DEG-DEG AQOONYAHAN FAISAL ROBLE OO JAWAAB KULUL SIIYAY FARAH MACALIM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

ความคิดเห็น • 91

  • @diniali9095
    @diniali9095 2 ปีที่แล้ว

    Wallaahi faysal iyo ninkaan labaxay gaarhaye waxaa isukeenay waa dabadhifnimo ay uhayaan waddamo shisheeye labaduba waa nm aranyihiin laakiin waxay is kudhaa maan midna basically waa addiction midna waa xariif xoogsanaya marka qadiyedda isu keentay waa inaan soomaaliya wanaag weligeed helin intaas ayey sharing kuyihiin midda kale faarax macallin mar oran orama waa soomaali ee wuxuu yiri oramada waxaa kujira soomaali badan faysal hadduu waxgaranayo laba arrimood oo kaliya ayuu samayn lahaa kow dadka soomaaliyeed hagar daamada iyo qabyaaladda iyo tan ugu weyn oo ah inuu kusoonoqdo xayndaabka diinta islaamka that's my best massage thank you..

  • @muktarige9966
    @muktarige9966 ปีที่แล้ว

    Maanshaaa allaah,xaqiiqdiii waa saas

  • @MukhtarAli-og5xg
    @MukhtarAli-og5xg 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Faisal Abdi Roble

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 2 ปีที่แล้ว

    maasha alah masha alah wax badan ayuu ogyahay

  • @caatoshow3235
    @caatoshow3235 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh aqonyahan faysal rooble waa nin fikir fiican leh allha usiyaadiyo dadiisa,haday somalidu faysal rooble oo kale ay yhy umamalynayo inay xuman lahayd😍😍

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 6 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allaha ninkani wa nin wax badan og Illahay hayno barakeyo dadka sido kale ah

  • @h.hassan8492
    @h.hassan8492 6 ปีที่แล้ว +1

    Very well said, Faisal.

  • @abdihassan1995
    @abdihassan1995 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa Barnaamij aad u qiiima badan
    Runtii

  • @osmanmohamednoor7589
    @osmanmohamednoor7589 6 ปีที่แล้ว +2

    Farah maalin blames everything on Abdi iley because of hatred and Faisal is based on knowledge and honesty .

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 2 ปีที่แล้ว

      Farah mucalim waa baha baha mana yaqaan dada Taariikhda Soomalida . laakiin Faysal Rooble waa nin qaran ah isla markaana yaqaanna dadka Soomalida

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 9 หลายเดือนก่อน

      Cabdi iley waa cadowga somali galbeed saaxib. Dhibtii uu inoo gaystay Alle ha inooga jaro😢😢

  • @anasmohamud5848
    @anasmohamud5848 6 ปีที่แล้ว +3

    Wa runtaa aqoonyahan faizal rooble ishaad kariday faarax dawaara itoobiya waxba kama yaqaano iyo taariikhdeeda

  • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
    @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaal gaadh Haye xaqiiqdii waxaad noosoo gudbisaan waraysiyo meeqaankoodu sareeyo
    Shaqsiyaadka aad waraysiga kaqaadaysaana runtii
    Waa haldoorkii umada
    Soomaaliyeed aad bad
    Umahadsan tihiin cisi
    Iyo sharaf baan idiin
    Rajaynayaa asc

  • @abuiqraadam2871
    @abuiqraadam2871 6 ปีที่แล้ว +1

    War niyow Faarax ma uusan oranin dhammaantood waa oromo ee wuxuu yiri in fara badan oo ka mida asalkooda waa soomasli

  • @attiranteesantana5524
    @attiranteesantana5524 6 ปีที่แล้ว +1

    War ilmahay kabaq dagmadii ugu horeeyay waxaay waxay ahay somali ah waxay ahayd gursum din uhh noqo tasriikhda

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 6 ปีที่แล้ว +2

    wiil Wiil dhalay aqoonyahan faisal naga buufi cayayaanka nin waxbadan usoo joogay baa tahay dadkan leh jigjiga anagaa leh waxay moodayaan taariikhdu inay 2017 dulmidiid la bilaabtay

  • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
    @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 6 ปีที่แล้ว +1

    Dr cabdimajiid xusseen cumar allaha uraxmadee wuxuu ahaa shaqsi dadka iyo deegaankaba jecel halyay gayiga soomaaligalbeed soo
    Maray runtii wax badana qabtay aqoonyahan dhinackasta ka dhisan
    Diin, dhaqan, iyo maadiba caqabadu badana usoo Maray
    Horusocodka deegaanku ilaa dhaawac nafeed
    Guul iyo gobonimo
    Soomaaligalbeed

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว

      gaal ayu aha amxaara la galeen ah

    • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
      @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 6 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 adeer adaa uga dhaw gaalnimada qabyaalada kugu jirtaa xaraaradeedu
      Waxay maraysaa heer aad gaalaysiiso walaal muslimeed oo waliba aqoon dheer ulahaa diinteena suuban ee islaamka ah

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว

      @@gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 ama xanaaq ama waalo aday ku taala koley ninki dhuunta goyay ban ahay akharana wax oga horeeyo ma jiran

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 6 ปีที่แล้ว

    Jig jiga waa magaallo jidwaq iyo wayteen absame

  • @abdihassan1995
    @abdihassan1995 6 ปีที่แล้ว +1

    Faarah
    Waa ni iska gabi dhacaaya.
    Walaahay anaa ugu xiga
    Ilowse aad ayaan ula yaaba farax
    Waa nin shisheeye kalkaal ah.
    Oo aan qadiyad toos ah lahayn

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 6 ปีที่แล้ว +1

    Gadh haye aadban kusalamay sida fcn ee adnogu so casunto dadka waxa garadka ah noolow walalkay

  • @Dabayl
    @Dabayl 6 ปีที่แล้ว

    War wax macno leh oo samaynaysaa ma jrtoo. Jaarso waxay raaci karaan labada dhinacbaa. Wax mushkilad ah oo ku jirtaa ma jirto. Muhiimada koowaad waa inay xuduudaha qawmiyadahu baaba'aan. Sidii hore u jirtay . Laakiin hadalkiisa waxaa iiga muuqdaa inay sheeko dheer oo xag jir ah noo akhrinayo oo macquul ahayn. Xaqiiqdii , qabiilkiisa oo kaliya ma wada degaan Jaarso , Gadabuursi, Akisho, Jidwaaq, oo dhan baa jaar la ah Jaarso, laakiin reerkiisa oo qudhaa bay is haystaan Jaarso, ilaahay amarkii. . Sababtuna wax kale maaha , waxay raaceen doontii Ina Ileey oo loogu sadburiyay beeshiisa Geri xagga siyaasada, loo hubeeyay, loona isticmaalay sidaa loo curyaamin lahaa Jaarso . Hadalkiisa lagama doodi karo , waa lagu wareerayaa, boqol shay buu isku barbar wadaa .

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 6 ปีที่แล้ว

    Feysal waa nin degan oo si wanaagsan u hadla

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 6 ปีที่แล้ว

    walee faarax macalin ma gaadhid faysalow
    faarax macalin siyaasad iyo waaya aragnimaba kaa fog
    umana jawaabi kartid weliba ku noqo oo ku noqo

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 6 ปีที่แล้ว

    HHHHH WAARR ISKA AMUUSSS GEESIGA ESTA AFRIKA MAA GARTIT FARX MACLIIN MAA ADIIGA GAAROO

  • @muscabahmed2826
    @muscabahmed2826 6 ปีที่แล้ว

    Faaraxwa muslimiin ayuu dhahay oromadu e islanimada ayuu ka hadlayay

  • @aminaosman8935
    @aminaosman8935 6 ปีที่แล้ว +4

    Waar Jigjiga waligeedba Jidwaaq iyo Gari ayaa loo yaqaanay oo lagu ogyahay, intii qaxii ayaa la soo dagay haddana anagaa iska leh ayay maraysaa, magaalada iska jooga laakiin edeb ku jooga iyo Somaalinimo.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว

      yad la hadlaysa

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 6 ปีที่แล้ว

      amina abtiyaashay bartiri halkaad kaga tagtay. inta kale waan kugu raacay.

