No matter where you are please Don't stop praying for our brothers and sisters in Palestine My ALLAH accepts our Dua. Palestine will be free 🆓 inshallah 🙏❤️💪💯🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💚🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Mashallah labor qof oo ad u qalbi wanaagsana tihin ck iyo miss world dadka qalbiga wanaagsan dad un ba ilahay daba dhigaya marka wad ka guuleysateen youtuber is hesha wa farxadan oo kale dad ban haysan qosolkas Mashallah guy's wan idin wata ciyaal reer xamar I'm from xamar jajab I born kartan cadey
Wcs CK Ducaysane wan Ku salamay I fiirfiiri iga dheh socsoco way socsocotaye Ducaysane caadi ma tihiin faraxad igu noloooow adiga iyo walshaa mssword quruxleyda
30k likes haduu gaaro 1 week Kadib Safaro Xamaasadooda Wato Bilaabaa insha Allah let’s go ❤❤❤
30k likes Haduu gaaro 1 week Aaa
See camal ck Goatka Social mediyaha inaa tahay maa ilowday 2 days ama 3 Days Baa ku gaari kartaa bee 🤔
Abgaal hadaanahay xaad digirta noogu caayhee areey dufkubexee
nabadoon hadda ayaa farxadaada heshey, aniga hadda kuuma mahmaahayo lkn ogow in aad hadda nolol farxad leh heshey hadey idiin hagaagto sida aan u maleyneyno nabadoon
😂😂😂beenta dhaaf passport ma heysatid 😅😅😅
Wax ladoowan karo dadka lahor imo markaasa 30k gariye
Aan ku wada salino xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah❤❤❤❤❤❤
Scw
Scw scw scw
Scw❤
Scw
Salahu calyhi wasalam ❤
OHMG MUQAAL.QURUX BADN IYO LABO QOF OO QALBI WANGSN IS HELEYY My dhiga form.murisadee inaa derkeyy ck nolow❤❤❤
king ck m.a waa dheer tahay m.a m.a
miss world iyo mr world is helay
HAWIYE HANOOLAADO ❤️❤️❤️
Ya Muqallib al-quloob thabbit qalbi 'ala deenik يَا مُقَلِّبَ الْقُلُوبِ ثَبِّتْ قَلْبِى عَلَى دِينِكَ “
Aamiin
Aamin
AMEEN❤ YA ❤ALLAH❤
Amiin 🤲
Amiiiiin yaaa rabiiiiii
Dhashii hawiye❤ waa idin wadanaa. From duriyada😊kasii ah reer burco🎉
Ninka naku haya TH-cam ❤king ck Ina aderkeyga ❤🥰🦁
No matter where you are please Don't stop praying for our brothers and sisters in Palestine My ALLAH accepts our Dua.
Palestine will be free 🆓 inshallah 🙏❤️💪💯🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💚🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
inch'Allah grâce à Allah toute puissant Palestine sera libre Allahuma Amin
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Free Palestine inch'Allah
ck qosol baa iga dhamayseen adiga iyo mss world romantic kulahaa 😅🤣
Gabadhan ma jecleen lakinse after this vlog qof qalbi fican be u egtahay 😂 ck wuxu waato waan waata aniga ❤❤❤
Anig kula midaa ❤
O cada 😂😂😂😂
Miss world naag nol waaye yaaqay kaftanka naga joojiya isku qabsada waa isku soo baxaysiin beautiful gorgeous couple waan idinku farxi lahayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team Ck hadii aan nahay miss world waa wadanaa noo wada cunta karinta 😂😂😂
Legend salam from Djibouti ❤😂😂😂
Kuwan haday is guursadaan qosol kama dhamaanaayan wllhi waa is fahankaugu ficaan noloshaa noso badiya muuqaladan okale ck legend ❤😂
Istaqfullah qosolka iga dhamaday wlhi labo jinoole is helay m.a xafidullah ❤❤❤
😂Labo qof oo funny mrky ishelan waa iska sidan goat keep going
Gabar Hg io wiil murusade ah guuleyso guurkiina guur qeyr❤❤🎉❤
Wiilku waa gabooye
@@zamzamyusuf9575hooydii ayaa aha gabooye wll isgu waa mursade
@@zamzamyusuf9575 Gabooyaha waa Hawiye, meeshaa uga har marka.
