Khaladaad aad ku Waayi Kartid Deeqda Waxbarasho ee Turkiga || Talo Bixin Muhiim ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 160

  • @nurecade9851
    @nurecade9851 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah allah ha ku
    Sharfo wll imisa docoment ayaa
    La iiga baahan yahay

  • @ShaakirTube
    @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว +17

    Codsi: Fadlan Like 👍🏼 Saar Video ga si uu u Gaadho Ardayda Soomaaliyeed. Mahadsanid walaalo.
    Caawinta 👉🏽th-cam.com/video/Y7ioC7AizRQ/w-d-xo.html

  • @أميرةأبيها-ش9ذ
    @أميرةأبيها-ش9ذ 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah Mahadsanid wllo Jazakallahu khayr👏Hore usoco wllo Shaakir👍✨💯 waanu ka faaiidaysan Insha allah❤

  • @maryanfarah8190
    @maryanfarah8190 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah brother good advice

  • @RashkaDeyr
    @RashkaDeyr 4 ปีที่แล้ว +8

    Master ama postgraduate ka soo mawduuc ka soo djyaari wll..... ilaa hada cid ka hadlaysa maan ku arag TH-cam marka laga reebo muuqaal daciifa oo English ku baxaya....
    Mid kooban noo soo samee inshAllah.. thanks

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah, runtaa u sheektay turkey ilaa hadda kaadiriin iyo askar khamri ah ayaa laga filayaa

  • @thenatureworld2940
    @thenatureworld2940 4 ปีที่แล้ว +12

    Shakir sxp marka lagu dawanayo raja ayayba leedahay nio keep going

  • @sacdiyocabdulahi8080
    @sacdiyocabdulahi8080 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah horay usoco wll shaakir

  • @Saciid-axmed
    @Saciid-axmed 4 ปีที่แล้ว +4

    inshaallh hal sano ayaa iidhiman waan kafaaideyn karaa 2022

  • @socdaaliyodamaashad6669
    @socdaaliyodamaashad6669 4 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah, shaakirow. Waxaad ogaata inad tahay muslim faaido badan u leh walaalihiis somaliyed. Allah u xifdiyo kuna abaal mariyo manshallah

  • @abdilahikhalif6493
    @abdilahikhalif6493 4 ปีที่แล้ว +2

    Soo dhawaw walal sare alle haku xiftiyo

  • @adhfa9151
    @adhfa9151 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal🥰❤️

  • @nimoaliibrahim1778
    @nimoaliibrahim1778 4 ปีที่แล้ว +6

    Assalmu calykum wll kwrn scholarship master ah anigoo jooga Malaysia sdee u xaraysan karaa how is probability to get it

  • @nuurahmeddhaashane9130
    @nuurahmeddhaashane9130 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo shaakir turkey jooga ankara inaad i caawisaa rabaa waxaan rabaa inaan 5group ku baxo canada familkayga yidhii qof caawiye doono oo cardka qaxootiga qaado inaad caawisa rabaa wllo halke kala soo xidhiidhaa

  • @queenhero1234
    @queenhero1234 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah walal waxad vissa dalxiiska side lo helikara tas naguso cawi InshaAllaah thnx

  • @xasanmatan2409
    @xasanmatan2409 4 ปีที่แล้ว +2

    ilaahey ha kaa abaal Mariyo talooyina wanaagsan ee aad umadaada u heysid

  • @muunacabaase682
    @muunacabaase682 3 ปีที่แล้ว +1

    haa

  • @Somalciviltechinsightsf9695
    @Somalciviltechinsightsf9695 ปีที่แล้ว +1

    If there is update please share us another information 🙏
    Thanks

  • @Suuban632
    @Suuban632 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall sideen ku ogaan karaa darajaday qaadanayaan jaamacaduhu

  • @zihaambritish6424
    @zihaambritish6424 4 ปีที่แล้ว +3

    Okey Wllky maheli karaa deeqdaas Anigo Joogo Turkiga Sbbto Ah Aniga Turki Ayan Uso socdaa after one week

