Sida Youtuber loo noqdo sanadkan 2021 || Talo iyo tusaale ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • TH-cam waa madal lagu soo gudbiyo muqaalo sidoo kale waa goob wax laga barto laga shaqaysto oo lacag laga helo . hadii aad rabto sanadkan 2021 in aad noqoto youtuber muqaalkan waxaa kugu sharxi donaa sidaa ugaari lahayd heerkaas .
    💢Sida loo furto community tab markaa gaarto 1K subscriber |
    👉 • sida loo furto communi...
    💢Sida Facebook page like badan leh loo samaysto | Adigoo isticmaalaya mobile |
    👉 • Sida Facebook page lik...
    💢kusoo biir telegram channel
    👉t.me/garaadsoo
    💢Halkaan kasoo dagso software walba oo multimedia ah
    👉garaadso.so/
    💢Iska diwaangali website ka oo la xariir
    👉 Muqaalka : • Video
    👉 Number-kan whatsapp 252626933412
    ka mid noqo asxaabta ku midaysan garaadso group
    ========================================
    💢Barashada photoshop cc
    👉bit.ly/3grE9hf
    💢Barashada premiere pro cc
    👉bit.ly/3dceN56
    💢 Barashada after effects cc
    👉bit.ly/3gpNWV7
    💢 Barashada filmora wondershare
    👉bit.ly/3esdCyS
    💢Barashada camtasia studio
    👉 bit.ly/2XxkZ13
    💢💢💢💢💢💢💢💢💢

ความคิดเห็น • 92

  • @maxamedabdirahman8142
    @maxamedabdirahman8142 2 ปีที่แล้ว +2

    Kusaliya Nabiga

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allaah waxaan loo dhabar adaygin lama gaaro Mahadsanid ustaad experience iyo dhiirigalin ayaa iiga korodhay.

  • @sh.cabdicasiis651
    @sh.cabdicasiis651 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp dhataduu goosanaayee mxn samaynaa

  • @X10-f6e
    @X10-f6e 3 ปีที่แล้ว +5

    Sxb pls kasoo hadal sida google adsence loogu xiro adigoo somalia jooga iyo sida banka soomali loogu xiro

    • @kamaalhasan763
      @kamaalhasan763 3 ปีที่แล้ว

      Haa ustaad pls qodobkaan ka soo hadal

    • @mli1115
      @mli1115 3 ปีที่แล้ว

      Ustaan qodobkaan kasoo hadal

    • @wadanivideopro3738
      @wadanivideopro3738 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh asxaabta Ra'yiga Soo dirtay Waa mahadsan tihiiin marka aniga waxaa idin leeyahay Horta idin TH-cam.ka maka Soo gaarteen qeybta buuxinta Google AdSense Hadii Jawaabtadu haa tahay la xiriir ustaad Ka si dhaqsi le ayaa laguugu Soo jawaabi doonaa balse hadii Aad shuruudihii TH-cam aadan buuxinin wali waxaa Ku dhiman aniga TH-cam leey Waa ahay balse ciwaankaan maahan

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +2

    Pro haday suro gal tahy colourka maxad ku edit garysa premier pro miyad isticmasha sound effect copy right an ahy Iyo music flogs website ka so dagsata

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Premiere pro cc. Waxaa ka helaysaa cod sound effects ah shearAE.com

  • @abdullahiomaralliowmaxamuu2133
    @abdullahiomaralliowmaxamuu2133 2 ปีที่แล้ว

    Intee mushaari kunoqon karaa yutiib

  • @engabdirazak5654
    @engabdirazak5654 2 ปีที่แล้ว

    Shukran GARAADSO channel.

  • @engineerkusow569
    @engineerkusow569 2 ปีที่แล้ว

    Mashlh macalinkeyga mahadsanid

  • @Armaancity
    @Armaancity ปีที่แล้ว +1

    Asc waxaan rabaa in aad ii sii shere gareeyso youtube kega armaan city waxaan rabaa in aan mar dhow gaaro 10k subscribe sida adi oo kale adina ii sii shere gareey please