    • @abdulfarah1098
      @abdulfarah1098 6 ปีที่แล้ว

      ma dhamaatey waxaanu nahay dir ka soo gudun waxaanu nahay jarso ka soo gudub hada ma waxeey mareeysaa jigjigaanu leenay waar bal doc uun isugu beeyra hays xakamin meelee xiniinyaalihii kula sinaa xoogsi buu tagaye danahiina raacda airborka jigjiga ha nalagu magacaabo ma tan baa ka dambeeysay hada wixii ka danbeeya meesha sheegatadu ka timi baanu u badeli international airbort o jigjiga ama magaca madaxweeyne hii horee ee cabdi maxamuud cumar baanu ku sharfi halays barto ee soomaaliyeey joojiya juqjuqeenta siyaad baraa idinku beeray goobihii qaxootiga soomaaliya halkaas beeyduna ku danbeeyn ama dadkiina dhinac ka raaca oo soomaali wax la qaybso xaqaagana qaado ka badan helimeeysaan waa talo iyo digniin wada socda wbt

  • @abdikafarismail3871
    @abdikafarismail3871 6 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan faysal waa oday aqoonyahan ah ogna waxa Ethiopia kajira runtana kasheegaya maalin dhawayd bbc nin Oromo ah ayadoo ladoodayo ninkii oromada ahaa wuu xanaaqay oo hin ayaa kasoo dhawaatay aqoonyahan faysal ayaa runta dhabarka usaaray xataa walaahay soomaali cid uu kayahay anigu ma aqaan aqoonyahan faysal ayaa mahan ayaan mediyaha ku arkay faysal rooble waa somali dhab ah qadiyadiisa

    • @abzr535
      @abzr535 6 ปีที่แล้ว

      Faysal waa siyaasi runlow ah oo aan cidna ka baqin faarax macalin dawaare waa dameer aan waxbaba garanaynin oo shilin ku shaqeeya nolow abtigay Faysal roble

    • @karimzeaden9534
      @karimzeaden9534 4 ปีที่แล้ว +1

      Geri Koombe waye qabilkisa aqoyahanka

  • @axmedabdi2654
    @axmedabdi2654 6 ปีที่แล้ว

    Farax waxan kushegeyna oromo maaha somali

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 6 ปีที่แล้ว

    Farax Macallin wa ka shakisanahay Somaliyey. Idinku inta kale bal hubiya.

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 6 ปีที่แล้ว

    WAAR AFANCOLOO WAAR BAAXXXX QAASHAN AYATAHAY

  • @namiin3034
    @namiin3034 6 ปีที่แล้ว

    His point about Nationality is wrong on many levels.

  • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
    @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 6 ปีที่แล้ว +1

    Abtigay faysal rooble halyay Soomaaliyeed
    Mar walba runta ayuu ka sheegaa runtii
    Waa siyaasi xaqiiqda
    Abaara allaha ku xiftiyo
    Abti. ....noolow
    Dadkayga soomaaligalbeed waxaan leeyahay inayna
    Muhiimadu ahayn maanta jigjiga hibal
    Ama koox hibal ma
    Imaankaraan Iyo way
    Imaankaraan way ka
    Fogtahay waxaanku talin lahaa in itoobiya
    Aan ka doonano xaqeena inagoo isku duuban tabashada dhexdeenana Aan meel
    Iska dhigno walaalayaal
    Caqligu ha shaqeeyo
    Xaqiiqdana han abaarno
    Isku duubni walaalayaal
    I will see one day. .

    • @allemagan987
      @allemagan987 6 ปีที่แล้ว

      yaaa abtiyaal kuu ahaa magariga jidwaaq

    • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
      @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 6 ปีที่แล้ว

      @@allemagan987 kkkkk walaal waxaad tidhi kuu ahaa mayee
      Waxaa abti ii ah gari koombi. ..
      Waxaanku su,aalayaa
      Alle maganow ma Waxaa jira garigajidwaaq waa mid igu cusub runtii waayo
      Waan aqaan jidwaaq
      Reer abtigayna waxay isugu yimaadaan koomade kablalax haddii aanan qaldanayn
      Walaal asc

    • @allemagan987
      @allemagan987 6 ปีที่แล้ว

      @@gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 mahadsanid sxb calaashaan waxaa ka wadeay gari koombe ama jidwaq

    • @allemagan987
      @allemagan987 6 ปีที่แล้ว

      ha ilayaabin hadaan qaldo waayo gabigoodaba waxaan maqlay bishii lasoodhaafay

    • @allemagan987
      @allemagan987 6 ปีที่แล้ว

      @@gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 nin yahow labo labo deegaan oo soomaaloidu dagto waxay ii ahaan jireen soomaali galbeed iyo soomaalida qowooyi
      tagistii cabdi m. cumar waxay ikala bartay oo aan kadhaxlay qabaa isha soomaaligalbeed
      imaan shihii muuse biixina waxaan kabartay qabaa isha gobolada woqooyi

  • @johnjordon8947
    @johnjordon8947 6 ปีที่แล้ว

    Abiye Ahmed yaanan la Aaminin ninkan waxuu wataa warqad qoran uu doonayaa in UU dhulka la gooyo Gabi ahaaba Soomaali wayn

  • @MubYus
    @MubYus 6 ปีที่แล้ว

    waligaaba aqoon yahayan ku sheeg garashiidiisa waxaa soo gaabinaya qabiil.

