TAARIIKHDII ASXABIGII KHAALID BINU WALIID (RA) - SH XASAN IBRAAHIM CIISE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 เม.ย. 2017
  • Khaalid Bin Waliid: oo noolaa intii u dhexeysey (592-642), waxa uu ahaa Jeneraaladii ugu qiimaha badnaa ee adduunka soomara, waxana uu ahaa dadkii ugu geesinasaa ee weligood soo mara Muslimiinta. Waxa uu hoggaamiyey ciidamada Muslimiinta xilligii uu Noolaa Rasuulku NNKH, iyo xilligii Khulafaa'u Raashidiintii: AbuuBakar Sidiiq iyo Cumar Bin Khaddaab.
    "Waa addoonkii Allah oo aad u wanaagsan: Khaalid Bin Al-Waliid, oo ah mid ka mid ah Seefaha Allah, ayaa xooggiisii ooda kaga qaaday kuwo aan Allah rumaysnayn" Waxaa hadal sidaas u dhigma laga weriyey Nebi Muxamed [NNKH], oo ay weriyeen Tirmidhi iyo Axmad ayna ka weriyeen Abu Hurayrah, kuna sugan Saxiix Al-Jaamic Al-Saqiir No. 6776.

ความคิดเห็น • 170

  • @saynabyalmaas
    @saynabyalmaas 8 หลายเดือนก่อน +5

    Khaalid binu walid qisadisa waa cajib wllahi masha allah wil hada dhalo i.a khalid baan ugu magac dari donaa ❤❤

  • @rahmadubad935
    @rahmadubad935 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allah Tabarakallah Allow Allow naga yeel Nabi Muxamed Scw iyo saxaabadi macooda Radi Allahu canhu

  • @mariamyasin6073
    @mariamyasin6073 3 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahoow Dadkii Wanwanaagsanaa Macaooda naga Dhig Aakhiro Aduunyo Nasiib Umaana Yeelanee😭💔🤲

  • @rahmadubad935
    @rahmadubad935 ปีที่แล้ว +2

    Alle swt haka raali'noqdo I.A

  • @omarabdi2135
    @omarabdi2135 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha,allah sh xasan ibrahim cise alow kubarakeye

  • @sundusisse3074
    @sundusisse3074 2 ปีที่แล้ว +3

    m.a sheekh xuseen allaha kuxifdiyo xalid binu waliid radiyaLLAH Canhum

  • @sacdiyosiman1213
    @sacdiyosiman1213 6 ปีที่แล้ว +15

    Sheikh Xasan ibraahim ciise ilaah haku dhowro aduun iyo aaqiro

  • @khadraomar7821
    @khadraomar7821 3 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar waa geesi ayoo ahaa khaalid illahy janada hanaku kulmiyo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @axmedzakir8587
    @axmedzakir8587 4 ปีที่แล้ว +3

    Illahaw asxaabata macooga nagayeel يارب العالمين

  • @hodanhodaniita9960
    @hodanhodaniita9960 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a allah... soo badi wllo

  • @Iskufilan_3
    @Iskufilan_3 6 ปีที่แล้ว +18

    جزاك الله خيرا

  • @naimohaji6338
    @naimohaji6338 ปีที่แล้ว +4

    Yaarabi dadkii wanag Sanaa macooda naga yeel🤲😢

  • @qamarmohamef8010
    @qamarmohamef8010 6 ปีที่แล้ว +10

    Allah sheikhuna jazaka Allah kheeran

  • @nalowabdullahi1598
    @nalowabdullahi1598 6 ปีที่แล้ว +10

    M.shalah sh. Xassan Ibrahim ciise

    • @mltsomali6075
      @mltsomali6075 4 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah sheekh xasan

  • @shaafkashaafa9971
    @shaafkashaafa9971 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashala asc allah

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq walahi wax bdn kaafaaiday shiiq xasan imraahim ciise allha kubarakeeyo ❤❤❤❤