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh walal shaakir,

  • @abdijibaradenkosar527
    @abdijibaradenkosar527 ปีที่แล้ว +1

    M.a thanks

  • @cabdullaahicalicabduraxmaa3921
    @cabdullaahicalicabduraxmaa3921 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll shakir wxaan ahay arday wadainkii hooyo juugo wll waan dalbaday scholarship 7 qodob aad ka dhawaajisay hal mid ayaa sameen inee igu yeelato ka baqaa waana mida magaca shahaada schoolka waxaa igu qornaay abdalluhi ali waxaana ku xareestay warqada dhalshada choice ayaga ayaa bixinaayeen in passport lagu xareesto iyo in warqada dhalashada lagu xareesto marka cabdullhi cali ayaa igu qorneed warqada dhalashada mrka intaas wax sameen miyee igu yeelaneesa passport kane marka interview la iga rbaa wll adigoo mhdsnd arintaas wax jwb iga soo sii shukran

  • @cuzeyrcabdifitax4720
    @cuzeyrcabdifitax4720 2 ปีที่แล้ว +1

    haa sxb

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilmihii si qaldan lagu soo siiyay waa dhumiyeen fursadaas

  • @iishacabdi4329
    @iishacabdi4329 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha.allah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 4 ปีที่แล้ว

    MashaaAllaah ..arkadash shakir

  • @fuaadali2498
    @fuaadali2498 4 ปีที่แล้ว +1

    Wall Allh kusharfo Allh sw drtis inogu xare

  • @kalsoncade9549
    @kalsoncade9549 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wll

  • @liibansane
    @liibansane 4 ปีที่แล้ว +1

    shukran macalimuu

  • @kingkeynaan7417
    @kingkeynaan7417 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going

  • @aminaibraahim2966
    @aminaibraahim2966 4 ปีที่แล้ว +5

    Wll shaakir hadaad luuqada ka dhigatid soomaali kawaran wll❤

  • @nasrudiinshaafieahmedali123
    @nasrudiinshaafieahmedali123 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc wll waxaan rabay inaa ii sheegto bal ka wrn hadii aan heesto shahaado iyo passport kale duwan sida shahaadada dalka Kenya iyo passport ka somalia bal ka waran jawaabtaadu waa ii muhiim wll shaakir xafida ka aallah

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Inay is leeyihiin baa fiican laakiin hadaad Shahaadada Kenya aad kasoo tasdiiqisey (Certificate Authentication) dhib malaha sidaan filayo

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 4 ปีที่แล้ว +7

    *acs wr wb wll shaakir aadbaad umahadsantahy wll waxaan jeclaanlahaa inaad sidookale kasoohadasho waxyaabaha laguwaayo vizaha turkiga sidookale jaamacado carabi kubaxa malaga helaa turkiga?!*
    Mahadsanid

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว +1

      Way jiraan Jaamacado carabi (Shareeco) ah

    • @طوبىللغرباء-ذ8و
      @طوبىللغرباء-ذ8و 4 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube
      Ma ii magacaabi kartaa wllo hadii aan dhibikajirin?

    • @farduzamohamed1614
      @farduzamohamed1614 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube Noo Soo gali wll Qaybaha Arabic ku baxa ee shareiada Iyo jaamacadaheda inyar oo maclumad ah wad mahadsanthy

  • @ciyaaraha1289
    @ciyaaraha1289 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @abdikadirhashim6209
    @abdikadirhashim6209 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahanadsanid qeyr Alaha ku siiyo waxn rabay aan rajeynayo inad iga jwbi dontid passport iyo shahaadada xogaa wey kala duwan tusaale passport ABDUQADIR shahaadada Abdulkadir

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +1

      Hadii aanay is lahayn suuragal maaha, Turkidu hal xaraf haday ku kala duwan yihiin adiga maaha ayey ku odhanayaan.

    • @abdikadirhashim6209
      @abdikadirhashim6209 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube mahadsanid bro

  • @abdalabashiradam5538
    @abdalabashiradam5538 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb hadii aan qaldo error ahaan liuuqadeyda oo somali ah english native ii noqoto kwrn?

  • @jamaalhassan5436
    @jamaalhassan5436 4 ปีที่แล้ว +5

    Ustaadow qof qalin jabinaya ka hor september ma codsan karaa master

  • @abdiaziiz7041
    @abdiaziiz7041 4 ปีที่แล้ว +3

    Hore usoco wll

  • @mohahussein2340
    @mohahussein2340 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walal, Informationka oo dhan waan xareeyay anoo raacaya tilmaamaha aad isii seen balse wuxuu isoo qora Ma Tihid Age loo baahnaa hadana wali 21 ma gaadhin dhowr bilood ba iiga hadhay sabab?

