Waxa aan maxakamada darajada sare aan la tiiksanayaa SIR FADXI kaasi oo aan ku dacwaynayo in uu muuqaalada la soo raago waxana ii diyaar ah lower profisional ah
Adigana waa ku jirtaa waayo isaga ayaad ka sheekaynaysaa waliba sawiraan tisa iyo inta kids ee uu maxkamadaha uu geeyay ayaa soo ban dhigtay 🤣🤣 waa ku jirtaa zxp
Ku sali walal nabiga scw😊
Scw
Salalaahu caleyhi wasalam
Salalaahu calayhi wasalam
Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed N.N.K.Hﷺ 💖📿🤲..
Salalaahu caleyhi wasalam
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝
waan ku taageeraa
team 27
Kkkkkkkkkk
Salalaahu caleyhi wasalam
waxas miyad like ku radineysaa
Macalinka madarasada inta rabta in la maxkamadeeyo like 🤣🤣🤣
Hhhh
Nio funny baad tahay saxiib😂
From burco
kusali nebiga scw🥰🥰🥰❤️❤️❤️
Walahi qosolka iga dhamaday😂🤣
Aloo ba ay kan ma xaad igs bari armuu idilla sir fathi yaw🤣🤣🤣
Sir fathi abshir bn mxakamad la tiigsan lahaa barigi aan halkii tagi jiray Wad igu habsaami jirtay waqti badan bad iga lumisay 😀😀
😂😂😂😂
Walaahi waa shaaqo wanagsan
Ani iyo adii maxkamadaa ino baalan ah 😂😂😂
Adiga ayaan maxkamed kussawi waayo anoo seexanrabo oo is idhi Titoka iskasiiyara daawo baad hawl iyo daawasho kale iidirtay ❤❤❤
Ala waad iga qosliso ALLAH haku xafido😂❤️
Anigu saxibkay oo america jooga ayaan maxkamadayn lahaa waayo wuu ikaxayn waayay 😂😂 cashuurtaadina wan bixiyay wllo 😂😂
Ku saliya rasulkena scw scw
😂😂anoo xanqsan baan qoslay wlhi thank you wllo
Waa bilaa camal gaaladu😂😂
Maxkamada lagu saara mxa waqti iiga lumisay inta commentigaga aqrinayay 😂😂
Abtiii fad hi Ahmed abshirooow .......way ahaatay abtiiii..🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣zasuuus baad igalisay ....G6....hoooy
On fire brother 🔥❤️🙏
Mashallah'mashallah Wllkay fathxi
Waa nin nadhibay loo ladhaho quale af kaluun saxpeyal😂😂🎉🎉 idu soo duceyay inan ku duulaysato maxkamad ❤❤❤the 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂 bisinkow wr kaasi Bini Adam mahan
Adiga maxkamada iska ilaali macalin😂😂🙌
Khyr allaha ku siiyo sxb
Wa mopilki 5aad aan subscribed ku sare abal marintayda iska diyaari zir fathi
Google ads ayaan khaati kataaganahay. Halaiimaxkamadeeyo. Lacagta ee aan kushubto internet siaan wax ugu daawado ayay ilaqabsadaa. Waxaaba ugudaran kuwo aadan skip garaynkarin.
Waaaw First
Daaud gadh wayne😂😂😂😂sannadkan ilahy hanaga qabte kaas ayaa saaraya 😂
𝚑𝚑𝚑 𝚠𝚡 𝚠𝚕𝚗 😂
Ku soli nabigena Scw Scw scw
Wll waan kujecelyahay waxan jeclaan lahaa ina page kaga ubadalato magacan حقائق وأسرار madama wax waqica aad kahadsho ee san dadka oagyan
Adigana dacwada isku diyaari😂😂😂
Waxaan af lagu koobikarin ayaan kaa faaiday, aad baan kuu salaamay sxp.
Masha alllah ninkan waaan tageeraa chanalkiiisa.
Hey 👋 sir Fathi
Great 👍
Azxaapta hala 100k wiilkan haloo cumaamamdo😎
You got a new fan from Ethiopia,,,,, masha Allah your content is awesome 👌 👏
Waar Bal maxakamada ha igu Soo oogine waan ku daawadaa uune maanta like saaray , liintaa maxkmada ka dhacaye 😂
Adi yuu maxkamad kula tiigsan 😂bila sharci baad sawirkisa iyo qisadisa uso qadatay😂😂😂😂😂😂
Adiga ayaan kula tigsanyaa wayo ( wali maad garin 100 k)😅😅😅😅
Sir Fathi haaloo maxkamadeyo niinka 🤣🤣🤣🤣
wan kutageera keep going bro
wr adi yuu case kaa kudbi pro waan kuubaqayaaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Adigaan markaan kula tiisan laheen maxkamad wayoo muuqaaladaadii dhacdooyinka iyo taariikhda waad naga gaabisay ayaantaan.
