HEES CUSUB: " QIYAAS" SAGAL CODKA 2015

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • HEES CUSUB: " QIYAAS" SAGAL CODKA 2015

ความคิดเห็น • 352

  • @husseinabdi4244
    @husseinabdi4244 3 ปีที่แล้ว +3

    This is soothing! Sagal is on another level. The voice, her modesty and demeanour is awesome! Greetings from WAJEER.

  • @Jaklafakis
    @Jaklafakis 7 ปีที่แล้ว +6

    Sagal caadi mahan 😍😍 dhal boqortoyo cod macanaa waa gabadhii ugu horesay ee marexan oo fananad asturan ah jiilkan cusub gabdhaha Yaga asturad iyo xushood waa lagu yaqanaa

  • @sabrincadey6927
    @sabrincadey6927 9 ปีที่แล้ว +64

    abaayo gabar quruxsan aya tahay misana asturan illahay hakuso hanuuniyo

  • @asadlionish
    @asadlionish 7 ปีที่แล้ว +30

    Allah mahadiis aniga gabadhaan jeclaaday si xad dhaaf ah ujeclaaday waan iscalfannay haddana waa xaaskayga iyo rafiiqdayda nolosha , runtii jacaylkii waa xanuun haddii aaan lagula wadin ama idinkoo isjecel calaf idin kala geeyo.

    • @yurub774
      @yurub774 6 ปีที่แล้ว

      See No Evil
      Masha Allah alle haisku kiina dhoowro walaalo

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 6 ปีที่แล้ว

      Maanshallah rabi isku kiin xafid walaalkeey

    • @safiyayasin8718
      @safiyayasin8718 6 ปีที่แล้ว

      Allah haysu kiin daayo

    • @farsadtv8910
      @farsadtv8910 5 ปีที่แล้ว

      Yurub 77 aamiin walal mahadsanid

    • @farsadtv8910
      @farsadtv8910 5 ปีที่แล้ว

      Zeynab Mohamad aaamiin aamiin walal mahadsanid

  • @mucaashiqav6918
    @mucaashiqav6918 9 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan wey Cod wanagsantahay weyna asturantahay Mashallah

  • @abdihassan4244
    @abdihassan4244 8 ปีที่แล้ว +6

    Allah may iska dayso heesaha imikay dhowdhowdee ilaahay ha ku fahan siiyo diinta

  • @bulshaawiindho3642
    @bulshaawiindho3642 9 ปีที่แล้ว +16

    codkaagi wax uu ku Qurux badnaa inaad quraanka ku cawiso si Aad if iyo akhiraba u gulaysato

  • @sadiaalinur2006
    @sadiaalinur2006 4 ปีที่แล้ว

    maashaAllah waan taageera Sagal Codka. Fanaaniinta ree Gedo gabadha ugu asturan uguna cod macan.

  • @Rosequrxinta634
    @Rosequrxinta634 4 ปีที่แล้ว +1

    Aaaax jcl uu xanun badanyhy wlh heestan 2018 igu horeyse kadib wan radiyaa marwalbo

  • @shirwacmohamed3
    @shirwacmohamed3 9 ปีที่แล้ว +2

    waaw masha allaah ilaaheey haku deesdo ee dadaalka meesha kasiiwad waayo waad cod macaantahay

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 9 ปีที่แล้ว +4

    waaw cod cala ceeesh mansha aallh

  • @falisjamac61
    @falisjamac61 5 ปีที่แล้ว

    Maansha allh sagal ilxun kuma aragto

  • @ahlamahmed2412
    @ahlamahmed2412 ปีที่แล้ว

    2018 aaso xasustay hestan aa dhagaysanjirey qofba aaad ujecla oo hada reerleh anah Wali single ahay qofki hadalada macn qudha.da uso bandhiga marku ku arkana qanco qaboo.baya aa kujcl😪😪😪

  • @leilajeyla9788
    @leilajeyla9788 9 ปีที่แล้ว

    masha alaha wakuhaystaa hestan wadkabaxasatay Cad macaan aye ledahay waaaaaaaaw

  • @simranmohamed52
    @simranmohamed52 7 ปีที่แล้ว

    Waa gabadhii ugu horaysay oon arko ayadoo asturan o heesaysa masha allh

  • @sadiahussien5569
    @sadiahussien5569 7 ปีที่แล้ว +9

    Walhi waa xanuun jecelka waa ilmeeya markii aan dhageeystay Heesta ilaahayoow labdii isjecel. Cadwaga ka qaba 🌹🌹🌹🌷🌺🌺🌺💕💕💕💕💚💛💛💛💛💛💛❤️❤️❤️❤️💓💝💘💝💝💘💝

  • @yasminaadam4891
    @yasminaadam4891 9 ปีที่แล้ว +2

    beautiful girl beautiful voice its a perfect match. go sagal codka. we are waiting for more .

