#12 | waxyaabaha aan uga soo tagay sanadihii hore | Ins and outs of 2025

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 73

  • @Aasiyo23
    @Aasiyo23 15 วันที่ผ่านมา +7

    Wow😮xijaabka aad ayaa ugu qurux badan tahay mashallah ❤

  • @queinkeif5293
    @queinkeif5293 15 วันที่ผ่านมา +3

    Sagaley Naso badi vedioyada socail media kale wa iska dhaafne inta uunba kala soconaa ,mash allh mantay aad bad u qurux badan tahy

  • @XayaatAbdinasir
    @XayaatAbdinasir 15 วันที่ผ่านมา +4

    Xiijaabka qurux sagaleey guulayso

  • @Dhoolnu
    @Dhoolnu 14 วันที่ผ่านมา +3

    Waxathy gabar degen oo weyfududaneysa in hadalkaga lafahmo video yadaduna xiisay leeyihin
    Masha allh tabaraka raxman ❤🎉

  • @Munti2024
    @Munti2024 15 วันที่ผ่านมา +9

    Wax yalo badan ban raaciyay 2024 oo ka mid tahy inan TikTok iska jojitay waayo waxa an kaidayo ma jirto waqtigyga umba iga lumi jiry hada wax barasho ayan galiya iyo inan wax faido leh ku bixiyo muqal aan faido igu jirin dawashadisa wan jojiyay

    • @XayaatAbdinasir
      @XayaatAbdinasir 15 วันที่ผ่านมา +3

      Mash Alllh waa sifican aaniga waaligay ma isticmalin❤

    • @Munti2024
      @Munti2024 15 วันที่ผ่านมา

      @XayaatAbdinasir nasib bad ledahy alxm dheh 3 Sana dawanayay danbi mahe wax kale kama faaidin wanka shalaya waqtigii iga lumy

    • @AnisaMOHAMED-o6k
      @AnisaMOHAMED-o6k 14 วันที่ผ่านมา

      Ana kula mida tiktok iyo facebook waan jojiyey

    • @XayaatAbdinasir
      @XayaatAbdinasir 14 วันที่ผ่านมา

      @@Munti2024 mar hadad ku bararugtay wakhti kaama tagin qlli guulayso

    • @user-ehqueen
      @user-ehqueen 14 วันที่ผ่านมา +1

      Same alx 2024 dhaxdiis ayaan joojiyey❤️

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 14 วันที่ผ่านมา +3

    Waa mahadsantahay wllo waa qodobo aad u muhiim u ah 💖

  • @MohamedAli-im9yi
    @MohamedAli-im9yi 15 วันที่ผ่านมา +3

    You're inspiring! my sister. and I am proud to have a sister like you ❤️❤️

    • @Sagalicios
      @Sagalicios  15 วันที่ผ่านมา +2

      You're the best! 😊❤

  • @Taqiyya-Yemenih
    @Taqiyya-Yemenih 15 วันที่ผ่านมา +6

    أنا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 15 الف يمني والان علينا 45 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967717591071 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيراتـــــــــ الجزاءءء🎉😢😢😢~~~-----♡♤اااا♤؛؛؛& &&،،،)))\\~~♢♢♢ااااا♢♢♢♢♢♢،،,,...,.

  • @Abdirahimcaana
    @Abdirahimcaana 14 วันที่ผ่านมา +7

    Xijaabka wad ku qurxoontahay badi asaga.

  • @AamimoXasan123-r9f
    @AamimoXasan123-r9f 6 วันที่ผ่านมา +1

    abyo m. ilhy hku xiftiyo wku tagera👑❤

  • @Deqamohamed-o6z
    @Deqamohamed-o6z 12 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Allaahuma Baarik wazid Xijaabka qurux aa ku tahay.

