Soomaalidu qof dhifa ayaad arkayesa wax akhariya waa dad Hadala badan xitaa wadamadaye u soo qaxeen shiciyadood ma bartaan akhriska badan masakaxadu koriya waxaa la yidhi iska daaya dadkaygow umadana ilaahay u daaya isaga la xisabtamaya qofkastow taada ka tali ilaahay umadayeda idaaya ayuu ina yidhi meel laguu soo jiro ma ogid joojiya waxaan please
Somalis are happy triggers really, he just confessed that he is a Muslim, I dnt know why they keep on using his past against him, who on earth doesn't have past ? None of what they are accusing him of were done or said recently . Really my countrymen are really annoying sometimes, Somali cowboy if you are reading this kindly ignore the haters they have nothing important to do otherwise this unnecessary debate will continue aimlessly until doomsday and it will eventually cause irreversible damage for all the useless parties involved. This chapter must be closed with immediate effects it's becoming boring now.
Maxaad ugu mashquushaan qofka arrimihihiisa u gaarka ah?miyuusan xor u aheyn qofku in uu doorto diinta uu rabo? Miyaadan shaqo kale leheyn aad ku mashquushaan sida: In aad shaqeysaan, cilmi barataan, buugag akhrisaan ama aad ku mashquushaan sidii aad u korin leheed caruurtaada?
Ha qaldamin walal diimo la kala doorta ma jirto dunida hal diin o xaq ah ayaa ka jirta qof naguu diira somali ah xaq uma laha diintena iyo dhaqankena inuu ku xadgudbo
Don't forget like & subscribe 👍 ❤
Su'aal ku saabsan AYAN XIRSI ayaa la weydiyey, wuu inkiray isagoo BEEN shegaya, isagoo leh ayan xirsi 30k oo dollar ayey qaadataa anigana sidaas ayaan rabaa ayaa la hayaa. MUNAAFAQ.
SOM COW BOY WAA LABA WAJIILE
Qamri meeqo somali ah cabo ma wax Cusubaa lakiin diinta islaamka waa muqatis
Arimahan culimada u gud biya 🤔🤔🤔🤔🤔
War dadka ha ku mashquulina ee danihiina qabsada somali cowboy waa halyay qaran
Ninkan waxa lagu haysto waa wax uu sagu duubey uu afkiisa kayiri
ninkan waxba kamajiraan waxa uu sheegayo beenlow weye
Soomaalidu qof dhifa ayaad arkayesa wax akhariya waa dad Hadala badan xitaa wadamadaye u soo qaxeen shiciyadood ma bartaan akhriska badan masakaxadu koriya waxaa la yidhi iska daaya dadkaygow umadana ilaahay u daaya isaga la xisabtamaya qofkastow taada ka tali ilaahay umadayeda idaaya ayuu ina yidhi meel laguu soo jiro ma ogid joojiya waxaan please
Somalis are happy triggers really, he just confessed that he is a Muslim, I dnt know why they keep on using his past against him, who on earth doesn't have past ? None of what they are accusing him of were done or said recently . Really my countrymen are really annoying sometimes, Somali cowboy if you are reading this kindly ignore the haters they have nothing important to do otherwise this unnecessary debate will continue aimlessly until doomsday and it will eventually cause irreversible damage for all the useless parties involved. This chapter must be closed with immediate effects it's becoming boring now.
Maxaad ugu mashquushaan qofka arrimihihiisa u gaarka ah?miyuusan xor u aheyn qofku in uu doorto diinta uu rabo? Miyaadan shaqo kale leheyn aad ku mashquushaan sida: In aad shaqeysaan, cilmi barataan, buugag akhrisaan ama aad ku mashquushaan sidii aad u korin leheed caruurtaada?
Ha qaldamin walal diimo la kala doorta ma jirto dunida hal diin o xaq ah ayaa ka jirta qof naguu diira somali ah xaq uma laha diintena iyo dhaqankena inuu ku xadgudbo
Ma jirto diin xaqa mooye diinta islaamka wana la waaninayaa oo la wacdinaya si wax ùun u fahmo una soo noqdo
Anigu fardawsa cali Ayaan la fikir ahay qofka in lagu mashquulo maaha xaq xorbuu yahy xitaa diinta uu doono hagalo
dunidan aynu joogno hal diintiin ogeliya ayaa sax ka ah waana diinteena islaamka ah diin kale majirto ,,,,adigu maxan aaminsan tahay?
AJ DHAQAN XUMIDEE MA GURI XUNBASD KU KORTAY COBOY WAA BADHEDHAY..
Waxba ma difaacin ee boodh isku qaris kani waa lumay ee ha ku khasaarin si kasta wuu ulumay
KHAMRO TAWXIIDKA KAWEYN ADEER WAXAN DIINTA KU JEEES JEESAAD GASHAY
NIN AAN ALAH OGOLAYN MAXAD DAL DIFAACI DIINTA DALKA HORAYSAY.
Ninkaan garyaqaan maka baqaayaa su aalo xumaa
Nio Somaalida Maxaa ka si ah Waar ninkan khalad baa iga dhacay buu yidhi ilaahay ayuuna danbi dhaaf waydiistay maxaad ka rabtaan
Shame people