DAGAALKII BADAR - SHEIKH XASAN IBRAAHIM CIISE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2017
  • Dagaalkii Beder (Ingiriis: the Battle of Bedr; Carabi: ﻏﺰﻭﺓ ﺑﺪﺭ ) waa dagaal dhacay Sabti, Maarso 13keedii, sanadkii 624 C.D (C.D = Ciise Dabadii) oo u dhiganta 17 kii Ramadan sanadkii 2 aad ee Hijrada. Islaamka; dagaalkaasi oo ka dhacay meelo ka mid ah deegaanka Xijaas ee maanta ah dalka Sacuudi Carabiya) Dagaalku wuxuu ka dhex dhacay ciidamo Islaamiyiin ah ka yimid magaalada xarunta u ahayd Islaamka wakhtigaasi ee Madina kuwaas oo uu hogaaminayay Nebi Muxamed (n.n.k.h) iyo xooga ciidan ka soo duulay magaalada Makka oo uu hogaaminayay madaxdii Qureysheed ee ka soo horjeeday diinta Islaamka.
    Dagaalkan Beder wuxuu ahaa dagaalkii kowaad ee si fool-ka-fool ah uga dhex dhaca kufaartii reer Makka iyo muslimiinta u soo qaxdey isla markaana degan magaalada Madina.

ความคิดเห็น • 72

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +10

    ilaahay diinta islaamka ha u gargaaro muslimiintana ilaaha iimaankeena diinta islaamka ha ku sugo xaqa ale hayna garansiiyo

    • @114somali
      @114somali 8 หลายเดือนก่อน

      7🎉7🎉

  • @cabdimohamed3084
    @cabdimohamed3084 4 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah illahow u barakey codkiisa run ahaantii waan jeclahay codkiisa

  • @aweesxaashimxmd8282
    @aweesxaashimxmd8282 4 ปีที่แล้ว +16

    M.a jasaka allah allow ku xafid

  • @Mariam-Hussein94
    @Mariam-Hussein94 3 ปีที่แล้ว +10

    masha allah jazaaka Allah kheyr shekh xasan

  • @Cabdullaahixassan
    @Cabdullaahixassan 3 ปีที่แล้ว +6

    Scw scw scw scw scw scw
    Scw

  • @zaynababdi9992
    @zaynababdi9992 6 ปีที่แล้ว +19

    Maanshaa aallaah

    • @ishmaelmohamud4509
      @ishmaelmohamud4509 2 ปีที่แล้ว

      Asc wlaha muslimiinta. Sheekhani wlayal miyaanu noolayn hadeer

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 ปีที่แล้ว +7

    Masahalh allha,kubarakeeeyo waxbadan ayaan ka,faaiday shiiqeena allha kuxafido

  • @hafsachannel2042
    @hafsachannel2042 4 ปีที่แล้ว +9

    Ameen

  • @mrmaqaneofficial1597
    @mrmaqaneofficial1597 3 ปีที่แล้ว +14

    Wll ilahey baan kugu dhaarshee sheikh xassan ibaraahim xagee jogyaa maisheegi kartaa wll

  • @abdikarinyusuf4257
    @abdikarinyusuf4257 6 ปีที่แล้ว +56

    Masha Allah sheikh Hassan Ibrahim codkiisa aad ayaan u jeclahay wayoo qiiro iyo xasuus ayuu kugu rebaa markaa dhegen sato

    • @alihassanfilfil3616
      @alihassanfilfil3616 4 ปีที่แล้ว +5

      Masha aallah sheikh Hassan lbrahim

    • @ismaelnoah7801
      @ismaelnoah7801 2 ปีที่แล้ว

      You all prolly dont give a damn but does any of you know of a way to log back into an instagram account..?
      I stupidly lost the login password. I appreciate any tips you can offer me

  • @malyuunhaybemalyuun1342
    @malyuunhaybemalyuun1342 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah yaarbi illahyo naso hanui

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiq xasan imraahim ciise allha kubarakeeyo walahi waan jeclahay wax bdn kaafaaiday ❤❤❤miisaanka aaqiro allha kuusaaro ❤❤❤❤❤

  • @xasankaafi9311
    @xasankaafi9311 3 ปีที่แล้ว +7

    Allahu akbar

  • @khalidtajirowofficial4026
    @khalidtajirowofficial4026 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah sheikh Xasan Ibrahim Ciise

  • @deeqibnuwacays2991
    @deeqibnuwacays2991 3 ปีที่แล้ว +7

    Allah

  • @ruunjaamacmuxumedkhadiircl2832
    @ruunjaamacmuxumedkhadiircl2832 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha alh alhu agbar

  • @rahmamohamed6374
    @rahmamohamed6374 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheekadaan ayaa imehriyay aadna nooogu duceeyay waana kudegnay gurkeena 9sano kahor ayey ahayd