  • @simancadey2211
    @simancadey2211 7 ปีที่แล้ว +24

    maasha allaah shiekh jazakallah kheir

  • @arturo9495
    @arturo9495 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha.llh sh.xasan ibrahim kheyr allaha ku siiyo

  • @anuubali9368
    @anuubali9368 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka Allah kheyr sheykh xasan Ibrahim Ciise

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 ปีที่แล้ว +2

    Masahalh allha kubarakeeeyo waxbadan ayaan ka faaiday shiiqeena allha kubarakeeeyo

  • @xasancabdi704
    @xasancabdi704 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah ilaahay sidaas khaalid hano hanuunsho dhamaanteen

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahiyoow dadka wanaagsan macooda naga yeel

  • @sowdahassan7874
    @sowdahassan7874 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah allow kuxafid sheikhena

  • @habibarobleali6278
    @habibarobleali6278 6 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah every body should be like Khalid bin Waleed (RA)

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 7 ปีที่แล้ว +39

    Allahu Akbar Geeesigii Musliminta RC wan jeclahay

  • @safiyamahamud9893
    @safiyamahamud9893 6 ปีที่แล้ว +3

    Sheikhuna jazakallh kheer

  • @guuleeddiini8221
    @guuleeddiini8221 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay haka raali noqda sheekha

  • @AlxaajiDuyuuf
    @AlxaajiDuyuuf 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah qaalid binu waliid geesi geesi dhafay

  • @Neehalofficial9435
    @Neehalofficial9435 5 ปีที่แล้ว +2

    mnsha alah Shiikh xasan ibraahin ale haku barakeeeyo sheekh

  • @cabdulaahiyare8006
    @cabdulaahiyare8006 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allh jasaa kalahu qayr shiikh

  • @adnaadna906
    @adnaadna906 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilohow asxbta NABIGA (CWS)macooda dhaga dhig

  • @clnuuribrahim1391
    @clnuuribrahim1391 4 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakumu allahu khyraa sheikh

  • @moahmedomar6068
    @moahmedomar6068 6 ปีที่แล้ว +10

    Jazakallhul qeyrul jazaaa shikh xasan ibraahim ciise illahey haku xafido

    • @sofiaissa9349
      @sofiaissa9349 6 ปีที่แล้ว

      Masha allah sheikh xassan

    • @vdvjd3249
      @vdvjd3249 5 ปีที่แล้ว

      Jazakalaahu sh.xasan ibrahim

    • @rahmamohamed6374
      @rahmamohamed6374 2 ปีที่แล้ว

      Shekhaan ayaa imehriyay maalinta arooskeeyga Maasha'Allaah waana noduceyay weli wuxu nadahay oo kudahy ninkeyga meher midka iguyar ayad isku meheraaten ilhay gurigiina haidindejiyo ilhayna waano aqbaly ducadiiisa wa sagaal sano kahor

  • @moahmedomar6068
    @moahmedomar6068 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha Alaah Allow kaa Abaalmari Shiikheena

  • @mursalmohamedh.dualleh6088
    @mursalmohamedh.dualleh6088 6 ปีที่แล้ว +4

    mashaa allah shiikh allah haku xafido

  • @khadarahmedhussein4226
    @khadarahmedhussein4226 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah RA khalid bin waliid

  • @xamdaxamda4485
    @xamdaxamda4485 7 ปีที่แล้ว +12

    msha alh. wll qaali

  • @salmanmoha4941
    @salmanmoha4941 6 ปีที่แล้ว +14

    Seeeful laah Wlhi geesi buu aha

    • @abdishakra3570
      @abdishakra3570 5 ปีที่แล้ว +1

      Mansha Allah

    • @vdvjd3249
      @vdvjd3249 5 ปีที่แล้ว +1

      Illh janada nagukulmi janada khalid iyo aniga

  • @abdifatahhussein7768
    @abdifatahhussein7768 6 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakalaah kheyr shiikh 💞

  • @mahamedducaysane2846
    @mahamedducaysane2846 6 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa alaah

