GEESIYADII LA ILAAWAY. FAACUUL ADEN IYO M. DHEGAWEYNE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 ปีที่แล้ว +3

    Geesi soomaliyeed Geesi soomaaliyeed ma iloobo adigaa walaale geesi ah 🇸🇴💕🇸🇴🍀🇸🇴🌹🇸🇴👍🇸🇴🤟🏾🇸🇴✊🏿🇸🇴💚🇸🇴😇🇸🇴

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 4 ปีที่แล้ว

    Muddane Aynanshe, waan ku salaamayaa, waxaana kugu salaamayaa salaanta Islaamka, salaanta Soomaalinimada iyo midda waddaniyada. Mowduucan kooban ee dahabiga ah iyo sida qiirada waddaniyada leh ee aad noogu soo gudbisay, waan kaaga mahad celinayaa 1000 jeer. Waddamada (ummaddaha) adduunka, waxay leeyihiin taariikho ay xafideen oo yaalo meelo loogu talo galay sida Maktabadaha, meelaha lagu keydiyo sooyaalka taariikheedka (museums), iyo kuwo ka lumey oo wixii la doono ha ku kacaanee, ay weli baadi-goob ugu jiraan in ay usoo bandhigaan Qarankooda iyo shacbigooda si ay u fahmaan waxay awoowayaashood u qabteen dalkooda hooyo. Taariikhahaas oo u kala baxaya, kuwo dalka gudihiisa ka dhacay iyo kuwo dalka dibediisa ka dhacay oo markaas dadkii taariikhdaas sameeyey loo aqoonsado halyeeyo Qaran.

  • @soleimanguleid5320
    @soleimanguleid5320 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa geesiyiin kuwaasi. Maantana Cadowga Somalida ayaa loo kala dheereeyaa. Qaar baa Mangisto u arka walaalkood oo waliba ku faana Somalia ayaan burburinay. Haddii aad burburisay maxaad maanta haysaa. Jawaabtu waa waxba. Waxaa la hayaa keliya been socotay 30 sano. Waa NGO refer cagaagan lagu naas nuujiyo

  • @inaahmed2349
    @inaahmed2349 3 ปีที่แล้ว

    Nin Wax BadaN Og Adeero Taariikhda Wiil waal
    BaNu Ka SuGi Insha Allah

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 4 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekooyinka ka dhexdhacay ayey soomaalidu buunbuunisaa gaaladana teeda maba sheegaan

  • @chugrijama7139
    @chugrijama7139 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaahoow Guusha Garabkooda Ka Yeel Dowladeena NABAD iyo NOLOL Iyo Ciidamadeena Qaranka Soomaaliyeed Illaahoow Wadankeena Horumar isdaba Joog Ah Oo Cajiib Ah Oo Xawli Ku Socda Gaadhsii Illaahoow Soomaali Ka Dhig Kuligood Kuwa israaca Oo Quluubtooda Ka Dhamee Qabiilka Waxa La Yidhaah Oo Soomaali Kuwa Qaranimada Soomaaliyeed Ku Beer Quluubtooda ,Oo Qof Walba Waafaji Inuu Wadankeena Wanaaga U Qabto Oo Cadawga Dibada Iyo Gudaha Ka Illaaliyo Illaahoow Soomaali Ka Yeel Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin Inshallah Aamiin

  • @abdallachanel8187
    @abdallachanel8187 4 ปีที่แล้ว +1

    Aqoonyhanc
    Caynaanshe

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 4 ปีที่แล้ว

    huuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 4 ปีที่แล้ว

    JEFFREY ARCHER, AMA CAARSHA DHEERE

  • @s-hayna6421
    @s-hayna6421 4 ปีที่แล้ว +1

    kan hadlaya iyo idinkaba hoyadin wasa kani mha anaga

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 4 ปีที่แล้ว

    Waaryaa beenta nagadaa nin weynbaad tahay

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 4 ปีที่แล้ว

      Inasaed Xasan hinaase waa awooda Laangaabyada