Sidee U Heli Kartaa Fikrad $1M Kuu Sameyso? SAAS Business

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Ku soo biir FACEBOOK GROUP keena: / somaliprogrammers
    Somali Programmers Website: somaliprogramm...
    My Software Business: sahalsolutions.com
    My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
    Gabi School: gabischool.com
    Follow me on TikTok: / duraanali
    my email: ali@sahalsolutions.com

ความคิดเห็น • 33

  • @siciidcambuul9861
    @siciidcambuul9861 7 หลายเดือนก่อน +7

    Ustaadii aad bad umahadsntaahy insights badan ayaad nala wadaagtay.

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  7 หลายเดือนก่อน

      Adaa Mudan :)

  • @ibrahimabdirashid741
    @ibrahimabdirashid741 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad Guuleyso
    Horumar Ballaadhan baan kuu rajaynayaa

  • @Samuelchannel7943
    @Samuelchannel7943 7 หลายเดือนก่อน +2

    Good info bro sida app loo dhiso video noga samy tnx

  • @sadamalihussein9582
    @sadamalihussein9582 7 หลายเดือนก่อน +3

    Guleyso ustaaad

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid :)

  • @abdiadennn
    @abdiadennn 7 หลายเดือนก่อน +5

    Duraan can you do a video on IT Technical Support

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa rabtay inaa IT technical support ka ogaato?

    • @abdiadennn
      @abdiadennn 7 หลายเดือนก่อน

      @@DuraanAli sxb IT Technician or Desktop help is the easiest way to get an entry level IT job and it’s well paid job $60k average salary in the US.
      Coursera has a great career path by Google, so if you make it an Af-Somali version, it would be helpful and a lot of people would appreciate it

  • @abdiazizismail5306
    @abdiazizismail5306 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustaad sida khibradada nogula wadaagto

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  7 หลายเดือนก่อน

      Adaa Mudan Abdiaziz :)

  • @NoirManipulationNexus
    @NoirManipulationNexus 7 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid ustad sida nola wadagto wax kasta waxad nala wadagta siden uu samayn karnaa ganacsiga saas iyo side app uu samayn karna anago aan wax codina aan qoriin fadlan kaso hadal

  • @CN9west0
    @CN9west0 6 หลายเดือนก่อน

    Saaxibow Google adsense ma iga caawinkartaa 🙏

  • @Misantubee
    @Misantubee 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wll hadan rabo inaan barto programing
    Sideen ukala horeysiiyaa

  • @AbdullahXayow-ly2bb
    @AbdullahXayow-ly2bb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad C programming cashar kaso sameey

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 6 หลายเดือนก่อน

    Duraanow fikrad fudud ayaan hayaa, maybe inay guulaysato

  • @AbdurahmanPanda
    @AbdurahmanPanda 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asalaamu calaykum ustad
    Maxaa cusub ood soo wadaa
    Mida kle mern-stack waxaan la dhahaayo barnaamij kasoo sameeya

  • @user-of5ts9dz5w
    @user-of5ts9dz5w 6 หลายเดือนก่อน

    Duraan can you make video game with c# language in unity engine please

  • @carafaadaxmed7905
    @carafaadaxmed7905 6 หลายเดือนก่อน

    Wll beryahan waanu ku tabnay ee vasharada xidhiidh nooga dhig waliba tutorialka

  • @nuursomaliofficial1648
    @nuursomaliofficial1648 7 หลายเดือนก่อน +1

    Software as a service (SAAS).

  • @Cabdirahaman-vi5eh
    @Cabdirahaman-vi5eh 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa ku weydiha haddi aa app aa samaynayo steps aa u bahan hay video ka soo duub

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  7 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah, waan ka sameyn doonaa video.

  • @carafaadaxmed7905
    @carafaadaxmed7905 6 หลายเดือนก่อน

    Wll kasoo hadal css advanced inyii hore noguma filana
    Weliba nosoo samee website aad ku dhustay css iyo html kelya adoo mahadsan

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 7 หลายเดือนก่อน +2

    Utaad python course kasoosamee adoomahdsan 😍

    • @abdullahimohamud6493
      @abdullahimohamud6493 7 หลายเดือนก่อน

      Wuu kasoo sameeyay check it out

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  7 หลายเดือนก่อน

      Hada ka hor aan cashafro Python ka sameeyay, channel-keyga qaybta playlist ka raadi

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg 7 หลายเดือนก่อน +1

    Why you so late saas has been in IT for years I somali is so late to this world

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  7 หลายเดือนก่อน

      Actually That’s not true, SAAS is still new and the only companies doing it well are well funded through investments.

  • @user-uh1dv8gh6o
    @user-uh1dv8gh6o 6 หลายเดือนก่อน

    Walaal adigu 1M ma haysataa?

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 หลายเดือนก่อน +1

      Haa, wax makaa siiyaa?

  • @user-bl9md1ev7q
    @user-bl9md1ev7q 6 หลายเดือนก่อน

    Aduu hal malyan mahaysataa soomaalida waxaa laga helaa oo dhahaya hal malyan baan ku baraa

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 หลายเดือนก่อน

      Goormeen dhahay hal malyan aan ku baraa?