TAARIIKHDII CUMAR BINU KHADAAB ( RA ) SH XASAN IBRAAHIM CIISE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 เม.ย. 2017
  • Cumar bin Al Khaddaab, waa mid kamid ah saxaabadii suubaneyd ee udgoon badane xabiibkeenii Muxammed SCW. Waxuu ahaa mid kamid ah raggii Rasuulka SCW ka ag dhawaa, waa mid kamid ah tobankii Jannada loogu bishaareeyay iyagoo dunida guudkeeda saaran, iyo weliba amiirkii ugu horeeyay ee Mu'miniinta oo idil amiir u noqdaa. Waxuu ahaa khaliifkii labaad ee khulufaa'u Rashidiinka, iyo qofkii ugu horeeyay ee salaadda taraawiixda jideeyo in halmeel lagu tukado, iyo qofkii ugu horeeyay ee amray taariikhda hijriyada in la qoro.
    Please Subscribe to this Channel
    / @abdirizakabdullahfarah

ความคิดเห็น • 790

  • @nasteexoindho1304
    @nasteexoindho1304 4 ปีที่แล้ว +62

    Mash alh wan ka bogaty jazakallaah qeyr sheikh xasan ibramih ilhy haka raali noqo 2019 bishii 9/12 malin khamiis ah inta iga danbeyso like ta igu deeqa

  • @baashaalkaxamar
    @baashaalkaxamar 4 ปีที่แล้ว +70

    04/05/2020 ramadaan 11 tahay fadlan hadaa iga danbesid like ii saar cimrigaaga allaaaha dhereeyo

    • @laylacali9447
      @laylacali9447 ปีที่แล้ว +6

      2sano kadib Ramadaan ah ayaan qoraalkaaga arkay

    • @abdimalikyusuf7288
      @abdimalikyusuf7288 10 หลายเดือนก่อน

      ​@laylacali9447 😊p

    • @asturan407
      @asturan407 5 หลายเดือนก่อน +1

      3 years kahor arkey qoralkaga 😊

    • @user-gb9vv7kj1n
      @user-gb9vv7kj1n 4 หลายเดือนก่อน +1

      14 Jan 2024 waye hada noshahy allah kuu siyadiyo cimrigaga

    • @RameysaYasseinOmar
      @RameysaYasseinOmar 4 หลายเดือนก่อน +1

      5 February 2024❤

  • @muzamilshardi8340
    @muzamilshardi8340 5 ปีที่แล้ว +18

    Jazakallah sheikh xassan ibrahim illahey ajir haka siyo amiiin anaga neh illahey wadada wanagsan hana tuso inta wadada xun haya neh waxa Allah ugu baryaya ino Allah haqa tusiyo I.a

  • @rodhaarasmii7126
    @rodhaarasmii7126 5 ปีที่แล้ว +9

    Mañsha Allah yaa cumaar faruuq rayidallahu canhuu allahu akbaar allow macodaa naxadirii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 ปีที่แล้ว +28

    Shiikh Hasan Ibrahim qabigaygaad adkaysay ee rabi waxaaan kaaga barayaaa in aaad ka mid noqotoh Amiiradiii janada walaaahi ilahay baaan ku dhartayeh waxaaan dhageestaaa all Asxbtiii Nabiga Scw sheekooyinkoodiii oo aaad noo duubtay waxaaaad noo joogtaaa heer kii Asxaabtiii😭rabi ha ku barakeeeyo dar ale baaan kuu jecelahay

    • @weenkacadde3221
      @weenkacadde3221 ปีที่แล้ว +2

      Mya sidaasi ha dhihin abaayo

    • @raxmocali4980
      @raxmocali4980 ปีที่แล้ว

      ​@@weenkacadde3221 maxa dhcay

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 5 ปีที่แล้ว +11

    illaaheey Haka Raali Noqdo Cumar Rc...Hogaamiye Qaaliya Ayuu Ahaa Oo Umadda Islaamka Haybad Ku Lahaa..