    • @saxarlasamatar2516
      @saxarlasamatar2516 3 ปีที่แล้ว

      Bisha marka jaamacadda la bilaabayo haddii aad gaarto 22 sano way kuu diidayaan

    • @mohahussein2340
      @mohahussein2340 3 ปีที่แล้ว

      @@saxarlasamatar2516 waxaan Filayaa waaa under 21 xitaa hadii 1 bil dhaaftid way ku diidayaan,
      Saad aniga yay igu dhacday walalo

  • @nuuraindho1400
    @nuuraindho1400 4 ปีที่แล้ว +5

    Ka warran laba shahaado ayaan hausta tayda dugsiga sare waxaa ku qoran somalia kuwa kalle ee certicicate ah waxaa iigu qoran somaliland

  • @abdiqanimohamett618
    @abdiqanimohamett618 3 ปีที่แล้ว +1

    Shakir tnx shP

  • @DhalinMedia
    @DhalinMedia 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaal waxaa ku weydiina hadii aan heesto kwrn passport iyo shahaado aan islaheen calaashaan magaca passport iigu qoran iyo da'ada iyo kan shahaadada wax yar kala duwanyihiin magaca iyo da'ada marka maku xareysankaraa neh iisoo jawaab ?

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Wax kala duwan waxba laguma helo

  • @himilochannel7208
    @himilochannel7208 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaxan rajaynayaa inaad sua.aashayda tixgaliso

  • @dekafilsan9991
    @dekafilsan9991 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll hada somaliya jogin o wadan kale jogto gar ahan djibouti

  • @saaafishAhmed
    @saaafishAhmed 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall visaha ma qofkaa isu qaba
    Iso jawab pls

  • @shacraawimuse7133
    @shacraawimuse7133 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid zhp qli lkn warqadda cadayntaa ma luqada englishka ayaa ku qoraysaaa

  • @Hajirpro1
    @Hajirpro1 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaxootiyada kwrn ugaas

  • @shueybking9123
    @shueybking9123 4 ปีที่แล้ว +1

    shaakir zxp ee iskuulada luqada turkey lagu barto Ankara faahfaahin Naga sii

  • @mahadadansaid8284
    @mahadadansaid8284 3 ปีที่แล้ว

    Master of migration ma ku jiraa
    Ama TED University and TOBB University

  • @mahadadansaid8284
    @mahadadansaid8284 3 ปีที่แล้ว

    Arinta luuqada miyeesan i aqbaleen oo hadhow baro i oraneen

  • @hamdafamilyofficial1182
    @hamdafamilyofficial1182 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc abowe waxan jogaa kanye waxan raba inanin dugsi sara barato marka ma halyay dusiga sara abowe jwb wacan hunoo qali

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Markaad timaadid hadaad yar tahay Haa

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 3 ปีที่แล้ว

      Wllale qurux badnida xagen kala so xirira wan ka helay

  • @behappykhadaryare6821
    @behappykhadaryare6821 3 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu caleykum wall HADII aad ila wadagi kartid qaabka natiijada loo ogaado ama loo eeegto wax information ah inaaad iga siisid wall

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +1

      Cws, Email baa laguugu sheegi hadaad heshay

  • @behappykhadaryare6821
    @behappykhadaryare6821 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaabka natiijada loo ogaado ama aaad ku helikartid information ka

  • @azmaapdinazir5163
    @azmaapdinazir5163 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll aad aya ugu bahanahy zidee ku heli karaa

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll madsn

  • @mowlidfaisal8260
    @mowlidfaisal8260 3 ปีที่แล้ว +3

    shaakir wll national ID gayga waxa ku qoranyahay afsomali shadooyinkiina waxa ku qoran yihiin af ingiriisi.pasporka wadanka ma hasyto lkn waxaan hasytaa somaliland national ID gii kaasina wll waxa ku qoranyhahay Afsomali.hlkasi kwrn bahalkina waan xareeyey

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Wllo Iminka wakhtigii qabashada Scholarship applications ka wuu xidhmay

  • @abdalabashiradam5538
    @abdalabashiradam5538 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb hadii aan qaldo error ahaan liuuqadeyda oo somali ah english native ii noqoto kwrn? Wax dhib ah miyay ii keemi

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  2 ปีที่แล้ว +1

      Af Soomaali kuma taliyeen

    • @abdalabashiradam5538
      @abdalabashiradam5538 2 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube haa ustaad application languages markii lajoogo native waa luqada hooyo laga rabay lkn aniga waxaan dhahy native waxaa ii ah english ee qalad miyaa iiga imaana mise?