  • @NastehoMuktar-wf4op
    @NastehoMuktar-wf4op 14 วันที่ผ่านมา +2

    Thank u abyo for ur mental support ❤️🥰 keep going and May Allaha be ur side as u help us improve ourselves ❤👏

  • @kawsarchannel6308
    @kawsarchannel6308 15 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah saaka saa u qurux badanthy mashallah xijaabka waad ku qurux badanthy xppti ❤

  • @AbdirahmanNor-q7h
    @AbdirahmanNor-q7h 4 วันที่ผ่านมา

    Walashay waxaa aad nala wadaagtay store aad u fiican hore u soco waxaad sameesaa motivation shaqo wcn role modal ayaad noo thay dear sis

  • @Kshiine
    @Kshiine 5 วันที่ผ่านมา

    Horumar wacan sagan Ali 😊

  • @bliss9089
    @bliss9089 15 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaad igu dhiirigelisey inaan qoro waxyaabaha aan ka tegaayo 2025. Maya hore ayaan uga soo qalinjibiyey, lakiin waxaan xooga saaraaya inaan u dabaal dego guulaha yaryar.
    I love this video 🎉

  • @FaysalNeeta5572
    @FaysalNeeta5572 15 วันที่ผ่านมา +2

    masha ALLAAH guuleyso wll 💥💯

  • @NuraYaxye
    @NuraYaxye 11 วันที่ผ่านมา

    Mnsha Allah sagal allahaa haku xiftiyo ❤❤❤ nosodadi mugalad

  • @omlie-y4x
    @omlie-y4x 6 วันที่ผ่านมา

    sagal ali thanks ilike your vedios , wax badan waan jeclaa inaad youtuber noqoto but hdaba waa ka soo gaartay dad badan oo aniga xataa aan ka mid ahay marka youtube imaday waxad i jeclesisay waxyabo badan sida aqriska,inaan maya dhaho .
    thnks sagal waxbadan neh waka faidi doonna in.a .

  • @amiirahjama5057
    @amiirahjama5057 14 วันที่ผ่านมา +2

    7:12 Mchallah sagal hooyo miyaa❤

  • @Degan4455
    @Degan4455 13 วันที่ผ่านมา +3

    Sagal hooyo miyaa wiilkeyga ayaan maqlayaa e m.a ❤

  • @BeeloMaxamed-i7h
    @BeeloMaxamed-i7h 15 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Energy ayaa isiisay😊😊

  • @bishaaromaxamuud1302
    @bishaaromaxamuud1302 14 วันที่ผ่านมา +6

    Abaayo wiilyar oo walalkey ah oo shaqo la an ah ayaa markasta kudhahaa yutub below wuna kabaqaa in uu ushaqeyn waayo ee abaayo ma isoqorikartaa komanti dhirigalina ama talo ah?

  • @muscabgaaaboromo9441
    @muscabgaaaboromo9441 15 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha allah gabadhan 2030 maroysaaa 🎉

  • @Faris-Abdi
    @Faris-Abdi 14 วันที่ผ่านมา +1

    Allah Yacizak 👏
    Keep going sister

  • @FardowsaluckyMacalim
    @FardowsaluckyMacalim 15 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤keep going my dear sister

  • @Iphrah191
    @Iphrah191 15 วันที่ผ่านมา +1

    Shukran abayo ❤

  • @MaryamaFarah-l8u
    @MaryamaFarah-l8u 14 วันที่ผ่านมา

    Mashalah abayo alaha kuxifdiyo. Inshalah I hope inan life kula kulmo ana one day.

  • @HassanMohamett-kk2hq
    @HassanMohamett-kk2hq 13 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks 😊 sis 😘

  • @IqraabuukarOsman
    @IqraabuukarOsman 15 วันที่ผ่านมา +1

    m.a wllashey alle haku xifdiyo❤

  • @khalidagzhin
    @khalidagzhin 14 วันที่ผ่านมา

    Thanx inzha allah guulayso labada daroodba idam,allee

  • @FartuunGambol-dv8be
    @FartuunGambol-dv8be 14 วันที่ผ่านมา +2

    Inhence voice isticmaal abayo codad ka kale si ay kaga haran ❤

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping 13 วันที่ผ่านมา

    Sagal wan ku jeclahay❤ hore u soco qali

  • @Nasra_ismail_11
    @Nasra_ismail_11 14 วันที่ผ่านมา +1

    Shukran wllo

  • @LakiAlbadris
    @LakiAlbadris 14 วันที่ผ่านมา

    Barakalah ina Cali ❤

  • @MahaHabibi-w3m
    @MahaHabibi-w3m 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ukty mahadsanid ❤

  • @LeyloMohamed-i2u
    @LeyloMohamed-i2u 14 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah is so pretty 😍 ❤

  • @nastexonasta
    @nastexonasta 15 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah ❤