  • @maryancumar5163
    @maryancumar5163 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah Jazaakumullah qeyr sheikh hassan ibraahim vise Allow iimaanka Asxabada Cml nasii

  • @mq6881
    @mq6881 6 ปีที่แล้ว +50

    masha alah. illahow na waafaji jidkii ay mareen saxabadan iyo rasuulkii sharafta badnaa scw.

  • @nimoabdifarah862
    @nimoabdifarah862 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha allh sheeq xasan ibraahim Allaha ku xifdiyoo jannatul firdowsa abaal marintaada Allaha ka dhigo anagana ku qaato oo ku.dhaqma.Allow naga yeel

  • @cabdirahmancabdirahmaan5470
    @cabdirahmancabdirahmaan5470 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaha qisadii aad ayay ii iga dhaxbaxday allow qeyrsii qof kii qisadaan noo soo gudbiyay

  • @qalbilulaainaatajir3634
    @qalbilulaainaatajir3634 5 ปีที่แล้ว +4

    ManshaAllah ManshaAllah waa.sheqaa aaan ugu jeclahay inan dageysto jazakalahull kheyr

  • @umucadnicabdiqaadir4166
    @umucadnicabdiqaadir4166 6 ปีที่แล้ว +106

    Masha allah tabarklaah ilaahey raali haka noqodo Cumar ❤️😭😭😍❤️❤️❤️

  • @jibrilcabdullahi4491
    @jibrilcabdullahi4491 6 ปีที่แล้ว +19

    asc wr wbr walalaha jecel had iyo goorna ka dhex muuqda dhagaysiga quraanka iyo muxadarooyinka rabi ha xifdiyo kuwa u badana allaha naga yeelo walalaha kale ku mashquulsan waxaan waxba macno lahayn rabi hasuu hanuunsho

  • @saharaamin7516
    @saharaamin7516 5 ปีที่แล้ว +15

    Mansha Allah jazaka Allah sheqow cod macan aya Illahay kugu manaystay ajar iyo xasanad Illahay hakasiyo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 5 ปีที่แล้ว +11

    Mashaa Allaha shiikh jizaakallah khaire

  • @isbedeldoonchanel7047
    @isbedeldoonchanel7047 6 ปีที่แล้ว +42

    Jazakallah qayr yaa sheequl kiraanah💖

    • @adanmohamed9060
      @adanmohamed9060 5 ปีที่แล้ว +2

      Maasha allh micgod allh nagadhigo

  • @mahadhashiawirow.833
    @mahadhashiawirow.833 3 ปีที่แล้ว +4

    mashallh ilaah hakusiiyo kheyraan dhamaan sida quruxda badan aad cilmigaaga noogu faaideysay waxaad jeceshahay iaah hakuusahlo allhane nagadhigo kuwii kucimri qaato qisooyinka asxaabadii iyo nabiyadii runtii waad dadkudayasho mudan

  • @yazzinodhahzame9168
    @yazzinodhahzame9168 6 ปีที่แล้ว +46

    MANSH ALLAH ilhy ha idin dhowro culimada islaamka meel kasta oo ay joogan

    • @suldaan583
      @suldaan583 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @yahhye1
      @yahhye1 4 ปีที่แล้ว +1

      @@suldaan583 ❤❤

    • @mtrmareye5710
      @mtrmareye5710 4 ปีที่แล้ว +1

      Lkn maya
      Kuwa dadka isku diraya

    • @henuamiraneyga1684
      @henuamiraneyga1684 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah عمر رضي الله عنه

  • @maryamali4707
    @maryamali4707 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Jazakallahul khyr
    Cumar Ibn Khadaab(Rc)

  • @yasamiindaahir6368
    @yasamiindaahir6368 6 ปีที่แล้ว +15

    Maansha allah jasakumulah qeer shiiq soo deey qisadi usama radiyalaahu canhu

  • @theboyz4383
    @theboyz4383 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah illahay haku naxaristo sheikh iyo wilka nosogaliyay jazakallah

  • @faizacabdulaahi6311
    @faizacabdulaahi6311 6 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah xasan ibraahim ciise allah ku xifdiyo amiin amiin

  • @feysal9410
    @feysal9410 6 ปีที่แล้ว +45

    Diinta sharafta badan, dhiigooda, maalkooda, naftooda, iyo cirdigooda ayay kubixiyeen inay nasoo gaarto. Ilaahay haka abaal mariyo iyaga, innagana hanaga dhigo kuwii kucamalfala diintana ugragaara. Aamiin!

  • @mohameddakanemuhamud7671
    @mohameddakanemuhamud7671 5 ปีที่แล้ว +32

    Mashallah, Allah kaa Abaal Mariyo... zaaid ayas umahadsantahay

  • @caashocabdi6727
    @caashocabdi6727 5 ปีที่แล้ว +13

    Allah muslimiint ugargaar oo nagu arzuq cumar ookale

  • @sakariyeqoryare8329
    @sakariyeqoryare8329 5 ปีที่แล้ว +10

    Ilahay haka abaaal mariyo
    Culimda alle hano xafido😍

  • @mohamedsayidhassan4486
    @mohamedsayidhassan4486 6 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah #cumar binu khadaab (raddiyallahu canhu) jazzaka allah sheekh

  • @mohamoudozil3681
    @mohamoudozil3681 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Sheekh ilhy haku dhawro ❤️🤲🏾

  • @hafsaali6377
    @hafsaali6377 5 ปีที่แล้ว +21

    ilaahay haydiinka raalinoqdo dhamaan intiina soodiyaarisy

  • @sabirinhassan8435
    @sabirinhassan8435 6 ปีที่แล้ว +41

    Alla waanag badnaya mashallah Allow xaqa nagu sug dhamaan teen Amiin

  • @xaawamacalim3914
    @xaawamacalim3914 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allh ilhey raali haka n oqdo cumar binqadab ilhey halyey sidi cumaro kal allh no keeno
    u.

  • @crixmancamale804
    @crixmancamale804 5 ปีที่แล้ว +13

    Mash alh alle khyre haku siiyo

  • @arsenalfans7779
    @arsenalfans7779 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah qofkii nabika arkay kaas nasiib ayuu leeyahay

  • @shukriaxmed2760
    @shukriaxmed2760 5 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah alle haku xafido aduun Iyo akhiro jasaaka laaahu khyraaaaa

  • @umuyusraxubbi187
    @umuyusraxubbi187 5 ปีที่แล้ว +33

    maxa ka sharaf badan asxaabti rasuulka scw allow micigoda naka dhig ya allaah 💖🌷

  • @maryancumar5163
    @maryancumar5163 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah Jazaakumulaah qeyr sheikh Hassan Ibrahim cise Allow Iimaanka Asxabta kale nasii

  • @alhaq5564
    @alhaq5564 6 ปีที่แล้ว +25

    alxamdulilaah ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo

  • @amiinademohazzcaqel9029
    @amiinademohazzcaqel9029 6 ปีที่แล้ว +35

    Ilaheey udam bidhaaf amiin ilaheey umadada nahay no dambidhaaf amiin ilaheey seda cumar nakadhik amiin

  • @ruwaydaabduqadir4024
    @ruwaydaabduqadir4024 6 ปีที่แล้ว +14

    Jasakumulahu qeeyr sheekh aaamiin aaamiin

  • @FaatiAxmdAxmd
    @FaatiAxmdAxmd 6 ปีที่แล้ว +15

    Maashaa sheeq xasan

  • @shakul2475
    @shakul2475 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxan aad ujeclaha in aan wagas jiriri lahaa😭❤❤

  • @ibrahimmohamet7204
    @ibrahimmohamet7204 6 ปีที่แล้ว +19

    Mashallah alle haka ajarziiyo shiikh xasan ibrahim.
    Cumar binu khadaan asxaabi jaliila ayuu aha ragii diinta u gargaary alle haka raali nqdee.

