*Link-yada Muuqaalka Hoostiisa fur oo ka fiiri adoo mahadsan. *Waxbarashada iskuulka waa carabi *inta kale English ayaa lagu dhigaa oo IELTS ama Tofel ayaa la iska Rabaa ama haddi lagu aqbalo sanad english ah ayaad qaadan. *Maadi iyo Diini Minxooyinka intaba waa ay leeyihiin.
Aad ayad u mahadsantahay walal sida aad fursadahan nogu so gudbisay ajir allaha ka siiyo. Waxa jira iyana wadamo badan oo minxoyin wax barasho bixiyan waxana jira arday wadamadas wax ku barta kana war qabo sida adiga aad qadar uga war qabto oo kale marka xiriiro intaad la subiso nala wadag wixi xog ah wadamadaas oo barnamijyo noga suubi sida chine turky ban africa mahadsanid walal
Jazaka allah khyr wll ilaahey danbigaaga iyo kan intaad jeceshayba ha dhaafo youtuperada somalida waxey ubateen wax aan micno laheyn oon qofka waxba u faaideynen
labo sano oo isku xigta ayaan codsaday Arabic for NON-native speakers, somali passport ayaan ku codsaday, labadii jeerba way i diideen, awal waan la yaabanaa sababta lkn hadda adaa ii faa'iideeyay. mahadsanid
Asc wr wb walalkey masha allah tabarakallahi illah haku barakeyo Dawrarka danbe waxbarashad ku xusan sid master PhD ayagun ma da cayiman bey doonayan mise waa open?adiga raliya
sideen ku helikraa wllo deeqdan wax barasho aad baan u jelahay inaan wax ka dhigto wllo xageen kala soo xishiidhaa wllo ha iska indho tirin qoraalkaygan hadaad aragto ii jawaab wllo Thanks pro
Qatar sadex aya lagu imaada 1 in company kuso qaato shaqo ahaan taasna wadankena kuma badna o waxay so qaatan africanta iyo asianka 2 in qof halkan jooga kuso saaro visa booqasho kaliya halkana waxad fursad ka heli karta in aad shqo hesho kana baxdo heerkii visaha booqashada 3 in aad waxbarasho u timaado Mahadsanidiin
*Link-yada Muuqaalka Hoostiisa fur oo ka fiiri adoo mahadsan.
*Waxbarashada iskuulka waa carabi
*inta kale English ayaa lagu dhigaa oo IELTS ama Tofel ayaa la iska Rabaa ama haddi lagu aqbalo sanad english ah ayaad qaadan.
*Maadi iyo Diini Minxooyinka intaba waa ay leeyihiin.
Mahadsanid wallahi wanu Faa'idney wxad smeysay plz wadamada kle oo muhimka scholarshipkoda noosoo diyadhih
Aawey hee meeshii lingugs la gula xariireyey
said isticmaalka kaa khaldane barroh
@@mariasaid1098 descriptionka ka eeg
Masha-ALLAH
JasakaLLAHU Kheyran
Apdi wali khalif جزاك الله خيرا جزى
Allaha ku xifdiyo #ustaad
Maclumaad wanaagsan nala wadaagtay kuwa kle sidaan oo kle noola wadaag
Aad ayad u mahadsantahay walal sida aad fursadahan nogu so gudbisay ajir allaha ka siiyo.