  • @sadiiqahmed3796
    @sadiiqahmed3796 3 ปีที่แล้ว

    Dadika maa ikadhikitid

  • @cabimoha8661
    @cabimoha8661 ปีที่แล้ว

    Wll you tube sidee unoqdaa

  • @rittwannmoulitt8215
    @rittwannmoulitt8215 3 ปีที่แล้ว +1

    Uztaad numberka WhatsApp ima Zhaqaynaye sideen softwareka uLa zoo dagaa plz

  • @iskaashifilims5168
    @iskaashifilims5168 3 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka garadso ku xiran fadlan subscribe nagu cawiya nana dhiri galiya

  • @s.xogahacusub
    @s.xogahacusub 2 ปีที่แล้ว

    Wlalkayooe xagaan kala soo xidhiii si gaara

  • @csamedcismaanclaahi2014
    @csamedcismaanclaahi2014 2 ปีที่แล้ว

    Halkaa laga eegaa comantida

  • @khadarinho
    @khadarinho 3 ปีที่แล้ว +1

    2016 aa furtay sxb sre mxad igula talin laheed 800 boqol subscrab ii ah ma helaa sxb makasa si wada mise midkala furtaa sxb oo hada 1k gaaro mahelaa lacagtiisa

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Sii wad insh'allah

  • @khadiijoisxaaq5848
    @khadiijoisxaaq5848 3 ปีที่แล้ว

    Aniga ayaa rabaa inaan noqdo you walaal ma igu caawib kartaa 10mar ayan isku dayey mana iisuura galin

  • @SHASHAOFFICIALL
    @SHASHAOFFICIALL 3 ปีที่แล้ว +2

    sxbSre guuleyso mar WALBO insha Allah

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 ปีที่แล้ว +1

    Runta ayuu ka hadlay garaadso

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +2

    Wac Mashaallah Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️❤️

  • @maxamedxasanbare4454
    @maxamedxasanbare4454 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad

  • @yaxyeibraahin2628
    @yaxyeibraahin2628 3 ปีที่แล้ว

    𝑊𝑎𝑙𝑙 𝑤𝑎𝑎𝑑 𝑚𝑎ℎ𝑎𝑠𝑛𝑡𝑎ℎ𝑦 𝑔𝑎𝑟𝑎𝑎𝑑𝑠𝑜 𝑤𝑙𝑙 𝑖𝑚𝑖𝑘𝑎 𝑗𝑛𝑎𝑛 𝑠𝑎𝑚𝑒𝑦𝑠𝑡𝑜 𝑟𝑎𝑝𝑎𝑎 𝑤𝑥𝑛𝑎 𝑢 𝑝𝑎ℎ𝑎𝑛𝑎ℎ𝑦 𝑖𝑛𝑎𝑎𝑑 𝑖𝑙𝑎 𝑔𝑎𝑟𝑝𝑔𝑠ℎ𝑜

  • @garaads227
    @garaads227 3 ปีที่แล้ว +1

    wad idhiirigalisay

  • @cabdiqaadirrabaanixasan3152
    @cabdiqaadirrabaanixasan3152 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll cabdiraxmaan

  • @MukhtarIsmacil-b1y
    @MukhtarIsmacil-b1y ปีที่แล้ว

  • @madar7777
    @madar7777 2 ปีที่แล้ว

    Garaadso: hadii aan hal sano ku gaari waayo 4000 saac iyo 1000 maxaa dhacaya?
    Misii wadi karaa mise markale ayaan soo bilaabi doonaa ?
    Mise sanadka xiga waan buuxin karaa intii iiga hartay???
    Isoo jawaab walaal

    • @madar7777
      @madar7777 2 ปีที่แล้ว

      Su,aal ayan kuwaydiyey adna love ❤️ ayaad isiisay…mudane ..mahadsanid lakin su,aashaan jawaabteeda wan kuwareeray sida saxda ah jawaabuhu way kala duwanyihiin..thank u teacher

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.alaah horay usoco walaal

  • @amuudiabdullahi4404
    @amuudiabdullahi4404 3 ปีที่แล้ว +2

    ustaad sualo ayan ku waydinaa sanadka 2021 youtube sharciyo miyaa laga bedaly haday ha tahay noso sheeg tan kale 1000 subscriebe iyo 4000 oo watch time hadii an sanad ku dhamay waayo hadan sanad kale miyaa lay xisabinaa u dib miya la igu tirinaa noo faa iiday ustaadow