  • @hanadnor2457
    @hanadnor2457 5 ปีที่แล้ว +6

    Allahu akbar
    allow karaalinoqo cumar

  • @user-ex8fg8ng3q
    @user-ex8fg8ng3q 6 ปีที่แล้ว +37

    Mashaa allaah sheekh xasan ibrahiim ciise

  • @aadancoloownuur9473
    @aadancoloownuur9473 5 ปีที่แล้ว +10

    Allahu akbar ilaahoow cabsidaada nagu beer geerida ka hor

  • @user-ml5bf8uz3y
    @user-ml5bf8uz3y 6 ปีที่แล้ว +48

    maasha allaah sheeq❤❤❤

  • @zeytuncdy1618
    @zeytuncdy1618 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah Shiekh Allah kuxafido

  • @cukaashecabdi8608
    @cukaashecabdi8608 6 ปีที่แล้ว +48

    Msha allah illow culimada noo xifdi amn

  • @canabcabdi608
    @canabcabdi608 4 ปีที่แล้ว

    maashaa allah sh xasan ibraahim isse alle janada haguu bishaareeyo

  • @AkhlaaqDumar
    @AkhlaaqDumar 3 ปีที่แล้ว +1

    mashalaah cumar binu qadaab (RC ) Allha ka raali noqodo wllhi wn jecelhay saxaabiyad kuli goodba mid kasta waxuu leyhy qiso ku cibarqaadasho ah

  • @muusabsaid7771
    @muusabsaid7771 5 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah sheqow allha ha kunowro amin

  • @zazamcali8234
    @zazamcali8234 6 ปีที่แล้ว +25

    Masha allah sheikh allaha ku xifdiyo

  • @djkaraamaofficial890
    @djkaraamaofficial890 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah àllaha haku xafido

  • @khadarxared5426
    @khadarxared5426 6 ปีที่แล้ว +38

    Man sha allah sheekh jazaa kallahu qeer

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah sheekh alaha haku xifdiyo codsi sheekh waxaan rabnaa taariikhdii Nabi suleymaan iyo bqortooyadiisa oo kaamil ah Mahad sanid sheekh

  • @habooncali9199
    @habooncali9199 6 ปีที่แล้ว +40

    masha Allah sheikh xasan Ibrahim ciise

  • @abdurahmaanbossa1854
    @abdurahmaanbossa1854 6 ปีที่แล้ว +27

    masha allah sheekh allaha haku xifdiyo Aameen

  • @saabiriinabdirahman8915
    @saabiriinabdirahman8915 6 ปีที่แล้ว +35

    Masha Allah sheekh allh kaa abaal mariyo xafidullah

    • @faysacali372
      @faysacali372 6 ปีที่แล้ว +1

      asc ilaahay raali haydinka noqdo dhamaatiin

  • @caaqilcadde3406
    @caaqilcadde3406 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allow culumada. Noo hifdi aamin

  • @hamdixashi7634
    @hamdixashi7634 5 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allah Allahu ma acisal muslimin

  • @rahmaabdullahi9472
    @rahmaabdullahi9472 6 ปีที่แล้ว +34

    Masha Allah ilahey hadaayo sheikh xasan ibraahim ciise

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 ปีที่แล้ว +13

    Allaah khayr hakugu abaal marimo sheekh

  • @farhiaibrahimali9507
    @farhiaibrahimali9507 6 ปีที่แล้ว +6

    mnshallah. Illahyow janadii kugu bisharii sheikh

  • @omarjjailani2432
    @omarjjailani2432 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahow j6idka asxaabta rasolrulka namar sii illahow ikhlas nasii illahow istakhamo nasii illahow amiin amiin amiin

  • @salmaanwalli4002
    @salmaanwalli4002 6 ปีที่แล้ว +37

    Masha Allah diintu waa nasteexo aduunka

  • @abdibasidmohamud2886
    @abdibasidmohamud2886 6 ปีที่แล้ว +76

    Mansh allh culimad an dhageesitooda aan ka dalin ayaa ku jirta ilaahay ha idn xfdo xasan ibraahim ciise mustafe xaaji ismaaciil haruun boqol soon maxamed irshaad maxamed abdi umal dr axmed xaaji abdiraxmaan ilaahay idn xfdo inta iyo culimad soomaaliyeed

