CIRIB XUMADA DULMIGA || Sh.Mustafa Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 116

  • @nasraadan3265
    @nasraadan3265 6 ปีที่แล้ว +7

    أللهم إني أسألك حسن الخاتمة اللهم اهدنا الصراط المستقيم لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين وجزاك الله خير الجزاء

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 6 ปีที่แล้ว +6

    I wish i lisent for long time, beautiful lecture Jizaaka laah sheekh Mustafa Ismail. Ones who did dislike this muhaadara are on the Opposite Side of the Aisle, alaah yahdiikum. Inshaa alaah.

  • @sungul6877
    @sungul6877 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow iga caafi danbiyada ka galay kuwa nafteyda dulmiyay iyo kuwa umadada dulmiyay raabiyow ino danbi dhaf raabiyow walidkena iyo anaga iyo inta muslima janadada ugu bisharey

  • @ahmedosman3931
    @ahmedosman3931 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalah Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil haruun ilaahay hakaa Abaal Mariyo Muxaadaradan Quluubta taabanaysa Dulmiga iyo Shirkigga iyo gaalnimada iyo Xadgudubka baniaadam la Sida uu Eebeheen u Xarimay Dulmiga Dadka Dhexdooda lays Dulmiya iyo Macaasida Subxaanallaah waa inaynu Teebad keeno

  • @samiiraxirey1596
    @samiiraxirey1596 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Tabaarakallah illahow janada kuwii kuwaara naga dhig Aamiin yaarabi Shekh mustafa Jisakallah qayr Raxmanku Haynawada haxafido Aamiin yaarabi

  • @QamanHasan
    @QamanHasan 8 ปีที่แล้ว +9

    mansha alaah Shekh mustafa ilahey janada rafiiq ha igala ka dhigo

  • @cabdifataaxxasanadooneebe3991
    @cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 ปีที่แล้ว +1

    Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @stevenb4189
    @stevenb4189 5 ปีที่แล้ว +1

    Msh Allah Allah ku xafido sh mustafe haaji ismaacil

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 9 วันที่ผ่านมา

    Intaan somaalidena haday fahmi lehed waax aad uu Wanag san ayay ahan lehed yaa rabi naa hanunii dhaaman teen yaa aalllh yaa karim

  • @nujuudjamac6743
    @nujuudjamac6743 7 ปีที่แล้ว +3

    Jazaakallaahu kheyran Alnasiixa Media. Go a head. hore usocda inshlh kheyrka

  • @sunnyrose6601
    @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว +16

    why would someone dislike this beautiful muxaadaraad. Jaahil nimo weeye

  • @mohamedadennor7616
    @mohamedadennor7616 5 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah allaha haku barakeeyo cimriga iyo caafimaadka inaha allah

  • @nuuradiincalijaamacaxdi150
    @nuuradiincalijaamacaxdi150 8 ปีที่แล้ว +8

    Allah haku barakeeyo sheikh mustafe

    • @hafsaahmed1514
      @hafsaahmed1514 7 ปีที่แล้ว +1

      Nuuradiin cali jaamac Axdi Amiin

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 8 ปีที่แล้ว +7

    masha allah sheekh ilaahay Ajir hakasiiyo Dacwada iyo Diinta aad Nooga faaidaysay

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 6 หลายเดือนก่อน

    Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sihaamsiciid9756
    @sihaamsiciid9756 2 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @mohamedabdilahi1663
    @mohamedabdilahi1663 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay hakaa rali ahado jasakalaa
    Khar sh mustafe

  • @mercifulword626
    @mercifulword626 8 ปีที่แล้ว +2

    masha allahsh mustafe xaji Ismail haruun aaleh ha ku xafido fi dunia wal akhiro

  • @najmaabdi3584
    @najmaabdi3584 8 ปีที่แล้ว +4

    ilaahayow noo kaa daa sheekh mustafe iyo shuyuukhda kle ee la mida

    • @hahahaiffc9451
      @hahahaiffc9451 6 ปีที่แล้ว

      Najma Abdi illahay janada haku keeyo sheekh musdafe

  • @sihaamsiciid9756
    @sihaamsiciid9756 2 ปีที่แล้ว

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤

  • @kadiyekooshin716
    @kadiyekooshin716 2 ปีที่แล้ว

    Alaha kaa raali noqdo sheeq mustafa adiga iyo walidiintada iyo owladada sida ad nowaraabiso muxadaroyinka ad wax waliba nagu deqsiineysid marwalba

  • @sacdiyosaxardid3795
    @sacdiyosaxardid3795 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh sheeq mustafe allah no ka xafido

  • @najmaabdi3584
    @najmaabdi3584 8 ปีที่แล้ว +8

    baaraka Allahu fiik

  • @stevenb4189
    @stevenb4189 6 ปีที่แล้ว +2

    may Allah save us hell fire grant us paradise amiin amiin yaa rabi msh Allah xafido sh mustafe msh Allah