  • @hassanabdullahiali2686
    @hassanabdullahiali2686 3 ปีที่แล้ว +4

    Waad mahadsantahay Eng. Runtii waxaad mudan tahay ond day 100000 iyo kabadan waxaan ku rajeyneyaa in aad gaartid Hamigaaga Eebe idinkii

  • @isteelka5588
    @isteelka5588 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going sxb mcn

  • @adandeak976
    @adandeak976 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 3 ปีที่แล้ว +1

    Mshalh mahadsanid waxaan rabi lahaa inaad ila soo wadaagto whatsupkaaga❤

  • @ooo-ch2nl
    @ooo-ch2nl 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll qaaliya

  • @waxsanside527
    @waxsanside527 3 ปีที่แล้ว +1

    Fitst one😎

  • @asalstars4600
    @asalstars4600 3 ปีที่แล้ว +1

    maashaa allaah ustaad video ishcalaa weeyan kuwi Hora colorka waxba ka qaldana leerka miyaa ku kordhisay misana colorka editen waaye ustaad jwb wacan

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 ปีที่แล้ว +1

    m.A ustad horeY usoco

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks sxbqaali qaali teeda kale hal talo ayaan ugu darayaaa daawada yaaasha hdaad taariikh IYO dhacdooyin sheeko iyo waxaaz aaad rabto inaad ku soo gidbiso waxas muhiim ah inaad barato English ana Arabic teeda kle aniga hadaan TH-cam bilabay waxaan haystaa 9 subscribe hadaad isoo booqato waa arin wanaagsan teeda kleywaligaa subscribe isaara comment ha ka dhihib intaad Time 😂 ku bixinayo so arinkaa muqaal samayn ta ku bixi thanks 👍 good luck 😃 guys 😀

  • @MUNIIRMUUSE
    @MUNIIRMUUSE 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa 100 subescribe waa laiigu mahad celiye sxb lkin day

  • @abdirahmanjama764
    @abdirahmanjama764 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wlal Abdirahman Sied
    SuaaL aayanku Weydinayaa
    Kawaran hadii Dhamaan Vedioyada aan soo Gelinayo chanelkayga ay wada Noqdan inTa u dhaxaysa 4minute iLaa 5 Minute TH-cam Waa shuruudihi ma uga tala xaga Dhererka vedioyada

    • @wadanivideopro3738
      @wadanivideopro3738 3 ปีที่แล้ว

      Sxb Apdiraxman Walaal Ka badi 5 minutes maxayeelay markii shuruudaha Aad buxiso Channel kaaga waxaa loo furaya xayeesimo xayeesiintaas waxaa la saari karaa Oo kaliya wax Ka badan 8 daqiiiqo xayeeysiiskaas ayaa lacag Lagu helaa marka isku day inay muuqaaladaada kabadnaadaan 8 ilaa 10 daqiiqo

    • @abdirahmanjama764
      @abdirahmanjama764 3 ปีที่แล้ว

      @@wadanivideopro3738
      Ok Thank wlll

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว

    Maxad ku edit garaysaa pro colour ka

  • @ducaysanefilms
    @ducaysanefilms 3 ปีที่แล้ว

    Sxp barnaamijdaa Wan Rabay nio

  • @foosiaabdirashiid1511
    @foosiaabdirashiid1511 3 ปีที่แล้ว +1

    First one thank you

  • @dhanbaalsports5797
    @dhanbaalsports5797 3 ปีที่แล้ว

    Sxb aad baan kuugu mahad celinayaa
    Sxb youtube ayaan bilaabay sandkii tagay bishii 10/10/2020 imankana wuxuu marayaa 84 subscribe ee sidaan u horumarin karaa youtubeka sxb wax faahfaahina iga sii

  • @ruqiyomaxamed5233
    @ruqiyomaxamed5233 3 ปีที่แล้ว

    Wac walal isoo booqo like subseskreb isar adigune isar

  • @ducaysanefilms
    @ducaysanefilms 3 ปีที่แล้ว

    Sxp Kawaran Qof Ku sameysta advertising Oo Muuqaaladiisa Xeysiin Ku Sameystey Nio ka hadal Arinkaa sxp

  • @mohamoudabdiadam3476
    @mohamoudabdiadam3476 3 ปีที่แล้ว

    Shugran zxb waan ka midahay TH-cam layda lkn subscribe ta iga dag nio maxaa talo ah

