kamitahay dooroonayaaasha dalkan u kacay ee duluga macaasida iyo duliga jahliga iyo duliga gumaysiga gacmihiiisa ilaaahay kutirtiro ilaaahay haku xafido

  • @amaalcumarcolad5941
    @amaalcumarcolad5941 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allaha Shekh keyaawi illahay haku siyadsho anagana sidad hanaga dhigo insha Allaha

  • @روضهمحمد-ظ6ط
    @روضهمحمد-ظ6ط 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa arin aad iyo aad loogu farxo illaahaw dadkayga soomaliyed midee oo qalbikooda burcad isu mari jasaaka llaah shiikhena

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 5 ปีที่แล้ว

    maasha Allaah sheekh kenyaawi Rabi kheyr haku siiyo

  • @queendhusseinsheikh579
    @queendhusseinsheikh579 5 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😧😧😧😧 ilaahy ha ku xafido Shiekh

  • @iqramaxamud8863
    @iqramaxamud8863 5 ปีที่แล้ว

    mansha allah allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @mohameda1622
    @mohameda1622 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah walalkey qaaliga ah qeyr ilaahay hakaasiiyo muxaadaradan wacyigalinta ah ee caafi walalka AAAMIIN

  • @suleimanteddy5199
    @suleimanteddy5199 5 ปีที่แล้ว +8

    MnshaAllah

  • @osmanahmed9647
    @osmanahmed9647 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah xafido shiekhena qaliga ah

  • @rumanbashir584
    @rumanbashir584 5 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله جزاك الله خيرا يا شيخنا

  • @samiraabdiali9703
    @samiraabdiali9703 5 ปีที่แล้ว

    Allhu Akbar masha allh alahayow sheqeyna noo xafid Amin Amin Amin

  • @guuledahmedjimale1468
    @guuledahmedjimale1468 5 ปีที่แล้ว

    shekh kenyaawi allah keeping you we proud of you to be somalia

  • @fosiamohamed7304
    @fosiamohamed7304 5 ปีที่แล้ว

    Masha Alleh , noolaw sheekh kenyaawi iscafis

  • @mohamednoormohamed5198
    @mohamednoormohamed5198 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah ilaahow noo xifdi sheqena amiiin

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah

  • @mohamedisak8860
    @mohamedisak8860 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah ilaahayow iskubi nagadhig saan naxiistaada uhelno

  • @sihambashir3606
    @sihambashir3606 5 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh sheikh illah ajar iyo xasanad haka siyo amiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @muniitamohamedofficall7343
    @muniitamohamedofficall7343 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh allilw noo daah shiikheen allow dhamaanten na soo hanuunu oo qalbiyadeen noo mideeye allow nabad nasii waan ina cafiye somalia wyane

  • @naajinalkacabdiraxmaan9706
    @naajinalkacabdiraxmaan9706 5 ปีที่แล้ว +9

    Ku sali nabi muxamad scw

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mohamedamiin1018
      @mohamedamiin1018 5 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @abdirisagabdulahi1518
    @abdirisagabdulahi1518 5 ปีที่แล้ว

    Wwww Macha alaah Ilaahow Ku xafid oo ku baraky

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 5 ปีที่แล้ว +6

    Baaraka laahu fiik SHEIKH laakiin Malaga yaaba kuwa la hadlaysid qaar ka mid ah in ay yihiin kuwii dulmiga sameyey ayaga xaqunaaskana haysto sida guryaha laguna dhalay guri xaaran .maal xaraan ahna lagu so koriyey kuwii cafin lahaay waxna weey dhinten waxna wey dhoofeen wbt

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 5 ปีที่แล้ว +2

      Safia Ali Subxanallaah Wllo Malaha wanaaji intaas Oo xaqli Oo isku So baxdey Ha qadan dambigooda xisaabtooda Alle swt bay u taal In laga aqbalana Alle swt bay u taal keliya sheikha waxaa saran waanada Dadkana Aamiin iyo In ay qataan ee Adigu taada ilaasho malinka Qiyamaha layno lagu So hor farisin intaan Oo Ruux aad ka dhigtey Waxaan Xalaal ku dhalan malo xun Ma fiicna ayaad baana kuso Aroortey

    • @safiaali9957
      @safiaali9957 5 ปีที่แล้ว

      @@Zizouu94 asc dhibatada nahaysato waxa ka mid haddi qof inyar oo run sheego aduunka maanta Ama ka hadlo xaqiiqda dhabta ah waxa la leeyahay ilaah ka baq oo aamus ha sheegin waxaas.anaga ayey nagu dhacday xamar in gurigenii aan kuso kornay xoog lagu qabsado anago dibada ku nool oo warqado been abuur loo sameysto oo markaan tagnay xamar anago wadano decomentigii saxda ahaay la dhahay lacag baxsha bal arag cadaalad darada iyo dulmiga meshaas yaalo