Waxa jira iyana wadamo badan oo minxoyin wax barasho bixiyan waxana jira arday wadamadas wax ku barta kana war qabo sida adiga aad qadar uga war qabto oo kale marka xiriiro intaad la subiso nala wadag wixi xog ah wadamadaas oo barnamijyo noga suubi sida chine turky ban africa mahadsanid walal
Aad ayaad u mahadsan tahay walaal 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐡𝐚𝐥𝐢𝐟 sida hagar la'aanta ah ee aad ugu hagar baxayso ummada soomaaliyeed ee xiligaan u baahan garab gaar ahaan kuwa wadanka jooga ee dhibaatadu ka haysto aqoon yarida dhanka jaamacadaha. 🙏🙏🙏💯
Jazaka allah khyr wll ilaahey danbigaaga iyo kan intaad jeceshayba ha dhaafo youtuperada somalida waxey ubateen wax aan micno laheyn oon qofka waxba u faaideynen
labo sano oo isku xigta ayaan codsaday Arabic for NON-native speakers, somali passport ayaan ku codsaday, labadii jeerba way i diideen, awal waan la yaabanaa sababta lkn hadda adaa ii faa'iideeyay. mahadsanid
Hda maheshy
شكرا على معلوماتك أخي الكريم
Sideeee baaad ucodsanatay wllo
Masha Allah wll Mahadsanid saad xogtan noola wadaagtay. ❤
Maashaa Allaaah...Waa Fursad Fiican....Ma inamo iyo Hablaaa..Mise Waa Inamo Qudha...
Shukran ustad wax badan ayaan kaafaide
Somaliya xafiis makuleeyahy. Machadku
Carab waxbarasho udoonan maayee illahoow laygu Qasbin!!! Cunug 13 hir ahna ugaysan maayo iilahayoow Hayga gaynun. Yaahuudiin Caram gadaan maqlo Waaba Cabsadaa.
Her Sare ustad mhdsanid
Waxbarashada Carabiga ayaan saa'id ugu baahnaa; balse waxay dhib ka taagantahay Degree mahaysto sanadkaan ayaan dhameeyay dugsiga sare Soomaliyana waan joogaa.
Wadamo kale carbeed oo minxadaas bixiya noo soo baar baar bal Walaal Abdi Wali. Mahadsanid
Jaamacada madiina shahadada dugsiga sare lagu xaraysta
M.Allaah sO badi muuqaaladan O kale
M.a ustd jazaka allah
Waxbarasho ayaan ubaahanahay macalin fadlan Side uhelaa
msha Allah ustaad abdiwali khalif
Online ka Markad dhamayso Lacag baa la Bixinaya Sawmaha Paymet baa ku jira?
Ustaad abdiwali mahadsanida jaamacada qeyba maadiga ah ma leeyahay adoo mahdsan mise waa qeyba diin ah
Way leedy
@@muhiadianosman5202 mahadsanida wll isoo qabo
+2520636277734
Minxada carabiga ifahansii meqo sano kubaranaa kdib shaqo nocee helaa 🙏
Asc wr wb walalkey masha allah tabarakallahi illah haku barakeyo
Dawrarka danbe waxbarashad ku xusan sid master PhD ayagun ma da cayiman bey doonayan mise waa open?adiga raliya
Open
@@cabdiwali asc wll Aad iyo Aad aayaa umahdsan thy sida wngsan ee shaqada ugu hayso mujtamaca somaliyed wayna ku mahdin donan howl karnimadada iyo sida daacada aa ushaqey nayso marka wxn ku weydiina Jamacada heerkeda kowaad markan codsanayo Mudo cayiman may ledahy oo lashaacina mise waa open ? Wxn rajeynaa inaa igu so warcelin doonto markey kuso gaarto fariinteyda
ASC wll wxn ku weydiina jamacada heerkeda kowaad mudo may kuxiranthy mise waa open wxn aad ujeclahy inaad iga so jwbeysid
Abdiwali kalifa kingii mahayno
Asc walaal mahadsanid waad naga jaahil bixisay arintan, waxaad nooga warantaa jamaacadaha lacagtaada aad ku dhigan kartid, jazakallah walal.
شكرا استاد
Mansha Allah. Walal shaqoyinka sida ugu fudud ee loo helo inoo soo gudbi iyo hadad degree heysato xaga caafimadka in noloshada kale bilash tahay sida waxbarashada. Waxyaabo badan ayaan maqlay lkn mahubo please inoo soo faahfahi.