  • @marwaabdirahman4973
    @marwaabdirahman4973 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wall shakir qof turkiga jooga madalban karaa deqdan

  • @guuleedali9651
    @guuleedali9651 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka qaar waxay idhahdan markad xaga tagto aya lacag laga qadaya

  • @zaynib4299
    @zaynib4299 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @IsmailStudio002
    @IsmailStudio002 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb walal ahmed shaakir waxaan raba inn aan ku weydiyo hadaan daganan shaha turkiga qaato account bank iyo post number ma furan karaa walal

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Haa waad yeelan kartaa wllo

  • @shakuul
    @shakuul 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shakir tube mudane waqtiga wu naga dhacay ee sida Aad sheegtey febrayo waxan mareyna april weli ma applay gareysan karna wll
    Sual ii muhiim jawab?

    • @hanaahmed1115
      @hanaahmed1115 3 ปีที่แล้ว

      Wll kaasi hada waa xidhamay se lkn waxaa furan mid turkeyga iyo international islamic development bank iska kaashanayaan ka faaideyso kaasi wxuu xidhmayaa 15ka april

  • @apdihaafittshow3006
    @apdihaafittshow3006 4 ปีที่แล้ว +2

    Nio janiska ma iga faaidaysid

  • @sharfaneaxmed4317
    @sharfaneaxmed4317 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad mahadsanid da,da ugu wayn bachelor loo ogolyahaywaa imisa

  • @sadaamchanallsadaamchanall1353
    @sadaamchanallsadaamchanall1353 4 ปีที่แล้ว +4

    Yuurtada kiradeyda waaa imisa

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Scholarship ka Yurtada waa lagaa bixinayaa

  • @zahrozuzu7858
    @zahrozuzu7858 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo shahado scholka dugsi sare bunda fcn ban heysta
    Tan dowlada wn bzay lkn bunda sareso mhn
    Lapadoda wn heysta lkn tan scholka sareso tan scholka maku xaresan karaaa maliga aqpalaa tan scholka wll iso jawap muhim itahy jawabtada

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      tan dowladda ayaa la ictiraafsan yahay

    • @zahrozuzu7858
      @zahrozuzu7858 4 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube wxpa mitareso miya wll

  • @AyoubYassin-25A
    @AyoubYassin-25A 4 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaalki na cawinayay meyey wll shakir linkigiisa na sii

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal Comment ga koobaad ka eeg

    • @AyoubYassin-25A
      @AyoubYassin-25A 4 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube
      Shukran wll shaakir wan helay

  • @mohamedisse21
    @mohamedisse21 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxpow shahaado Mhaysto lakin ma dooran karaa fdln iso jawab shakir

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Maxaad ku dalban hadii aanad shahaado heleyn?

    • @mohamedisse21
      @mohamedisse21 4 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube hadan f4 ahay sxp 4 bilod ba i hadhay

    • @DhalinMedia
      @DhalinMedia 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedisse21 taas waa caadi waxaa iskuulkaaga kasoo qaadan warqad cadeyneyso inaad sanadkaan qalinjabineyso meesha uu kugu weydiinayo ma qalin jabisay may dheh ok wye markaas

    • @mohamedisse21
      @mohamedisse21 4 ปีที่แล้ว

      @@DhalinMedia mahadsantahy sxp

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxb shaakir waan dhameeyay aniga formka si wngsana waan iskaga hubiyay waliba qeybta social Expereince ga ugu yaraan 7 shahaado oo cetificate iyo Aword isugu jiro baan galiyay lkn Hal cilad baa hada iku soo dhacday oo ah in aan 7 jaamacad kaliya doortay 7 jaamacadood 2 ka mida waa Ankara iyo Istanbul inta kle waa tuulooyinka Anoo ku saleynaayo hal foculty oo kaliya
    Ii soo jwb

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Dhib male insha Allah, mar hadaad gudbisay mar labaad ha samayn

  • @abdifatahsanca4258
    @abdifatahsanca4258 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal shaakir waxaad iiga jawaabtaa, tusaale ahaan shahaado soomaaliland ah iyo kaadhka dhalashada somaliland haddaan kuso xaraysto ka waran.