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 7 ปีที่แล้ว +7

    nin soomaaliyeed qaylo lee ku wad qaboow waxba kumaleh.Runa ma yaqaanaan .Illaahay shartooda hanaga qabto.

  • @quruxdanolosha9433
    @quruxdanolosha9433 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow inanta codkeeda kasokow asturnaantan ubogay❤❤

  • @rajmahi9227
    @rajmahi9227 8 ปีที่แล้ว +1

    abwaan abdirashiid caqilka waa abwaan qaali ah

  • @aaminobashiir2248
    @aaminobashiir2248 8 ปีที่แล้ว

    xaaaaaaaaaaax heestan xanun waaye qofta laga sameeye 👌👌iyo gawar cod macaan iyo qurux cadi mahin

  • @xaraf999
    @xaraf999 9 ปีที่แล้ว +64

    qurux iyo cod ilaaah baa kugu maneestay laakin hees ma wanaagsana walaal macaan codkaaga macaan quranka ku aqri ajarna waad ka helesaa dadkan heesaha ku macanenayo kugu oranayo waad cod macantahay tagero kuu ahay xususnow walaashey malinta aaqiro taagero iska daa hoyada macaan kaa carareso iska daa heesaha sheydanka kuu nurinaayo

    • @amalaaran4038
      @amalaaran4038 7 ปีที่แล้ว +1

      hees haday xun tahay waan wada ognhy adiga iska bilaaw alle kabaq adigaa shitay heesta soomahn asxabtan cdi iska dhiga

    • @updyshakuurahmed7036
      @updyshakuurahmed7036 6 ปีที่แล้ว

      Jclyna huu jiraaa wll

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashalah tabaarakalah walahi arin fiican ayaad usheegtay

  • @queenjujuinasaid7509
    @queenjujuinasaid7509 9 ปีที่แล้ว

    ax ya cod nag buran wa kugu hesta codkga masha allah iso bdi hesaha calacalka

  • @abdifatahhassansheikh9493
    @abdifatahhassansheikh9493 8 ปีที่แล้ว +7

    amiin amiin hanuunka alle ayaa heyaaa walasheena alle hasoo hanuniyo

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 9 ปีที่แล้ว +2

    she has beautiful voice mashaa Allah ...
    cood ka ilaahaye hakuudhoro eedo

  • @liibaankadiye1140
    @liibaankadiye1140 9 ปีที่แล้ว

    walee inantan cod aya kudhamaaday nice song hees mcn waye i like it

  • @jamalalihassan5918
    @jamalalihassan5918 9 ปีที่แล้ว +4

    waxa cajiibka oo aadka uquruxbadan baa waxay tahay asturnanta run ahanti markastoo aad is asurto waa markad quruxdada muqan karto nice..Keeep sagal codka.

  • @maxamadibraahim4068
    @maxamadibraahim4068 8 ปีที่แล้ว

    maasha allah abyo heestan waaba ka heley wlhi alle hanoo kaa daayo

  • @queenofdequeens5542
    @queenofdequeens5542 9 ปีที่แล้ว +103

    wlhi blhi heestan waa oyay marki igu horaysay an maqlo aaad ayayna iitabatay waligay heees somali uman oynin lkn dareen gooni ayay igu si bertay allow amuuraha sahal

    • @dadsgirl721
      @dadsgirl721 7 ปีที่แล้ว +3

      Queen Of De Queens ani xtaaa in iga turjume moodaa

    • @Amiin_Cirro
      @Amiin_Cirro 7 ปีที่แล้ว +1

      Queen Of De Queens xanuun wayay jaceyl ka

    • @adecyare7818
      @adecyare7818 7 ปีที่แล้ว

      Queen Of De Queens kkkkk

    • @keyowcade6826
      @keyowcade6826 7 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi caathi mahaa heestan

    • @ahmedshariif6394
      @ahmedshariif6394 7 ปีที่แล้ว

      masha allah nice voice my siz

  • @qadaralimohammed3157
    @qadaralimohammed3157 9 ปีที่แล้ว

    masha allah gabadhan waa asturantahy quruxdu waa aaturanta

  • @cumartalasha7125
    @cumartalasha7125 8 ปีที่แล้ว

    walashey waa cumar Talaash ha u malen inan cadaw kugu ahay waxan jeclahay sharaf tada ku dadal masarka walal baaaaaaaaaay

  • @suleimanhassan4229
    @suleimanhassan4229 7 ปีที่แล้ว +1

    wakhti wakhtiyada ka mida, ayay I xasuusisay, waaaw oo aan joogay meel dhabad galyadu ay xumayd

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah NR1❤❤❤❤

  • @bootaanchannel5905
    @bootaanchannel5905 7 ปีที่แล้ว

    Maanshalaaah wlhy inantu way shidantahay ilaa xad alle Ha ku xafido

  • @ZamzamIbraahin
    @ZamzamIbraahin 4 หลายเดือนก่อน

    2024 hada so radiso👍

  • @fathibashir2128
    @fathibashir2128 9 ปีที่แล้ว

    waaaaaw sagal waa cod macntahy mnsha allha hes inaba cadi ahayn

  • @nimcocadey
    @nimcocadey 6 ปีที่แล้ว +3

    SAGAL MY LOVE U AZXPTA LIKE SARA SHARE DHEH yaqayo AzxPta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭calafka kuqoran midkle wuuuuw surmindi

  • @alcabalimancasaovabbas248
    @alcabalimancasaovabbas248 9 ปีที่แล้ว +10

    hadii qadar ey dhacdoo calafku ku qoray mid kale qumàti u sheeg runtoo runtoo dareen qaaliya kusoor waw mirahay kasokow codka ayabao laga dhargeeynin

    • @ahmedshariif6394
      @ahmedshariif6394 7 ปีที่แล้ว

      although i cnt undstnd somali laungueg nice voice

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo please hafiiririn doliliga bidixdaa waadkaqaalisantahay, 💜🇸🇴💜

  • @ayaanmohamed6294
    @ayaanmohamed6294 9 ปีที่แล้ว

    heestn kama daalo wlhi thanks sis

  • @abshiroahmed5568
    @abshiroahmed5568 6 ปีที่แล้ว

    Mashaallh mashaallh abaayo qurux badan tay

  • @mbastoxusen7077
    @mbastoxusen7077 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh sagal

  • @hawaabdi7635
    @hawaabdi7635 9 ปีที่แล้ว

    Masha Allah way asturantahy kuwad sidaa

  • @muzamilyare9531
    @muzamilyare9531 9 ปีที่แล้ว +2

    wooooooooooooooow inaba caadi mahan hestan gabdha cod macana woooooooooooooow hesta 2016 waye

  • @abdallahassan5422
    @abdallahassan5422 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah alle haku xafido

  • @ramlaruun3007
    @ramlaruun3007 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allow kudaa

  • @sabirinainatakar3568
    @sabirinainatakar3568 9 ปีที่แล้ว

    cod iyo qurux labadabo waa haysataa abaaaayo halka kasii wad sagal💜

  • @queenlubna2435
    @queenlubna2435 9 ปีที่แล้ว +1

    hadi qadar ay dhacdo calafku kuqoray midkale qumati usheeg runtoo runtoo dareen qaali ah kusoor😢😢😢 wey iga gadantahay hestan cadi maha

  • @alibaashi48
    @alibaashi48 9 ปีที่แล้ว

    wooow nice song walahi wan ka helay etach me

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 9 ปีที่แล้ว +1

    I feel the song is talking to me ...thanks sagal my cousin long life 💕

  • @Queen12340
    @Queen12340 7 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹💚💚👌👌👌wan ka helay heestaan

  • @bisharmohamed7166
    @bisharmohamed7166 8 ปีที่แล้ว

    manshaalah quruxda love u wan kahele wlshe mcn

  • @xamdibea3867
    @xamdibea3867 9 ปีที่แล้ว +19

    abyo hees kuma wanagsano adunyo iyo anqiro marka ilahey utowbo ken

  • @sucadodhicis329
    @sucadodhicis329 8 ปีที่แล้ว

    Masha allh cod kugu dhamaday nice nice

  • @mahdiubaxside7340
    @mahdiubaxside7340 8 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaw
    hees mcn iga dheh
    sagal cod mcn leedahay