    • @safiaali9957
      @safiaali9957 5 ปีที่แล้ว

      @@umusheikhabdalaikhyaar2082 asc ukhtii wa mahadsan tahay laakin si fiican u aqri qoraalkayga sis ha dagdagin please ayagaa xaaran lagu dhalay ma dhihin ee aqal xaaraan ah bay ku dhasheen oo hoyadood iyo. Aabahood aysan kiro ka bixin ayaga aan lahyn , dhaxal u helin ma fahantay ujeedkayga .. Dadka ku lug lahaa dal dambiyeedyada aan soo sheegay galay aan kawaday ee kuwa aan wax galabsan waxba ma dhihin . Aduunka maanta wuu isbadalay , yacni dadkii ayaa aad u xumaday. Matalan magalada muqdisho oo aniga aan kor iyo hoos u kasaayo oo ah meshaan kuso koray inkastoo aan arkin sanado badan. Lakin waxay Dadka badankood ee kunool meshaas sameyeen dulmi aad u xoog badan. Ilaa dadkii ay dulmiyeen oo ay maal iyo naf ay ku dulmiyeen ay cafis warsadaan xaqoodiina u celiyaan hanti iyo maalbo , haddey dad ehel ka dileena loo maxkamadeeyo Ama diyo haka qaateen Ama haloo dilo ama ha cafiyaan sida shareecad islaamka qabto xamar ma dagayso. Intaas hadeey waayeen allah caadilka ah ayaa yaamul qiyaamaha xaqoodii si cadli ah u siinayo. Kuwaasna abaalkooda marsiinaayo wbt

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 ปีที่แล้ว +4

    Soomaali dad fiican weeye waableeysku diray

  • @somalilbcshow7656
    @somalilbcshow7656 5 ปีที่แล้ว +1

    Salahaaa salahu calaahu wasalim Wall kusaliya nababigiina salahu calahu wasalam 😭😭😭😭

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 5 ปีที่แล้ว

    Mashaallah sheikha ilahey hanobarakeyo cimrigisana allah nodhereyo cannada firdowsana allah nugulakulmiya ilahey idankis

  • @sgoox8604
    @sgoox8604 5 ปีที่แล้ว

    ManshaALLAH ILAAHAY Haku Xaafido ShIkhayaga Sharafata Iyo Cisig Mudan
    Ajar Iyo Xasannaad ALLAE
    Hakaasiyo Waa Muxaadiro
    Aann Llaooyey

  • @mariamohammed762
    @mariamohammed762 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxa farxad weyn ii ah inaa lakulmo sh keygii wax badan ifaa,iideeyey Allah subxaanahuwa tacalaa haka abal mariyo janoojin sasareeya anakana Allah naga dhigo kuwii camal qaata

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 ปีที่แล้ว

    MashAllah tabrkallah cafi walalkak waa waxaa lagu farxaa Sh kenyawi oo somali tagaay khyrka ilaheey dartisa umada somaliyed ee muslim ah uu laa wadagaay dacwada diinta islamka Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

    • @abdifatahahmed378
      @abdifatahahmed378 5 ปีที่แล้ว

      Mashaa alaah ihaa dar tiis hales ku cafiyo

    • @samanjecel6079
      @samanjecel6079 5 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahahmed378 MashAllah waad mahsantaha

  • @amaalcumarcolad5941
    @amaalcumarcolad5941 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaha mansha Allaha illahay haku xiftiyo yaa manta muqdisho mansha Allaha

    • @warrenjones6793
      @warrenjones6793 5 ปีที่แล้ว

      Somalia dad wanagsan lakin dad xun ayaa qasaya. From somaliland. Dadka hadi lawacdiyo waxa yaranaya dilka badan ee muqdisho kadhaca

  • @asmacumar1940
    @asmacumar1940 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah illahoow barakee re mogdisho oo dhibka ka dul qaad

  • @yurubkulane1557
    @yurubkulane1557 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahay haku barakeeyo sh eeq

  • @wabariyoussouf2959
    @wabariyoussouf2959 5 ปีที่แล้ว

    Machaaaa Allah
    WABERI Arta Djibouti

  • @abdiraxmanmadar2524
    @abdiraxmanmadar2524 5 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allah shiikh allah yaaa cisak

  • @wadanidhuul1263
    @wadanidhuul1263 5 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa Allah Allah haku Xifdiyo Inshaa Allah

  • @anwarsheekh3830
    @anwarsheekh3830 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh sheq kenyawi Alha ku brkeyo

  • @zharmaakejamac7975
    @zharmaakejamac7975 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah shiikh

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 5 ปีที่แล้ว

    MAASHAA ALLAAH ANIGU MAANTA LAGA BILAABO SHAQSI KASTA OO WAX IIYEELAY AMA IXANTAY AMA IGA XUN WAAN CAFIYAY ALLAWAYNE DARTII MEELKASTOO SOOMAALI KU NOOSHAY

  • @aminahussein3208
    @aminahussein3208 5 ปีที่แล้ว

    Subxana rabbi qayar axwaal ilaahayow barakee sheekha i

  • @mshire3995
    @mshire3995 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @sahrahadafow9305
    @sahrahadafow9305 5 ปีที่แล้ว

    Mashalllaah alle hakuxifdiyo allaahu akbar jazakaallaahul kheyr

  • @somalilbcshow7656
    @somalilbcshow7656 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alaahu akbar 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😭😭😭😭😭😭

  • @MarYam-dy3nb
    @MarYam-dy3nb 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah masha alaah masha alaah waa ii farxaad wlhi alhu musali cala rasulilaah

  • @sundusabdirzak2758
    @sundusabdirzak2758 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alah 💓💓💞💞

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhu in kata oo kheyr sheego , hadnaa waxa fiicnayd in uu AL SHABAAB U sheego in ay umada qaraxa iyo dilka ka daayan ... oo dadka diinta baraan , nabadna qaatan si AMISOM INOOGA BAXDO .. SHEEKHU TAAS MA KA HADLI KARAA .. MISE WUU KA BAQAYAA .. WAA IGA SU AAAL

  • @hibaaqabdirizak102
    @hibaaqabdirizak102 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wllhi aad bn ugu frxy

  • @jaajaaofficial6499
    @jaajaaofficial6499 5 ปีที่แล้ว

    M.a ilaaaahaw quluubteena taqwadaada kabuuxi