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Waa Ok marka hore balse kadib waa inaad samaysatid Passport

  • @libanfarah1991
    @libanfarah1991 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll ad ban ku salamaya
    Waxan raba inan ogado mudada ay qadaneyso jwbaha codsiyada
    Mahadsanid

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว +1

      Ilaa bisha 7aad waa la soo jawaabaa

  • @zihaambritish6424
    @zihaambritish6424 4 ปีที่แล้ว +1

    Mudada Aqbalaada wa meeqo ayey Kugu So jawabayam

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Inta ka horreysa bisha 7aad

  • @xogtasugan6399
    @xogtasugan6399 4 ปีที่แล้ว +2

    Kwrn zxb hadii aanan lahayn passport

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Id card ka aqoonsiga waad ku codsan kartaa marka hore sida ka Somaliland oo kale

    • @xogtasugan6399
      @xogtasugan6399 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ShaakirTube walaal somaliland ma joogo puntland baan joga kwrm mideeda kle ma haysto awards lay gudoonsiiyey

  • @thehiddenpearl9776
    @thehiddenpearl9776 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll dadka wadanka turki jooga iminka sidee kuheli karaan burs? Mise waa goorm

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว +1

      Haa way dalban karaan laakiin jaaniska ay kusoo baxaan ayaa aad u yar

    • @abdukadirismail2133
      @abdukadirismail2133 4 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube maxaa sababy sxp inu yaraado qofki luqada yaqan Oona wadanka Joga Maxay Tahay Sababta Keneysa inu yaraado?

  • @sadaamchanallsadaamchanall1353
    @sadaamchanallsadaamchanall1353 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxb dadka badana Markey ardey yihiin Waxay dagaan yuurto marka jamacada iyo yuurtada maisku agyaalaan zxb Jawa taada waa imuhiim

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว +2

      Mar ay jaamacada ku dhex taallo iyo mar ay meel fog tahayba way jirtaa

  • @himilochannel7208
    @himilochannel7208 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal miyay jirta qayp shareecoah mise waa madi uun waan kasugayaa jawaptaa walalo

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Shareeco way jirtaa laakiin kuma fiicna turkey

  • @HodanSonaa
    @HodanSonaa 3 ปีที่แล้ว +2

    Huno hadii aan transcript iyi shaahaado dugisiga sare edit garaysan ku xaraysaty kawaran oon originalka haysan
    Ta labaad interview somalia xagee lagu qabtaa

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Edit garaysan ma fahmin, Waxa la xereeyo waa scanned Documents ee hard copy lama geeyo, Goobaha Interviews ka webka ayaa kuu sheegaya waa laba Option Hargeisa and Mogadishu

    • @HodanSonaa
      @HodanSonaa 3 ปีที่แล้ว

      Darajada shahaadadyda oon bedelay ayaan ka wadaa ‘’ edit garaysan ‘’ markaa saamayn ma igu yeelanaysaa mar hadaanay original isku mid ahayn

    • @HodanSonaa
      @HodanSonaa 3 ปีที่แล้ว

      Darajada shahaadadyda oon bedelay ayaan ka wadaa ‘’ edit garaysan ‘’ markaa saamayn ma igu yeelanaysaa mar hadaanay original isku mid ahayn

    • @HodanSonaa
      @HodanSonaa 3 ปีที่แล้ว

      Darajada shahaadadyda oon bedelay ayaan ka wadaa ‘’ edit garaysan ‘’ markaa saamayn ma igu yeelanaysaa mar hadaanay original isku mid ahayn

    • @HodanSonaa
      @HodanSonaa 3 ปีที่แล้ว

      Darajada shahaadadyda oon bedelay ayaan ka wadaa ‘’ edit garaysan ‘’ markaa saamayn ma igu yeelanaysaa mar hadaanay original isku mid ahayn

  • @abdifatahmohamed8835
    @abdifatahmohamed8835 3 ปีที่แล้ว +1

    wllky deeqdan waxbarasho sannad walba mala helaa

  • @mohamedsayid2899
    @mohamedsayid2899 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb ano wata shahaado precentage ee tahay 60% ma dalban kara

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxbw zxbw sideee kuhelaaa mideedakle 68.57 baahestaaaa shahaadada 😢

    • @mohamedisse21
      @mohamedisse21 4 ปีที่แล้ว

      Aboo mahelaysid becouse 70 baa larabaa

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedisse21 oh zxb waarabilahy maxaaasameyaane