  • @safiyoxuseen6954
    @safiyoxuseen6954 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah shekh jasa a ka Allah kheeer allaha Ku xifdiyo

    • @safiyadakane7186
      @safiyadakane7186 5 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah shekh jasa a ka Allah kheer allhaha ku xifdiyo

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaahu Akbar Salalaahu caleyhi Wasalam Salalaahu caleyhi Wasalam Salalaahu caleyhi Wasalam Salalaahu caleyhi Wasalam jisakallah khayr Sheekhow Alle haku dhowro aamiin yaarabi pic respect Keep going ❤❤❤❤❤❤❤ Mansha Allah

  • @fadumomaxamed3075
    @fadumomaxamed3075 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah karaali noqda cumar binu khadab

  • @salmaabdirisaaq5056
    @salmaabdirisaaq5056 5 ปีที่แล้ว +5

    ilahayo cabsida Alle qalbigayaga kusug 😭😭😭

  • @caish3987
    @caish3987 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah
    Cumar رضي الله عنه aadbn u jecelhy wlh💯
    ❤❤❤❤

  • @bilanguuleeste5781
    @bilanguuleeste5781 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a shiiq allaha ku xafido

  • @safiyamahamud9893
    @safiyamahamud9893 6 ปีที่แล้ว +14

    Masha allh jazakallhu kheyr

  • @iidlekhadarzuleymaan611
    @iidlekhadarzuleymaan611 4 ปีที่แล้ว +2

    Maa sha allaaH ilaaHy haku barakeeyo shiikh xasaN✍✍💘

    • @nadifocagoole2584
      @nadifocagoole2584 4 ปีที่แล้ว

      Iidle khadar Zuleymaan 👬👩‍❤️‍👨✍🏼👍🏾😬💘

  • @sahrohassan7185
    @sahrohassan7185 6 ปีที่แล้ว +7

    Cumar bin Al Khaddaab, waa mid kamid ah saxaabadii suubaneyd ee udgoon badane xabiibkeenii Muxammed SCW. Waxuu ahaa mid kamid ah raggii Rasuulka SCW ka ag dhawaa, waa mid kamid ah tobankii Jannada loogu bishaareeyay iyagoo dunida guudkeeda

    • @sahrohassan7185
      @sahrohassan7185 6 ปีที่แล้ว +1

      Cumar bin Al Khaddaab, waa mid kamid ah saxaabadii suubaneyd ee udgoon badane xabiibkeenii Muxammed SCW.

  • @maxamedcabdinaaleeye9434
    @maxamedcabdinaaleeye9434 6 ปีที่แล้ว +14

    Maansha aallaah ilaahey ha ku xafido

  • @ummoshahinaaz4522
    @ummoshahinaaz4522 6 ปีที่แล้ว +154

    Allow islaamka manta ku irsaaq mid lamid ah allaha ka rali noqdeeh cumar binu khadaab

  • @allsalamtvall6051
    @allsalamtvall6051 6 ปีที่แล้ว +20

    Mashaallah Allah allah ha u keno al shabab

  • @cabdallamaxamed7466
    @cabdallamaxamed7466 4 ปีที่แล้ว +8

    Allow umadaada soohanuuni qofkaad hanuun ladoontid qof hanuun lanina allow shartiisa naga ilaaley AAMIIN AAMIIN AAMIIN😏😥

  • @queenysuzu6069
    @queenysuzu6069 6 ปีที่แล้ว +21

    Maasha Allah my Best sheikh Hassan ibraahim cissa xafidahullah ♥♥♥

    • @husnimuhammad8127
      @husnimuhammad8127 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah ilaahey xaku barakeyo

    • @AASOOWAASOOW
      @AASOOWAASOOW 2 ปีที่แล้ว

      ww⁵45weww⁵3wwww3553ww 43w4ww4ww3ew5www553ww ww⅝tweww⅝ewwww we wewwwwaw⁵4wwwwe3wwwwww⁵a a⅚waww34wwwwe3wwwwwwaww and ⁵5w44w5wwww555w⁴3⁵wwaw⁵a55w3twwwwaww 35⁵ you ⅝⅘wa6atwwwwaww⁶er3⁵widow ⁶ww5ww54w4w4ewa5we5⁵eww 5aw/5 6⅝at wwwww3wwew ww5ww3ewow3 w⅝wow3⁵⁵⁵wew5e5wa5wwwa⅝4schwa 4is w5ww554w⁵⅝w⁵5wwew⁵⅘wwtwwwwww⁵ i thi4a5enk tweeted55aww3awww⁵5tweeted55aww3awww i we4w5w4“w⁵4⁵4⅝awwwwwwwe45a⅝wwe3waw5545e⁵wa⅝³5⁵e35e3⁴⁵⅝we⁵3ee53eew3ww5ew 5ww44ww55ww44ww5ewwww4wew w⁵5wewwee⅝are wwaya⁵a⅚www4a555⁴6⅝4⁵5w4⁵we and wewwwww⁵⅝⁵w⁵eww⁵WWF 5wwwwee!5wwaww3⁵44w5ee4w5tweetaw⁵www5e5⁵ww!5w3a5e⁵w3wwee3ww5e5wwe⁵w⁵w4 twtwewww⁵twtwewww 53⁵wea⅝5w w5w⁵3new544wae3wawww35⁵a e5we33weww53 ⁵e⁵⁵ewwwww3www555ae54⁵5 ⁵wwe⁵e3w5e was e!wow tw⁵w4www454 www⅚54 u ww34aw45⁴weavereawww⅝e⁵ww⁵ i twe⅝⁵5 ww5a⁵wwww⁵⁵3⁵w3a⅚awet⁵5w4we⁵3⅝⁵5⅝we w4w34w⁵me 45wwwewwewwe wwewewe5w6e⁵ww⁵e³eweaw5w⁵e⁵5ww5www4ww5 u w!a⁵⁵5 u w5ewww3wwa4w⁵w5ewww3wwa4w wow eaw⁵wew⁵e3⁵ew⁵w⅝w54waaeaewwtw5ea5ewwa5⁵w54waaeaewwtw5tee5ea5ewwa5 ⅝5w55ee⅝weee5awe554w4 e⁵53inches w⁵5aw⁵w4⅝⁵e⁵⁵a 34 aw⁵owew4⁵⁵wwwe⅘weee5eww555 ⅚!⁵54aā⁵tw54⅘5tw5e⅘wawwetww4⅚ww5⁵⁵a 4w⁵w5w⁴⁴5⅝tweeted twao raw w!ea⁵⅘5e33e4see is y⁵5⁵wear w⁵wasmo 5way wow we wew4w⁵3ww5eww 5www5!wasmo wweaw4a4wwweaw5⅝eww wswewe55ewww⁴5 to ⁵ewe3a⅝awale44tww⁵5 is5/wwwww3w3w⁵ you 4e4tetw4wae!53e55we⁵44taewew35 a5w4⁵to⅝w³6⁵ee⁵54w5 aee4⁵45445⁵ee4⁵⁵waweaw⅚are treeew wak 5w3www⁵!wwa⅚⅝⅝e5e⅝aww⅝⁵⁵wwweawwwew4ee⁵wawwe5ewt⁵wow 6ew3aa535w5eaw53 i w⁵w43⅝3we we we are wee5w54wwwwe3⁵⁵wwtw5eee335wea wweatwe⁵5wwa3wee4w454⁵e4⁵were 5⁵tee⁴3⁵at ewwww55⁵⁵aww⁵w wwawwtetrwe4w⁵⁵www4⁴e43t5awew⁵4w⅝wa⁴ewawe/ewald 4e4w⅝wa⁵eee⅝⅝ed ewwww ⁵4534ew4e⁵a ⁵w3we3twe5wwatww⁵3 5w5wwa⁵!⁵w5 i ww5ew5¾eww 5⁵wowww4⅝5wow ew3wwetw we ⁵www4eet4eawa4e4eaweyaee⅝w⁵e⁵⅝eww ewt544e5 ⁵45ew⁵eww wee4 35inches 53inches 345wwawe