  • @raaqiyoabshir9452
    @raaqiyoabshir9452 14 วันที่ผ่านมา

    Soo walahi waxaatahay qof noloshey sameen iyo isbadal kuyeeshe waan jeclahay inaa kulamadada kasoo qeyb galo only day insha'Allah ❤🧕🫶

  • @HiboCabdi-r5k
    @HiboCabdi-r5k 15 วันที่ผ่านมา +1

    Energy buuxa la helaaa😐💗

  • @QadraAli-ji1dp
    @QadraAli-ji1dp 14 วันที่ผ่านมา +1

    M.a apayo horey usoco

  • @Assiayusefmohamed
    @Assiayusefmohamed 2 วันที่ผ่านมา

    Anigoon kudawanin malintayda sax manoqonayso ❤

  • @QadraAli-ji1dp
    @QadraAli-ji1dp 14 วันที่ผ่านมา

    Thank you apayo waxaa isiisay fikrad cusub waxaa kuu rajeynaa nolol wngsn ❤😊

  • @Zuzu-c2g
    @Zuzu-c2g 15 วันที่ผ่านมา +2

    M.a❤❤❤

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 13 วันที่ผ่านมา

    Sagaleey isku dabeecad in aa nahaa arkaa waxaa idilay offer think 🤔 iyo cabsida mustaqbalka xppti mhdsanid wadadii is badalkaa haayaa waxaa ii tahy dhiirigaliso

  • @AmlasOmar
    @AmlasOmar 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sagalsheena🥰🥰

  • @Ayanmohamed81
    @Ayanmohamed81 14 วันที่ผ่านมา +2

    Sagal abyo mesha ilkaha horay uga so xiratay inte waye

  • @IQraXasan-u3m
    @IQraXasan-u3m 15 วันที่ผ่านมา +1

    ❤😊

  • @SaciidXayle
    @SaciidXayle 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wll afsoomaalika ku hadal haka faanin hana ilaawin hana ka wahsanin ceeb ama dib u dhac ha u arkin afsomalika

    • @Abdirahman-q4i
      @Abdirahman-q4i 15 วันที่ผ่านมา +1

      Af Somali kama faaneyso Dib udhacna Uma aragto
      Ka codso erayada aadan fahmin inlaguu sharxo hadiii aad fahantayne fikir xumada dhaaf waxa aad sheegeyso macalimada maskaxdeeda kuma jiraan

  • @ubaxmaxamud9480
    @ubaxmaxamud9480 11 วันที่ผ่านมา

    Walhi way igu jirtaa inan Sandkan go aansaday inan iska daayo..
    1 inan guul darysto
    2.inan wax walba waan qaban karaa dhaho on isku dayo kadibna an ku guul darysto.
    labda wan tuuray lkn man qoran

    • @mohamedabdirahman2409
      @mohamedabdirahman2409 8 วันที่ผ่านมา

      Inaad guuldaraysatid wey dhici kartaa adigoo dadaalaya
      Lkn waxaad go'aansataa inaad dadaal la timaatid, guuldaraduna ay kaa horjoogsan inaad isku daydid.
      Mahadsanid

  • @CanabCabdibile-ru8nx
    @CanabCabdibile-ru8nx 11 วันที่ผ่านมา

    M a❤

  • @PrenseslerinPrensesi
    @PrenseslerinPrensesi 13 วันที่ผ่านมา

    Mhdsnd abayo ❤

  • @SamiiroAdem
    @SamiiroAdem 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waw thnks sagaley 😊❤

  • @khawlaMaxamed
    @khawlaMaxamed 15 วันที่ผ่านมา +3

    Wooow you are sooo beutifull with hijab🥹

  • @MaidaMuuzeadam-sg7ok
    @MaidaMuuzeadam-sg7ok 15 วันที่ผ่านมา

  • @sunduzali1738
    @sunduzali1738 15 วันที่ผ่านมา +1

    Wiil maa kuu joogo

  • @queenmama2043
    @queenmama2043 14 วันที่ผ่านมา

    Abyo sual raba intee kala xariira sagaleey

  • @nasraabdikafi1851
    @nasraabdikafi1851 14 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanida ❤abyo

  • @IfraxHussein-y5s
    @IfraxHussein-y5s 12 วันที่ผ่านมา

    Masha allah❤🎉

  • @kawsaryacab556
    @kawsaryacab556 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