  • @fardawsomohamed4329
    @fardawsomohamed4329 6 ปีที่แล้ว +3

    msha alh alle hano xifdiyo sheikh yadeena dhamntod anagana alle hanagadhigo saxabada cml

  • @suaadomohammedabdiadad4487
    @suaadomohammedabdiadad4487 7 ปีที่แล้ว +14

    maansha allah shiikhow alle haku xifdiyo

  • @yusraabdiraman2536
    @yusraabdiraman2536 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah alle dartiis ayan ku jeclahay walhi

  • @qamarmohamef8010
    @qamarmohamef8010 6 ปีที่แล้ว +18

    Marsha Allah illaahow saxaabada macooda Naga dhig

    • @issesayn1807
      @issesayn1807 6 ปีที่แล้ว +1

      Qamar Moham

    • @abshirahmed4665
      @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว

      Geesinimada wa hibo eebe siiyo ciduu doono waxa jiro manta Dad badanoo geesiyaal ah lkn u adeegsado ineey qabiil ku difaacaan iyo aduunyo raadinteeeda wax wajiga alle uga faaidaysto wa yaryhy

  • @ahmeddeeq7998
    @ahmeddeeq7998 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay janada ha kugeeyo

  • @rahmadubad935
    @rahmadubad935 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ تبارك الله جزاك اللهُ‎ خيرا ياشخ حسن ابر اھيم عسٸ

  • @abdinasirkay7092
    @abdinasirkay7092 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah

  • @thegirlnextdoor1417
    @thegirlnextdoor1417 6 ปีที่แล้ว +4

    Jasakumul allaahu qeer

  • @deeqaabiley3373
    @deeqaabiley3373 6 ปีที่แล้ว +7

    Mashaallah

  • @zultaanmohamed2065
    @zultaanmohamed2065 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @anwaranwar-we9ug
    @anwaranwar-we9ug 7 ปีที่แล้ว +17

    jsklh wll qaali

  • @ahmedmaqaayo5068
    @ahmedmaqaayo5068 5 ปีที่แล้ว +3

    ALLAH YAXFIDAK SHEEKHOW

  • @ubaxlove8245
    @ubaxlove8245 6 ปีที่แล้ว +6

    Msh allh

  • @alhaq5564
    @alhaq5564 6 ปีที่แล้ว +4

    ajar alaha kaa siiyo

  • @CaliAbukar-uj1wk
    @CaliAbukar-uj1wk 16 วันที่ผ่านมา

    ❤shekh xsn imraaim

  • @mohamedbille1067
    @mohamedbille1067 6 ปีที่แล้ว +3

    mashallah

  • @yurubkulane1557
    @yurubkulane1557 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah

  • @rahmadubad935
    @rahmadubad935 ปีที่แล้ว

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبر

  • @canabahmed4123
    @canabahmed4123 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc 🤲💞📿💞💞📿🤲🤲🤲

  • @sabrinhussein8924
    @sabrinhussein8924 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh alllh alle hakaaa abl mariyo

  • @sharifaabdullahi2425
    @sharifaabdullahi2425 25 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar ❤

  • @makoabdi1804
    @makoabdi1804 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha📿📿📿📿🤲🏽🤲🏽🤲🏽💖❤

  • @user-gc6de8cb3z
    @user-gc6de8cb3z 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤

  • @xasandahir2811
    @xasandahir2811 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Alaah

  • @fatniraniahmed7578
    @fatniraniahmed7578 4 ปีที่แล้ว +1

    I like this story

  • @user-zy7bq8nk3g
    @user-zy7bq8nk3g 3 หลายเดือนก่อน +1

    m.a ❤❤

  • @farahdhere8153
    @farahdhere8153 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah

  • @AbdimaalikOsmaan
    @AbdimaalikOsmaan 4 หลายเดือนก่อน

    Geesi khaalid bi'nu waleed

  • @bulshaawiofficialchannel2853
    @bulshaawiofficialchannel2853 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah khaalid

