Qiso Asxaan bay usameeyeen muxu ugu abaal goday 😭 Qatar 🇶🇦 😭💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ย. 2023

ความคิดเห็น • 44

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 10 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalaah😭Dad xanuunsan aya jiro kuwaas oo u eg kuwo feyoow.Facal qeyr ha sameyn shari kuma timaadan maqli jirey,Bal dadkii asago dhiban cawiyay uu sidas u galay.Sidaan shekoyinkan u dhageysanayay ayan aad uga cabsoda inan xaafad walba iyo qofwalba aan aado.Ilaahayo na xafid isma ilaalin karne marwalba,Aamiin yarabbi.

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 10 หลายเดือนก่อน +4

    😢inalili wa ina ilhyhi rajucuun alle haw naxarito dhamntood kuli sharna alle haynaga hayo amin 😢

  • @kawtharmahmod2799
    @kawtharmahmod2799 10 หลายเดือนก่อน +7

    Subhanallah 😢 qof adan aqoon gurigada ha keenin hadii ad cawineyso bananka asagoo jooga caawi ilahey ha unaxaristo wilashas 🤲🏽

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 10 หลายเดือนก่อน

      Wa runta bahallaa jiro dad u eg maskiina.Qofwalba ma wanaagsano

    • @fadumonur6700
      @fadumonur6700 10 หลายเดือนก่อน

      تتتننتتتتتتتتت

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 7 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah dadqal buu ahaa

  • @ayaansiciidayaanle
    @ayaansiciidayaanle 10 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله العظيم

  • @fadumoaman4475
    @fadumoaman4475 10 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaah waina ileyhi raajicuun

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 10 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah Subxanallah 😭

  • @awkeismail7167
    @awkeismail7167 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alah sobadi qisoyinkan

  • @farhiyam3563
    @farhiyam3563 10 หลายเดือนก่อน

    Laaxawla walaaquta ilaabilaahi caliyulcadiim

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 10 หลายเดือนก่อน +1

    Innaa lilaah wa inaa Ileyhi raajucuun. Ilaahay ha u naxariisto sedexda nin ok ay gacan ka xaqdaran ay dishay.
    Runtii qof aadan aqoon in sidaas oo dhan loo aamino ma ahan. Laakiin sababtooda ayuu ahaa cidna ma celin karin ajashooda.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 10 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢ina lillahi waa ina ilayhi rajicuun rabi ha u naxariisto wiilashaa 😢😢

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 10 หลายเดือนก่อน +2

    Subhanallah

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaanaallaah waa Daalim

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 10 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم❤ صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا محمد ❤ صلي الله❤ عليه ❤ وسلم❤

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 10 หลายเดือนก่อน

    Subxana laah subxana laah. Allah ha u naxariisto . Way cawiyeen maxu u dilaay ax ax . 😭😭😭😭😭

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahowa balaayo ha nagi ridina

  • @nedafiqi7720
    @nedafiqi7720 10 หลายเดือนก่อน +4

    qof shaarac taagan lama keeno gurigaga hadaad saacideyso meel baa loo kireeya Ka digtonada 😭😭

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inna lillahi wa ina ilehi rajiun soo sad

  • @suadiali1152
    @suadiali1152 10 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaah wa inaa ileyhi rajicuun😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna maasha allaah waanku salaamay inbadan walaalo

  • @fardowsamao351
    @fardowsamao351 9 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 10 หลายเดือนก่อน

    Allaahumaa aamin ya Rabbi

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaana lah. Ad ayan uga xanunsaday
    dhacdada ow sameeyay
    mitka abaal dhaak ah.
    Hal malay aya webiga qurumiy.

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 10 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaah wa ina ilayhi raajacuun

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 10 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 10 หลายเดือนก่อน

    Qariyada fayuun waxaa kadhaca dilalka ugubadan dalka masar

  • @hodanengmixile4892
    @hodanengmixile4892 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaan allah 😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shekadan dignin badan ayey ku siineysa marna qofba inaad cawiso ayey ku diideysa kalsinada ka baxaysa bisinka qalbi adka oo xuma

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 9 หลายเดือนก่อน

    Alle naguma keeno cidna caawin maayo waxna siin maayo wnagaba lama sameyo sharba kuma imanye

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 10 หลายเดือนก่อน +1

    Balayo ayeya so xaresateena

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalah 😢😢

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi it is a great lesson subhanallah

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka asagoo banaankiisa jooga hala caawiyo qof aanad aqoon lama soo dhawysto Ilahay hana xifdiyo. Qaatilkii mala dilay asna?

  • @suleekhasaciid808
    @suleekhasaciid808 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah

  • @suleekhasaciid808
    @suleekhasaciid808 10 หลายเดือนก่อน

    asc faatima muna

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y 10 หลายเดือนก่อน

    Daka khaar ma gudan abaal

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adunkaan cid la aamini karo yaan lasoo dhaweesan dadka

  • @yasminqueen2454
    @yasminqueen2454 7 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah