Ninkaan rer jooqle farmaajo siyaad bare dhamaan qabiilka mareexaan waa dadka dhabta ah somalinida dhab ka tahay i am from ceebuur wlh hooyaday ayaa i dhih jirtay siyaad bare waxuu ka dhashay dadka somalia ugu qalbi fiican hadan ugaday
waxan ku fikiray ma fiine fataxo waa ina kala marna sifudud xariga u dhigay hortaada wanaag ka filo faal iyo hadal yeena bixinee dadkuna falaqeyn wax kale laabtana wan ka fasaxay hees cajiib ah
Hortaad waanaag kafilo calaafka dhamatay calacalka jooji 😂💙 abwaan
Qisadayda inay kasheekaynayso baad moodaa waxba faahfaahin uma baahna heestaan waxay kahadlaysaa qalbigayga kama Daalo malinyo habayn mid ay tahayba waan ku seexdaa qalbigayga
How u feel now 😂
@@naimomohamed7332 xasuusahaygu waxay igu qoran yihiin baal dahaba wall qaali inaaan siyaarto waa muhiim lkn Wali waan ka noolahay alx waayo aragnimo bay ii ahyd waqtiyadii aan somarey lkn dadku mawada xuma
Ninkaan rer jooqle farmaajo siyaad bare dhamaan qabiilka mareexaan waa dadka dhabta ah somalinida dhab ka tahay i am from ceebuur wlh hooyaday ayaa i dhih jirtay siyaad bare waxuu ka dhashay dadka somalia ugu qalbi fiican hadan ugaday
Waa runtaa hooyo caqli badan ayaa kudhashay mashaallaah sharaf iyo cizi ayay mudan tahay hooyo alleha xifdiyo adun iyo aakhiraba
Maanshaa Allah waa runteed ugaas
Abwaanka waa abwaan dhamaystirn masha allah abwaan allaha ku xafido adun iyo akhiraba
Sorry inta dhibada ka lakulantay jaceylka iyo furinka sida like me dadkas baa dareemi kara heestan💞😭😭
Marna Kama daalo walahi noloshayda saamayn weyn bay ku leedahay lkn waa lama huraan taarikhadada madow inaad baal dahaba galiso
😢😢😢 wlhi waan ooye furiinka xalka umooday aniga😭😭
Erayada iyo laxanka💓 wallahi aniga dareenkeyga ayuu kahadlay👍
Hortaada wanaag kafilo😇
Dareen jira 25/7/21
Maxamed Comar Ail I Love you Baby 😍😍💕💕💓💓❣💌💌😢😢
😢😢😢 4-12-2024😢 kalafoof guur🎉🎉 15-6-2006
Masha'Allaah Heestaan Xigmadbaaba kabuuxdo👍👍💕💖👏💝🙏💖😍💙💙💙💙
Wlh it’s sad that u sing a song on divorce about your marriage and u bringing it on public but this not please u answer to what u are doing
Wwww waa best song aadan shinbiro nice voice bwe haduu farixii dhamdy faraha issku taagidodu faida makenyayne horyada wanag kafilo
Heestan wayba iquseysa xalada an ku suganahay manta allow amuraha💔
😥😥
waxan ku fikiray ma fiine fataxo waa ina kala marna sifudud xariga u dhigay hortaada wanaag ka filo faal iyo hadal yeena bixinee dadkuna falaqeyn wax kale laabtana wan ka fasaxay hees cajiib ah
Masha allah💞🙋🌷👍
Walhi hestaan saameyn ayey igu yeelatey
Heestaan waa itaabatay😭😭😭
Anigana sidokale walahi 10 jeer ban dhagaystey hada
😢😢😢inan kalafof tagney 😢
Waaw eesh calaa hees. Duubistana mansha allah sxb maxamed hassan inaba caadi maaha habaynta . shimbaralays brother nice song
Heestsn ayado qol ah ayan ad u rabi lahaa
Ish cala hes wlh
Hortaada wanaag kafilo
Inles cafiyo o lesku duceeyo waa wax wngsn in bdn
Hortada wanaag ka filo 😭😭😭
Heestan kama daalo inan dhagaysto
Ma tiri
Masha alah hestan wa hes ad iyo ad u macan
Hortada wng ka filo
Heestn xasuus igu tahty
Dareen dhab ah bay igu haysaa aniga
😢😢😢✌❤❤❤ i love you so much
Way itaabatay saas darteen Baan qof dareeenka aygu leedahay oo kale kuhayso baan eeg eegayay
waaaaaaw inabo caadi mahan
Maxamed I Love you Somali you
Can I get lyrics plz
Asma Ruun yap
same lyrics plz
@@asmaruun9514 ma inaad fahamto baa kuu laaban wali waan kuu qoori karaa waa xigmad
Best song
wwwwwwwwwww abwaan aaadan kkkkkkk waaa heees cajayiba waxan kufakaray mafiicanee
Runta ayuu taabtay abwaanku
Maxamed I Love you Baby
Inaba caadimaha midhaha iyo codkuba macal music
Lesen lernen sommerlich aber Hilfe niemand an diesem Bett ich bin sehr traurig
Hibo ali sehr guut du siecher richt sprechst
Waxba feer kama jabin falkyga kunoqonaya
❤❤❤
Hortada wana kafilo ex wife