  • @ahmedshimales7644
    @ahmedshimales7644 8 ปีที่แล้ว +3

    jasaakalaah sh mustafa

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 8 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow Dulmiga Nooga Danbi dhaaf yaarabi yaa alaaah

  • @davidtheone7805
    @davidtheone7805 7 ปีที่แล้ว +4

    who dislike this wonderful muhadaro are not among us

  • @guledaidid8168
    @guledaidid8168 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallaahu khayr sheekh mustafa xaaji

  • @maxamedcandi31
    @maxamedcandi31 8 ปีที่แล้ว +1

    maashaa allaah sheeq mustafa xaaji ismaaciil allaha ku xafido

  • @mahamedroblehliban9405
    @mahamedroblehliban9405 7 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ka Abaal mariiyo Sheik mustafa xaji

  • @nasricadaanweyne9833
    @nasricadaanweyne9833 7 ปีที่แล้ว

    shikh alle swt ha kaa abaal mariyo. khayrka aad faafinay so sh mustafe xaaji ismaaciil

  • @macalinalikalaay7423
    @macalinalikalaay7423 7 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allahu kheyre Sheikh Mustafe

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 3 ปีที่แล้ว

    Jizakaallahu kheer

  • @badmaceye2010
    @badmaceye2010 7 ปีที่แล้ว +2

    sheekh illahay ha ku xafido adun aqiro

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 6 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah dadka dislike saaraya waxaa laga yaabaa in ayna jeclaysan in loo sheego in ay daalimiinta ka mid yihiin waxaana laga yaabaa dad in ay qalad u taabtaan ilaahayow hanagu Darin kuwa la dulmiyo iyo kuwa wax dulmiya ilaahayow miisanka xasanaadka u saar sheekh mustafe Jazak’Allahu khairan

  • @rihaamqaai3907
    @rihaamqaai3907 7 ปีที่แล้ว +4

    jazakallaahu khyr sh mustaf xaaji

  • @user-hi3cf7ek1m
    @user-hi3cf7ek1m 6 ปีที่แล้ว +1

    أحبك يا شيخ
    الغالي ربنا
    يحميك

  • @abdullsalam7962
    @abdullsalam7962 6 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ALLAH ya Barak

  • @cabdirizakaxmed7622
    @cabdirizakaxmed7622 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah sheekh mustafe illahay haa Ku barakeyoo anagana kuwi wax Ku qadaa allaha naga dhigo

  • @abdullahihoshle4012
    @abdullahihoshle4012 7 ปีที่แล้ว +2

    illahay qalbiga wanadan ha igu rido

  • @baxsanbile9425
    @baxsanbile9425 8 ปีที่แล้ว +3

    ilahay haku dhoro shiiq Mustafa

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 6 ปีที่แล้ว +1

    Hasbunallah Wa Ni’Mal Wakil 😔😔😔😔

  • @richardadamwais9734
    @richardadamwais9734 7 ปีที่แล้ว +7

    from djibouti that is right nowsdays the wrold there is injustice tendency raise this sign of hereafter

  • @umsaadsuliman2044
    @umsaadsuliman2044 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا

  • @horeusoco7311
    @horeusoco7311 8 ปีที่แล้ว +4

    Jasaaka laahu khayr

  • @kingdidiartan8735
    @kingdidiartan8735 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allh

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 7 ปีที่แล้ว +2

    long life and good health sheekh

  • @mohmedabdirahaman4123
    @mohmedabdirahaman4123 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @falishassan163
    @falishassan163 7 ปีที่แล้ว

    jazakallaah kheeyr sh.mustafa xaaji ismaaciil

  • @xamseabdi4106
    @xamseabdi4106 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah jasakala khayr sh mustafe xaaji ismaaciil

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 ปีที่แล้ว

    jazaakallaah sheekh mustafe allaah ha ku xafido

  • @abdukhaadirmuuseburaale
    @abdukhaadirmuuseburaale 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @ayaanalikawali5022
    @ayaanalikawali5022 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allha shiiq mustafa

  • @dambarsamemedia
    @dambarsamemedia 6 ปีที่แล้ว

    sheekh mustafe alle cimridheer iyo caafimaad hakusiiyo

  • @aftaxcasiis2445
    @aftaxcasiis2445 8 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaakumulahu khyr sheekhana

  • @abshirhilaaljr4383
    @abshirhilaaljr4383 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka Allah shikh mustafe harun

  • @najmaabdi3584
    @najmaabdi3584 8 ปีที่แล้ว +2

    mzha Allah sheekh mustafe xaaji

  • @farduushassan3745
    @farduushassan3745 8 ปีที่แล้ว +1

    jasskalaa khayr sheikh mustafe

  • @mahamed77gadafi2
    @mahamed77gadafi2 7 ปีที่แล้ว +1

    jazaakaĺlaah she mustafe

  • @qaalinuura6468
    @qaalinuura6468 ปีที่แล้ว

    Walciyaadu bilaah illahay hanagabadbaadiyi

  • @ciisedariiqo2536
    @ciisedariiqo2536 6 ปีที่แล้ว +1

    MnzhA allh alleh haku xafido

  • @nabiihacabdiqaadir1484
    @nabiihacabdiqaadir1484 ปีที่แล้ว

    Allow akbar

  • @davidtheone7805
    @davidtheone7805 7 ปีที่แล้ว +2

    maansha alaah wll

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 3 ปีที่แล้ว

    Dulmiga ma jecli markasta maxadiro dhageestana waxaan is dhahaa aduun waa wax gaabane dul qaado iska cafi hada wax uun ba idhaho nacas in tahay yaan loo maleynin ee aarso alle Hana soo hanuuniyo