    • @mohamedisse21
      @mohamedisse21 4 ปีที่แล้ว

      @@zaek_adde1276 nio ma aqan inaa shahado fake ah iibsato wayw

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedisse21 makudhumankaraaa isledahy zxb lkn mida fpens kwrn

  • @safuushelmi2860
    @safuushelmi2860 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal master sida loo xareeyo noo sheeg plz

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Waa isku qaab uun walaalo, waxbadan kuma kala duwana, Suaalaha uun baa ka badan

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 4 ปีที่แล้ว +3

    Master baan u bahanahy ma laga helayaa
    Se dada la rabo heerka masterka wa intee

    • @shuebabdulle1435
      @shuebabdulle1435 4 ปีที่แล้ว

      Master ayaa ugu fudud inta wx ladalbado ,xaqiiqdi

  • @farduzamohamed1614
    @farduzamohamed1614 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo Shakir waxan ku waydinaya
    Waxan xaraystay Schorlshipkan Bankiga islamku bilabay waxaan ku jira sandki u danbeyay waxay igu xidhen warqad dhalasho wadankyga ah iyo warqad cadaynasa inaan sandki udanbeyy ku jiro markaa intaa hadan ku gudbo hadhaw waxbarsshada marka la bilabi rabo waxa la igadonaya shahaado
    Jaamacadayadana shahaado hore laguuma siinayo
    Waxaan dalbadayna waa master
    Markaa siden shahaado la,aan ku bilaabaa masterta inta iga jawap wll
    Mahadsanid

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Walaalo Ardayga Meel kale aadaya Jaamacdu si gaar ah way ugu samayn kartaa Shahaadadiisa hadaad cadaadis saartid

    • @daldaaremedia8083
      @daldaaremedia8083 3 ปีที่แล้ว

      Farduza wll anigana waa xaraystay lkin cillado baa i haysta marka ma kula xiriiri karaa adi

    • @farduzamohamed1614
      @farduzamohamed1614 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube ok wll mahadsanid

    • @farduzamohamed1614
      @farduzamohamed1614 3 ปีที่แล้ว

      @@daldaaremedia8083 wll Ma Maaddi bad dhigataa ood xaraysaty mise islamic

    • @daldaaremedia8083
      @daldaaremedia8083 3 ปีที่แล้ว

      @@farduzamohamed1614 cillad yar baa i haysatee.

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 4 ปีที่แล้ว +1

    🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🤲🏾👍💪👌😘👑

  • @ahmedabdullahiali6559
    @ahmedabdullahiali6559 4 ปีที่แล้ว +1

    sxp meesha 2020 aad ka dhigtay 2021 ka dhig

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Walaal Sanadkasta waa isla sidii uun, Hadii wax is badalaan waan idinla wadaagayaa

  • @cabdicasiis6932
    @cabdicasiis6932 4 ปีที่แล้ว +1

    Ethiopia ka wrn mala ogolyhy

  • @zihaambritish6424
    @zihaambritish6424 4 ปีที่แล้ว +2

    Dalka Turkiga Dhaxdiisa,minxo Makala Heli Karaa ano dagan

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  4 ปีที่แล้ว

      Waa suuragal, laakiin jaaniska hore dadka dalalka kale jooga ayaa la siiyaa

    • @zihaambritish6424
      @zihaambritish6424 4 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube ok Watssap number Maleedahy Inn kula soxariro bn Rabaa wll

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid Shaakir

  • @kamaaludiinkm3403
    @kamaaludiinkm3403 4 ปีที่แล้ว +1

    mashallah
    mahadsanid wll.
    wll waxaanu kaa codsan lahayn inaad barnaamij nooga soo diyaarisid.
    REMOTE JOB
    iyo FREELANCE
    mahadsanid

  • @fuaadali2498
    @fuaadali2498 4 ปีที่แล้ว +2

    Wall allh sw hku sharfo lambarka ima so qabnaya wahtsap Allh sw drtisa iga so qabo lambarkan wahtsap 612891673👈🙏🙏🙏🙏

  • @rizannasir8894
    @rizannasir8894 4 ปีที่แล้ว +3

    👀👀👀👀👀👀

  • @Zara-pj2sq
    @Zara-pj2sq 4 ปีที่แล้ว +2

    👀👀👀👀