  • @Dabayl
    @Dabayl 6 ปีที่แล้ว

    Macnahaa qarankaa. Ama erayga "Nation " Waxaa isku haystaa " Social sicientist" ka adduunka oo dhan. Macnahaa qarankaa waxaa la isku raacsan yahay aqoonsi bani aadanka sameeyo. Laakiin qawmiyada ayaan la samayn karin . Somaliland waxaa la odhan karaa waa qaran, haday Togo qaran tahay. Laakiin waa qawmiyad ka mid ah dadka af soomaaliga ku hadla.

  • @axmedabdi2654
    @axmedabdi2654 6 ปีที่แล้ว +2

    Will somaliyed

  • @aminaosman8935
    @aminaosman8935 6 ปีที่แล้ว +1

    SH IB
    Faysal waa nin mutacalin ah oo Jaahilnimo aday ku haysaa mise xaqiiqda ayaad diiday saa kkkkkkk

  • @aminaosman8935
    @aminaosman8935 6 ปีที่แล้ว

    Kan iska hadlaya ee leh Wiilwaal ayaa ka gabyey Jigjiga waar Ina Tukaale ba wuu ka Gabyey, hadaba ninkan Oromadu dhashay ee doonaya in uu Oromo na cabsiiyo ha lagu laado sheekadiisa beenta ah

  •  2 หลายเดือนก่อน

    This guy is pseudo: he works for the dictator of Djibouti. He has no credential what so ever

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 ปีที่แล้ว

    XAALADA XABASHIDA IYO DHULKA GUMAYSIGA ETHIPIA WAXA LAGA WARAYSTAAS DADKA KA WAR HAYA nin kenya jooga oo abi ahmed taageeray wax la waydiin maayo walee th-cam.com/video/lXGJLifbOtI/w-d-xo.html

  • @yaxyemahdi5458
    @yaxyemahdi5458 6 ปีที่แล้ว

    isasax faysalkan laleeyohoow
    aqooniyaan matihid
    waayo adiga ayaan kala
    garanayba wax aad kahadlayso

  • @MubYus
    @MubYus 6 ปีที่แล้ว +2

    faysal rooble.. Tribalist , nr 1.

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 6 ปีที่แล้ว

      waaaruntaaAaqoonyahaanka
      somalidasheekocusubwaarkaleqaarankuwaasida
      sheekadakamaaheelinaaniku

    • @Somfox1
      @Somfox1 5 ปีที่แล้ว +1

      ader qabiil baad ka hadlaysaa .. faysal somali buu u dooda ,, xatii ay qabiil tahayna Faisal roble iyo farax macalin waa isku qabiil , laakin faysal wa anin somali u dooda marka adigu nin cuqdad qaba baad tahaye ogow in FAISAL ROBLE IYO Farah macalin isku qabiil yihiin laakin ay ka doodayaan Somalinimada yaa nacas

  • @yaxyemahdi5458
    @yaxyemahdi5458 6 ปีที่แล้ว

    hhhh
    falsal
    waad iska hasahay

  • @aminaosman8935
    @aminaosman8935 6 ปีที่แล้ว

    Ama diida ama yeela Jigjiga Gari oo Jaarso wata iyo Jidwaaq oo ah Bartire,Abaskuul,Yabaree, iyo Galimays ayaa loo yaqaanay inta kale in yar oo dhex dagta ayeey ahaayeen, marka qaxii ayaay umada kale soo dageen marka inta dalkii nabadgelo ladunku siiyey oo laydin soo dhaweeyey ayaad manta ka bilowdeen, angaa iskaleh, waar hooy ka jooga !!!!!!! kkkkkkkk