  • @hanadtv9263
    @hanadtv9263 8 ปีที่แล้ว

    MAnshalah sidasoo kala laysku astur

  • @cumaraxmed7651
    @cumaraxmed7651 8 ปีที่แล้ว +1

    haah abaaya dareeen ayaad igalisay xasuus ayaan galaa markaan dhageysta heestaan

  • @yahyamatan8645
    @yahyamatan8645 8 ปีที่แล้ว

    mashaalah gawar asturan aya tahay ilahay haku xifidho

  • @abdinorhassanaden6306
    @abdinorhassanaden6306 5 ปีที่แล้ว

    Codka iyo ereyada waa laga shidan yahay❤❤

  • @qalbi.uron.channel
    @qalbi.uron.channel 7 ปีที่แล้ว +14

    hadii qadar ay dhacdo calafka ku qoray midkale qumaadi u sheeg runto runto runto dareen qaaliya ku soor dan aney iga hadlee runtii 😢😱😭

    • @wariswareer7031
      @wariswareer7031 7 ปีที่แล้ว +1

      Xaliimo haji iskumid wale qumati usheeg runto runto runto dareen qaaliya kusooor😢😢😢😢😢

    • @qalbi.uron.channel
      @qalbi.uron.channel 7 ปีที่แล้ว +1

      waris wareer 😢😍

    • @wariswareer7031
      @wariswareer7031 7 ปีที่แล้ว

      Xaliimo haji runta iska sheeeg hee abaaay

    • @AhmedAli-kp2iy
      @AhmedAli-kp2iy 4 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @maherofficial5987
    @maherofficial5987 ปีที่แล้ว

    Beautiful song i have ever had

  • @cadeynoor2119
    @cadeynoor2119 9 ปีที่แล้ว +3

    wow abaayo macanto hesto waa qatara

  • @anshxidiganorwaybajamas1132
    @anshxidiganorwaybajamas1132 9 ปีที่แล้ว

    wow nyc song ma sagal from ohio long life

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 ปีที่แล้ว

    woooooow abaayo hori osoco😍😍😍😍😍😍😍

  • @wizaymar2528
    @wizaymar2528 9 ปีที่แล้ว

    waleee cod baaa ku dhacay masha allah

  • @zhaakirxaazhi8459
    @zhaakirxaazhi8459 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha alH gbrtan mcal waa gbr asturan

  • @mustafaxmad7031
    @mustafaxmad7031 8 ปีที่แล้ว

    yaaaah caadi ma ahan qoftaan ish calaa cod macn

  • @dooqunaruuxkalemarawo679
    @dooqunaruuxkalemarawo679 8 ปีที่แล้ว +4

    qumaati hee u sheek runtoo dareen qaaliya kusor

  • @MubaarakaXasan-di5nr
    @MubaarakaXasan-di5nr ปีที่แล้ว

    Mabaarak

  • @sagalbarre2757
    @sagalbarre2757 8 ปีที่แล้ว +9

    wa hees shidan lkn abaayo naarta ad ayey u kulushahay iskadaa hees kake tan lee ku ekeey sagaleey samideey

  • @asli123.ymamyheartisbrokin6
    @asli123.ymamyheartisbrokin6 9 ปีที่แล้ว +1

    beautiful girl & beautiful voice I like your voice manshsllaah😍😍😘😘

    • @xasanfaraxjama5896
      @xasanfaraxjama5896 8 ปีที่แล้ว +1

      ayeeyo caaadi matihid lkn reer awoowgay ma aqoon heesa ee xaegeed ka keen tay heesaha

  • @shidexamarde6990
    @shidexamarde6990 8 ปีที่แล้ว

    sagaleeyv wll fanka kabax oo xaga alle unoqo

  • @Punt75
    @Punt75 9 ปีที่แล้ว +9

    qoftan wa cod mcantahy bila music xata lkn allah ka baq iska dhafa

  • @aayniabdi1649
    @aayniabdi1649 9 ปีที่แล้ว

    masha alah ad ayey ucod macantahay

  • @cadeeymohammed8539
    @cadeeymohammed8539 8 ปีที่แล้ว +2

    gabar asturan viva

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 6 ปีที่แล้ว

    Gabadhaad waa qaranka 💜🇸🇴💜🇸🇴💜🇸🇴💜🇸🇴💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️✌️👍💥💥💥👏👏👏👏

  • @maryunabdullahi6008
    @maryunabdullahi6008 9 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah

  • @shahidcade629
    @shahidcade629 9 ปีที่แล้ว

    best song mel ey ka qaldan tahay malaha

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla4772 9 ปีที่แล้ว +2

    runtii gabadha iyo heesta muusiga iyo codkuba waa shidanyihiin.