Mahadsanid ustad 🥰🙏
Wll ardey Ayan u raba wad mahadsanthy
sideen ku helikraa wllo deeqdan wax barasho aad baan u jelahay inaan wax ka dhigto wllo xageen kala soo xishiidhaa wllo ha iska indho tirin qoraalkaygan hadaad aragto ii jawaab wllo Thanks pro
جزاك اللهُ
Xageen kahelayaa meesha laga dalbado waxbarshada
Luqadee bay kubaxaysaa ustaad
200.00 Qatar intay udhigimata lacag ahana wll application fee jamacadda Qatar
Shukran
Mahadsanid wl
Cabdiweli Wll shardi miyaa inaan haysto shahaadada IELTS ama TOEFL marki aan rabo Marxaladda 1aad ee jamacadda (Bachelar) ??
Asc wll mahxdeyo lagu baro dadkA carbiga iyo quraanka majiraan oo gabdho ah
Wll waxaan ahay arday ubahan jamacada islamic ah meel aan kala soo xiriro iso sheeg
Qatar sadex aya lagu imaada
1 in company kuso qaato shaqo ahaan taasna wadankena kuma badna o waxay so qaatan africanta iyo asianka
2 in qof halkan jooga kuso saaro visa booqasho kaliya halkana waxad fursad ka heli karta in aad shqo hesho kana baxdo heerkii visaha booqashada
3 in aad waxbarasho u timaado
Mahadsanidiin
Mahadsanid walal
Jazaakallah kheyr
Linkiyadda walaal maad soo dhigin.
Linkiga xagaannka eega wllo
Asc walaal miyey aqbalaayaan qof sharciga qaxootiga heysto oo Kenya joogo
Caawa iku horses on arkay utuubkan wallkis waan kusalamay
Link sidee bay hu heli karaaa
Ustaad emailka aankaagala soo xariiro iisoo qor adigoon dhib u arkin .mahadsanid
Barakallah
شكرا 🙏
War bax faalo ayaa tahay run hadaad aheegey
Wll adoo mahadsan gabdhhu maxareessn kara ama maloo ogolyahey
Haa tan jaamacadaha lkn iskuulka wiilasha ayuu gaar u yahay.
معهد ayan Rabey Wll
Ustaad wadadaas wey dhertahay
Sida lo xaeaysto nad na tustid wll
Link meeshaan noogama muuqdo ugaas
Barakalah
Wll linkigi cawee
Mee linkigii ustaad
Linkiga aaway sxp uma jeedee
Wll somaliya ma laga dalban karaa
English miyaa ku qadanaa casharada
mahadsanid
Aniga waanraba inten kalaxiriira
Arabic for non-native course ka, ma la aqabali hadii degree ga uu yahay, jamacada ha somalia, passport ethiopian eh aan wato.
Mar hadaad ajnabi wadato shuruudahana wadato in lagu aqbaalaa macquul ah.
ASC ustaad whatsapkaaga maigu caawinkartaa ,fadlan
Linkigii aad sheegaysay mee akhii??
walalo aad baad umahdsantahy lkn qofta dumarka ah muxrim maa lagu xirayaa adoo raliya
Maya shuruudaha qofki buuxiyo rag u dumar waa furanyihiin minxooyinka jaamacadaha lkn iskuulka waa wiilal bas ah.
mahdsnid lkn linigiaad so dhigin soo dhig
Online miyaa waxbarsho yinku
Asc wr wb walalkey setahaye
MEEQA WARAQ AYAA LA ISKA RBAAA
Waa jib miyaa in aan heesto shahaado English ah sida toefl ama ielt ? Intaa iga jaahi bixi walal
Waajib maha shuruudaha kale hadaad buuxiso
Online mluu dalbadaaa
Iso jawb
❤
Aad ayaad umahadsantahay Macalin
Asc
Dad waawayn oo caruur iskaga dhigaya ayay ka cararayaan😂😂😂😂
Qabka loo dalbado minxada dugsiga dhaxe
Soobadi BAL video yda qadar kusaab San
Fad
M
m.a
Anagana nagu dara
xafida kalahu sida nowa qid meso
walaka mahadsanid
mahadsanid
Asc