Ck wlh wa waxyaro romantic ah gaabdh besbaa kamaqneed 😂😂❤
Cuntada saan layskula kariyo wax ka macaan majirto maashaa Allah 🌹🌹🌹
Legend waan idin salaamey adi iyo Walasheena mss world❤😂 from Zomaliland❤
Wax wlpa la dhagesto wxa ugu mac quran ka alle 🫶🏻😍adinkana jeclada quran ka alle sidu alle nijeclado 😢
😂😂😂😂 waxan qalbi jabisa waa dhafena hawiye kingdom’s 👑👑👑👑
Labo qafood oo fani eh markee is helaan iska sidaan Legend waxaa so salamoyaa muqdisho cadey 🙌🙌
Ck qosolkisa guriga dhan sidii musalsala lola socda shacdiro io romatiga leysu tarsada❤❤❤video ima dhafo❤
Ku salin Nabigena( s.w.c) the best person ever the most knowledgeable and the most shine of all created❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
King Ck and Mss world both are hilariously gorgeous.😍😍😍😍
Ck greatest of all time favourite hada nahay reeer somaliland wxa thy mid si wayn looga taagero TH-cam kaga
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤
Warawa
Wlhi wa Laabo qoof oo qalpi wanagsan cumar and sister respect bro from Somalia 🇸🇴
Mansha Allah waa isku nuuraysaan guulaysta ck waa qof iga qosliya
😂😂😂😂😂😂 qosolka ayaad iga dhamesen 😂😂😂😂😂 ck sidaas ayaan kaa rabaa dad qaar reaction kooda sidaan ayaa kaaga fiican
Life is too good when your gurl with you,🎉❤
Keeps goings my brothers and sisters go forwards 💯💯❤😍♥️
Dhaqan xun keep going ku jirtaa ceeb
Ck canada 🇨🇦 imow itaa lagaa rabaa maraykan gaajo Iyo xaasodnimo u daa happy families in Canada 🍁 🇨🇦🇨🇦🇨🇦
Habargidir + Mursade waaba wax aan waligey arag Masha alaah lamo hawiye ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👸👸👸👸👸😎😎😎😎😎🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍😍😍
Made in hawiye 😂😂😂😂❤❤ ck family
😄😄😄
King ck keep going zxp qli cadawgaaga unoolow ❤❤❤
CK bro gabadhaan farxaanka ah yay ku dhaafin Miss-world naaag noool waye, waa qof aad isla jaanqadi kartaan oo karti leh🥰😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
War ck dhip badanaa gabdha waad dhiptee igu wareegso kulahaa 😀😀😃😃
Mss wool waaa somaliye gapadha ugu qurxoon xaqiiqdi walshey il.iyo af alla hakaa dhooro ck ♥ lipaax calaf alla hakuugu daro waaa kuwataaa ck
ALLAH IS ONE ❤
Miss world dartii ku dawada wlhe coonkan abayo iska alaali ❤❤
I'am from Djibouti ck is the best weeye
Bro you are legende legende dhalaye baa tahay keep going bro
waa muuqaal qosol badan ck iyo miss world keep going sxb
Cadawga ha Iska ooyaan Jaanis kale ma Laheen the goat and the quen❤
MashAllaha you are matched with each other, keep going and good luck with your love ❤️❤️👌👌🎉🎉
King 👑 CK qofta Jag waaye 🎉🎉Noo guurso 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💋
Xage bu genyah tolow😂
Goat of social media❤
Wow amazing king 🤴 ck romantic boy fire 🔥 challenge 😍 intaa ka heesya like 👍 saar
You guys are so cute together mashallah ❤
Jah ina ader love dhac igu sii🥰❤️
الهم صلي على نبينا محمد وعلى اهله وصحبه وسلم ❤
Goat of social media❤🎉
❤Masha❤Allaah❤Joga❤Jira❤Hamblyo❤wad❤Isku❤So❤Baxden❤Masha❤Allaah❤
Ck taliye waan inku heestaa 😂qofta no ilaali waa gobtii sacad saciid
Hhhhhhh ck mixno cunto aan cunaye aa igu Dili rabtay qaraaxo nin qalbi fiican❤
Waad isku soo baxeysaan idinkoo walaalaa❤😢
Ckeyow mar sadexad ku soo ceeli adiga iyo missworld wan ku baryaa wan ku baryaa wllhi wad iga qosalisen😊😊❤❤
CK keep going my brother ❤❤❤❤❤️❤️🩸🩸
2 bo funny ehaaa ishelay qosolkaa naga dhameyseen King & queen ❤