    • @farxaanmohamed7806
      @farxaanmohamed7806 ปีที่แล้ว

      MashaAllah ❤️ barakooba abayo

    • @SafaaOmar-hf6ye
      @SafaaOmar-hf6ye หลายเดือนก่อน

      ❤masha Allah ,Allah ni barakeyo❤

  • @naimaabdibocor3320
    @naimaabdibocor3320 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah alle ku fududeeyo cudkaada oo qirada badan alla akbar

  • @Cabdullaahixassan
    @Cabdullaahixassan 3 ปีที่แล้ว +7

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Mahadsanid walaal 💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @sagaare9970
    @sagaare9970 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah

  • @relaxingandinspiringchanne1078
    @relaxingandinspiringchanne1078 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @mohammedwali5155
    @mohammedwali5155 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah, Sheekhaan Cod yaa ilaahey ku maneystay.

  • @sahrocadow5735
    @sahrocadow5735 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah qaswatula peder maliki islamku guul helay

  • @deqoahmed6242
    @deqoahmed6242 4 ปีที่แล้ว +8

    Mash allah

  • @user-br6lr1ly4f
    @user-br6lr1ly4f 3 ปีที่แล้ว +6

    Alaahu akbar

  • @AtarAtar-cc8if
    @AtarAtar-cc8if 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah

  • @zara-abdalla-hassan
    @zara-abdalla-hassan 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mash allah ❤❤❤❤

  • @user-co1bz7ec9y
    @user-co1bz7ec9y 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashallah

  • @khadrodhoobo7769
    @khadrodhoobo7769 10 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa alaah shiikheena ilaahay aakhira iyo aduunba habarakeeyo

  • @kunciilkulmiye2849
    @kunciilkulmiye2849 3 ปีที่แล้ว +5

    Allhu akbar

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 3 ปีที่แล้ว +5

    Scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @maryanhassanmohamed8102
    @maryanhassanmohamed8102 2 หลายเดือนก่อน

    Amen amen yaa Rahman

  • @rahmamohamed2550
    @rahmamohamed2550 3 ปีที่แล้ว +5

    ManshaAllah

  • @mohamedamiin8776
    @mohamedamiin8776 3 ปีที่แล้ว +4

    masha alh

  • @adenmohamed9253
    @adenmohamed9253 4 ปีที่แล้ว +21

    Mashallah i like da voice of this sheikh

  • @rahmamaalin7980
    @rahmamaalin7980 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar ❤

  • @MaandeeqYare-uj5lj
    @MaandeeqYare-uj5lj ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah🥰🥰🥰🥰

  • @YassinZultan-gr6wz
    @YassinZultan-gr6wz ปีที่แล้ว +1

    Alle muslimiinta ha ugargaaro

  • @najiibdalmar6286
    @najiibdalmar6286 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah ❤❤❤

  • @mohamedadanmatan
    @mohamedadanmatan 9 หลายเดือนก่อน

    2013 ban dhagaysan jiray mar kale manta o ay tahay 13/8/2023 ,,,,,,,,,,,,,

  • @nacimocabdullahi3696
    @nacimocabdullahi3696 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha

  • @amiira4513
    @amiira4513 ปีที่แล้ว +1

    M.a shiiq allow Haku xafido

  • @user-db6zv6kc9y
    @user-db6zv6kc9y 7 หลายเดือนก่อน

    Msh allh❤❤❤

  • @cabdiraxmanmaxamed9462
    @cabdiraxmanmaxamed9462 3 ปีที่แล้ว +7

    War dadkan disliketa saaraayo miyeysan muslimiin aheyn

  • @raaliyocadeey5605
    @raaliyocadeey5605 4 ปีที่แล้ว +15

    Mxa waye dadka dislike sarayo😡😡😡😡

  • @DeqoCabdi-sp1ok
    @DeqoCabdi-sp1ok 9 หลายเดือนก่อน

  • @DeqoCabdi-sp1ok
    @DeqoCabdi-sp1ok 9 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-eb7fy1lx7i
    @user-eb7fy1lx7i 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @wllsacuudi2464
    @wllsacuudi2464 2 ปีที่แล้ว +3

    M a

  • @akram1yare129
    @akram1yare129 3 ปีที่แล้ว +3

    Ķjht

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 3 ปีที่แล้ว +7

    Allahu akbar

  • @zaynababdi9992
    @zaynababdi9992 6 ปีที่แล้ว +14

    Maanshaa aallaah

    • @AxmedMaxamed-ou3yr
      @AxmedMaxamed-ou3yr ปีที่แล้ว

      🎉🎉😊🎉🎉🎉😊🎉😊🎉🎉😊😊😊🎉😊😊😊🎉😊🎉😂😊😊😊🎉😊😊🎉😊😊🎉🎉😊🎉🎉😊

  • @seynabfarxan4698
    @seynabfarxan4698 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah

  • @ramloabukaraadan7525
    @ramloabukaraadan7525 3 ปีที่แล้ว +6

    Scw scw scw scw scw scw