Intaad ku duceeysay in ka badan miisaankaaga xasanaada Allah ha kuugu cusleeyo anagana Allah ha Noo aqbalo ducadaada soomaali hadaan nahay Allah ha idiin xifdiyo dhamaantiina
IT'S IRRELEVANT TO TALK ABOUT SOMALI COWBOY BECAUSE, THIS GUY IS IN THE COUNTRY FOR LESS THAN 10 YRS AND BROUGHT HERE BY CWS .HE HAS TO DO WHAT THEY TELL HIM TO DO PERIOD
Nabiga scw maga xanaaqi jirin waxa lagu sameeyo ama la dhibo Laakin waxa uu ka xanaaqi jiray diinta marka lagu xad gudbo Walaal meesha diinta baa uu ku xadgudbay ee malaga qiyaasqaadanayo nin ku xadgudbay waxa diinta ka hooseeyo.
Somali cowboy Waa walaal muslin ah lakin Waa Oromo ama Borana Waa walaal fiican inkastoo uu San sheegaynin waxa uu yahay wuxuu sheegtaa Digil iyo Mirifle waana Qalad inuu sheegto waxa uusan ahayn, by the way I don’t see any difference between Somalis and Oromos but he does otherwise he wouldn’t hide it
Danacsar education man, respect that man ❤ from somaliland
Runtaan ku jeclaadey
Dabcasar Khayr badan alla ha siiyo intii lunsan Allah ha Noo soo hanuuniyo
Maasha Allaah tabaarakallaah Xaaji Dabcasar, Illaahey hasoo hanuuniyo intii qaldan Yaa Rabbii.
امين 🤲🏻 امين 🤲🏻 امين يا رب
عليه الصلاة والسلام
Dabcaseer Waan Ogaa Innuu Somaalida Kahoreeyo. Manshallah
Intaad ku duceeysay in ka badan miisaankaaga xasanaada Allah ha kuugu cusleeyo anagana Allah ha Noo aqbalo ducadaada soomaali hadaan nahay
Allah ha idiin xifdiyo dhamaantiina
IT'S IRRELEVANT TO TALK ABOUT SOMALI COWBOY BECAUSE, THIS GUY IS IN THE COUNTRY FOR LESS THAN 10 YRS AND BROUGHT HERE BY CWS .HE HAS TO DO WHAT THEY TELL HIM TO DO PERIOD
صلي الله عليه وسلم
Nabiga scw maga xanaaqi jirin waxa lagu sameeyo ama la dhibo
Laakin waxa uu ka xanaaqi jiray diinta marka lagu xad gudbo
Walaal meesha diinta baa uu ku xadgudbay ee malaga qiyaasqaadanayo nin ku xadgudbay waxa diinta ka hooseeyo.
Somali cowboy Waa walaal muslin ah lakin Waa Oromo ama Borana Waa walaal fiican inkastoo uu San sheegaynin waxa uu yahay wuxuu sheegtaa Digil iyo Mirifle waana Qalad inuu sheegto waxa uusan ahayn, by the way I don’t see any difference between Somalis and Oromos but he does otherwise he wouldn’t hide it
Masha Allah dabcasar❤
Dabacasar kuwa dadka gaaleeysiya ee mooda diinta ineey wakiil ka yihiin wax usheeg ee Qawaarijta madiaha noqday
Aamiin Yaa Allaah ❤❤❤
Allaha hanuuniyo
😅