Ck zxp aad kuuu taageeraa. Wali waxaaa iga qosliya filter ka yar ee aad mar mar ku dhax darto muuqaalka❤
Inta soo aragtay Ck waa laga tarxiilay America ee halkan usoo carartay si ay usoo hubiso ✋️
Canadian 🇨🇦 sidee buu ku galay
Masha Allah ❤❤❤ Ck you are so funny😂😂👍🏼🥰🥰
Team Ck family and mss world vedio nosoo badiya❤❤❤
Dumashigeena io gabdheena welcom dumashi 😂❤from hg sacad🦁👑
Majogti leee aword from Ck
The Goat of Social media❤
😂ina dhibka naga dhaafa almiina hdaa dhaafikarin nosoo badiyah😂😂👌
Waan is rabnaa camal oo cad waaya🤣🇸🇴🥰❤️👍
Masha alah ❤waisku ficntihin islajoga waligina bro❤❤❤
Mashallah labor qof oo ad u qalbi wanaagsana tihin ck iyo miss world dadka qalbiga wanaagsan dad un ba ilahay daba dhigaya marka wad ka guuleysateen youtuber is hesha wa farxadan oo kale dad ban haysan qosolkas Mashallah guy's wan idin wata ciyaal reer xamar I'm from xamar jajab I born kartan cadey
Waw waw amazing, CK keep going brother
Ck iyo mss word noo so badiya videoyasha wada wadiin
Masha aallha qosl iiku dishen king Wan ku wat
Walaahi waa iga qosashiiyeen miss world iyo ck 🎉🎉🎉😂😂 I noolaada walaalaheey
Ck funny waye😅😅😅 socosoco ayada ba wey socotee😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤
My brother kind of the king Cadowgaaga U Nolw legend
Bas naga dhahee😂😂😂 se camal yanyo la isla jarayo😂😂😂 runteed waye💪🏽 no sharing👏🏽👏🏽
Wcs CK Ducaysane wan Ku salamay I fiirfiiri iga dheh socsoco way socsocotaye Ducaysane caadi ma tihiin faraxad igu noloooow adiga iyo walshaa mssword quruxleyda
Saa uqoslaayay qosolkii ayaa iga dhamaaday ifiir fiiri aa labo kaladaran aa LA isku keenay 😂😂😂😂❤❤❤
Aad iyo aad 😂😂😂
😂😂😂 Hadda ani ifiir fiiri nh
Kuwan. Yaa isku balimiyay 😂😂😂
@@xidigtainamaxamed1800 kkk wee nawaaleen kuwaan ma barajeenaa labadeena
😂😂😂😂
Qosol igu disheen ❤love you ck and missworld❤
Aan kuwada salino xabiibkeena muhamed scw❤🤩
Taliye waa sawabta cadow bdn uyelatey tana kamid ah wxa thy qof qalbi wngsn legend ck
labadan wayba isku soo baxayaaan❤
Hawiye khan hore u socda
Masha Allah
Nio gabadhan walahi maskin waye mida kale wa gabar qalbi fcn siday ilamuqato lkn waxan aad ogaxumahay in bilawgedi hore xoga yaraficnen.
Huuno sika dhaqa digirta wayo mudo badan baysaran yihiin shelf ka ❤
Maxa ula jeeda dhilo hadalka
Anita iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
So funy wallhi wad iga qosliseeen video cml nosobadiya😂😂
Subhanalah ma dad is qaba tahiin soda labo is qabo ookala u dhaqmaysan ilahay ka xishooda ajnabi kala tahiin
Ck wlhi wan iska jaclhay❤😂
ck ayad ayan ku tagera lkn manta wan kanaxay waayo kulamadonayo gabadh cana tihore waxkumad qadan miya wll cadow aad u badan ayad leday iska jir waxyabo badan qofkuna hadu gesiyay mawayo bisado kadaba yusa marka adigu lugta haysku qaban bisadaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaahayna hakula jiro marwalba
Masha Allaha guuleysta
Ck is the lagend 🔥
Free falastiin allah dhibatada ka dul qaad❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ninkaliya kaliya TH-cam ugu jecelhy ina dawado wa iga woslusisa ina aderkey ❤️❤️
Mashaallah your guys are funny laabadeyda😂 garaabod ❤🎉
Masha allhhh Masha allhhh walalkey CK iyo msss wold qaatri sanaaa ❤❤❤❤❤❤❤
MASHA ALLAH 👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@kingCk isku qabsada nooh waa isku so baxaysaane wlhi 😍