Adan Shimbirolays & Sagal Cabdi (Godol Caashaq 2015)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @gabyaa-j7r
    @gabyaa-j7r 8 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah, hadaan heesta xaga hadaan dhigo waaba hees talantaaliya oo aad u wacan..Waxaan aad ula dhacay asturnaanta fanaanda Sagal Codka..Fanku maahan isqaawin .....

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 7 ปีที่แล้ว

    Labadaan gaf iyo
    godob aanay dhex marin
    galawda isu sudhan
    guryo samo ku naalooday
    ana waxan gudanayaa waajibkayga gaarkoo
    xilku guudka ii sudhan❤❤❤❤
    Sagal iyo shinbirolays👏👏👏taageero buuxda✌😍😍

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 7 ปีที่แล้ว +1

    Old school song but nice 👍🏼 shimbirolays cod baad haysaa sxb ❤️

  • @fatxicadey8204
    @fatxicadey8204 9 ปีที่แล้ว

    runti wn la dhacay heesti sagal codka an adan mashaa allh

  • @abdirizaqjama6534
    @abdirizaqjama6534 9 ปีที่แล้ว

    sagal walal ha cabsanin cood baa illahey kugu dhameste mashallah anagana waan ku tageereyna walalo ee sanad wacan waxan uu maley niya inad gabdahina kale ee heeso inaad ka dhareyso

  • @wacdarogroups
    @wacdarogroups 8 ปีที่แล้ว +1

    walaashey daa fanka faa iido laga waay kadhegeyso culimada waxey fanka ku shegen ogoow maakinta aaqiro yaan daadku kula tagin usoo kaabo alaaah subxana watacaala in sha a laaah alow ku garad i haqa

  • @abdihassan8076
    @abdihassan8076 6 ปีที่แล้ว

    alaha haku asturo waa gabarasturan balse adeerkeed ayey isku agswertay walee waa reer dalal xiirane ayaa adeer u ah masha alaah

  • @yahyayunis580
    @yahyayunis580 6 ปีที่แล้ว

    Mshllh gabadhan ma isqawiso

  • @faizayusuf90
    @faizayusuf90 9 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sagal abaayo codkaan macaan quran ku akhriso aqiro iyo aduun in aad libanto hadaa rabto

  • @keysewaabari3063
    @keysewaabari3063 10 ปีที่แล้ว

    Hees iyo badh iga dheh gabadha caadi ma ahan cod wanaagsan ayey leedahay sagal cabdi

  • @dhalmadowomen5631
    @dhalmadowomen5631 9 ปีที่แล้ว

    codka waxa igala daran wa quruxda iyo asturada, mashaa alaah Sagal walal inaad heesto ceb maha ee waxa xun inad isqaawiso e waliga ilaali asturnaanta

    • @fadumacawil4441
      @fadumacawil4441 6 ปีที่แล้ว

      Mashalah.abayo.alah.kuhanuniyo.in.ader

  • @ayan-ym4go
    @ayan-ym4go 9 ปีที่แล้ว

    Caadi ma ahan qoftan cod qurxoon ayaa alla siiyay nolow

  • @abdirizaqjama6534
    @abdirizaqjama6534 9 ปีที่แล้ว +1

    heestan waa ku so caan baxdey 100% kiwa 100% far iyo suul baan ku taage

  • @riyalfarah4953
    @riyalfarah4953 10 ปีที่แล้ว

    Waa hees macaan aad ayaa uga helay

  • @mankamohamed8339
    @mankamohamed8339 4 ปีที่แล้ว +1

    Legend kulmay

  • @fathishukri1454
    @fathishukri1454 9 ปีที่แล้ว

    mashAllh wllo sagal cod bu alleh kudhameyay lakin hes kuma ficna aqiro iyo adunkaba

  • @xajaxuja822
    @xajaxuja822 8 ปีที่แล้ว

    sagal masha allh codkaaga allha kuu barakeeyo

  • @fartunhosh8213
    @fartunhosh8213 10 ปีที่แล้ว

    Woow nice song adan shinbirloys iyo sagal abdi

  • @engyahyahaajiali292
    @engyahyahaajiali292 9 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sagal waa fananad cod dahabiya leh

  • @muuminxaaji6632
    @muuminxaaji6632 6 ปีที่แล้ว

    Waa gabadh asturan maashaa allah

  • @aliissa6200
    @aliissa6200 10 ปีที่แล้ว

    Both got major talent yo!

  • @muuminxaaji6632
    @muuminxaaji6632 6 ปีที่แล้ว

    Warkan ma daxa banaan ma shinbiro laysbuu la baxay

  • @fatxicadey8204
    @fatxicadey8204 9 ปีที่แล้ว

    wooow labaduba makala dhacan heestan caadi ma ahan

  • @abinashali3786
    @abinashali3786 9 ปีที่แล้ว

    runtii aad baan ugu helay gabadhaan sagal

  • @shirwacmohamed3
    @shirwacmohamed3 9 ปีที่แล้ว

    maasha alaah walaahi gabadha waa shidantahay

  • @jamacgaleyr3197
    @jamacgaleyr3197 9 ปีที่แล้ว

    Axyaa hees iyo badh qoftaan caadi ma ahan

  • @fatimam1156
    @fatimam1156 8 ปีที่แล้ว

    mashs allah sagal caday aad ayaad u cad macantahay

  • @iqraqalanjo2794
    @iqraqalanjo2794 9 ปีที่แล้ว +3

    sagal abayo ilah ka cabso cod alleh kugu beray qur anka iyo xadisyada ku aqriyo

  • @Dajiye614
    @Dajiye614 10 ปีที่แล้ว

    That's my sagalooows codkoos 💋💋💋💋💋💋💋

  • @alhassansangeidahiru7803
    @alhassansangeidahiru7803 9 ปีที่แล้ว +1

    Somali u are great !

  • @muminali7696
    @muminali7696 9 ปีที่แล้ว

    gabadha si kamuuqata fanka waa ku cusub tahay

  • @fuaadmuhudiinhd5173
    @fuaadmuhudiinhd5173 7 ปีที่แล้ว

    Botacdaan caaadi ma ahan mugaabe haloo geeyo💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdikariimahmedadan1449
    @abdikariimahmedadan1449 10 ปีที่แล้ว

    EESHCALLAA HEES WAAA KABAXSATAY ADAN ADAN SAXIB WAANA HEESTA SANADKAAN 2015 BALSE AAN SU,AAL KUWEYDIIYEE GABADHAAN MAHADA AYAAD GACAN BAREYSAA OO AAY KU SUU BIIRI RABTAA FANAANIMADA MAXAAYEELAY MAKARAFOONKA AYEY AYADOON SOO GAARIN WAQTIGEYQAADAN LAHEED HEESTA AFKA LA AADEYSAA SIKASTABA AYADANA AADBEEY U COD MACAAN TAHAY WELLCOME AYAAN LEENAHAY EE HAKU SOO DHAWAATO FANKA IYO SUUGAANTA SOMALIYEED AADAN SAXIBB AAD BAAN U TAAGEERNAAA HADAAN NAHAY TAAGARAYAASHADA KU NOOL KENYA GAAR AHAAN NAIROBI EE MAR NOO IMOOW OO SHOW WAA IN AAN KU DHIGTAA NAIROBI FADLAN

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 7 ปีที่แล้ว +1

    Aadan boqorka codka u hiili dalkaaga 🇸🇴💪🏽❤️❤️❤️❤️

  • @abdikariimahmedadan1449
    @abdikariimahmedadan1449 10 ปีที่แล้ว

    goor iyo ayaan iyo ogoow labada galinbaan kugoogoobi jirayee gacalayoow adunbaan hablaha kaga soo go,aayee labadi gayaan isku garashi la i ayaa guri dhistee ayaa guri dagtee ana waxaaan garwaaqsaday geesigii rageenoow inaan gabagabeynee kaalay godalka ilamaal gaaxda caashaqa gacma wada jiraan nahay oon kala go,aaynee inaan kula gorfeeyoo caanshaqeena guuleysto garbaad iigu leedahay garbaad iigu leedahay AADAN sxb waa hees aand u fakartay waana kadaaliwaayay sidaan ugu soo ceshanaayay dhageysigeeda ee kasii wad halkaan fankaada iyo sugaantaada

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 9 ปีที่แล้ว +3

    abayo wan ka xumahy codkaga aya so tijabisay waxa lagu dhahay aad baad u cod macday ee lagu madhihin hees kuqaad aaqiradada hasejin codkaga mac quraan ku aqriso plz katobad keen waxan

  • @alish2852
    @alish2852 7 ปีที่แล้ว +1

    SAGAL WAA HURUUFTAMEYSAA YAA LA DAGAALSAN....

  • @fadumaaden7465
    @fadumaaden7465 9 ปีที่แล้ว

    waaaaw kaaley godolka ila maaal

  • @alish2852
    @alish2852 7 ปีที่แล้ว +1

    Sagal aad ayay u cod macantahay.

  • @aliissa6200
    @aliissa6200 10 ปีที่แล้ว

    This is music

  • @abdinooralinoor1534
    @abdinooralinoor1534 7 ปีที่แล้ว

    waa hees wacan

  • @hawaabdi7635
    @hawaabdi7635 8 ปีที่แล้ว

    sagal hees Iga dheh cod ayaa Kugu dhamaday

  • @khaatumoabdi7657
    @khaatumoabdi7657 8 ปีที่แล้ว

    Esh. Calaa hees

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว

    Waxd rabto ku aqariye ....... go ahead

  • @asmaloveasmalove9322
    @asmaloveasmalove9322 8 ปีที่แล้ว

    esh calaa hees

  • @Sagacypher
    @Sagacypher 9 ปีที่แล้ว

    Hello

  • @dangaradomar4202
    @dangaradomar4202 8 ปีที่แล้ว

    good

  • @dearmum3320
    @dearmum3320 9 ปีที่แล้ว

    hhhhh qofta n Allah silka Ha goyo

  • @hasanhashi4418
    @hasanhashi4418 8 ปีที่แล้ว +2

    Alow yalataliya gabadhan quruxda badan wali edeb ayakamuqato hadey maalmo siiwado waad arkidontan ayado qaawan oo habenba meel seexata fanaan faaido malahan aduun iyo aakhiraba

  • @rayaanomar7226
    @rayaanomar7226 9 ปีที่แล้ว

    wayka baxsadin hesta wa hes dagan xita music xeta wanka helay

  • @caishamaxamud4911
    @caishamaxamud4911 8 ปีที่แล้ว

    aadan shimbir

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว

    Bila cod ay tahy runti

  • @dangaradomar4202
    @dangaradomar4202 8 ปีที่แล้ว

    God

  • @shamhadmaxamed777
    @shamhadmaxamed777 8 ปีที่แล้ว +3

    sagal abayo waxaka codsanayaaaa inad isqawinin o sidaan ku socoto waa idin salameeey adi iyo abwaan shibiroleeys

  • @farhiyoahmed4266
    @farhiyoahmed4266 8 ปีที่แล้ว +2

    abaayo illaaheygi ku cabuurtey kacabso dadkana wad cod macantahey kugu dhaxaayo waxba kumatarayaan malinta qiyaame

    • @abdiali2851
      @abdiali2851 7 ปีที่แล้ว

      Farhiyo Ahmed
      .
      Jeg er
      ønsker øå😆

  • @ifraaxmuuse4496
    @ifraaxmuuse4496 9 ปีที่แล้ว +1

    abaayo wanadi walalhahaaa islaamkaa dhegahad kafureysatay lkn abaayo waxan kudhihilahay hada mel aad kalabato aad jogtaa ee rabi ulaaho inshallaah hadan kula qaldanahayna iska key cafi

    • @farhiyayussuf2553
      @farhiyayussuf2553 7 ปีที่แล้ว

      Abaaaayo sagaley plz waaaan kacodsanaya in at is qawinin plz jirkaga quruxda badan haaa qawinin cadey Allah kacabso

    • @abdirahmanmuse1229
      @abdirahmanmuse1229 6 ปีที่แล้ว

      Farhiya Yussuf aaa

  • @daganshire231
    @daganshire231 9 ปีที่แล้ว

    Ani maba garan waxay kahadlayso inantani wiilka wa faseex

  • @Sagacypher
    @Sagacypher 9 ปีที่แล้ว

    Qoftan wajiga laga buufiyay markeda ma cusubtahay

  • @BulshaawiTv
    @BulshaawiTv 9 ปีที่แล้ว

    gabadhaan maanta weey asturantahay balse billa ka dib clipka aay soo wado illa fiirsha ayada oo wada qaawan abaaayo quraxley baa tahay iska dhaaf fanka wax jira ma ahan wuu ku luminaa lee

    • @Daganhaji12
      @Daganhaji12 9 ปีที่แล้ว

      masha Allah you give her nic advice bro. illah haso hanuniyo insha Allah hees wax lugu faano mahan.

    • @kaahakiinahmed9334
      @kaahakiinahmed9334 8 ปีที่แล้ว

      bulshaawi hhhhhhhhhh saxiix walee wan kula fiirinaaa balan waaye

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 7 ปีที่แล้ว +6

    Kuwa yirahda ilahay ka cabso iyo kuwa yirahda wa cod macan tahay bay noqdeen kkkkkkkk war gabadha iska dhaafa kolay danteeda ayaa garaneysee

  • @kadardeek8246
    @kadardeek8246 9 ปีที่แล้ว

    Tan tii loo qaaday miyaa hees ah bilaney camankada bal balaadhan oo buushka la moodo

  • @hodanabdulahi7452
    @hodanabdulahi7452 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkk

  • @engyahyahaajiali292
    @engyahyahaajiali292 9 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sagal waa fananad cod dahabiya leh

  • @muminali7696
    @muminali7696 9 ปีที่แล้ว

    gabadha si kamuuqata fanka waa ku cusub tahay

  • @rayaanomar7226
    @rayaanomar7226 9 ปีที่แล้ว

    wayka baxsadin hesta wa hes dagan xita music xeta wanka helay