  • @mohamed_ciiltire
    @mohamed_ciiltire 2 ปีที่แล้ว +1

    Sallahu Caleyhi Wasalam

  • @princesshoney1759
    @princesshoney1759 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @user-ig5pc7xt1y
    @user-ig5pc7xt1y 3 หลายเดือนก่อน

    Ma masha alaah

  • @FatmaAli-no6iz
    @FatmaAli-no6iz 6 ปีที่แล้ว +4

    M.a

  • @xamsebaashe816
    @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxabi Khaalid binu waliid sayfulah rc

  • @user-pw1io2fm4r
    @user-pw1io2fm4r 7 หลายเดือนก่อน

    Maaashaalaaah

  • @abdallebarre4461
    @abdallebarre4461 6 ปีที่แล้ว +2

    Peace!

  • @moaminouz9029
    @moaminouz9029 6 ปีที่แล้ว +2

    maansha allah

  • @umiumi6693
    @umiumi6693 7 ปีที่แล้ว +10

    mashaa allh

  • @sahroxasan8549
    @sahroxasan8549 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta rasuulka geesiyaal ayeey wada ahaayeen iimaankoodana wuu xoogana allaha naga yeelo kuwii ku cibro qaato qisooyinkooda Khalid wuxuu ahaa geesi aan la liicin karin adkeysi io quwadna alle siiyay allaha karaali noqdo janada allaha nagula kulmio intii muslima

  • @yaxyemaxamed3513
    @yaxyemaxamed3513 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @sharifaabdullahi2425
    @sharifaabdullahi2425 25 วันที่ผ่านมา

    Manshllh

  • @jaabirxaajiyusuf-ie8qt
    @jaabirxaajiyusuf-ie8qt ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ ok

  • @dontsubscribe6285
    @dontsubscribe6285 5 ปีที่แล้ว +1

    ramadan kariim...2019

  • @naciimanaciima3787
    @naciimanaciima3787 11 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @user-wu1ig3cd6k
    @user-wu1ig3cd6k ปีที่แล้ว

    اللهم صل عليه وسلم تسليم كسير يصل عليه اله والصلدبيه

  • @fardawsaabdirahman7627
    @fardawsaabdirahman7627 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @horiyoningeeyahaguursado2387
    @horiyoningeeyahaguursado2387 6 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah kheyr aan dhamaanayn allaha kusiiyo shiiq lkn dadka dislike dhahay ayaa layaabay maxay yihiin

  • @khaalidmaxamed7334
    @khaalidmaxamed7334 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @susus_siman4260
    @susus_siman4260 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @garaadshow1023
    @garaadshow1023 6 ปีที่แล้ว +2

    Qaalid binu wa liid allaah haka raali noqdo seeful laah

  • @mustaphemaxamed3164
    @mustaphemaxamed3164 ปีที่แล้ว

    Xaadaaarimn

  • @hussenhassan2380
    @hussenhassan2380 6 ปีที่แล้ว

    masha allah sheikh

  • @haboonmacalin2812
    @haboonmacalin2812 3 ปีที่แล้ว

    Mash alh

  • @hassanahmedabdilahi9468
    @hassanahmedabdilahi9468 4 ปีที่แล้ว

    Msha Alh

  • @Umucaisha935
    @Umucaisha935 4 ปีที่แล้ว +12

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا يا شيخ حسن إبراهيم عيسى

  • @arturo9495
    @arturo9495 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxaa no soo galisaa saxabigii weynaa zubeyr ibn cawaam RC

  • @iliasadanahmed7ahmed816
    @iliasadanahmed7ahmed816 4 ปีที่แล้ว

    Khalid aya ugu jecla

  • @maxamedsiciid5007
    @maxamedsiciid5007 6 ปีที่แล้ว +6

    Shiikhow waliid waxaa ku maqle inuu asaga is dhawacay oo lugta iska dhawacay dhawacaas ayuu u baqtiye

    • @isakhalif2583
      @isakhalif2583 5 ปีที่แล้ว

      Musliminta alah ha u sahlo gees nuucas ah