Tareenka waa dhaqaaqay mar hadii Shirkad Cadaan ah iyo dad Soomaali ah iwax isku darsadeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ค. 2024
  • Tareenka waa dhaqaaqay mar hadii Shirkad Cadaan ah iyo dad Soomaali ah inaty wax isku darsadeen oo dhex fadhiya Hoteelada magaalada Muqdisho

ความคิดเห็น • 5

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 7 วันที่ผ่านมา

    Madaale guuleyso horey u soco❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅✅✅

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 8 วันที่ผ่านมา

    Dhaaal ayn rabnaa moye dad nagama jiro waqoye

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 8 วันที่ผ่านมา

    Cadan muxu yahay

  • @siciidabubakar1046
    @siciidabubakar1046 6 วันที่ผ่านมา

    Odayga macduur waaye waxow sheegaana ma fahamsana. Shirkad caddaana oo waxay sameeneesa cid ogaa karta jirin joogisteedu macna ma sameeneeso.

  • @abdirahimfarah2753
    @abdirahimfarah2753 7 วันที่ผ่านมา

    In dad caddaan ah lala shirkoobo ma horumaraa? Hadda miyey kugu cusubtahay Guddoomiye?