  • @abdisheikh2945
    @abdisheikh2945 9 ปีที่แล้ว +2

    waaaw mansha allh waa gawar asturan

  • @iskufilanshigdaahir1153
    @iskufilanshigdaahir1153 7 ปีที่แล้ว

    qurux iyo codba allaah wuu kusiiyey wlh

  • @darmaanheis8916
    @darmaanheis8916 9 ปีที่แล้ว +4

    fananaddaa Sagal aniga ayaa u baahan inaan heeso u dhiibo ha lalaysa soo xidhiidhsiiyo waa cod macaantee

  • @queenfarhia3935
    @queenfarhia3935 5 ปีที่แล้ว

    Hadii Qadar Ay Dhacdoo
    Calafku Kuu Qoray Midkale
    Qumaati Usheeg Roontoo 😭😭😭

  • @kamalhassam9817
    @kamalhassam9817 9 ปีที่แล้ว +1

    wooooooooooow waxas ayaa ka cod ah by muzamil asxan fanand cod style qurux inaba caadi mahan

  • @safhs
    @safhs 6 ปีที่แล้ว

    Gabadhan wa gabadh edebleh laakin dadkeena caaya gabdhaha fanka gala alow astur miskiin ta wa gabadh aqlaqleh

  • @farhanahmed7698
    @farhanahmed7698 7 ปีที่แล้ว

    Jaceyl aan lagula wadin waa xanuun

  • @asmism792
    @asmism792 7 ปีที่แล้ว +2

    waa hees shidan op

  • @boqoradahiiran7602
    @boqoradahiiran7602 6 ปีที่แล้ว

    manta ayan si xogan udarema 2018😭😭😭😭😭😭

  • @Updyrahman8
    @Updyrahman8 5 ปีที่แล้ว

    Sagaleey Sagal ❤

  • @leylaismail5978
    @leylaismail5978 7 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax ax cod mahayso gabadhu 😭😭😭😭Lkn waa hees aan caadi ahayn runti!!
    Abaayo armu cayilka kugu nacay Kolay wax le uu qonsadee? inkasto ragi somaliyeed Iska xumaaden

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 2 ปีที่แล้ว +1

      Wax iskulahar gabadhaaan qurux iyo jir naag kumagaartee mashalah edeb yeeelo nayaaa😏

  • @osmanali2985
    @osmanali2985 9 ปีที่แล้ว

    gabar cod macaan ayatahay thanks for your song so cool l love that song realy l love you saw that is cool you shoul tell the true thanks abayo

    • @mustafaxmad7031
      @mustafaxmad7031 9 ปีที่แล้ว

      caadi ma ahan xabaan wlhi aad bey u cud macantay

  • @hayaadhusseinmahmoud5965
    @hayaadhusseinmahmoud5965 7 ปีที่แล้ว

    Qiyaas Qalbigii ku jecel ka qaad Haahoo ha qarin qiimaha uu kuu hayo caashaqa qaytiisa sii

  • @hayatthey242
    @hayatthey242 9 ปีที่แล้ว

    codkada iyo music kaa isma raacaan.

  • @maryanruuninamaxamedmohame24
    @maryanruuninamaxamedmohame24 8 ปีที่แล้ว

    ala xanuun badanaa jaceylka anigay igu socotaa hestan ax ax alow ii dhib yare

  • @hayaadhusseinmahmoud5965
    @hayaadhusseinmahmoud5965 7 ปีที่แล้ว

    Xumaan iyo qadaf ka dhowr qilaaf Halku ma kordhee ka hadaa hadala qarar 😭

  • @halimofarah4660
    @halimofarah4660 9 ปีที่แล้ว

    mansha alha nice voice

  • @caaqilsare
    @caaqilsare 9 ปีที่แล้ว +2

    sagal codka waad ka baxsatay

  • @maryanali2364
    @maryanali2364 7 ปีที่แล้ว +1

    qadari waligaa qofkii dartaa qiireysanoo quweey balantaa gasheen hadii qadar ay dhacdoo calafka kuu qoray midkale qumaati u sheeg runtoo dareen qaaliya kusoor

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk qaraarkeeey kashidantahay sagaleey kkkkk

  • @abdiazizmohamed2000
    @abdiazizmohamed2000 9 ปีที่แล้ว

    wow nice and lovely sagal