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh geri oo xaajiyad qaado oo tigraygii iyo iley garabsanayey baa jaarso kuduulay waxna kamayqaadin oo waatay kahoosgaleen oromo ee mntaba jaarso xoraysatay dhulkoodii jinacsanay tuliguuleed iyo jigjigaba waakuwaa tamashlaynaya ilaahay baana maalqabeeno kadhaliyey 😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว

      kkkkkk jarso wan yasna wlh kuwa aad ku faani cajab

  • @axmedabdi2654
    @axmedabdi2654 6 ปีที่แล้ว +1

    Farax wa tiiyus

  • @bossmanq3671
    @bossmanq3671 6 ปีที่แล้ว +1

    Jaarso iyo gari meyeyna bilaabana markii uu jogey.mingisto heylomaryan oyna isku leeynin tuli guuled waxeyna jaarso.cuqdad.kaqaadey waana sababta ay uraacdey oromada waxaana loohiiliyey gariga waana sababtaas waxa ey u raacdey

    • @farduusmaxamed6805
      @farduusmaxamed6805 6 ปีที่แล้ว

      Kab iyo xaarkeed walaislaturaye oromo iyo jaarso waa iskumid

    • @ayanbarre377
      @ayanbarre377 6 ปีที่แล้ว

      @@farduusmaxamed6805
      Jaarso mntaba waata geri meelsaartay ee rag iyo dumar barooranaya oromaa nalaysay indr tigreegii jabarti meesha waakabacay ee kuu hiilinayey ileen mntaba waxbaad iskacelinlahayde😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 6 ปีที่แล้ว

      @@ayanbarre377 NINKAN SOMALI MA AHA ISKA ILA LIYA DAYUZKAN AFKA SOMALIGA BARTAY

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 6 ปีที่แล้ว +2

    Faysal rooble waa qabyaladeysto nacala kugu yaal

  • @abdikafarismail3871
    @abdikafarismail3871 6 ปีที่แล้ว

    Faarax macalin siyaasi ma ahan waa xayawaan hadana waa wacal faarax macalin

    • @seriesboy6536
      @seriesboy6536 6 ปีที่แล้ว

      Warya ithab malixid atha wecil ah magacaga dib ufiri mangab mangab aya taxay Farah afkaga lamadano chame on you

    • @socdaalxuseen9311
      @socdaalxuseen9311 6 ปีที่แล้ว

      Adaa wacal ah oo doofaar waxaana tahay oromadii af somaliga baratay

    • @seriesboy6536
      @seriesboy6536 6 ปีที่แล้ว

      Wan kahumaxay inaan kula murmo wayo naga manihin lkn waxa qanis (abdikufaar mangab)

    • @seriesboy6536
      @seriesboy6536 6 ปีที่แล้ว

      Dociyasha lafara ciyaar

    • @seriesboy6536
      @seriesboy6536 6 ปีที่แล้ว

      Qanis qanis laga ehen

  • @awalludiinabdi7457
    @awalludiinabdi7457 6 ปีที่แล้ว

    Wah!!, maxuu ubadale shekadhii uu ogaboodhe uu kudhaliilaye Faraax markii lagudhahay Faraax qhadka masoogaliyaa ?

  • @yasirilkacase43
    @yasirilkacase43 6 ปีที่แล้ว

    Heestan xun naga daa

  • @shib5173
    @shib5173 6 ปีที่แล้ว +2

    jaahilkan. maxaad ka wareesa naysa. aqoonba. maleeh. ee. war. wariyaayasha maxa ka qaldan.

    • @nabilproductioncenter9909
      @nabilproductioncenter9909 6 ปีที่แล้ว

      In aad oromo tahy shaki iguma jiro nacas yahoow Somali waa Somali insha Allah way xuroowi doontah

    • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
      @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 6 ปีที่แล้ว

      Walaal waan kuu nasteexaynayaa shaqsiyaadka wax galka u ah umadda lama caayo aqoonyahan
      Faysal rooble Waa laga yaaba inaaanu fikirkiisu ku qancin laakiinse wuxuu hadlayaa fikirkiisa
      Waad mahadsan tahay Walaal

    • @xasancadoow6090
      @xasancadoow6090 6 ปีที่แล้ว

      Anigaa kuugu raacsan in uu yahay cilmaani jaahil ah oo xaar kiisa cuna doqonka orodoo mazjidka gal ee cibaadeeyso anigaa aqaan oo isla joognaa LA

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 6 ปีที่แล้ว

      WARYE GOORMAD BARATAY AFKA SOMALIGA? WAXAA TAHAY CADAWGA SOMALIYED WAANU ISKA KA QABAN

    • @xasancadoow6090
      @xasancadoow6090 6 ปีที่แล้ว

      Adigoo sujuu ah maa dadka umaleeysay professional tuug faqash ah baa tahay ninkaana waa adeerkaa ogaadeen tuugsade