  • @caatikadegan3
    @caatikadegan3 5 ปีที่แล้ว

    mansha allh sheikh mustafe allh hakuxafido

  • @ahmedkastamesaa6865
    @ahmedkastamesaa6865 7 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah jazaakallaahu kheyr shekhena

  • @modekzikuriya3343
    @modekzikuriya3343 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaa allllh

  • @axmedbahaya9639
    @axmedbahaya9639 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheekh jasaakallaah khayr

  • @abdifitahmohamedali4737
    @abdifitahmohamedali4737 8 ปีที่แล้ว +4

    masha alaah alaha ku barakeeya sheeqena

  • @awilsaidabdikariim1653
    @awilsaidabdikariim1653 7 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah sheikh mustafa ismail haruun illahey ha ku xafido . jazaaka laahu khayr....

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 ปีที่แล้ว

    zubxaanallaah malikal quduus allaahu akbar

  • @AhmedAbusiddiqSalafmedia
    @AhmedAbusiddiqSalafmedia 7 ปีที่แล้ว

    barakallahu feek ya sheikhnal faadil

  • @ifoozasalad2454
    @ifoozasalad2454 4 ปีที่แล้ว

    Msha allaaah❤

  • @sagalmire1705
    @sagalmire1705 7 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr sheikh

  • @zahraahmed2519
    @zahraahmed2519 2 ปีที่แล้ว +1

    Titel ka AF somaaliga sax u qora maha
    Cirib ama cidhab
    Wa cidhib

    • @zahraahmed2519
      @zahraahmed2519 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah Sheikh Mustafe ilaahow cimriga wu dheere

    • @abdirizakmo5032
      @abdirizakmo5032 ปีที่แล้ว

      ogow cirib waa lahjad jirta lkn cidhab wax jira maaha

  • @abbasaliisack6114
    @abbasaliisack6114 7 ปีที่แล้ว +1

    Abaas Ali isack

  • @abdirisakartan9738
    @abdirisakartan9738 8 ปีที่แล้ว +18

    who disliked dis?

    • @ahmeddahir2298
      @ahmeddahir2298 8 ปีที่แล้ว +6

      waa wakiiilo shyaadiiin cas
      mafilayo dad mu'miniin wanagsan ma aha haddii ay Islam yihiina allah ha soo hanuuniyo

    • @mariamario6491
      @mariamario6491 8 ปีที่แล้ว

      K

    • @hamuunbaanuqabaragaba1269
      @hamuunbaanuqabaragaba1269 8 ปีที่แล้ว +5

      the dislike people is
      somali Christian

    • @zubeidamahamed6571
      @zubeidamahamed6571 7 ปีที่แล้ว +5

      wllhi dadka dislike sinaya wa dad si kalaa

    • @shukriabdi4671
      @shukriabdi4671 7 ปีที่แล้ว +1

      kasi khyrba ma rabo

  • @axmedcalicabdiajstyl3636
    @axmedcalicabdiajstyl3636 6 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @zahraahmed2519
    @zahraahmed2519 2 ปีที่แล้ว

    Uv

  • @kingpower9722
    @kingpower9722 ปีที่แล้ว

    Somalidu weli mafahmin miyaa sheikhow sida ay u dulmiyaa kuwa Muslimiinta ah ee qabiilka ku faquqeen? maxay Allah la hortagayaan maalinta Qiyaamada Rabigeen?

  • @xamdaabda3751
    @xamdaabda3751 7 ปีที่แล้ว +1

    macnihiisu waamaxay dislikeku

    • @kabxanley8499
      @kabxanley8499 6 ปีที่แล้ว +1

      Xamda Abda Asc walaal erayga dislike waa eray ingiriis ah oo macnihiisu yahay "ma jecli" . Marka kuwa saara dislike muxaadaraad ka, waxay tusaysaa inaysan jecleyn warka sheekha oo ay ka xun yihiin kheyrka uu ummada u gudbinayo.

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 7 ปีที่แล้ว

    jasaakalaah sh mustafa

  • @babatuuretuure6952
    @babatuuretuure6952 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

    • @user-gd9vp6np5j
      @user-gd9vp6np5j 2 ปีที่แล้ว

      Mashaa allah illaahay ajar ha kaa siiyo sheeq musatafoow

  • @zuhursicid2980
    @zuhursicid2980 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @haniqueencrystal8356
    @haniqueencrystal8356 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah