ala qosol badana reer banaadirigu ma saasay isku dagaalan NAda iyo huda dabaday isku dhageen ala boorborku waa qosol miiran😂😂😂atirishoo qalan baaba ka xoog badan inkasto ay u turayeen
somalida been badan a horta somaliyaay ma caruuur baad moodan dadka idin dawada mise inaad caliga nala leedihin baad moodan anigu yabay been been aya lo dagalamaya cajiib waxasi wa iska been iska daaya been yaan rabi idin cadhoone prank ya idin xalaleyay xata hadanata dawadayashiina ku samynaysan yaa idin xalaleeyaay
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤❤
Huda maskiin qof wanaagsan wye wlhi 🥺 nada nocas maa eheed wlsha xitaa respect umuuji 🥲
Mida kale inaan kulahadlaan rabey mashguul ayaan kabixi la ahay maasha.allaah horey usiisoco keep going ayaan kuleeyahay thank you
Wlhi Huda maskina wayey 🥺 she was like nada nacas mathy 🙌🥺
Huda waaa funny wlhi
Mash Allaaaaaaah inan dagn❤❤🥰🥰
Gabadhaheen waana idin jacelanahay feer shiiqaal❤❤
Asc nada huda humble magacaada ayaan layaway maasha.allaah magacaadaan kaheley
Wala hishay tem atarisho ismojiya♥️♥️
Wlhe huda and nada waa adgesi bdn tahe masha allh somali kale hadi ahan lahayen dagal wen aye sameynalhaye 😂😂🥰🥰 my queen sister
atariisha ilaaliya wayo way qalantahay 😢
Nada caawo meel lagu saray adaa dadka prank kudhibe🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Atarishada islali walashey waad qalantehe..wlhi wanka nahay ini Mel xun lugu dufto
bil aadankee ahay😂😂😂😂
Masha aallaah
Huda alle ha dhaafo gbdh qabooban ixtiraam leh waayi
اللهم صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
Horta bayou jiliinkaga waan kabilaa isiaka iyo muxitadiin teen lakin bank Lee markets semeysaa green going baayo
Walahay waa mis kiin huda gacan kuumay qaadin way kudhaw raysay
Nio Atarisho dhibley😆😆 waye wey qalantahe may jogto
Waxaan prank Lama dhihi karo
Prank La is lo ogyahay waaye kkkkkkkk
😂😂😂masha allha walahi wey kagashatey hor usocdada ❤❤❤
WllHi Muqaalka Dhan Qoslaan Ku Dhamaystay🤣🤣
Salaan sare all my sisters where is dayah tonight 💕💕💕💕💕💕
Asc walaalahay salaan kadib wan idiin wada jeclahay sidaa daraaded waxan idinka digayaa prank kiyadan okale ma idiin fiicna waayo xumaan baakadhalanaysa marka wax kale kubadala please ilaah ha idiinka raali noqdo. Farxad kuwaara insha'allaah.
Asc wllo plz is ilali wad qalantay kuma ficno sidan
Ar kuwaan is kajecliyaa markay prank sameenayaan 😂😂😂
Ani xitaa😂hdalkod
huda walhi waa qof fiicn
ala qosol badana reer banaadirigu ma saasay isku dagaalan NAda iyo huda dabaday isku dhageen ala boorborku waa qosol miiran😂😂😂atirishoo qalan baaba ka xoog badan inkasto ay u turayeen
Qoftan qoftii miyaa mise nada lewaaye
Prank fashiil waye qabka laisku qabsanayo aba iga qoslisay wlh war naga xishodah plz waxb benta ah naga dhafah🤣🤣🤣
Huda Funy Weye Naag Tuug🤣🤣🤣
Family arab in the house nada 😂😂😂
100k coming soon
Nada ceebley thy walhi walashaa qalinmarty aad ogtahy inad ladagashid hirigdhawdid ma Aheyn inaad adkysatid oo dulqadatid ahyd huda kaaafican m,a atarisho adgana walaaley dantaaada ogow hiriiga bdn iskadaa
😂😂😂😂hirigdhowdid bes baaan ku qoslay
hadana kuma lahoo caawa waa ku tumay bee ayagaa la tumay
@@caashobashiir648 😁😁😁👌
Nada dabeecad xumida jooji gacan fudaydka kobka qade atariisho waxyar kusigatay in ay kudhacdo marmarka wayo waa qof qalan wlllsh hudana marwalba waad dhirbaxda 🤦♀️ waidin tageera marwalba from hargaysa ❤🤍🖤💚
ma dabacad xuma nada waa ka booda waxa hubso😅
Waaw well done guys 💕
Maasha alaah walaalo ishecel shibtaa shaad faadma
NADA CEEB XITAA XUSHMAD MAJIRTO
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰
Another level prank 😂😂😂❤️🔥
Huda waa gabadh dagan kulahaa iska eego 😂 nadaay uukugu dhacay prank gan ee iska dulqado lkn huda kaa dagan😂😂😂😂😂
Hudo waa gabar fcn
Wacaleykum salam 🥰 🥰 🥰
Atarisho qurux good prank
Wa fuuray ayoo anii 🤣🤣🤣😹
KAN PRANK MA.AHAN EE WAA AMAAN ISIIYA SOCODKIINA IGU BATAY 😍😍😍😍
Rufiyan thy sister
😂😂😂
Hhh
😂😂😂
😂😂🤣
Nada xataaa inay qalantahay atariishadu maad ilowday 😪
Atariishada💃❣😢
naaya nada maxa kaa siya walhi doqon baa tahya caadi aha
Nada caaway waa ku booday umushii ee say sorry 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Nada gabadha umushaa hau gacanqaadin ee qalan waliba atariisho is ilaaali adna wll
😂😂😂this is funny how they were fighting 😅 well done Atirisho👌🔥
Atariisho maxa wallay inad qalantahay ma ilowday 😡😡😡😢
Nolosheeda iyada kajecel iskadhf😂
Wwww wllhi prank aad ayaan ujeclahay soo badi atatisho
Well acted👏👏👏
Misink fadumiin please waad qalante isa ilaali wllo waa markaliye oo aya dhulak kugu Turto oo aya caloshu kufuranto wlhi wan naxasan
No so badiya kuwan oo kle qosl ikuma harin😂😂😂😂
Alaa beerkaa 😂😂😂
Mash Allah wllo you 💖 💓 ❤ 💕
Bisinkoow kan prank wuu dhaafey😂😂
it was good prank 🤣🤣
halihi ku tumi karo wa ku tumay kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂
afkiina maba fahmin aniye maxad ku hadleesiin😒
13:12 waxaad modaa filim hindiya by the way uts a good prank
Dhabdha dhar baluga ixtiram
Dayah waaye?
Miskiinta we qalan thy 😭
Atarisho maxaa jiijiid ku geyy wlly waa ba qalanthy
Atariisho badiyo 👌👌👌👌💯💯💯💯💯
Wow really prank wlhi mashallah
Wxn prnki mahne ciyal ciyaleydan naga daya anaka sameyn jirnay yaranteni mrki wx la isku napo hooyana laga capsana pen pen lis jijidaaa🤣🤣
Huda miskiin😢🥺
gabadha wey qalantahay kaxisho
Atarisho dib badana🤣🤣🤣
San qalad waye wlhi sorry nada
Gabdhahan kuuskuusan iga walosan wlhi hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh masha allah Haplo
Huda tuugo kulahaa 😂😂😂😂
Atariisho Kan prank maaha rurunaad udili rabte🙄
get to 100K subscriber soon🎉🎉
Na waxn dhaqan xuma waxey martidan intey dadka u timid telephone ku forarta
Tuuga tahay albabka ka bax kulahaa 😂😂😂
Huda caadi maahan
Nada xushmad malihid ee xishow
Na heedhe dacskagan baas sanqad bdna ma iygan dhageysana de inder waxa naga bixi haja
Gabartan camaliyad ayey kudhashay hajijisin
Iyagoo gbdho yryr sidan ubal balaadhan yhiin naa iscateeya atarisho idinka waynba inay idinkayartahay lamoodaye
@Maryan ruun Maxamed 😂😂😂😂😂😂
@Maryan ruun Maxamed wa runteed bal eeg say yhin wxs qurux la moday baaf bey oo eeg yhin
Musal sal miyaa wxn bank ma ahee😂😂😂
From Atirisho
Atarisho dagaal gurigada dhexdisa nada 🤣😅😂👌
Walal 600 Subscribe Nageeya waa codsi walaltinimo
Adkeeso😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkkhhhhhhmaskiin nada wallahi
Shekadan sheko laysla ogyey ueegtay 🤭
Wuuw😂😂😂😂👋
somalida been badan a horta somaliyaay ma caruuur baad moodan dadka idin dawada mise inaad caliga nala leedihin baad moodan anigu yabay been been aya lo dagalamaya cajiib waxasi wa iska been iska daaya been yaan rabi idin cadhoone prank ya idin xalaleyay xata hadanata dawadayashiina ku samynaysan yaa idin xalaleeyaay
First one is me
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😭😿🤔
Wax walan🤣🤣🤣
Dagaalka See cml🤔🤣🤣🤣
Wlh wad Ka qelsisan
Kkkkk another level prank 🤣🤣🤣🤣
😘