"Shalay waan Ooyay,balse maanta ma Ooynaayi,Aniga haley xiro oo Xabsi haley dhigo,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • "Shalay waan Ooyay,balse maanta ma Ooynaayi,Aniga haley xiro oo Xabsi haley dhigo,
    Sarkaal Mareexaan ah ma uusan burburin Dhulkeena ee Saraakiil Hawiya ah oo Muqdisho iyo Afgooye kala joogo ayaa inaga burburiyay Guryaheenii" Nabadoon Fargeeti.

ความคิดเห็น • 36

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +5

    Soomaaliya inta ay dulmiga ku socoto Horay u socon mayso

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 หลายเดือนก่อน +4

    Tuug wayel ah dhulaa laheyn baa u doodesaa mad illaah ka cabsatid wa dhimane

  • @FartunK
    @FartunK หลายเดือนก่อน +5

    xishooda guryaha xooga Ku haysataan ee reer maxamed siyaad lecithin ilaa 91kii haysataan uga baxa

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 หลายเดือนก่อน +2

    Barakallah. Hadal miisaaman oo caqli gal ah baa tahay.

  • @AdamMusa-q3k
    @AdamMusa-q3k หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤ sidaan dowlad nimo ma ahan xasan shiiq dulumka ka hadal

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 หลายเดือนก่อน +2

    Hal xaaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho

  • @AdamMusa-q3k
    @AdamMusa-q3k หลายเดือนก่อน +3

    Wacdaan iyo hawiye goofafka waa la wada yaqaan dadkii lahaay

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 หลายเดือนก่อน +6

    Adeer yaa lagu dili isilaali mida kale waa inaa mag dhow leedihiin oo udacwootaan xaq aa uleedihiin magdhow dacwooda dacwadiina magdhawga loyar u qabsada

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaladdu adkaatay !

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂 muqdisho waxay somaraysaa , meeshii hargeysa 2000 ay mareysey. Berigaa waxa la odhanjirey ku qabso ku qadin meyside.😂😂😂Laakiin Sidanoo kale may ahayn😢

  • @AdamMusa-q3k
    @AdamMusa-q3k หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 DHULKII HAWIYE WUXUU NOQDAY NAAG GAROOB AH OO GUUR DOON AH

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 หลายเดือนก่อน +1

    maxamed.siyaad gabadhiisa muwadiinad ma ahaan miya xoolaheed waa la qaniimeysan xalaal miya ilaahey ka cabsaada umada dulmiga ka daya

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 หลายเดือนก่อน +1

    Mareexaan waa tuugo hantidii dalka mareexaan ayaa dhacay lakin abgaal dhulkiisa ma dhici kartaan ee u laabta dhulkiina cabuudwaaq iyo gedo

    • @ubahhussein7382
      @ubahhussein7382 หลายเดือนก่อน

      Hhh gedo Iyo cabudwaq Iyo gedo abgaal lagama xigo waa dhul soomaaliyeed mareexanku dhulka waa gateen waana qadanayaan odaygan intuu noolaa xaran ayuu Ku daganaa marka alle ha laga baqo soomaaliyeey

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 หลายเดือนก่อน

      ​@@ubahhussein7382somali anaa waso luuqa iiga bax mase gus ayaa kaaga saraa

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      ​@@ubahhussein7382 gedo marexaan qalin afweyne ku imadeen ma ayga dago

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 หลายเดือนก่อน

    Adkaatay 😮😮😮😮😮😮

  • @hassanyare1287
    @hassanyare1287 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan waa aqaanaa fargeeto AA la dhahaa

  • @XuseinYaxye
    @XuseinYaxye หลายเดือนก่อน +1

    Team somali ceble like 😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulka
    umada ka guura

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 หลายเดือนก่อน

      Mareexaan dhukiina ku laabta somali wee kala tagtay kulaabta dhulkiina gedo iyo cabuudwaaq

  • @atakar26
    @atakar26 หลายเดือนก่อน +2

    Qaatumadaada u baq waxaadan laheen ha ku xiiqin wax yar ayaa aduunka kaaga dhiman qabrigaa ku sugaa adeer

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv หลายเดือนก่อน +1

    Hawiyow a.lafata gareen horta madaxweyne idinma ahan mana idin noqon dono isku dal iyo isku dadna ma nihin Dhul Raxanweyn oo goof ladhahayo majiro shercigaa aad kuyeela neyso KGS dudub oo gasho jeebka

  • @canbaro1696
    @canbaro1696 หลายเดือนก่อน

    Hawiye weli dhulkii daarood ayey haystaan tuug wale waad ka shalay aysaa aakhiraa waryaalaa unuku iskaleh

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 หลายเดือนก่อน

    ADEER 100 JIR BAA TAHAY EE BILILIQADA WAA LAGAA SOO WADA CELIN EE KULAABO TUULAYAASHI KASOO QAXDAY 91DII

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv หลายเดือนก่อน

    Somali wey kala guuri doontaa
    Goordhow dad ayaa dhul waayi doona somali gabiil farbadan ayaa dhumi doona dee
    Alle wuxuu garin doonaa dadka dulmi wada dee

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 หลายเดือนก่อน +1

    Stop qabiil

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 หลายเดือนก่อน +1

    Adeeroow ma dadan miyaa akhiro seeg U socotaa dhulkan intaa xaran Ku daganeyd alle ha kugu anfaco hada alle U toobad keen waqti kuuma harin adeero

  • @AdamMusa-q3k
    @AdamMusa-q3k หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 war cadaaday hawiye in la dhaco wuu u sahlan yahay

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 หลายเดือนก่อน

    OOHIN CALAACAL BROBGANDA IYO CAGAJULEEYN BOOTO WAA LAIDINKU OGAA REER BILILLIQOOW ....KKKK GURICEEL, CADAADO IYO BARAXLEEY DHISTA

  • @user-ru6po6sg6q
    @user-ru6po6sg6q หลายเดือนก่อน

    Waraaq iila imoow miyaa sax mise mise xoog ayaa dhul lagu yeeshaan?heer maxamed siyaad dhul malahan ayaa ladhihi jiray Waa tuugo runti maxkamad kukala baxa meeqo meel ayeey sheegteen aaway dhulki afgooye dadka lama dulmiyo gooftaas cida leh Waa lakasaa sharci igaaga qaado dhulka war cad waaye laakin xoogaa utaga hee Waa kaas

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 หลายเดือนก่อน

    ADEER 100 JIR BAA TAHAY EE BILILIQADA WAA LAGAA SOO WADA CELIN EE KULAABO TUULAYAASHI KASOO QAXDAY 91DII

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 หลายเดือนก่อน

    ADEER 100 JIR BAA TAHAY EE BILILIQADA WAA LAGAA SOO WADA CELIN EE KULAABO TUULAYAASHI KASOO QAXDAY 91DII

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg หลายเดือนก่อน

      Manin bililiqo usocdo dood miyaa ufuran marka hore mamadaxaa biya kaaga jiraan kaleexo dadka dàdaa xusmad ayeey mudanyihiin balse aflagaado mamudna qof asalkiisa guri wanaagsan ku ababay dadka mamaago ee isqabo kuuroon aduun iyo aakhiraba hadaa diidana haaaaaa

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 หลายเดือนก่อน +1

    ADEER 100 JIR BAA TAHAY EE BILILIQADA WAA LAGAA SOO WADA CELIN EE KULAABO TUULAYAASHI KASOO QAXDAY 91DII