YAA AAMINEE INUU KU BADBAADIYO GAME QATARTIISA LEH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 ปีที่แล้ว +349

    Amiira qof qalbi wanagsan adigoo dhaceysid maku fiirinaa naxariista waloo dhashaa Masha Allah amiira qurux❤❤

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh ปีที่แล้ว +133

    Amiira waa qof naxriis badan 😢😢😢

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 ปีที่แล้ว +91

    Amiira hadalkeeda 10 Mar Ku so ceshtay naxriis + naxriis Masha Allah nolow queen amiira

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 ปีที่แล้ว +92

    Amiira laba jeer baan ka helay mar ayadoo gaduud wadata ayay Asad badbaadisay oo ay tidhi ama dhahday adoo dhacaya maan ku fiirsan karaa Ax 😢😢 waa naxariistii oo qofa ❤ marka labaadna anoo naxsan oo is leh Amira koko intay doorato ayaa biyo lagu shubi doonaa ayay caqli isticmaashay oo Ay fahamtay ama qiyaastay waxa dhici kara kadib Asad ayay dooratay wayna badbaaday ❤ labadaas jeer ba waan farxay ❤❤

  • @aishaaadencaashuu
    @aishaaadencaashuu ปีที่แล้ว +87

    Ku salina nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw ❤️ ❤️

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 ปีที่แล้ว +90

    Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan ปีที่แล้ว +277

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @shaaficiahmed-jd2le
    @shaaficiahmed-jd2le ปีที่แล้ว +69

    MazhaLah amiiro qalbi saafi asadow saxiib Amira oo kle ah wey adagtahay inad hesho ee ilaasho❤😊

  • @Mohaze10
    @Mohaze10 ปีที่แล้ว +114

    Kusali nabigena the best person ever most knowledge able and the most shine all created prophet Mohammad (s.c.w)❤❤❤

  • @Miss-haya
    @Miss-haya ปีที่แล้ว +55

    Amiro wa gabar funny ah I dhibley ah Lkn waa qof naxariis badan❤😂

  • @hudacabdiraxmaan7289
    @hudacabdiraxmaan7289 ปีที่แล้ว +133

    Masha allaah amiiro adigo dhacaayo maan kufiirsanaa jah naxariisteeda ❤❤❤❤queentaydiii❤😢

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 ปีที่แล้ว +55

    Amiiro marka tiri waa naxay lkn waxan hubay ado dhacaya in lagu qaban waayeen m.a Amiiro❤🙏

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 ปีที่แล้ว +43

    Amiro wey iskadib badante lkn wa naxaristi oo qof ahh😢❤

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +149

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫵🏻😢

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 ปีที่แล้ว +1

      Welcome back again guys keep going guys

    • @MohamedOsman-fo3do
      @MohamedOsman-fo3do ปีที่แล้ว +1

      Fgg

    • @Farah_Hasla
      @Farah_Hasla ปีที่แล้ว +1

      Scw
      Koko sister meeqa sano ayd jirtaa?
      Mideeda kale abyo qamaarka mar walbo si Fcn u xiro Mhdsnd
      Farah hasla from Kismayo 🤝

    • @KhatromuhumedHassan
      @KhatromuhumedHassan ปีที่แล้ว

      Salahu caleihi wasalam

    • @mohamud65
      @mohamud65 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 ปีที่แล้ว +34

    😢 adigo dhacaysid manku fiirsanaa wan la ilmeeyey wlhi qabqabtyda

  • @abdikaafi9289
    @abdikaafi9289 ปีที่แล้ว +98

    Hadal qof la aminay adoo dhacaysid maan ku firsana😢❤

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +96

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏🏿♥

    • @AyaanLaki-tz4xr
      @AyaanLaki-tz4xr ปีที่แล้ว

      𝐰𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐪𝐝

  • @boqorada886
    @boqorada886 ปีที่แล้ว +71

    Amiira qof qalbi fcn waye wllhi anoo ka walwalsan asad amiira ayuu doorty amiirana gaduud wadataa alaa asad yaa qabanaayo amuu dhacaa is dhahaayo ayey ku qabatay game kan halis wye wllhi hadalka qalbiga iga taabtay ayaa ah hadaan gadud wataynah adoo dhaceysid maa ku fiirsanaa🥺❤

    • @a.rizakfarahnur4981
      @a.rizakfarahnur4981 ปีที่แล้ว +7

      Wlh been maaha amiiro qof qalbi wngsn wye masha Allah waa hooyo meeshas naxariista kakeenta filaa

  • @shagtiiozman
    @shagtiiozman ปีที่แล้ว +62

    nabiga hanku sulino scw❤❤

  • @ubaxshire3842
    @ubaxshire3842 ปีที่แล้ว +55

    Amiiro😂❤adoo dhacesid ma ku fiirsana😮❤️🐐🐐🫶

  • @Deeqsan-nd6iu
    @Deeqsan-nd6iu ปีที่แล้ว +21

    Wllhi waa naxsanaa Asad ino dhoco kabaqaye amiira qalpi wanaag m.a Allah ku xifdiyo abayo🤲🤲

  • @AbdirahmanKadar-z2m
    @AbdirahmanKadar-z2m ปีที่แล้ว +20

    Kii aamira is dhaafiyay wuu khasaaray gabadhu waa wada naxariis maanzha allh ilaahay mustaqbal ifayo sii

    • @senabaxmed8105
      @senabaxmed8105 ปีที่แล้ว

      Doqoni calf malh

    • @senabaxmed8105
      @senabaxmed8105 ปีที่แล้ว +2

      Doqon calf malh waa gabr cajiib ah allow usiyaadi

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 ปีที่แล้ว +42

    Alaa amiira qurux wllhi mashallah qof wangsan👸🏾💋❤️

  • @hana2174
    @hana2174 ปีที่แล้ว +69

    Wow amiira she is amazing 😻 I love her 😍 ❤

    • @MuhiaSadiqi
      @MuhiaSadiqi 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi ปีที่แล้ว +49

    ASAD ABOWE Barnaamijkii Pause challenge ayaan rabnaa inta igu raacsan like ❤❤❤

  • @Isxaaqmusdhaaf-fs3nz
    @Isxaaqmusdhaaf-fs3nz ปีที่แล้ว +68

    رزقنا الله رؤبة الحبيب في جنة الفردوس الاعلى

    • @clrisaaqxarago
      @clrisaaqxarago ปีที่แล้ว

      youtube.com/@clrisaaqxarago?si=d5KT5iV39q12z2Kr😢

  • @suraleydareradan6607
    @suraleydareradan6607 ปีที่แล้ว +17

    Amiiro m.a walhi wa aqliley ado dhaceysid ma firsana qof sa kugu naxayo sida logu helo we adagthy😭🫡🫶♥️

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm ปีที่แล้ว +8

    Walahi amiiro waaqof qalbi wanaagsan sabatoo ah waa hooyo hooyo na waanaxriis miiran ilahey hanodaayo

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 ปีที่แล้ว +76

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @faadumosiciid7652
    @faadumosiciid7652 ปีที่แล้ว +29

    Naxariisti oo qofa Amiiro waan ku jeclahay ❤😊

  • @ifraaxxilkas5169
    @ifraaxxilkas5169 ปีที่แล้ว +12

    Amira wlhi wa gbr naxriis bdn anigo ilmynyo arky mna aqno sbbt😢❤

  • @meymuunsamaan9718
    @meymuunsamaan9718 ปีที่แล้ว +16

    Amiiro qalbigay ka jabaw tay aadoo dhacaa man ku firsana waa hadal misan leh wll nimad & Asxb nimadana saas Ah ❤ mhdsd Aamiro wll Asad Alle hano cafiyo idam Alle😢

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 ปีที่แล้ว +12

    😢😢😢ayy amiira wllhi qof naxriis badan waaye

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud ปีที่แล้ว +38

    Masha Allah, keep going Team 27 🙌🤗🥰❤️.

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx ปีที่แล้ว +14

    Iamk iyo amiira wlhi asad waa jecel yhn waayo labdoodba degdeg bay u badbaadiyeen markuu dhacyay
    Lkn cayda iyo koko waa looga hor maray labadooda badbaadinta asad marku kursiga iska ridayo

  • @AmaalXasan-w5q
    @AmaalXasan-w5q ปีที่แล้ว +5

    Inta qalbiga wanaagsan waan idin taageeraa u asad kamid yahay iyo amiiro iyo kokoo

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 ปีที่แล้ว +4

    Man sha allaaah amiiro qurux waa naxariistii oo qof ah adigoo dhaceysid maan ku eeganaah

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama ปีที่แล้ว +19

    Marka uu asad leeyahay amiira wa ku doortay I badbaadi
    Naxariista dareentay farta taaga👀❤️‍🔥🥰

  • @queenofquens8930
    @queenofquens8930 ปีที่แล้ว +18

    I can't wait team amira iyo kooko gushaoda asad iyo ceda guul daro izku so diyarsha

  • @happygirl539
    @happygirl539 ปีที่แล้ว +21

    Dumarland caawa waa guuleysanay hambalyo 😂

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal1625 ปีที่แล้ว +28

    Amiira qurux naxariiS maasha allh adoo dhacysid Maa ku fiirsanaaa hadaL mugu iYo miisaaN keH❤😢

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 ปีที่แล้ว +28

    Amiro game ey kujirto mabo lagacajisayo❤😊

  • @abdishakurabdixuuf2174
    @abdishakurabdixuuf2174 ปีที่แล้ว +17

    Amiira aadbey ugu qurux badantahy okiyalaaha 🎉❤

  • @abdiqanimaxamed197
    @abdiqanimaxamed197 ปีที่แล้ว +30

    amiiro maskiin calool jilicsan ❤ducaa qabtaa yaakhe

  • @Tabirin41
    @Tabirin41 ปีที่แล้ว +69

    May Allah protect & save them all 🤲 Pray for Palestine 🇵🇸

    • @user-poi81
      @user-poi81 ปีที่แล้ว +1

      🤲🤲🤲Ameen Ameen Ameen

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 ปีที่แล้ว +3

    Cawa amira iyo koko wey ila jiraan jah gul kuweygii 🥰waxan ka helay amira sidey asad u badbaa disay iyo koko hab usisay koko nah waxey u I jibisay amira oo ay tiri ha fadhisan asad waa lagu dul shaxay cawa wax badan gabdhaha wan qiyan tay lkn cawa wey ku tashtey koko iyo amira www m.n🥰🙏

  • @abdicasiisyacquub-jc2eg
    @abdicasiisyacquub-jc2eg ปีที่แล้ว +27

    Kusaliya rasuulkeena صلي الله عليه وسلم ❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +5

    Alla m.a sidey labadoodaba usoo kala carareen amira and koko team27 ismujiya

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +11

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.10 ปีที่แล้ว +46

    اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين ❤😭😭😭🤲🤲

  • @abdiwahabboqran335
    @abdiwahabboqran335 ปีที่แล้ว +26

    the greatest of all somali youtubers

  • @aaminamohamud44
    @aaminamohamud44 ปีที่แล้ว +11

    Amira qof qalbi wanagsan ado dhacaaya miyaa kufiursan karaa😥

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 ปีที่แล้ว +7

    Amiro sidey udahde ado daceso man kufirsanaa😢❤

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 ปีที่แล้ว +62

    Koko is so funny 😂 ❤❤❤

    • @caynuush
      @caynuush ปีที่แล้ว

      Marki asad biyaha lagu shubayi marko koko dhahe see unaxde😂😂😂😂

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 ปีที่แล้ว +22

    Adoo dhacaya maa ku fiirsanaa😢 hadyad sii amiira🎉

  • @mssCanada995
    @mssCanada995 ปีที่แล้ว +8

    Asad marka biyaha lagu shubayo sida uqoslyy lee😂😂😂😂😂

  • @marryme4690
    @marryme4690 ปีที่แล้ว +16

    Amiiro Cadi Ma'ahan Shactiroley Waye😂
    Asad God Qiyamo intaa Qodese Adi lee Ku Dhacay😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 ปีที่แล้ว +5

    Amiira qurux naxariistii oo qof ah wllshy guulayso❤

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett ปีที่แล้ว +13

    Allah is one☝️prophett mohamed scw❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 ปีที่แล้ว +20

    Amiiro waa gabar naxariis badan mansha Allah ❤

  • @Nimcocabdilaahi-pr9hb
    @Nimcocabdilaahi-pr9hb ปีที่แล้ว +20

    Asad and ceyda next game 😂🎉👍 waan idiin wadana i.n 🎉

  • @Zihaam-smile2022
    @Zihaam-smile2022 ปีที่แล้ว +4

    Igula sali nabigeena muxamad scw scw❤❤❤❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 ปีที่แล้ว +6

    Amiira Gabar qalbi wanag san wllhi m.a adoo dhacesid maa ku firsana Hadal fcn m.a queen👸🏽❤

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin623 ปีที่แล้ว +21

    M.a amiira qurux qalbi wanaag❤

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 amira iyo koko caawa qosol bey igu dileen 😂😂

  • @AzmaladanElmi
    @AzmaladanElmi ปีที่แล้ว +24

    MashaAllah Amiira qurux ayaa shidey game ka 🔥🔥👏🏼👏🏼

  • @AdeshYARE-mn4sk
    @AdeshYARE-mn4sk ปีที่แล้ว +3

    Wow amiira she's amazing girlup up up up up walhi waan ku rasanxiyaa ❤my brother ASAD HAGIYO keep going never given up l wish you 2 :m

  • @Subarman32
    @Subarman32 ปีที่แล้ว +5

    Asad hagio wllky 1.8 million markaad gaadho ka sugaya iPhone waxan ka filaya inaad aragtay farintaydi ❤❤

  • @zainabcraxman2433
    @zainabcraxman2433 ปีที่แล้ว +24

    Wllky allah lugahaaga kuu soo celiyo l.a❤

    • @ramlaaziiz
      @ramlaaziiz ปีที่แล้ว

      Aaamiin aaaamiiin aaaaamiiin yaa rabbi

  • @faisakhalif7896
    @faisakhalif7896 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi amira qof qalpi fcn wye m.a ilahay hadesto♥️

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 ปีที่แล้ว +29

    Koko the legend 👏 💙 ❤

  • @mowliidhalane8795
    @mowliidhalane8795 ปีที่แล้ว +4

    Amira side u naxday marki Koko lagu dhufanayay caaga😅😅😅😂

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan ปีที่แล้ว +7

    Naxariistii Oo qofa Amiiro 🩸❤️‍🩹🧕🤦‍♀️🤍🤍
    ASAD SAA id Ha isku tuurin Mar lagayaabaa inaad madaxa dhulka kudhufsatid jug nh aykaasoo Gaarto😢

  • @Isxaaqmusdhaaf-fs3nz
    @Isxaaqmusdhaaf-fs3nz ปีที่แล้ว +3

    Asad hagio waan kusalamy from koonfur galbeed especially baydhabo jnaay

  • @Magic-b7
    @Magic-b7 ปีที่แล้ว +11

    I aamin ani like iisaar wa ku ducena😂❤

  • @queenofqueens4645
    @queenofqueens4645 ปีที่แล้ว +5

    Asad turubkii adiga iyo arimahena ciyaari jirteen oo biyaha la isku shubaayey, team ka cayarsii wiilasha iyo gabdhaha, tnx waa marki igu horeysey een comment kusoo qoro

  • @Aluu0202
    @Aluu0202 ปีที่แล้ว +16

    Amiiiiiro qalbi wanaaaaag 💕💕she is tooo innocent wlh I love her

  • @AbdullahiAden15-pb9pu
    @AbdullahiAden15-pb9pu ปีที่แล้ว +7

    Amiira m.a Allah wa kwr qalbi wngsn 😢😢❤

  • @PHAAFIYE
    @PHAAFIYE ปีที่แล้ว +10

    Alla amiira qof jirta

  • @ruuncadey9068
    @ruuncadey9068 ปีที่แล้ว +3

    Amiiro way naxariis badanthy m.a❤❤❤

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 ปีที่แล้ว +4

    Amiira naxariisbad naa mansha Allah qlbi xabxab💝❤

  • @Qureyha
    @Qureyha ปีที่แล้ว +4

    Ala amiira qof naxariis badan🥺❤️

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 ปีที่แล้ว +2

    Mshalah amira qrx naxaristo o qofa ado dhacaya ma ku firsana kulaha

  • @Ifka14
    @Ifka14 ปีที่แล้ว +3

    OMG amiiro hdaa gdud hayana ado dhacayo maku firsana😢

  • @Kingdiisho
    @Kingdiisho ปีที่แล้ว +12

    Marku videogaagu iisoo dhaco waan ku farxaa big fun for you🎉ilaa 200k kaasoo rAcay❤

  • @Ina_cabdulaahi
    @Ina_cabdulaahi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asad geamkan Soo samey hada guriga filada aa joktaa sax kosoo samey
    Koko iyo amiiro ladan iyo kiki sundus iyo samia Hal vediow lee kusoo samey hadaadan sameen Karin iska addaa caafimad aa kuu rajeynaa ❤

  • @IfraaxCali-q3q
    @IfraaxCali-q3q 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaallaah amiiro wayqalbiwanaag santahay❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅

  • @abdulaahiabduqaadir272
    @abdulaahiabduqaadir272 ปีที่แล้ว +5

    Amiira qof qalbi fiican weeye

  • @MOHAALIABDI
    @MOHAALIABDI ปีที่แล้ว +5

    Waa u jeedaa waxaan ahay dadka ugu horeeya ee ku daawada
    Sxp sidaa kuugu hiiliyo iigu hiili waa haddii aad libaax tahay
    2 million is coming soon bro

    • @MOHAALIABDI
      @MOHAALIABDI ปีที่แล้ว

      Full respect 🙏 🫡 👏 🙌 👌 💯

    • @MOHAALIABDI
      @MOHAALIABDI ปีที่แล้ว

      Respect 🙏 🫡 🤲 🙌 🙏 🫡 🤲 🙌

  • @roodoabdi7517
    @roodoabdi7517 ปีที่แล้ว +4

    Amiiro and koko wan idin waataa ha ina ceebenina team gabdho ❤

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 ปีที่แล้ว +4

    Amira hadaleeda ayaa wx köe naxariita masha allah❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 ปีที่แล้ว +10

    Amira qof qalbi wanagsan❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 ปีที่แล้ว +6

    Amira qof qalbi wanagsan le k.a❤

  • @mr.arfahowkampony9282
    @mr.arfahowkampony9282 ปีที่แล้ว +32

    I love somali people🇸🇴 from Brazil🇧🇷😍😍

    • @abdinasirahmedciise2061
      @abdinasirahmedciise2061 ปีที่แล้ว

      Thank u

    • @wllzhaaruuyare5944
      @wllzhaaruuyare5944 ปีที่แล้ว

      😂

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว

      Mr arfahow maba labaxan brasiliyaanka 😂😂😂farax lifti qaatay uma xumid hanagu solaban rerkas lee aaso

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 ปีที่แล้ว +4

    ALLAHU AKBAR🥺☝️❤️ ALLAH IS ONE ☝️

  • @MustafeidirisAxmed
    @MustafeidirisAxmed ปีที่แล้ว +7

    Amira big respect 🙏

  • @aadanrahman7911
    @aadanrahman7911 ปีที่แล้ว +3

    Amiira iyo koko markay isla jiraaan game xamaasad ayuu yeeshanaa

  • @Ibrahim21784
    @Ibrahim21784 ปีที่แล้ว +10

    Love somali people from brazil

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 ปีที่แล้ว +6

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @QadiijoMaxamuud-s9o
    @QadiijoMaxamuud-s9o 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a amiir quurx qalbi saafi❤❤❤❤