  • @faizasheikh7295
    @faizasheikh7295 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllyal wilkan waa will wngsn ee subscribe usara

  • @ruqiyomaxamed5233
    @ruqiyomaxamed5233 3 ปีที่แล้ว

    Walakey wakugu soo biiray anigune isoo booqo

  • @hanaddekalif5685
    @hanaddekalif5685 3 ปีที่แล้ว

    Thnkz ustaad abaalkaga lama gudi karo

  • @walalgashaan8977
    @walalgashaan8977 3 ปีที่แล้ว

    Guleyso dad badan boo anfacaa

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll horay isoco waxaan loo dhibtoon lama dhamee

  • @Ahmedsaid-uy6yk
    @Ahmedsaid-uy6yk 3 ปีที่แล้ว

    Sxb wd ku mahadsantahay cawinta aad nala garaab tagan tahaya

  • @hamseChanel
    @hamseChanel 3 ปีที่แล้ว

    Garaadso waxbadan ayaanu kafaa idnay lkn waxaan ka codsanayaa inay noso galiso tutorial Adobe indesing ah pls

  • @dalxachannel4117
    @dalxachannel4117 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah..bro whatsap kaga iisoo dir.

  • @adandeak976
    @adandeak976 3 ปีที่แล้ว

    So badi muqaladan oo kale

  • @nastehoomar5966
    @nastehoomar5966 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh allah yaxfadak

  • @iskaashifilims5168
    @iskaashifilims5168 3 ปีที่แล้ว

    Ad iyo ad wano wngsn ayad nasisay madama an bilow nahay

  • @cabdiraxmaan4449
    @cabdiraxmaan4449 3 ปีที่แล้ว

    Cawes wanagasan

  • @akyareproduction
    @akyareproduction 3 ปีที่แล้ว

    Waad soo dadaashay

  • @Gurmad12
    @Gurmad12 3 ปีที่แล้ว

    Sort ap ismee sxp

  • @yuunisabdullahi9812
    @yuunisabdullahi9812 3 ปีที่แล้ว

    mahdsanid ustaad waxbadan ayaan kaa faidey mahdsanid 100%

  • @cabdishakuurcasse4901
    @cabdishakuurcasse4901 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wll qaali

  • @mrcukaashe5432
    @mrcukaashe5432 3 ปีที่แล้ว

    garaadzo hore usoco

  • @adandeak976
    @adandeak976 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo

  • @sharmakeseid3296
    @sharmakeseid3296 3 ปีที่แล้ว

    Go forward

  • @maynuunajaamac9337
    @maynuunajaamac9337 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah bro be forward..

  • @alma123.4.
    @alma123.4. 3 ปีที่แล้ว

    mahdsanid wll

  • @diiriyefaysal1231
    @diiriyefaysal1231 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @hamseabdiali5045
    @hamseabdiali5045 3 ปีที่แล้ว

    M.a 💯💯

  • @wadanivideopro3738
    @wadanivideopro3738 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allaah Macalinka C raxmaan Allaha Ku Xifdiyo Talo Fiican ayaad Nala wadaagtay Una Baahan in laga faaideysto marka dhalinta soomaliyed ee jecel inee noqda youtuber Caan ah waxaa dhihi lahaa aqoontiina kusoo kordhiya waxaa taqaano la imaaw TH-cam Ka Oo bulshada anfacaayo aqoontaada ugu deeq adne Ka faideyso

  • @samrooffcialsamrooffcial4807
    @samrooffcialsamrooffcial4807 3 ปีที่แล้ว

    Mashalh

  • @izakizak3249
    @izakizak3249 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤😱👈🙄

  • @gahnugtraveling217
    @gahnugtraveling217 3 ปีที่แล้ว

    Please video noga same sidee intro iyo looga loo sameeya

    • @wadanivideopro3738
      @wadanivideopro3738 3 ปีที่แล้ว

      After effects Sifiican u baro adiga ayaa sameesan doono intro qurux Badan xaqiiiq waaye insha'Allah

  • @mohammedhussein314
    @mohammedhussein314 3 ปีที่แล้ว +2

    salamu calaykum :
    website-ka garaadso sidan sing up usiyaa si'an software channalka uga lasoo dego wll?
    mahadsanid