    • @AASOOWAASOOW
      @AASOOWAASOOW 2 ปีที่แล้ว +1

      tarawa waaeae4ewee4a eae:e4ee5eeeaawyeaaear364awaeaee eewa4aaae35aew34aawwaw

    • @AASOOWAASOOW
      @AASOOWAASOOW 2 ปีที่แล้ว

      5weaawaascweaae aaascweaae a4ewa35aa6e4aae4aeeeea554aa5eEeascweaaeae4ae

    • @AASOOWAASOOW
      @AASOOWAASOOW 2 ปีที่แล้ว

      eaeeeeaeeeeaeeeaeewew4teieaeeeeaeeeaeewew4tea44ewawaeseaaa 34e55weeewwaaateeaaw4eaaaa

  • @adenamin6715
    @adenamin6715 6 ปีที่แล้ว +12

    MASHAIIah jazakalah shek hasan

  • @adoontiiallhehludikir1622
    @adoontiiallhehludikir1622 4 ปีที่แล้ว +6

    Cumar Radiyallahu😭♥️😭

  • @nimcohassan8686
    @nimcohassan8686 6 ปีที่แล้ว +24

    mashalah shiikh jasaa aka laahu lkhayr

  • @zazamcali8234
    @zazamcali8234 6 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah sheikh

  • @bayloodkaduula1588
    @bayloodkaduula1588 6 ปีที่แล้ว +13

    Maasha alh jazaakalah wll

  • @al-hidaayaprimarysecondary3073
    @al-hidaayaprimarysecondary3073 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhamaan umadda qaar wanaagsan oo Islaamka u shaqeeyey ayaa jiray.sababtoo ah dad waxaa kamid ah soogaliya waxyaabo xun laakiin qof walba waxa uu beerto ayuu helayaa ogoow.Sheekhaana qayr ALLAHA siiyo.

  • @neshnaalhussain324
    @neshnaalhussain324 4 ปีที่แล้ว

    Allah kherku siiyo sheekh aan jcla iyo qiso aan jclha soo dhigte

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllah

  • @raaliyadagan8725
    @raaliyadagan8725 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh muxadaradisa aaay qira badantahay Allah karali noqda sheikh xafiduhu llah

  • @mohamedaden5447
    @mohamedaden5447 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheqow allaha Ku barakryo

    • @safiyadakane7186
      @safiyadakane7186 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allah sheqow allaha ku barakryo

  • @hassanaliaden8430
    @hassanaliaden8430 3 ปีที่แล้ว +2

    Jiiil ka wangsan Majiraan❤🙏
    jiilkii saxaabada 😰🙏❤

  • @muminnadhaara1541
    @muminnadhaara1541 6 ปีที่แล้ว +23

    MashaAllah waa faido jazakumullah kheyr

  • @maxamedjookeey415
    @maxamedjookeey415 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alah culimadeena alow xifdi aamin yaaa rabi anagana alow quluubteena jilci

  • @fartuncabdi4688
    @fartuncabdi4688 5 ปีที่แล้ว +11

    Manshaaa alh wan jiriricooday

  • @marweyneacadamy4857
    @marweyneacadamy4857 5 ปีที่แล้ว +7

    Allaya xfdik yaa zhiikhu

  • @demohazo6853
    @demohazo6853 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah kher badan Allah hakusiyo qasada aa nalawadagte

  • @ismahaanmohaamoud5503
    @ismahaanmohaamoud5503 6 ปีที่แล้ว +44

    masha allaah jasaalaahu khayr sheekh Allow Ku xifti

  • @dajiyemohamed2399
    @dajiyemohamed2399 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jasakalaah shiekh qeer iyo xasanaad alle haka siiyo

  • @husseinabdisemet7880
    @husseinabdisemet7880 6 ปีที่แล้ว +5

    Manshaalah jazakalahu kheir

  • @igweaabi5437
    @igweaabi5437 7 ปีที่แล้ว +22

    mansha allaaah sheikh hassan xafidulaah