Guuleyso inabti
School kayga ayaan maxkamad saari laha
Macalimiinta ilaa waash maanada xabad xabad baan maxkamad u saari lahaa
Wan ku hiseya wllkay 🥰
Hore u soco zhp sir fathi❣️
وعليكم السلام اخي الكريم 🗨❣
Africa Sharciga Nololeed aynba shaqayne maxaa lagu maxkamdayn
Hhh, gaalo waa bilaa caqli😂
انا توي جديد بي قناتك ربي يسعدك اخوي استمري ❤😊
Armuu adi xitaa kusoo dacweeyaa🤣🥺
Macalin kaygii hore ee madarasada
Somalia haday jirilahayd mxkmd isiinaysa lacag wllhi waxan ka bilaabilaha abbo🤣familyka oodhan even ayeeyo 😎
Zxp shaqo fican ayad ii shegte wad mahadsantahayi shaqad wan bilbaya la soco adan Kugu bikabayayee😂😂😂
Macalin maxamed abdi rahman
Wcs zxp waa nigaa kaa qaaday ee iga daa maxkamada
Wad iga qoslisa mar walba wll allah ku xafido
Wlhy waan qoslay markuu yidhi salnata iga qad 😂😂👋💖
Keep going brother
Zxp Video yada Noo Soo Badi Wiigii Ilaa 2Video Zxp Nooga Soo Dhig
Adigaan doonayaa in maxakamad laykaasaaso insha allaah waankula tiigsan foonaa hadii nafta laydaayo
Legend BAA Tahy Zxp SOO Badi video Yada Nocam AH 👋😂
Waar gaal gaal dhalay oo garaca ayuu ahaa wuxu😂😂
Madaxda somalida oodhan
Koonfur iyo waqooyi
Wixii dhalay ha ceshteen
Caruurtooda
Aduu hada is diyari wanba kusara maxkamad kk bro horoy usoco
Adiga xataa uu ku maxkamadeynaya
sababta aad vidiga u soo dhigtey
Saxib hormar waxan 50k coming soon inshallah
Laso deg deg muqalada hadi kale maxkamadaban kula tiigsanaynaa🤣sir
Waxa aan maxakamada darajada sare aan la tiiksanayaa SIR FADXI kaasi oo aan ku dacwaynayo in uu muuqaalada la soo raago waxana ii diyaar ah lower profisional ah
Adiga😂😂🤣😁🇩🇯🤝
salaanta kaa qaaadi maayee maxkamad isaar fatxow aniga😂😂😂
Adigana Amuu kuso dacweyaa FatHxiyow🤣😂
Adi yoo ku dacween iska ilaali😂😂🤣
CWS, Mr Fathi
Fathi yoo 😂armuu adna kugu dara ilen wadigan ka sheekeeye oo maxkamad kusaara
Lkn anaga dawanoono xataa mana
Maxkamadeyn karaa ileen adaa inoo keenay shekedisa hhhhh
aman adiga kula tiigsada 😂😂😂
Ani waxan maxkamad saari laahaa midkii siigada ibararey maxkamada waxan kacodsanlaha 1M oo mag dhaw ah
TH-camrs ka pranks beenta jila 😎 yaa ila qaba
Adigane mxkamad hakula tgsado ds whay ad TH-cam laga iso dhigto😂😂😂
WAr cali zaki 😂😂
Macalinki malcamada ayaan saaraya waayo uu idili jiraye 😂😂😂😂
Aniga waai kufsan gaaray macalin I qawiyey fadeexad aniga yar caruurta way igu qosleen
@@abdiasiisklarabdiasisklar8597 wllhi sorry 😥
@@marisacillahi1537 macalimiinta somalida quraanka dhiiga waaa kuwaa ugu xasidsan waaye #caruurta yar wiil iyo gabdh isku si dilin xitaa indha labada indhood filo Ka dhuftaan# waxay badan yihiin macalinta degaan kale aniga waxa Ku dhashay magalada macalinka waxa Ka yimid Degaan kale Somalia Ka mid ah
@@abdiasiisklarabdiasisklar8597 abwe kaas magaca Macalin uma qalmo yaraanimadada dulmiga kugu dhacaa saameyn weyn buu noloshaada kuyeesha
Saa'id baana uga xumahay
@@marisacillahi1537 waa Ka mahadsanid sida uga xumahay waqtigaas waxa igu dhacay baaye qaali
Adiga ayan jeclanlaha sababto ah video badan masoo galisid nio 😌
Ada haray 😂inu kula tiig sado
Hore usoco libaax 👍👍
ADIGA IYO ASHQAR BOY KIINA 50k hor gaadha aragnaa 😂
Adigana waa ku jirtaa waayo isaga ayaad ka sheekaynaysaa waliba sawiraan tisa iyo inta kids ee uu maxkamadaha uu geeyay ayaa soo ban dhigtay 🤣🤣 waa ku jirtaa zxp
SF 😅😅 wakaaga harey nio
Wax walan oo socda ino keentay😅👊
Zxp nuclear war ba bilaban rabe wax kasoo baar😉😎🤔
Adiga dawacad kaa ahay sxb 🤣🤣🤣
Maclinka xisabta 😂😂😂😂😂😂
50k coming Soon...💸
nafteyda inaa maxkamadeeyo ayaan donayaa yaa iga garsoorayo
Acudu bilaah 😂😂😂
Waxba maadan noo sheegin waqtigaad naga lumisay markaad is xiijinaysay waxaan is lahaa wax qiimo leh buu sheegayaa
Albaabki nolosha ufurmay😂😂😂
Aniga waa inaan adiga ku dacweeya .waayo wadla soo daahda muqalda 😂😂😂😂
Ar amadacweya tucadana waqtiyan xeran ahaa igu adjeysa😎
*macalinkii kalintayda eeb saday kaa mar ay ahaa toba dacwaan ka gudbin* 😅😅😅😅
Fathi pin igu qabo.brother
War wad iga qoslisaye Intasan kugu maxkamadynayaa 😂😂🏃
Adiga nio 🤣🤣🤣